Wacdarihii maanta iyo fagaaraha hargaysa iyo shacabka oo si weyn u soo baxay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • КиноКино

Комментарии • 79

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 21 день назад +4

    Masha allah guul somaliland allahu akbar

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 21 день назад +7

    Mashallah tabarak Allah guul iyo gobanimo soomalilaand

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 21 день назад +3

    Guuuuuuuuul somaliland jun 26 1960❤❤❤

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 21 день назад +6

    Maasha Allah fanaaniineey kaca shicibo kaca kaca qarankina difaaca guul guul

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 21 день назад +5

    Allah maygu simay Hargayso mid ah !!!!!!!!! ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 21 день назад +4

    Abdihakin wallee geesi qaran ayaad tahay ilaahay ku xifdiyo

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 21 день назад +5

    Masha allah hargeysaay ciil hamudan guul somaliland somaliya hadhacdo❤❤❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 21 день назад +5

    Masha allah hargeysaay ciil hamudan guul somaliland somaliya xasiid hadhacdo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasriin7079
    @nasriin7079 21 день назад +3

    Mansha Allh guulaysta

  • @abdurahmanhussein400
    @abdurahmanhussein400 21 день назад +1

    Aad baad u mahdsan tahay halkana laga bilaabo maanta macmiil ayaad kaa ahay🎉🎉

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 21 день назад +3

    Mar haddii dadkaygii iyagoon dareen qabin degelkay lahaayeen duco iyo damaashaad daran doorrinaayaan waa mahad ilaahay iyo mahadho taariikh

  • @khadraahmed3940
    @khadraahmed3940 21 день назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 21 день назад +1

    Masha Allah ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Alle Ha inookin daayo Hablahayaga sharafta badan

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 дней назад

    Amaxaaradu. Soowa Kuwa. Cashuuratii. Kaaguuraso. Waa. Aayo. Waa. Aamaxaaro. Soomaaliland. Majoogaan. Soomaali. Baajoog. Masha. Allhs

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 21 день назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 21 день назад +2

    Mansha allaah

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 21 день назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 21 день назад

    Maanaha Alaah ❤❤❤ reer somaliland noolaada dadkaygii

  • @Zhiino434
    @Zhiino434 21 день назад +2

    ❤wadanimmo❤😊

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 21 день назад +2

    Guuuuuuuuul

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 21 день назад +1

    Habaarku ma fiicna 😊

  • @AbdishakurHero-lg8vr
    @AbdishakurHero-lg8vr 21 день назад

    Viva 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 дней назад

    Allha. Soomaali. Boo goodies. Buracaada. Isu. Maari. Amiin. Yaa. Raabi

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 21 день назад +1

    Cadowga il dheer inaga eega tollow

  • @user-rg8ot9od2m
    @user-rg8ot9od2m 21 день назад

    اللهم إحفظ بلادنا❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SucaadMaxumed-dd9jw
    @SucaadMaxumed-dd9jw 21 день назад

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 21 день назад

    SOMALIA❤❤❤❤❤

    • @kl8650
      @kl8650 21 день назад

      This is Somaliland. Love it or hate it 💚🤍❤️

  • @Taarikhcad1311
    @Taarikhcad1311 21 день назад +3

    Wiilashaa soo lugeeyay oo yimi meesha qarankoda difaacaya ilaahay cimriga ha idin dheereyo dhiigu biya maaha maadhaalaah

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 21 день назад +1

    Waar meeyey Cabdikariin Cali shaah?

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 21 день назад

    waa dameero wadooyinka qeyliya waxse lavu waa

  • @Hada23234
    @Hada23234 20 дней назад

    Manshll hargeysa dadbadan bey qafifisay o dhaqtar jifa 😅😅😅😅😅😅😅

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 21 день назад +1

    😂😂😂😂😢😢😮😮😮😅😅😅😊

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 21 день назад

    Idoor amxaaro waa gunta somalida viva dhulbahante intaad waxaas iska soo daarten

  • @XafsaDeeq
    @XafsaDeeq 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 21 день назад

    Habaar ayay kaga hadhay hh
    Masaakin ala wuxu liitay

  • @NimcoAbdi-xp6ft
    @NimcoAbdi-xp6ft 21 день назад

    mamiin

  • @____0934
    @____0934 21 день назад

    😂😂😂😂😂😂😂 wr ha isku akhiro segina

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u 21 день назад

    Axmaar. Ha. Idin. Waso

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 21 день назад

      Adna yakuwasaya suulashaqabso dhakhyey 👃🏿

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 21 день назад

    Qadaad weyn indho iyo dhega kale malaha somaliland laan ma nolayaan dadka faraxsan ee wadonkooga jecel maxaad u ga xuntiihiin ka noxow nafta waa qaraxland

  • @flawlessness7
    @flawlessness7 21 день назад +1

    Marba haday Oromo na aqoonsatay aqonsiba nagama maqna hhhh guul

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 21 день назад

    Baroior weeye woxoodu masaakin reer murqaamay

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 21 день назад +1

    Isku bax dhulka ha idinku dumo
    Aqoonsigaaga aniguu igu xiranyahy anigana kuma siinayo .bal caay iyo habaar kaaley iga qaad.

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 21 день назад +1

      Yaahu ilma amisoom

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 21 день назад +1

      Aqoonsiga Idinku xidhani.waa.kee.ilayn.waxaad.iska.dhaadhiciseen kkkkkkkkkkllkkkkkkk

    • @AbdiWarsame-gw7oq
      @AbdiWarsame-gw7oq 21 день назад +1

      @@nimcocabdi-ij9vuma banaadir baan burundi xukumin
      Daaha gaas oo hees gantaala so wada

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 21 день назад

      @@user-qx9rp5yn5k
      Naa imaqal aqoonsiga anigaa haye kaaley iga qaad hadad awood ledahay

    • @censor140-yi8xh
      @censor140-yi8xh 21 день назад +1

      @@user-qx9rp5yn5k Somali and waa gobol kamida Somalia ha isdali Ninaa fadha dhaq dad badsatene😂👎

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 20 дней назад

    Waar. Soomaaliyey. Reerka. Isaaqa. Maasalaaxaada. Waa. Reerka. Laaga Ma. Maaraamo. Ilahoow. Idiin. Dhoowar

  • @medidrissIdrissmed
    @medidrissIdrissmed 12 дней назад +1

    dhulbante dawlo

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 21 день назад

    Dhilooyinkii hargaysa kkkkkkkkkkkkkkkkkk oo la nacay markay oromo iyo xabashi noqdeen

    • @Fvv6677
      @Fvv6677 21 день назад

      hablaha hacaayin nimanka soomalida isku diraya ee leh xabashibaa ixigta cay iyagaa caayane

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 21 день назад

    Walee hablaheenu way igaga fujiyeen baajuumihi Somaliland ka soo caayayey maanta xeradii niikiska ee xamar

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 21 день назад

    Waar iskasaar qadad weynta meesha kuugujirta iyo faqashta

  • @SafiaAli-r2f
    @SafiaAli-r2f 21 день назад

    He dheh ubudaha adunka waa dad tagayoo na dhafaye ubudaan somali la le yahay maxey isla cunayan iyagoo Islaam buuxa ah Somaliya iyo Somaliand waa dad is ku dhacay wana laka hishiiya wiixi 34 sano ka hor ahaa madaxdii wagaa dalka talin jidhay waba dhinten ee normar kale an la imano wax barasho dhaqatiir iyo talkeyna inaa hor markiisa ka shaqeyna nabad inagaa u bahan Somaliyay qurbaha aya matluul ku nahay dadkan an u imanay waa gaalo qabiil ma garanayan waa is la yen wana ka gudben ee ka gudba niicda dunarkan faraha badan adun kale Mey San arak Somaliand iyo somaliya 5 somali iney sida dalalka an hoos baryotameyna sharciyadooda an uso hajirnay si Nolan iyo nabad u helno maxa inaga ino diidaya ina ka gudubna qabiil iyo inagoo reer hebel hush adunka dadka u jahlisan aya nahay ilaa khiyamahana sas ayuwban isku heysan dona nin wallow nabada tan adige ku tahay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 21 день назад

    Kuwani waa kuwii lagu agoomeeyey gooja cade kuwii gabada cad loo xidhay

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 21 день назад +1

    SNm jabhadini kuli cadaab jahanamo ayey ku jiraan adigana wad ka dabo tagi.

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 21 день назад +1

      Afweyne faqadhba cadaab kujira

    • @kl8650
      @kl8650 21 день назад

      hearts burn when they hear Snm and Somaliland 😂😂. Viva Somaliland 💚

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 19 дней назад

      Adu ma mada dadka cadabta geyaaa subhanallah snm xaaq Bay ku tagnayen hadi kalee may guleysteeen ❤

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 19 дней назад

      @@nasrinaliisse5317
      SNm baa xaq aheyd miyaa wad mahadsantahy funny baatahy hal qof jano kumo jiro kuli wa ehelunaar maxey ku dagalamayen ma gaalbey ladagalamayen mise diinbey fidinayen
      Dad masakina oo shacab ah oo kumayaal ah aya ku maqan jabhada jahanamo.mida kale siyadbare xamar buu jogeye maxey xamar inta adan uga dagalamiwayen intey shacabka leynsyan
      Mida kale awey qaxootigii kumayalka ahaa ee xeryaha ku jirey ee ogaden iyo oromo kuli wala layey oo lafaha ad la waregeysan wa lafihi qaxotiga.idoor qofkama dhiman xata kama dhawacmin marhore ayey qaxeen.waxan ku shegi aniga iyo adiga wax ma again illahy qalbiga ayuu ektaa waxna kama qarsoono anaga waxyarban ognahay
      Siyadbare ayaa uga dhow jano. Isagana wuxuu ahaa wuu hayaa manta wala xisabiyey .marka jano qofwalbo wa jecelyahy lakin dadlalayey dal laburburshey lagumo galo.waxa shahid ah shacabki la dhintey ee bila sabab u dhintey kuwas ba ehelu jano ah .lakin jabhad kursi doon ah dalka burburinayey jano uu galo dhaafe xata ma urinayo idgoonkeda

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 19 дней назад

      @nasrinaliisse5317
      Waxaatihin dadka ugu lito somali ee wanna la layey la soo tagan somali is wada leysey hadana wa heshiis wax isumo qabaan. Lafo ayaad calamka la waregeysan dadki adleysen iyo lafo damer bakhtiyey.mj muxu ku sameyey soyadbare her wuxu garey inta laayo ceelashina biyo sun uugu daro qarno aaso.

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 21 день назад

    Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac Bacaaaac kulmiya fashilmay fashilmay

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 21 день назад

    Hhhhh qabiilkan yari waa dad xanuun sanaya walee dabo dhilif bay ingiris u.ahaan jiren oo gaalkii gumaystaha ahaa bay raaciyad u.ahaayeen hadana itopian oo cadawga diinta islamka ah oo cadawga umada somaliyed.ah bay dabo dhilif uyihiin hhhh maxaa ka khaldan dadkan 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Qalanbawi
      @Qalanbawi 21 день назад

      Abdulahi Yusuf ka waran

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 21 день назад

      Aamus baajuunyahay baajuuntu dhashay. Isaaq waa laandheeraha geeska cid ka daba hadli kartaana ma jirto yaa qadaad wayn…waydinka futada u ruxa ee u niikiya xabashi. Habeen walba hablihiinuu wasaa

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 21 день назад

      Ana aan xanuusano aba aan caafimaad qabee adiga uff baa lagu yidh Amxaarkaan kaa jeclahay

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 21 день назад

      @@user-sz7sn2rv9r hhhh🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 21 день назад

      @@mustafehussein288 hhh hadad landhere tahay nasabadada kamad cararten oo habenba hayb cusub maad sheegaten laangabow amxarana umad niikisen ee dhalashadada somaliyed baad sheegan lahayd 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-dw7lk2wi3n
    @user-dw7lk2wi3n 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤