CCW ,ADAXWAYNE XASAN SHIIKH WAA SAGAAL WAJIILE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 25

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 3 часа назад +4

    Waa tuugmaxweynaha soomaalia

  • @cabdulahikhalif5402
    @cabdulahikhalif5402 2 часа назад +2

    Viva cc shakuurwaa nin aqon yahan ah fikradiisana aan lagaban

  • @hanihani-gq7oe
    @hanihani-gq7oe Час назад

    Mashaa allah illaahay ha xifdiyo waa geesi si cajiib ah ooga hadley. Intuu sheegey waa wax lagu qanci karo

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 3 часа назад +2

    Awalba shisheeye ayaa inoo keenay khaa’in waddanka Xasan dal xaraashe.

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 4 часа назад +4

    Xasan culusow waa duli tuug ah

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 4 часа назад +2

    Shantasomaliyeed ma rabno ee madaxweyne albaabka noo soo xir hadaa hawiye nahay, doqon kaan hadlaayo was zero, Puntland iyo jubbaland dhibaato kasto Somalia heesato Iyagaa ka masuul waa horena Siyaad Bare, Hawiye wuu idinku dalaay no More calaacal joogo dhulal kiina

  • @Fardosamimy
    @Fardosamimy 4 часа назад +2

    xasan umada masaakinta iyo waxuu ku suntanyahay dhac iyo boob waa munaafaq

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 3 часа назад +1

    Waxaan maqli jiray doqoni dibir kama dharagto war cc shakuurow waad fashilantee ka fuq halgamaha dsl xireeye adigu fadhi ku dirir ayaadhaye dalka waxaan ku aaminay dal xoreeye calacal beena looma baahna waana ku baranay inaad tahay dabadhilif dani iyo qalbi madoobe waligaana ma noqoneysid madaxweyne soomaaliyeed

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 3 часа назад

    Shariif sh.axmed waa dhuuntey markii layiri. Cida soo dirsatey oo gadaal ka taagan ayasn soo bandhigaynaa. Oh

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 3 часа назад

    Dowladu haday dunto oo lakala tago waxaa meesha kabaxaysa xamar unukaa le... aad buu ufahmay in lagu socdo xiligii isbada iyo xafadaha . Alloow lakala tago

  • @Ayaanbarqadcali-zo1pr
    @Ayaanbarqadcali-zo1pr 4 часа назад +1

    Xasan tuug

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 часа назад +1

    150 Wajiile Waaye Xasan Sheikh. In Madaxweyne Loogu Waxaan Ma Istaahilo Qofka Marka Uu Iska Qaado Sharafta Uu Leeyahay Waa Tanoo Kale Oo Xasan Munaafaq Heysta?? Tan Kalena Yaa Laga Yeelin Waxa Uu Soo Sixiixay Maxaa Yeelay Xasan Dhiiqo Wadanka Kaligiis Ma Lahan?? Ee Ummad La Yiraahdo Soomali Muhammad Ayaa Leh ??? Xasan. Dhiiqo Dad Baa Wali Sii Fiirsaneeyso Nin Fuyoow Oo Maskixiyan U Fiyoow Ma Ahanee Xasan Dhiiqo Waa In Impeachment Immediately Ah Laga Keeno Title Ka Madaxweyne nimo Halaga Xayuubiyo !! Waxa Uu Sameeyey Xasan Dhiiqo Hadii Uu Ahaan Lahaa Madsxda Sharciga Yaqaan Ee Aduunka Inta Aan Laga Keenin Impeachment ba Qofkaas Asaga Is Casila Xasan Dhiiqo Ma Yahay Shaqsi Damiir Leh Oo Waxa Uu Sameeyey In Uu Ka Dhiidhiyo Oo Is Yiraahda ba Dadka Waji Kuluma Hor Tagi Karee Bal Aan Is Casilo??? Horta Ma Qabaa Dareenkaas Xasan Dhiiqo??? Ilaahay Wajigaaga Hanaga Kaa Hor Leexsho Xasan Dhiiqow??? Xasan Dhiiqo Xataa Malahan La Taliyaal Aqoon Leh Oo Ceebahaan Uu Ku Dhacaayo Ka Qabta ?? Marka Dawlad Uu Asaga & Xulafadiisa Isku Soo Ekeeyaan Dawladnimada Waxaan Oo Kale Ayaa Dhacayso ?? Disgraced Xasan Dhiiqo ???

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 4 часа назад +1

    Maseer madaxweyne Hassan ayaa haayo. Tartan ayuu la galay waana lagu jibiyay. Qaylo miyaad fileeysaa in aad awoodda uga qaadato. Biseyl la’aan ayaa ku hayso.

    • @Fardosamimy
      @Fardosamimy 4 часа назад

      Shaley waxa qeylinaayey waa madaxweynaha fashilmay ee damiirkiisu dhibtey ee umadii somailyeed dham nacdey. Hadii qofka kursiga öarkaa kufadhiyo ladhaliilo maaha in ay tahay wax qaldan ee soo baro wax oo wax badan aqri jaahilyahow qabiilku diloodey. edeb yeelo umada kadhamoow waxaad so qoreysid ha ahaado wax kufudhiyo cilmi . waa la dhaliilaa qofkii wax qaldaa inuu toosiyaa larabaa . CCW waa muwaadiin somaliyeed oo isku day sameeyey ama haku guuleysto ama ha iska daayo meesha shacab maba dooranaayo qpfka waa meel qofkii soobaaxaana kusoo baxaayo intii oo qof gatey.

  • @mahanedkhalif3272
    @mahanedkhalif3272 46 минут назад +1

    Umaleymssyo in aad kuwa aad kahadleyso adigu aad dhaanto waayo waxaad rabtaa in aad qabiil buunbuuniso hadana aad sharaf somaliyeed nagala hadasho farmaajo qabiil ayaad kuheysateen hadana waxaad rabtaan in aad somalinimo kahadashaan waa cajiib

  • @SaciidBulshaale-n1v
    @SaciidBulshaale-n1v 3 часа назад

    Soomaaliyeey tagtodhaaf
    timaadanahay maantaytalotaala soomaaliyey
    Barlamanmajiro mw wakaa
    Somaliyeey tos markasta waa idindhahaaye kaca cadowgeenu waa itoopia jjjj kan ogeynoow xasan waa bishaar oocusub hantiboob cdw

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 3 часа назад

    Suaal ayaan qabaa. Markuu kursigii ka qaadan waayey. Gurguurte muyaa somalinimo. Sowtuu lahaa farmajo waa iska saaraynaa anagaa isku harayna waa tashanaynaa. Taalooyinka waa soo dajeynaa axmed gurey xawa tako ina cabdile xasan. Deegaanka uma dhalan. Kuli waa dajeynaa. Walahi walahi somalida waxaa lafahmay inaysan waxba ahayn wixii loosheegana ay qaadanayso ooh ooh sorry Somalo

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 4 часа назад +1

    CC Shakuur maseer madaxweyne Hassan ayaa haayo. Biseyl la’aan ayaa hayso. Siyaasad kale ma laha aanan ahayn dacaayadda madaxweynaha.

    • @Fardosamimy
      @Fardosamimy 4 часа назад

      maxaa lagaaga maseeraa madaxweyne hasan shiiq waa qof sumcadiisu ee ku suntantahay ama loo yaqaan dhac iyo boob . hadii uu ahaan lahaa madaxweyne umada ucadaalad falaa leh hansare oo umada uwada mideysantahay oo waxqabad fiicanleh. wax lagagaa maseero mataalo meesha ee waxa kudiloodey kutaageerida shqsi umada dhac iyo boob kuhaaya inaad kutageertid qabyaalad . intaa aadan wax qorin kafikir meesha wax lagu maseero mataalo xilkana waa meerto shaley madaxweynihii kahoreeyey ayaa umada ahaa mid u adeega oo isagaaba laga joogi weysanaa hasan shiiq oo iska dhigaayey ruux daacad ah mana ahaynin shaley wuxuu kuhadlaayey in daawatid kugu filan isaga iska hor imaanayo . iska aamus wax laga sheegayo waa run dacaayadna maahan in lasheego waxa taahay. adeer adkeyso siyaasada maaha munaafaqnimo .

  • @caashaahmed9922
    @caashaahmed9922 38 минут назад +1

    Sowtad adiga, kuwo kale iyo Hassan Sheikh naga wada dumisen dowladdii quruxda badneyd ee Mudane Mohammed Abdullah Farmaajo Allaha noo celsho
    Aamiin yaa Rabbi.

  • @sedson02
    @sedson02 3 часа назад

    U jeedo ka jeedo .
    CCW wa shaqsi siyaasiya rayi'giisa xaqbu laakiin xaqiiqda way ka fog tahay .
    Horta CCW soo maaha niinka badda Somalia iibsadey ?