QISOOYINKII BISHA DEC. 2018 (4 QISO AAD U QIIMA BADAN)::: Dr. Ahmed Al-YAmaani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 143

  • @ملكةجنه
    @ملكةجنه 4 года назад +25

    Qisso yar ban inala wadaagaya oo sadaqada ka hadlaysa
    Maalin ayaa jirtay xafadeena wax la cuno ay taalay bariis kaliyah wax kalena noomaysan yaalin bariiskuna wxuuba ahaa 1kg camal in le eg oo aan malintaas ku tashanaynay anagoo quraac laan iska fadhina hooyo ay ledahay kilada bariiska iska karsada hooyo insh allh ilhy ayaa wax nasiinaya kadib waxaa albaabka nagu soo qaraacday islaan wayeel ah oo miskiin ah oo sadaqo doonaysa hooyo way soo dhawaysay waxay nagu tiri waxaan cunno mahaysanno meel aan jiifsanona mahaysanno waxaana nahay aniga iyo gabadhaydha oo umul ah ilmaha abihiisna qarax buu ku dhintay kadib waxaa dhacday hooyo waxay siisay bariiskii guriga yaalay weel iyo godol ay guri yar ku dhisato kadib waxaan iri hooyo anagana maanta maxaan karsanaynaa saaka ma quraacanee kadib waxay tiri hooyo ayadaa naga daran anagu alx hooy aan seexanaan haysanaa ayadu waxbaba mahaysato ilhy baa kheyr badan nasiinayaa kadib islaantii way noo ducaysay duco wngsn kadib way naga tagtay 1saac kadib ayaa hooyo telkeeda soo dhacay xawaladda ayaana looga yeeray oo layiri 100$ ayaa kuu taalee soo doono wllhi ma aysan filanaeyn hooyo 100kaas dollar xattaa qofka nosoo dirayna kama filanayn alx malintaas sidaan ufaraxnay wllhi lma soo koobi karo hooyo way soo qaaday lacagtii hbnkii waxaan ku cashynay casho wngsn bedelkii intaan cuni lhayn bariis cad waa ilhy mahadii intaan aduunka kunoolahay waxaan jeclahay inaan masaakinta caawiyo adigana wll sidaa u caawi siduu adigana ilhy kuu caawiyo

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 4 года назад +3

    Masha Allaha Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdiraxiimbashiir6266
    @cabdiraxiimbashiir6266 4 года назад +3

    Aduunkoo dhan haduu kaaxirmo ilaahay ulaabo (Fafiruu ilalaah )

  • @mahamedcabdiqadir9889
    @mahamedcabdiqadir9889 5 лет назад +4

    Masha Allah sheikh Allah ha kaa amaal mariyo

  • @aaminomacalin8664
    @aaminomacalin8664 4 года назад +4

    Masha Allah shiiq jasakallah Allah ku xafido

  • @haniaahmed1546
    @haniaahmed1546 3 года назад

    مشاء الله جزاك الله خير يا شيخ
    استفاد كثير من كلامك

  • @ahmed122431
    @ahmed122431 4 года назад +1

    masha allah ilahey hakuxifdiyo

  • @TheSamale
    @TheSamale 4 года назад +1

    Ramadan kariim Jazaka Allah khayr

  • @abdirahmanhassanmohamed2916
    @abdirahmanhassanmohamed2916 3 года назад +1

    Qabadha walashaya wahaan leehay istikfaarta iyo Salika Nabila sallalahu allihi wasalam samee

  • @cabdulaahixassan3885
    @cabdulaahixassan3885 5 лет назад +7

    حزاك الله خير يا شيخنا احمد اليمني

    • @nathancassius9484
      @nathancassius9484 3 года назад

      I guess I am kinda randomly asking but do anyone know a good site to stream newly released movies online?

    • @bradeneliseo5497
      @bradeneliseo5497 3 года назад

      @Nathan Cassius flixportal xD

    • @nathancassius9484
      @nathancassius9484 3 года назад

      @Braden Eliseo thank you, I signed up and it seems like a nice service :D I appreciate it!

    • @bradeneliseo5497
      @bradeneliseo5497 3 года назад

      @Nathan Cassius No problem :)

  • @munahillac3000
    @munahillac3000 4 года назад +2

    Masha allah sh.Ahmed Al yamaan

  • @shukrisheikahmed8846
    @shukrisheikahmed8846 4 года назад

    Maasha allaah sheikeena rabadaan baa soo socdee noo soo ducee iyo ducooyinks la aqristo waqtiga salaadaha la aqriyo qayr alaha ku siiyo

  • @fardoussaabdi7229
    @fardoussaabdi7229 4 года назад

    Msha alaaah Alahu ma baraka

  • @laylahassan9738
    @laylahassan9738 4 года назад +2

    Luv yo intro

  • @ayannour3062
    @ayannour3062 4 года назад +3

    Scw scw allaha kubarakeeyo shiikh💚❤

  • @safiaabdulahi9735
    @safiaabdulahi9735 4 года назад +13

    Gabadh waxaa kula talin lahaa in ay ilahay ku kalsoonaato oo ilahay barido in uu u naxariisto una danbi dhaafo.
    Waxkasta iyo dhibaato kasta illaahay baa xalin kare

  • @munocabdirisaq7359
    @munocabdirisaq7359 3 года назад

    جزاك الله خيرا

  • @deeqoluul6650
    @deeqoluul6650 3 года назад

    Masha allah 😭😭

  • @xamdisomali7332
    @xamdisomali7332 4 года назад

    وَتَعَاونٌوعلى البروالتقوى

  • @ifrahmohamedabdillahi6473
    @ifrahmohamedabdillahi6473 5 лет назад +4

    Raxmaan yaa Raxmaan Sacidni yaa Raxmaan Masha Allah

  • @xamdismaciil5494
    @xamdismaciil5494 4 года назад

    Jiskala khayr

  • @asmahassan5917
    @asmahassan5917 4 года назад

    Masha Alllh Alle ha ku xafido Dr Ahmed Al yamaani

  • @mariaismail6112
    @mariaismail6112 4 года назад

    Sheekh an qisoyinkisa la socda alle hku barakeyo shekh

  • @fartuunfarahfarah4729
    @fartuunfarahfarah4729 3 года назад

    Masha alah waa qiso fiican

  • @naimaabdullahi6473
    @naimaabdullahi6473 4 года назад

    Masha Allah tabarakalaah sheikh jasaka laah qeyral jasaa

  • @Sayga
    @Sayga 4 года назад +2

    Masha allah walal ramafaan Kariim

    • @koosabdinasirxirsi7103
      @koosabdinasirxirsi7103 4 года назад

      Illahay arimeheda Allah haw ssoo ururiyo waxan kula talin lahaa hayska soo noqoto si ay carurutdi ukasbato wayo talefon xal lguma gari karo ninku wuxuu ahaa nin qalbi adaga marku qof dumara yiri tahriib

  • @athenmmohamed8980
    @athenmmohamed8980 4 года назад

    Masha allaah

  • @najmaadan5757
    @najmaadan5757 5 лет назад +1

    Masha Allah sheikh jazakallah

  • @lajecleeyabdirahman5133
    @lajecleeyabdirahman5133 4 года назад

    Mnshllh waa qiso wanaaag fara bdn waanka faaaidnay jazakallahu kheyran sheikh

  • @fartuniskufilanali2787
    @fartuniskufilanali2787 4 года назад

    Mansha allhaa shiiq waan ku bahaanaa xagee kaa heelaa

  • @fardowsoissck3389
    @fardowsoissck3389 4 года назад +3

    Manshallah

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 4 года назад

    Taaas beenta mahan sheikh qeyr Allaah haku siyo inshaa'Allaah

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 4 года назад

    Mashallah sheikh Allaha ku xifdiyo

  • @abdimatker1584
    @abdimatker1584 5 лет назад +1

    Maashaalah sheik jazakalahu kher

  • @fartuunsiciid6359
    @fartuunsiciid6359 4 года назад

    masha alhy ilhy ha xifdiyo wax kasta wax ka fican ilh dartis qof ka wax ubixiya

  • @asmamaxamed1512
    @asmamaxamed1512 3 года назад

    Sadaqo kasta aaabaxsatid waxay kaafinysaaa meel aadn ogeen ❤️❤️

  • @aaminoahmed9848
    @aaminoahmed9848 4 года назад +1

    Masha Allah🥰🥰

  • @nimcoxamse3945
    @nimcoxamse3945 4 года назад

    mansh allh

  • @aminoabdullah1172
    @aminoabdullah1172 4 года назад

    Mash allh

  • @maryanahmed3641
    @maryanahmed3641 4 года назад +4

    Masha allah sheq ahmed illahey dartisa ayan kujaclahay waxbadan ayan kafaiday ajar badan allah kasiyo

  • @hibonurtakow6000
    @hibonurtakow6000 4 года назад

    Mash. Alh. Shikh. Ahmed. Ale Haku. Xifadiyo

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 4 года назад

    Masha allaah Jazakalaah kheeyr sheikh Axmed waxbadan ban kafaiday

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 4 года назад

    Sheekh imaashaalaa Alle yaa baarig

  • @kederilmi1725
    @kederilmi1725 5 лет назад +3

    Marsha allah🌟🌟🌟

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 4 года назад +1

    Ha sabarto ilmaha inuu baarinimo baruu ahayd alle sw haka badbaadsho dhibaatada

    • @Galinsoor5540
      @Galinsoor5540 4 года назад

      Mashaa Allah cimrigaa Allah a dhereeyo sheikh

  • @hanidhemanhanidheman5507
    @hanidhemanhanidheman5507 4 года назад

    Mansha Allah shekh Ahmed aad baan ujeclahy alle janadaa ha inagu kulmiyo hada baan kubartaay

  • @abdiazizbilcil690
    @abdiazizbilcil690 4 года назад

    ASC wr wb sheekh alla haku sharfo aduun iyo aakhiraba

  • @ruweidoosman6356
    @ruweidoosman6356 4 года назад

    Masha allah

  • @madinaabdalla1701
    @madinaabdalla1701 4 года назад

    Alley dirasa a koojaly ramadon caream sheikh Ahmed

  • @ibtisaammohamed9649
    @ibtisaammohamed9649 5 лет назад +4

    mansha allaah ilaaheey haku xifdiyo

  • @najmaqiimoqaali6593
    @najmaqiimoqaali6593 5 лет назад +1

    Mashaa Allah sheikh allha kaa abaal mariyo inshaa Allah

  • @mariaqueen98
    @mariaqueen98 4 года назад

    M.a

  • @xasbunaallahwanicmalwakil4299
    @xasbunaallahwanicmalwakil4299 5 лет назад +3

    ما شاء لله

  • @xafsoyuusuf4349
    @xafsoyuusuf4349 4 года назад

    Mashaa allaah ❤❤

  • @fartunsubeer3435
    @fartunsubeer3435 4 года назад

    Subahanallah☝😢💖💖👍S A W

  • @anisoadan5817
    @anisoadan5817 4 года назад

    Masha Allah alle haku xafido shekh axmed

  • @khaliilmuxamed
    @khaliilmuxamed 4 года назад

    Allahu akbar alleh wuxuu rali ka ahayn mahagaagann waxan dhihi laha gabadha alleh unoqo wax kasta waad heliyee

  • @dhowrsanidiriscabdiclidhow4263
    @dhowrsanidiriscabdiclidhow4263 4 года назад +1

    Wwwwwww mash allah

  • @rayaansiciid2436
    @rayaansiciid2436 4 года назад

    Mshala ilahay haku xifdiyo sheekh Ahmed

  • @xayaatchannel9900
    @xayaatchannel9900 4 года назад

    Salada ilahay haku bariso baryada ilahay habadiso insha allh korbada allh kaqade

  • @fadumohashi5967
    @fadumohashi5967 3 года назад

    Allaah abasiso hanah tuubad kento seygeedi weey fayaday cauurteefina wey dayax day

  • @minacooks5829
    @minacooks5829 4 года назад

    Mashallah keen going

  • @abaswarsame
    @abaswarsame 4 года назад

    Waxaan kula talin lahaa inay ilaahay toobad badan ha ola timaado allana ha bariso asagaa faraj u furi doona

  • @hodanabdullahi9379
    @hodanabdullahi9379 4 года назад

    Maasha allaha

  • @amranmahamed8777
    @amranmahamed8777 4 года назад +9

    gabadhaa hadaan gikirkayga kadhiinto waxaan dhihilahaa wadanka ku soonoqo ilaahayna dabbi dhaaf waydiiso ilay intay aduun raadinasay ayy reerkeedi ku wayday

  • @umumohamed2399
    @umumohamed2399 4 года назад

    Mash allaah

  • @hodanismail3918
    @hodanismail3918 5 лет назад +1

    Mashaallah walal qaali Alle dartii ayan ku daawadaa adiguna isoo booqo in shaaallah

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 года назад

    Subxaan allaah

  • @hupicalisiciid576
    @hupicalisiciid576 4 года назад

    mash allah

  • @youngartists2650
    @youngartists2650 4 года назад

    Waa sheekooyin fiicfiican illahey haka abal siyo

  • @abdullahimohamed4764
    @abdullahimohamed4764 4 года назад

    Ilin aya igatimid wallahi.....

  • @kadijobarre7133
    @kadijobarre7133 4 года назад

    💖💖💖💖💖

  • @Samaanjecel
    @Samaanjecel 4 года назад +2

    Wlh waan kujecelnahay

  • @zatmumqrx4302
    @zatmumqrx4302 4 года назад

    Asc sheikh alle haku barakeyo tahriib qof walalkey ah kulama talinayo waan ka waaninaya mida kale ninka xaaskisa tahriibka u diray marka kowad asaga qaladka lahaa tan labaad ayada yurub hadey sharci iyo xoolo ku heysanin gurigeda iyo caruurteda ha uso laaabato

    • @hassanyussuffarah1004
      @hassanyussuffarah1004 4 года назад

      Manshaalh i aperiaciate this sherkh..live long with cibada wanagsan..lkn his number who has

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 4 года назад

    Alle dartiis wixii loosameeyo waa lagu liibaanaa

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 3 года назад

    Ustaad kamadaaalo youtubekaaga faiidadiisa

  • @saynababdulahi4906
    @saynababdulahi4906 3 года назад

    Qisada wxa

  • @hamadaoman798
    @hamadaoman798 4 года назад

    Mnzh allh

  • @abdiasiswaraabe2983
    @abdiasiswaraabe2983 4 года назад

    Sheekha quranka akhriyaya magaci plz

  • @madinaabdalla1701
    @madinaabdalla1701 4 года назад +1

    Sheikh Ahmed a menu asslumoalekom

  • @sabahyasin9513
    @sabahyasin9513 4 года назад

    Manzhalh alle ah ku xafidoh ❤

  • @bushracali8449
    @bushracali8449 4 года назад

    Runtu waa in aad ku qanacdaa wuxuu alle sw qoray anigaba toban sano ayaan sugaayay xaas kale ayuu guursaday waliba telkiisa ayay qaban jirtay waa xikmad alle aniga waxaanba ogaaday in ay qayr ii thy joogoda alxamdu lillh

  • @halimoabdullahiadama9572
    @halimoabdullahiadama9572 4 года назад +3

    Shehas to ask forgivenes to her husband ask to pray for her and Allah can open doors for her

  • @kimbertsch7852
    @kimbertsch7852 4 года назад

    29:28
    20:28
    17:53

  • @hanidhemanhanidheman5507
    @hanidhemanhanidheman5507 4 года назад

    Qisadaan waa cajiib aniga maliin waxaan sameyaa ano suqa bosaso oo an wax baa haysaan adana waan yara oo 15 ban jiraay dina waxa kamaan ogeen qada qanaa maan oqeen balsee malintaas kunshiliin oo shiliin somaliya baan wataay oo waxba maan haysaan waxana kusocdaay mesha an jogaay xafaad kafoog oo gadhi loraco kadib ano suqamarayo waxaan arkaay nin miskin ah oo curyaan ah oo tuksanayo waxana siyaay kunkishili ee an wataay kadib waxaan helaay gadhii bilashaa ila iyo gurigii shekh sadaqadu waa wax cajibaa

  • @cabdicasiistimiroabicabdic1776
    @cabdicasiistimiroabicabdic1776 4 года назад +1

    آن يستره و يناسحه

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 4 года назад

    Asc sheek

  • @Samaanjecel
    @Samaanjecel 4 года назад

    Waan ilmeeyey sareexa

  • @xamdarxahmed3620
    @xamdarxahmed3620 4 года назад

    Kuqanac wxu allah kusiiiyo

  • @youngsalgadosirat7332
    @youngsalgadosirat7332 5 лет назад

    Masha allah tabaraka allah, allah hakuxafidho

  • @halimahalimabashir3651
    @halimahalimabashir3651 3 года назад

    Asc

  • @hibaqibrahln5229
    @hibaqibrahln5229 4 года назад +1

    Waxaas oo dhan waa cabsi ilahay uunbaa keeni karta

  • @cabdiraxmaansaalax2748
    @cabdiraxmaansaalax2748 3 года назад

    Asc waa qiso cajaa ib ah

  • @mabdiali8538
    @mabdiali8538 4 года назад

    Maanshallaah jazakallaah kheir

  • @massuldaam5311
    @massuldaam5311 4 года назад

    Gabadha waxan kula talin lahaa iney wadankedii Iyo ninkedii hore Iyo cayalkedii ulabato waxaa laga Yaba in nolasha allah u fududeyo wax wax walbana fuded u noqdaaan

  • @ibrahimhassan1861
    @ibrahimhassan1861 4 года назад +9

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    اريد رقم جوال شيخنا شيخ الدكتور أحمد اليماني
    لو تكرمتم اريد رقمه ضروري عاجلاً
    ودمتم في رعاية الله وحفظه

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 года назад +2

      ibrahim hassan
      +16148040819

    • @xamdisomali7332
      @xamdisomali7332 4 года назад

      @@AhmedAlYamaani بارك الله بالشخ وآله

  • @Samaanjecel
    @Samaanjecel 4 года назад

    Subxaana laah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Samaanjecel
    @Samaanjecel 4 года назад

    Waxaan dhihi lahaay baliis wada jooga irsaq min cinta laah

  • @ayuushhussein8036
    @ayuushhussein8036 4 года назад

    Masha Allah sheikh jasakallah
    Lkn Hal iga cawiya sadexdi malyan askariga ninkii xirnaa muu siye

    • @qodaal5098
      @qodaal5098 4 года назад

      Haa buu ka baxay jeelkii

  • @mohamedahmed-vg8hb
    @mohamedahmed-vg8hb 4 года назад

    Astaqfarta habadiso I.a