Daawo Qaybta Uu Toos Ooga Hadlay Sh Umal Wadaadkii dhintay Sh Cusmaan Xidig Uusheegay in Qaladaad K

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 34

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 месяца назад +2

    Sheekh umal horuu ucadeeyay khaladaadka suufiyada doodi hore 2001 ahayd haladhegaysto waana sheekh cilmi uleh suufiyada runtii

  • @mohamedAli-kh2wi
    @mohamedAli-kh2wi 2 месяца назад +1

    Shiiq umulow waan ku waninayaa jooji fidnada hadaa jojiweyso gurigaaga ayey kugu imaneysaa ogow

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 месяца назад

    Sobhanall Allah AK bar

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 месяца назад

    Allah Allah AK bar

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil 2 месяца назад +2

    talo aan u soo gudbinayo culimada soomaalida
    ilaahay intaanad cilmi waydiidan waxaad waydiisataa caqli aad ku fahanto cilmiga
    mahadsanid

  • @yuusufbaaruud
    @yuusufbaaruud 2 месяца назад

    Mashlaah

  • @yusufwarsame1460
    @yusufwarsame1460 2 месяца назад +1

    Weligey Sh Umal ma taageerin laakiin maanta aad baan ugu amaaanayaa hadalkaa ay rag badani ka baqeen

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад +1

    ASAXAABTAA ISKU QABSATEY MEEL HEBLA IYO MEEL HELAA LAGU AASAYAA AAKHIR QOLKIISII SARIIRTA MEESHEY U TAALEY VAA LAGU AASEY SIDAASNA MURANKII BAA KU DHAMAADEY

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 месяца назад

    Subxaanallaah

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 месяца назад

    Waa intuu sheegaayay ibraahim ciyaw

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад +1

    WAAY UU NEBIGA ULA HADLI WAAYEY SOW SHAFEECI MAAYO QIYAAMAHA WAAYO NEBIYAASHA KALE MIYEY KUU SHAFEECAYAAN WAA MAYA HADAL WAA MERGI MEESHII LA DOONANA LOO WEECIYO

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 месяца назад

    Scw scw scw nabigu kii nooshafeecaayay soow maaha

  • @hassanhusien7675
    @hassanhusien7675 2 месяца назад +1

    Xaqiiqadu waxay tahay in qolo kastaba ay waxna u saxanyihiin waxna ka khaldanyihiin, waxaase loo baahanyahay in aan lays dacaayadeen, oo culimadu isnicin laakiin si isu garaabid ah waxii khaldan laysla saxo.

  • @wabaxa
    @wabaxa 2 месяца назад

    UMUL ALLOW HADI AY CIEIBTIISA DANBE TAHAY GAALNIMO ALLOW NAARTA KULA DIRIS YEEL FIRCOOB ABU LAHAB IYO ABU JAHAL

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 2 месяца назад

    Kkkkkkkkkkkk

  • @NawaalMaxamed-w8r
    @NawaalMaxamed-w8r 2 месяца назад

    Kitaabta ma aqrin lkn waxaan kahadlayaa suurta galmaaha
    Waa hadal isburinaya

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 2 месяца назад

    Adigay ugu necebyihiin Malaha Jannay ku Rabaan

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 месяца назад

    Haa lakin sheekha odhintay inlasulmiya waa qalad

  • @user-salsabiil
    @user-salsabiil 2 месяца назад

    sh. umal kadaa 26:00 halkaas ha gaadhsiin.
    haduu soomow nabiga ku been abuurto isagoo halkiisaas taagan xukun adag ayaa ka ratibmayee...
    من لم يحزن بموت العالم فهو منافق
    dheh: xadiith aan jirin buu nabiga scw u tiirinayaa

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад

    Hadana ha taafeerin kkkksi fiican utaageer

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад

    WALEE DUUL BElAAYO AYAAD TIHIIN MAXAA IDIN DABA DHIGEY DHALASHADA RASUULKA SCW IDINKU WAXAABA TIHIIN KUWA YIRI DIIDA MEYTADA SADAQADA LOO HADIYEEYO

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 месяца назад

    emulated wuxu sheegay covid 19 in gaalad lo so dejiyay sida in isaga waxyi ku so degay u yahay meel usan gaarin is gaarsiyay taasi ha ka jawaabo

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 месяца назад

    Laakin scheekha intunolaa maxaa loogahadliwaayay miyaa laga baqayay

    • @AnshaxLucky
      @AnshaxLucky 2 месяца назад

      Walga baqay wax cili ku gara oo Somali shega maba jira ciyalaka iska qaylinaya waxaba Lima qabanaya

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 2 месяца назад

      Maya wll lagamabaqin dhoor jeer ayaa laga hadlay kutubtoda shirki inuu kabuuxo

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 2 месяца назад

    Waarun taasi waa in lasimo culumada iyaguba sootan ay caayayaan sh maxamed cabdi wahaab hajoojiyaan caydaa marka kooda lacaayana way qaylinayaan yaab

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 2 месяца назад

    Qabri loo sujuudo xagee ku aragteen

  • @OmarGerweyne
    @OmarGerweyne 2 месяца назад

    Nabiga wa kan noo shafeecayo maalinteey liidato khalqigana joogo qiyaamaha .aduunkana isniin iyo khamiis baa camalka la rafciyaa isageyna martaa oo ku farxo xasanaadka ku xamdiyaa eebe wixii sayaad ahna denbi dhaaf buu baryaa. Noloshii nabiga raxmad bey aheyd geeridiisana wa raxmad ilaah noo baryaa

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 месяца назад

    Sheekh umuloow diinta islaamka Hawiye iyo Daarood way kala yar duwan tahay. Caadi iska dhig.

  • @abdullahiguss8531
    @abdullahiguss8531 2 месяца назад

    Umal wahaabiya ukhudbadee

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 2 месяца назад

    War ka fuq sheekha oo ka har nabiga iyo dadka jecel maba arko kartid qof nabiga amansya wajiga saad nabiga u caayaysay baad wajiga daamur ku yeelataye