Laki Haji Wacays---Heesti Dhabta i saar. Xasuusti A.U.N Saado Cali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 128

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 6 лет назад +3

    Laki waa inan fiican, furfuran, farxaan ah, ciyaar, qurux, cod, maasha Allah

  • @saleebaanabdi4560
    @saleebaanabdi4560 4 года назад

    Waah waah heestii dhabta isaar AUN SAADO cali warsame riwaayadi yaa wan qalay wakhtiga

  • @abdirizakhassan4320
    @abdirizakhassan4320 3 года назад +1

    Wow I never stop loving laki just bcoz she is awesome and beautiful and good smiling with such a wonderful voice keep going.one love laki

  • @maryamfarah7324
    @maryamfarah7324 6 лет назад +3

    Saado Ali, ILLAAHAY, ha u naxariisto codkeedii waan u xiisay.

  • @safiyahussein3661
    @safiyahussein3661 6 лет назад +1

    Masha alah laki xaji waxathay fananad igu qaliya nolow intey nololi jirto xayati

  • @bahjajibriil6369
    @bahjajibriil6369 6 лет назад

    Laki xaji wacays fananad an jeclahay Alle ha ku xifdiyo wlshay qaali

  • @abdihakimali3844
    @abdihakimali3844 5 лет назад +4

    Rer
    Puntland
    Allow
    Nibarakeee

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 6 лет назад +2

    i love this song markay soo baxaday buu Naasku ii soo baxay oo jaceeel bilbilaabayey ilahay mahadiiiis Saado Rabi ha unaxariisto Abdullahi Juba rabi cimri dheer hasiiiyo ❤️thanks Laki

    • @DonJeenYo
      @DonJeenYo 6 лет назад +1

      Shamuuri iyo saado cali weeye walaal riwayadi yaa uu wan-qalay waqtiga

    • @fadumomagana438
      @fadumomagana438 6 лет назад

      job

  • @foosiyaad6622
    @foosiyaad6622 6 лет назад

    wlhi lakiyeey waad cod macaan thy waanan kutaageeraa laakiin heee anaa heestaan kaaga cod macaan oo lakeeney heey soomaali maryooleyy iga jooga hada heysoo bursanineee

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 6 лет назад

    Wow waayoo waayoo iyo ruwaayadii Yaa u wanqalay Waqtiga ayey heeskani eey kamid aheyd waxayna aheyd hees talantaali aheyd

  • @iidaadiiidaadi4854
    @iidaadiiidaadi4854 6 лет назад +5

    Mashalla aboo inolow qali allah haku xafido amin allah unaxariisto jano fardoussa ugu bisharo saado Ali warsame 😍❤

  • @raaxoxussein1355
    @raaxoxussein1355 6 лет назад

    Masha allah kaligéda naag nalka nuur badaneey codkaga iyo mukhal kagab kalama dhacan ilove qali dumar

  • @mohamadabdulahi8267
    @mohamadabdulahi8267 6 лет назад

    Saado Ali Ilaahey naxaristi jano haka waraabiyo

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 6 лет назад

    Woooow hees macaan halkaa ka sii wad heesaha saado A.U.N

  • @binhassan2148
    @binhassan2148 4 года назад

    Horey usoco laki xaaji wacey

  • @hassanbuldi6868
    @hassanbuldi6868 6 лет назад +5

    Laki xaji wacays wllhi dhab bn u tageera rag iyo duamrba waad ka karti badan tahay l love u inder fanaanad somaliyed

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 5 лет назад +2

    i just love laki. beautiful and with blessed amazing voice.

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 лет назад +1

    Wooow halkedad dhigtay sxb xasuus saado cali AUN

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 лет назад +4

    Allah hou naristoo Fananda Somalia Saaado ALI ALLAH Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH

  • @rayankunkaroon4209
    @rayankunkaroon4209 6 лет назад +2

    Goobe ayanta waan kuxiisney wllhi
    ee sorogaalceli hno👐👐👐

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  6 лет назад +3

      Asal ma fogin Wll!! Fasaxa caruurtaa na mashquuliyay, laakiin labada week oo soo socota Riwaayad indhaha ku gaduudiya naga filo!!!!

  • @foziamohamamud3725
    @foziamohamamud3725 6 лет назад +6

    Laki Haaji Fanandeya Nolow alweys on top💖💖 Finally the first comment😂👌😋

  • @yartagobalkasool622
    @yartagobalkasool622 6 лет назад

    Masha allh eedadey allow unaxariiso hambalyo calanka ogaadeniya

  • @sacdiyohasan5872
    @sacdiyohasan5872 6 лет назад

    groupka laki wa idin xisny riwayda idin kasugynaa 👍👍👍👍

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 5 лет назад

    Machallah Allah Tabarak ALLAH HIBARIK FIKOUM Hihafik Joukranne katirre YA BINTII LACKI am liked et loved you BESTED Actrice sifianne ma JILAISSA et good singer GOOD SONG QUEEN BISCHARIBAWARGO RIEN DE DIRE FANANADDE BOURDADDE hagou bobgaiii Lagouma Howoo Longue life AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW SCW SCW BISOUS ADOWGA HA JABOO NOLOW HAMBALLO FELICITATIONS FELICITATIONS tu MERITED TOUS ca NOLOW

  • @user-qj1fi8le3j
    @user-qj1fi8le3j 2 года назад

    Big love to my adeer YUSUF MAXAMED MUMIN ❤️

  • @guledabdi6929
    @guledabdi6929 3 года назад +1

    waxan ku dawaday heeskan ruwayadii yaa u wan qalay wakhtiga uu sameyay abwan yusuf yare waxa heeska horay u qaday shumuri iyo saado

  • @deeqhussein3299
    @deeqhussein3299 6 лет назад +3

    Goobe production
    Keep on legend.
    Dhawanaahn wanu ku tabnay.
    Good quality vedio.
    💯💯💯👍👍👍👍

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  6 лет назад

      Thanks Wll....Fasax ka dib waan soo noqonay ee nala soco insha Alaah!!

    • @shairmungani7833
      @shairmungani7833 6 лет назад

      @@GoobeVideoProduction aniga waxan raba heestii Galad ii gaashayaa gadal uu racayee oo horey uu kala qaden maarna mama Luul Jeylani maarna Marxuumad Faduma Qasiim Hiiloowle A.U.N heestaas ayiido Lakii Xaaji soo cusboneysiisay RUclips soo dhiiga

  • @xidigtahargaysa4995
    @xidigtahargaysa4995 6 лет назад

    Fanananad isku kalsoon weyi laki hore usoco hno

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 6 лет назад

    wow laki qof jirta away saxiibtaaaa xawo cadeeu

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 6 лет назад

    wwww Laki qurux wanaag Diraacagana waan ka helay hadaanba xiran lahaa waan ku soo bixi lahaa 😂😂 Laki baad isku egtihiin baaba lay yiraahda noolow ina adeer qaliyey

  • @alimohamudhaid8413
    @alimohamudhaid8413 4 года назад

    Laki x,wacays.i love you

  • @faankakamaheloasadreerqard2112
    @faankakamaheloasadreerqard2112 6 лет назад +6

    Woof Lakiyeey la aantaa abaar quruxeey aloow aanan ku waayin ina hooyo goobe plz ii dhunko xaasku waan taageeraaye

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 5 лет назад +2

    🌺❤️💕🌸amba kuguma dhaafen hadey dhaawacate

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 2 месяца назад

    Music ma fadhiyo

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 лет назад

    Waa suaalee calanka eey gacanta ku haayaan yaa leh

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 6 лет назад +1

    Awww xafladii Ogadenia xalay 😍😘😍

  • @muwaadinhawre8742
    @muwaadinhawre8742 6 лет назад

    Waaw caadi maaha heesta iyo codka lakiba cadaan cadaan nooloow

  • @najaxahmed1920
    @najaxahmed1920 6 лет назад +24

    Wow qofkii 3ad ahay like igu cimamada

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 6 лет назад +1

      Najax Ahmed Like waa kugu dhajiyay lol adna soo dhawoow channel kayga💕

  • @hafsomohamed6669
    @hafsomohamed6669 6 лет назад

    Mashaallah labo fanan aan tagero love u quys

  • @cusmancusman7473
    @cusmancusman7473 6 лет назад

    Wow masha allaah boqorada codka iinoolaw ina aayo

  • @xumaandiidxoreye5232
    @xumaandiidxoreye5232 6 лет назад +2

    QURUXLEYDEENA LAKI INDHA U ROON XAJI WACAYS 😍😍😍🌹CIZI IYO SHARAF KU NOOLOOW 👉🏼👑😘😘😘 ./“CADAWGAADA CAGTA HOOSTEEDA

  • @abdilafrah8274
    @abdilafrah8274 3 года назад

    Laki mahad mahad said cabdikhadar hasan cabdi naasiir macalin musse ismaail qalinle kee 1aad kuli waamahad

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 лет назад +1

    laki haji qurux dumar 🇸🇴💖💙💋❣

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 лет назад +3

    Xiis you xisaab la aan laki xbbti 😍😍😍😍

  • @sumayolula6099
    @sumayolula6099 6 лет назад

    Haye wllo inshalah wan idin sugaynaa

  • @abdulljama4591
    @abdulljama4591 6 лет назад

    Saado iyo shamuuri ba wada qaadi jiray

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 лет назад

    Laki.waad.mahadsan.tahey.hoortada.le.firi.gadaal.ha.firin.xidig.soomaliyeed.a.tahey.xamarcadey.oo.dhan.waa.ku.tagerayaan.t

  • @abdiduse7014
    @abdiduse7014 6 лет назад

    wwwwwwwwwwww caleek laki xaji fananad waran halkeedaad dhigtay

  • @istahilkhalif6752
    @istahilkhalif6752 6 лет назад

    Waaaw laki fananad antageero dhabta isar haigadheeran

  • @hamdimahamudmahamed5534
    @hamdimahamudmahamed5534 6 лет назад

    waaw queenta cashaqa 😍😍😍😍😍😍

  • @knaank9
    @knaank9 6 лет назад +1

    Laki love ku ahay ar amaan arosaa

    • @faankakamaheloasadreerqard2112
      @faankakamaheloasadreerqard2112 6 лет назад

      mostaphaki Aad taqanay
      Waryaa xishoo duliyahoow hadaad wax qoreysid waxaad qortaa hadal xigmadeysan waa xaas inantuye

    • @malmo4235
      @malmo4235 6 лет назад

      Mohammed farah xishoo laki Waa marwo goobe Ayaa qaba EE clipka dubaaya Ee reerka xagaa udhaaaf yaan lagu maqlin

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 6 лет назад +10

    *Laki Haaji we Love* ✍❣😍👍

  • @fatimaolad2217
    @fatimaolad2217 6 лет назад

    Like xaji waceysa 😘😘😘qof ka garesanpa jirin 😘

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 6 лет назад

    Soomaalida.oo.dhan.aa.ku.jecel.hesaha.saado.sahra.magool.noo.qad.

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 6 лет назад

    Waw eysh cala

  • @abdihakimali3844
    @abdihakimali3844 5 лет назад

    Xaflada
    Arooskedha
    Adha qabani
    Insha allah

  • @nacnacnacnac256
    @nacnacnacnac256 6 лет назад

    laki waan Ku faanaaa. abayo

  • @binhassan2148
    @binhassan2148 4 года назад

    Cadowgaaga unooloow

  • @ikraanbelbir4451
    @ikraanbelbir4451 6 лет назад +1

    😙 LAKI HAAJI WACEES 🤞😍

  • @user-qj1fi8le3j
    @user-qj1fi8le3j 4 года назад

    Heestan waxa sameyaay yusuf Maxamed muumin

  • @sadiaabdikadirahmed
    @sadiaabdikadirahmed 6 лет назад +1

    Bravo 👏👌👄❤

  • @awoqali4151
    @awoqali4151 6 лет назад

    Laki kujecliya 😍😍😍

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 6 лет назад

    Www cod aya kugu dhamaday

  • @aishaali4308
    @aishaali4308 5 лет назад

    mansha Allaah habo ❤❤❤❤🦚

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 6 лет назад +1

    Yacin Haley aothubilla mina cheidanne hiboooo Heibeihainne habaineleisegamagardo[oooo j t aime AU profond de mon Coeur Cherie BIEN j t embrasse au profond de mon Coeur my Garlibicharoboulcho Allah Warham Sabado ALI Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH My VERY BESTED Singing en whole planet's Appreciate Always my LACKI am liked et loved longue life en good Healthy et enjoyed happened lifetime AND YOU FAMILY AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR longuent life AMINE ALLAH BIG BISOUS BIG BISOUS ADOWGA HA JABOO NOLOW

  • @AyanahmedQueen
    @AyanahmedQueen 6 лет назад

    Laki❤❤❤❤👈

  • @abadeahmed2088
    @abadeahmed2088 3 года назад

    Great

  • @sahamafgooye929
    @sahamafgooye929 6 лет назад +1

    Yaa arkay ilhaan xarko ina ciyar aqoni iga dheeh like I tamsi please

  • @fardowsocali5455
    @fardowsocali5455 6 лет назад

    Waaw laki xaaji boqorada codka

  • @sumayolula6099
    @sumayolula6099 6 лет назад

    Goobe wll riwayad nosogaliya baryahan waxba ma adan sogaline

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  6 лет назад

      Sumaya Abaayo fasax yar ayaan galnay laakiin sitimaankaan ka dib sidii ayaan dib ugu bilaabeeynaa!!

  • @munacadey9056
    @munacadey9056 6 лет назад

    dhabta isaar😍

  • @seynabsacid6014
    @seynabsacid6014 6 лет назад +3

    Maxad hesa jareta ku falesa adigo garkay hesih boqrtydi darood nolow laki xaji

    • @mookieibra6376
      @mookieibra6376 5 лет назад

      Isku xishoo jareer janada kama xigtide. Ilaahaga u toobad keen.

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 6 лет назад +1

    💝💕💝

  • @calixusseen1124
    @calixusseen1124 6 лет назад

    Woow Laki yeey

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 6 лет назад +2

    Laki haji wacays waxay ahayd berigii hore fanaanada keliya een Qaadin copyga lkn sanadka waa yaabay kkk noolow fananadena lkn hees cusub oo aad leedahay noo soo geli

  • @amalahmed3069
    @amalahmed3069 6 лет назад +2

    😍😍😍💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @Cartan7
    @Cartan7 5 лет назад

    saado cali warsame riwayaddii 1980

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 6 лет назад

    Goobe Video production ayaamahan intee ku luntay warba lagaama haayo waxaan u xiisnay Riwaayadihii xiisaha badnaa aawey

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  6 лет назад

      Zeinab wll Insha Alaah sitimaankaan ka dib waa soo laabaneynaa. Fasax ka dib sitimaanka soo socda sidaad nooga barateen ayaan u soo galeynaa. Riwaayada nagu soo fool leh waa mid aad kawada heli doontaan. Thanks

  • @asiyamohamed7153
    @asiyamohamed7153 6 лет назад

    Asxaaby igadaba geeya calanka ifahansiya plz

  • @abdulatifmohamed6246
    @abdulatifmohamed6246 6 лет назад

    Wawo lake hagi

  • @abdihakimali3844
    @abdihakimali3844 5 лет назад

    Ala cod macana
    Allow cadhowga kaqabo

  • @lajecelydainacabsi7260
    @lajecelydainacabsi7260 6 лет назад

    Wwwww laki 💋💋💋💋💋💋

  • @amiiramaxamuud7171
    @amiiramaxamuud7171 6 лет назад

    🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @samara123salaad3
    @samara123salaad3 6 лет назад

    Mansha allaaah

  • @fauziaali6612
    @fauziaali6612 6 лет назад +1

    One love

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 6 лет назад

    diraca iyo shalmdu khtrsanaa

  • @amunali7814
    @amunali7814 6 лет назад

    laki xasuus ayaa nagalisay abaayo

  • @maryanruun2839
    @maryanruun2839 5 лет назад

    Masha Allah Allah

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 6 лет назад

    ninka makarafonka oo ka garab ciyaarayo ma fanaanbaa

  • @ridwanahmed4157
    @ridwanahmed4157 6 лет назад

    se calankan muxuu ahaa tolow yaa ii sheegi karaaa

  • @oaed7902
    @oaed7902 6 лет назад +6

    marabo like taad xasid😂

  • @abdihakimali3844
    @abdihakimali3844 5 лет назад

    M. A

  • @sacdiyamaxamed9819
    @sacdiyamaxamed9819 6 лет назад +4

    One love kugu ahay abaayo lkn please timaha qarso

  • @qalanjo7611
    @qalanjo7611 4 года назад

    So an sa abir so an so

  • @engabdirazaksamawade815
    @engabdirazaksamawade815 6 лет назад +1

    like taan loo wada ordayo mxy tartaa?

  • @gobeysane6400
    @gobeysane6400 6 лет назад +1

    HEESTU MURTI BAY LA CIIRAYSAA

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 лет назад

    💚❤🗨🇸🇴

  • @nasrojeylaani4351
    @nasrojeylaani4351 6 лет назад

    Oo kalaya hestan sado nini malaqadino

  • @calafkuwaacajib7925
    @calafkuwaacajib7925 6 лет назад

    Hhh

  • @nasrojeylaani4351
    @nasrojeylaani4351 6 лет назад

    Waxa laqaday maxamed adan shamuuri waxay ku jirtay Ruwayadi yaa u waqlalay waqtigi