10 KA HOGAAMISA I ACCOUNTING SOFTWARE I ADUUNKA LAGA ISTICMAALI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Muqaalkan kaga boggo dhamaan macluummadka la xiriiro accounting software aduunka laga isticmaali.
    Waxaa kusoo biiri kartaa links hoose:
    whatsApp: chat.whatsapp.....
    Telegram: t.me/SOMACCOUN...
    Website : sheerxirfad.com/

Комментарии • 23

  • @idilismael9426
    @idilismael9426 Год назад +6

    Aad ayan uga helay macalin sida wanagsan eed cashiradada noogu soo gudbiso
    Waxan ahay arday jooga Ethiopia waxan ubahanahay inaan aad ugu xel dherado marka xageed kubixisaa cashirada

    • @mustafexareed193
      @mustafexareed193  Год назад +2

      walal waxaad nagala socon kartaa website kan hoose
      sheerxirfad.com/

    • @asmaibraahim3519
      @asmaibraahim3519 Год назад

      @@mustafexareed193 wll anigu waxan u baahanahay courses free ah sideen u heli karaa?

    • @AbdiazizMaxamed-cc6hl
      @AbdiazizMaxamed-cc6hl Год назад

      Wllo warbixin ma iga siin kartaa waxbarashada jaamacadaha ethiopia good how waxbarasho ayn U aadi rabaayee

  • @claahiahmed7202
    @claahiahmed7202 2 года назад +5

    Ustaad AllaHa Ku sharfo Halkaa NooGa wad Casharada keep going👏🏾

  • @abdirahman5823
    @abdirahman5823 2 года назад +3

    Masha Allah ustaad cilmiga Allah kuu barakeeyo

  • @Saalamiinchannel
    @Saalamiinchannel 2 года назад +1

    Ustaad mahadsanid waxaa tahay macalin jacel ineey dadkiisu horumaraan, ajir iyo xasanaad Alle hakaa siiyo

  • @farhansaleban6162
    @farhansaleban6162 Год назад +1

    Mahadsanid ustaad Mustafe Xareed

  • @bahjaabdikadiradan3529
    @bahjaabdikadiradan3529 2 года назад +1

    Aad ayaa umahadsanthy ustaad jazaakallh

  • @abdillahimohamoud985
    @abdillahimohamoud985 Год назад

    masha allah thank you mustafe xareed mahadsanid in badan

  • @khadartimo178
    @khadartimo178 2 года назад

    lectural.mustafe xareed.waad mahadsantaahy sida hufnanta leh eeed wax noogu soo gudbinayso

  • @ust.abdallaharab3170
    @ust.abdallaharab3170 2 года назад +1

    Mustafe horay u soco waa faido badanyahay RUclips kada

  • @raxmoclaahi9083
    @raxmoclaahi9083 Год назад +1

    Maasha allh

  • @mohamedosman3596
    @mohamedosman3596 6 месяцев назад

    Asc. Sxb waad ku mahadsantahay casharaddaada aad media ku soo gudbisey. Waxaan doonayaa Meel aan ka hello Sage 50 2018 iyo wixii ka danbeeyey.

  • @user-oy9zn5pe4k
    @user-oy9zn5pe4k 10 месяцев назад

    Thank you sir

  • @abdulkadirmuhumedgure5865
    @abdulkadirmuhumedgure5865 2 года назад +1

    Ustaad noosoo badi software da bilash ka ah barashadooda

  • @ArimaHeena121
    @ArimaHeena121 2 года назад +1

    Ustaad musfate xareed Aad baad umahdsnthy

  • @user-vs1sy6sd3n
    @user-vs1sy6sd3n Год назад

    Asxaabta

  • @user-cr1or8fl6l
    @user-cr1or8fl6l 10 месяцев назад

    3

  • @user-vs1sy6sd3n
    @user-vs1sy6sd3n Год назад

    M.a

  • @nafisocabdulqadir9111
    @nafisocabdulqadir9111 3 месяца назад

    Traacs asna

  • @caqiljafaal2758
    @caqiljafaal2758 Год назад

    Macalin what app numberkaga noso qor si gaar ah ayaan rabna kagala hadalno accounting

  • @Ahmed-jk6go
    @Ahmed-jk6go 2 месяца назад

    ODOO BA UGU FICN xaji