|vlog| |$30💵 MAXAY II GOYSAA SUUQA QUDARTA 🌶️🫑🥭 |SIDA FARIJKA U HABEEYO😍😍

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • #groceryshopping #food #dailyactivities #vlogs #subscribemychannel #viralvideo #likeforlikes #alhamdulillah_for_everything

Комментарии • 55

  • @KuweydaHashi
    @KuweydaHashi  5 дней назад +3

    Guys like yaan laga ilaawin videoga😮

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 3 дня назад

    Maasha allah ❤

  • @nee-caawjaceyl6400
    @nee-caawjaceyl6400 5 дней назад +1

    Masha Allah Allah kubarakeyo qoyska dabeelo ayaa bilabteyn yaaila arkay

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Najla.kitchen
    @Najla.kitchen 4 дня назад

    Masha allah tabarakallah illaahay ha idin barakeeyo xabiibti

  • @ruelm87
    @ruelm87 5 дней назад

    Masha Allah❤

  • @Shamso_shakaroon
    @Shamso_shakaroon 5 дней назад +1

    Muqdisho nimca tala ilahay haw barakeyo nabad ilahay ha siiyo

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 5 дней назад

    Mansh Allah abaayo ❤

  • @KhadijoAden-f4v
    @KhadijoAden-f4v 5 дней назад

    Mash allah qudarta waa raqiiis ilaah hano barakeeyo❤

  • @Ashkaanabdi216
    @Ashkaanabdi216 5 дней назад

    mash allah ilaah hakuu barakeeyo noloshada abayo

  • @Ceynijamac123
    @Ceynijamac123 5 дней назад

    Mash allah❤❤ abayo keep up

  • @ifrahabdinur8239
    @ifrahabdinur8239 5 дней назад

    Masha allah gaari dumar❤

  • @hamdiabdimohamed2947
    @hamdiabdimohamed2947 5 дней назад

    MASHA ALLAH

  • @HanaHajiHashi
    @HanaHajiHashi 5 дней назад

    Mash allah horey u soco guuleeso❤

  • @iqromuhudin
    @iqromuhudin 5 дней назад

    Mash Allha tabaraka ❤❤

  • @RamlatanaadFiqi
    @RamlatanaadFiqi 5 дней назад

    Masha allha abaayo qali 🎉❤❤

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 5 дней назад

    Masha Allah abaayo qali dadaal wacan qali ❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimohurbe
    @halimohurbe 2 дня назад

    Abaayo vitamin D iska cabir madax xqnuun cqajis iyo dulqaad yari isaga leh

  • @Ifraaxbella1
    @Ifraaxbella1 5 дней назад

    Wcs wrxm wbrk alxm horay usoco abayo

  • @IfrahMohamed.
    @IfrahMohamed. 5 дней назад

    Masha allah xbbt geesiyad aa tahay aniga suuqa hada aado inaa video duuwo waaba ka cabsanaa

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  5 дней назад

      😄😄 indho adeeg ku socday🤣

    • @IfrahMohamed.
      @IfrahMohamed. 5 дней назад

      @KuweydaHashi hada kadib indha adeegaas lee la igu ogyahay aniga🤣

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim5245 3 дня назад

    Kuwaydooyo malmhn kuma dawan hoya iga xanuunsanyd wallhi inta video idhafta dawnya ano kan wada mid Afternon hada iso dhacay muzalzal cmla kugu xirnahay gaclo walibo aadbad nola socdsiisa nimcda casimdena talo hadan awood dhawrboqla kugarsinlahaa❤❤

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  3 дня назад +1

      Abayo hooyo allaha hano caafiyo🥺
      Aadna waa u mahadsantahay qali waa laiska gaaraa insh allah😍

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 3 дня назад

      @KuweydaHashi baaayo Ramadanka wankugu tashanyna noso dadaal ok Ducadana igudar i.a inan Ana marwo nodo gurdagn an helo sidadokle ia.

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  3 дня назад

      @ hye abayo raaas qabow allaha hakugu araaaqo

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 3 дня назад

      @@KuweydaHashi Aammiiin

  • @SaladoMacalinhassan
    @SaladoMacalinhassan 5 дней назад

    Linta malinti sabtida 1 iyo bar laga siye 1kilo

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  5 дней назад

      @@SaladoMacalinhassan wlh shalay qali eheyd

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 5 дней назад +1

    Aduunyo anaga muuska waa 0.3 udhiganta 12kun shilin somalia ah from puntland
    Cambahana 1 waaye kan ugu jaban waa 0.9$

  • @SahroXasan-uq3zo
    @SahroXasan-uq3zo 4 дня назад

    Abayo anigaba basbas la antis wax ma cuni jirin lkn hada dhunta leyga qawana hadan cuno xasasiyada dhunta leyga so helay😢 iso duceya baraf iyo bas bas carabkaba hadan saro wlhi xanun wn ka shaleyna walacna wan ahy😢

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  4 дня назад

      Sorry xppti ilaah hakuu yasiro 🥺

  • @SaamiyoAbdulkadir
    @SaamiyoAbdulkadir 5 дней назад

    Mash allah si fiican baa looooona socod siisay ❤

  • @fatimaomar7809
    @fatimaomar7809 5 дней назад +1

    wlhi wankula qaba apyo marka mel aad igu kacaa ama aan bajaj raco guri jogeyga aad ubadan blse suqa kala hada adeg ka donto cadiya ah alx alle naga cafiyo

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 4 дня назад

    Qaali wasye baayo qudarta kenya ayaa idinka raqisan baradhada cml anaga waa nus dolar kiilihi hadey said u qaliyowda xita 75 shiling ayey noqota

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  4 дня назад

      Baradhada unba hada qaali naga noqotay

  • @UmuilwadHassan
    @UmuilwadHassan 5 дней назад

    Suuqan waa laisku arkay away team gudaha galo😂

  • @firdawsfaarix8920
    @firdawsfaarix8920 5 дней назад

    Abyo shishiida magaceed

  • @xuseenali-qp7oy
    @xuseenali-qp7oy 5 дней назад

    ENGRIISKA BARADHADA 2 KILOWAA $1.68 MACANAHEDA KILO WAA WAX 1 DOLLAR KA YAR

    • @KuweydaHashi
      @KuweydaHashi  5 дней назад

      Haa waa naga raqiisan tihiin😢

  • @safaaomar8056
    @safaaomar8056 5 дней назад

    Waxaa jeclahay mid walba intaa ku soo ibisay sidaa nogu shegtid guuleeso abyo❤❤

  • @fatimaomar7809
    @fatimaomar7809 5 дней назад

    bidrafka masikii waxa leyga siyay 5$ farom s/xolaha😢😢😢

  • @bogaadismail7324
    @bogaadismail7324 5 дней назад

    Meeshan maba aqaan suuqa bananka kadeegtaa iitilmaama

  • @farxiyacabdi5423
    @farxiyacabdi5423 5 дней назад

    𝐇𝐚𝐚 𝐚𝐛𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐧𝐤𝐚𝐬 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐢𝐠 𝐫𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐝𝐡 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚 𝐡𝐞𝐫 𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐧𝐤𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐢𝐛𝐚 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐞𝐥 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐚𝐲𝐧 𝐣𝐨𝐠𝐚😢😢😢

  • @fatimaomar7809
    @fatimaomar7809 5 дней назад

    wlhi wankula qaba apyo marka mel aad igu kacaa ama aan bajaj raco guri jogeyga aad ubadan blse suqa kala hada adeg ka donto cadiya ah alx alle naga cafiyo