Soomaaliya nasiib ma ay ku hesho maslax maleedahay horta soomaali ayaan daraney ilashay barya in aad heshaan qof matala maxamed siyaad oo nolashii somaliya soo celin kars
Madaxweynihii ugu wanaagsanaa ee soo maray soomaalìya waa max,ed siyaad barre wqx uu u dhimay ma jiro.waa been ma jiro.wadan afrikaan ah oo waxbarasho bilaaw ilaa dhamaad lacag la,aan ma jirin aan soomaaliya ahayn iyo caafimaad lacag la,aan ah baa ka jiray soomaaliya qofka mawaadinka ah qarash badan kama bixi jirin illaahey goortii laga baqo
Zaki waa yar tahay adiga lkn anigaa caynaayo maslax lkn ma aha nin hadda labartay Aabihii siyaad ne inta an wadanka laga eryin wuxuu ahaa janaraal saas ulla soco
Bersante jaalle maxamed siyaad bare waa wadani waxan maanta somaliya qaribayo ayaa ka daran sida xasan oo becsanayo wasaaradii kulkii ay ku shaqeyn lahaayeen siyad bare waxuu ahaa dal dhise ma aheyn dal burbure abaha umadda alle ha u naxariisto waxuu ah siyaasiga afriko oo dhan ka baqdo ,m, siyaad qofka waxa ka shegayo waa tuug amo waa nin qabyaaladu meel xun lagashay ,m, siyad dalka markuu kategeye wuu dhisnaa warshedii xetaa way shaqeynayeen marka. ,m,siyad waa hogaamiye wadani ah itoobiya manta xamar ayey ku dhexdhaqleyneysaa waqtigii siyad barane xaarka ayaa ka daadanaye adeer qabiil qofku ha ku taageeri ee ku taageer wax qabadkiis
Sanadkan farmaajo ma dooneyno xasan ma dooneyno waxaan dooran doonaa qof cusub cabdi rahman cabdi shakuur xasan cali qeyre- ama maslax siyAd bare ama saacid- sgirdoon ama markan nin xawadle ah lakeeno intaas ayaa xaq uleh kursiga sanadka- 2026ka qabiiladii horey uqadeyay horey ha noodhaafan
Mida kale siyad bare wuxuu sameeyay ayaagaa ku habsaday warshadihii quwadii cidamada beerihii wax kasto wey baabi iyeen illaa ay hada ay bililiqeysanaayaan illaa iyo hada
IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&
❤viva❤maslax well come to somaliya
Maslax waa wiilosmaaliyeed kuwa hada joog ayuuka wanaagsanyahaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂😂
Aabihii dal iyo dhisan iyo dad iimaan la ayuu katagay ilaahoow unaxariiso wuxu idhi oo hooyaday ii sheegtay somali kaan udhiibo amaano subixii loogu Iman maayo haduu curyaanyahay xata waa dadaalay maxamed laakiin hada yaajooga iimaan laaweyaal ayax bililiqo gaalo ushaqeeya dalkii gaalo gacanta ugaliyey😭😢
Masha allah maslax aabihii AUN dabadii lamhelin dowlad soo dhowoow
Guuuuuul maanta waxaa wax lagu farxo ah in dhalintii soomaliyed ay baraarugeen qabyaaladiina Kabaxeen mustaq balkooda iyo dalkooda uhiiliyaan m.sh.alaah guulaysta ubaxii dalkeenoow
Welcome maslax mideeye noqo insha allh
Viva maslax maxamed siyaad ❤❤❤❤❤
Xataa codka waa abihii siyaad allaha uraxaristo
Maxamed siyad barre wuxu aha geesi cadawgi ka cabsado meesha maanta kuwa jooga farta loogu yerayo ayuu isaagu farta wax ogu yeeri jiray. Waadani naa wuu aha dalkisa jeecel wuxu yahayna garan hay tuug imaan laa aana musan hayan siida kuwa manta jira ilahay haa uu naxariisto amiin yaa rabi .
Maslax med siyada félicitation futur président
Alle haunaxariistee Maxamed siyaad Maslax asaga Allah guuleeyo haday kheyr u tahay waayo dad meesha ma joogo dugaag duunyada iyo dalkaba leefay ayaa joogee
Haduu Maxamed siyaad bare Alle haunaxariistee karaysanayeen maxaa looga arki waayay dalka iyo dadka kalya dawarsi iyo dulinimo aan ahayn
Aaway waxbarashadii iyo caafimaadkii bilaashka ahaa
Maalax guuulayso❤❤❤❤
Soyez le bienvenu maslah med siyad barreh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇩🇯🙏
Zaki honest shalay video gii hore TVga ayaan kaa fiirsanayey comment kama bixin marka Maslax guul baan urajaynayaa.
Waaw maslax..sodhawow
Saw dhawaaw madax Wayne
Abahaa dabadiis dawlad fiican ma aana helin dalkaan qabo 35 uu liicaaye ❤❤❤❤❤❤❤
Allaha ha u Naxariisto Abe Maxamed Siyaad aamiin Yaa Rabi
Xasanxumoow waa laga rayesan inshallah mid walba jaahi dadka somaaliya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maslax ruushka ayuu wax ku soo bartay oo sargaal ayuu ahaa canada ma imaan international waa yahay
Xasan xaraash ha boxo waa lga reeysanaa
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali ha waarto
Mashallaha ❤❤❤❤❤
Hawiye tuug waaye wiilka siyaad bare wantager sanahay
Wlh bilahi waa taageeraa maslax guul
❤maslax inukenay xasan oyssbabtu tahay abihiis asga dhabarjabiy maslax wanin mudulooda
maashaa Allaah wiilka maxamed hadu madaxweyne noqdo soomaaliya way soo noolaaneysa oo aduunkay kuso biiri
Maseyr baa wada farmaajo inuu ordaayuu maqlay odeyga ay ka taalo tusbax qaado aabihii alaha y naxariisto laakiin godka jilicow nimankii indhaha uga wada dhacay alow reer siyaad ha noogu dhiibin Aamin
❤zaki❤yarisow hujambo🎉
I suport maslah
Sheekh sharif ban doraneyna waxan naga dhaafa
Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🤴🏻🤝🤝✅️💯👌👍🏽
Soo dhawoow maslax
Waw coming soon
Hadii ay dalka madaxweyne uu ka noqdo horumar ayaan gaari laheyn
Fallen let him come brother
Maslah
❤waxkalojira inlagudhabarjabiyo m c farmaajo
Hawiye and daarood 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
6:20 ADEERKIISA WAA MOORYAAN ISBAARO UTAALO 😂😂😂
True Somali!!
Asc hanolad
MASLAX WAXAAN KU ARKAA IN UU DALKA BADBAADIN KARO KUWAAN CAAYNAAYO WAA KUWA LAGA ILLAALIN JIRAY
Waa ka wanaagasan yahay kuwa madaxda hadda isku sheegay kuwa mucaaraday dalka injineer maslax qabiilna ma yaqaano wuuna istaahila madxweynah 2026 waa isga qoŕe abdillahi joos oo reer kaaraan ah
MUSHAARKII MADAXDA SOMALIYED IYO PARLAMANKA UNPD WAA JARATAY DONALD THRUMP WAA JARTAY😂XASSAN JOOGI MAAYO
Wlhi khudbadii madaxweyne farmaajo yeey baa heshay uuna uhoreeyo Deni dibiraweyne balse waa laguu darsadey
Shacbka waadaalay madax weyne caadil allh nokeeno
Wellcome Maslax
Siyaad bare waqtigiisii somaliya waagaa ayey wAx baratay gadaashii qabyaaladii ayaabo xargaha soo gosatay
Hallow Hallow war ninkaan waa INJINEER + Somali Military Jeneral ,Ganacsi shaqo kuma laha weligiisna CANADA ma tegin laakiin Ilmihiisa ayaa ku nool
Aniga.aya.gersan.maslax.maxamed.siyad bare
Soomaaliya nasiib ma ay ku hesho maslax maleedahay horta soomaali ayaan daraney ilashay barya in aad heshaan qof matala maxamed siyaad oo nolashii somaliya soo celin kars
✅️🏠🤴🏻M🤴🏻🤝💯✅️✌️🏠🧕🏻👈🤳🤝
Madaxweynihii ugu wanaagsanaa ee soo maray soomaalìya waa max,ed siyaad barre wqx uu u dhimay ma jiro.waa been ma jiro.wadan afrikaan ah oo waxbarasho bilaaw ilaa dhamaad lacag la,aan ma jirin aan soomaaliya ahayn iyo caafimaad lacag la,aan ah baa ka jiray soomaaliya qofka mawaadinka ah qarash badan kama bixi jirin illaahey goortii laga baqo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
DOWLAD KU NOOSHII WAXBA NOQON WAAYE IN LA JIIDO MAAHEE ISMA MAMULI KARAAN WAA WUXUU SIYAAD BARE UGU SHAQAYSAN JIREY OO U LAYN JIREEN GOBOLADEENA
Kanhada talada haayo maa wadanka haga jinoo meed canshuure waaye
Yes
masalax waxuu ka qeyb galay doorashadii xasan ku soo baxey isagaa heley laakiin xasan oo itoobiyaan wataan ayaa waxey dheheen 1 ayuu xasan kaga hor marey ninman kale oo ayaga ku jirey ayaan maqley xasan markii ugu horeysey oon aragno ayey ahey maraan isweydiinay yaa wata waan aqoon weyney markuu helay oo madaxtooyada galey oo uu lafadhiisytey gabre madaxtooyada ayaan ogaaney iney itoobiya wadatey
Zaki waa yar tahay adiga lkn anigaa caynaayo maslax lkn ma aha nin hadda labartay Aabihii siyaad ne inta an wadanka laga eryin wuxuu ahaa janaraal saas ulla soco
Bersante jaalle maxamed siyaad bare waa wadani waxan maanta somaliya qaribayo ayaa ka daran sida xasan oo becsanayo wasaaradii kulkii ay ku shaqeyn lahaayeen siyad bare waxuu ahaa dal dhise ma aheyn dal burbure abaha umadda alle ha u naxariisto waxuu ah siyaasiga afriko oo dhan ka baqdo ,m, siyaad qofka waxa ka shegayo waa tuug amo waa nin qabyaaladu meel xun lagashay ,m, siyad dalka markuu kategeye wuu dhisnaa warshedii xetaa way shaqeynayeen marka. ,m,siyad waa hogaamiye wadani ah itoobiya manta xamar ayey ku dhexdhaqleyneysaa waqtigii siyad barane xaarka ayaa ka daadanaye adeer qabiil qofku ha ku taageeri ee ku taageer wax qabadkiis
Sanadkan farmaajo ma dooneyno xasan ma dooneyno waxaan dooran doonaa qof cusub cabdi rahman cabdi shakuur xasan cali qeyre- ama maslax siyAd bare ama saacid- sgirdoon ama markan nin xawadle ah lakeeno intaas ayaa xaq uleh kursiga sanadka- 2026ka qabiiladii horey uqadeyay horey ha noodhaafan
❤❤❤❤
Teeda kalle hadda ugama horeyso ee xilligi cabdi qaasin ayu kaso qeyb galay
❤❤❤❤❤❤❤f
Wereysigan 2012di waaye
Mida kale siyad bare wuxuu sameeyay ayaagaa ku habsaday warshadihii quwadii cidamada beerihii wax kasto wey baabi iyeen illaa ay hada ay bililiqeysanaayaan illaa iyo hada
Welcome
Maskax soo dhoow Somali baa usareeysaa xabiibul Kala ayeey two we are waiting you if we missed you we would like Farmaajo
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂daarood stop drama 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Dadka diidan waa kuwii falaagada ahaa oo soo hogaamiyey Ethiopia kenya carab emarad iyo qawleysato
Nimankii la laayey Alshabaabtii wakhtigaas ayey ahayeen
Qabyaaladiistaysal iyo calooshi ushaqsystayaal iyo tuugo ayey ahayeen
Wadankii iyo qarankii Somaaliyeed waad aragteen siday dalkii iyo dadkii ugaleen.
War dadka joog 14:56 ana haku xadgubina wkuwa dhintana amaan siiya kii dilay iyo kuwiiladilayba xisaabtooda alaah ayaa iskaleh hada aayiihiina kafakara isriixna iskadaaya ilmihiina iyo aayihina katashada soomali hanoolaato alaha kusamakeeno
Was runtaa shisheeye kalkaal lacag baa lagu kala dilaayaa
Syad bare Xassan sheekh baa ka xun halasobaro
Maslax yaa u diiddey inuu is sharaxo aabbihii wuu ka fiicnaa xasan dhiiqo
Maxaa diidaya inuu isusoo sharxo madax weyne Somalia 🇸🇴 Maslax Maxamed Siyaad Barre? Niic layaasha media kujira ee waxba aan faraha kuheyn cuqdada kala fariista. Maslaxna aan leenahay mudane soo dhawoow. Dalka & dadkaa idiin baahan.
Maya Maya mamudna madax umada somaliya adna jooji beenta ma aadna arag dad Raba
Siyaad barre somali oo dhan buu abaal ku leeyahay.
Isagaa wax nasoo barray
Well come maslax siyaad guulayso
Mooryaantu waa daallimiin
QABIIL WAA LAGA BIXI LAHAA SOO DHAWOOW MADAXWEYNE
markii lawareeraba codkii abihii balagu celceliya
Haoo Haoo