Turkiga oo aan Weli Joogo & Hantidii Shacabka Somaliland oo aan Arkay Guryo Lagu iibsaday🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 ноя 2024

Комментарии • 57

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 дня назад +6

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 3 дня назад +5

    Subxanallah dadkeena xilaalka umada qabanaya ilahay xaqa ha fahansiiyo

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 дня назад +7

    Inta ay meelo kale geeyaan Xaasaskoodii iyo ubadkoodii ayay ku dhex Doobinayaan masaakiinta oo ay ku dhex dagaalamayaan 😞

  • @abdullahiahmed3774
    @abdullahiahmed3774 3 дня назад +3

    Salaamaad Kulu Afaad

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 дня назад

    Masha Allah, thanks for investigating tuug tii wadanka xaday 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Guuleed-yaasin.
    @Guuleed-yaasin. 3 дня назад +2

    Wa la ogyahay cida xolihi umada dhacay wll xirsi gaab number 1 weyan iyo qaar kalo badan

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 3 дня назад

    Thanks inadeer dadka ummada dhacday ee halka guryaha ka iibsaday rabiga aanay waxba ka qarsoonayn ayaa xisaabin aduun laguma waaro daaral akhira ayaa badan inagu waxaynu farayna idinka dadyow is og xolahaa iska celiya illayna u tobad keena hadaad diidaan maanta maalin aan ahayn ayaad gardoontan allahu maa balaqtu waan idiin sheegay!!!! Rabow nacafi khatumadana khayr noogu khatin amiiiiiin

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss 3 дня назад

    Guul Somaliland inshallah thank you ubaxle media

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 дня назад +4

    soo dhig dadkan hantida boobay magac yadooda fadlan

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 3 дня назад

    Allah Akbar tuug weeye guul soomaalilan SSB GUUl ✅❤💚🤍❤️💪🇬🇫✅✅✅✅🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 3 дня назад +3

    Turkigu ma waxa unoqday meesha tuugto wax dhigato insha alla dowladda turkiga ayaa lagu sallidi doonaa oo kàla wareegi doona

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 дня назад +2

    Subxanallah 😢Caloolaa Ba’ay Kii aan ka iibsan Wax uu isagu leeyahay iyagaa eedi 😢
    Wadamada shisheeye ee xoolaha lagaynayo

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 3 дня назад +1

    Subhanallaah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 дня назад +2

    Subxanalha Allahu akabar Allah kama cabsaneya kuwa umada xoolaoda sida uga tagrefalan Allah akhiro wu wwaydine doona xoolaha umada eya xadena Subxanalha Allahu akabar

  • @abdirahmanjama5657
    @abdirahmanjama5657 3 дня назад +3

    Nin.agoon.kuxaday.qeyr.kama.macaashe.waqti.aay.kuqaxadoba.koley.qaaxo.waa.uhaliss

  • @aminajama6852
    @aminajama6852 3 дня назад +1

    Wallo shaqo wacan

  • @nasrudiinabu-yaxya4499
    @nasrudiinabu-yaxya4499 3 дня назад +1

    Waa duur habaar qabahaasi

  • @fatimanuur693
    @fatimanuur693 3 дня назад +3

    Aduunkan lagu waari maayo, maalin kalay garan

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 дня назад +2

    Kuwa reer Somaliland halkasi wx kadhisty waa in laga sooceliyaa waayo hantidi qaranka Somaliland

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 дня назад +3

    Asc Mr Ubaxle,
    Waxaa kaaga daran Hantidaa booli Qaran Ee ay Dad koodii iyo Dal koodii ka xadeen Ee ay ka boobeen Ee ay wadamada shisheeye ku maal gashadeen ku camireen intay dhul koodii iyo dalkoodii ay ka boobeen kala carareen sida Ee ay ula carareen wadamada shisheeye sida turkiga ogow waa lagala wareegi doonaa yoo iyagoo kab na lulaya kabna laalaadinaya ayaa la soo wada tuuri doonaa Oo iyagoo wada gamco madhan Dal koodii iyo Dad koodii ay boobeen la dhex keeni doonaa waaney dhacday waaney dhici doontaa Insha Allah su'aashu se waxay tahay tolow dad ka noocaas ah Ee calooshooda u shaqays tayaasha ah dulinka ah Ma iman doontaa Dawlad iyo Xukumad Cadaalada marisa Oo la xisaab tanta ka dhigta Oo u qaybisa mid ay toogato iyo mid ay jeel dheer u dirto soona Afjarta boobka hantida umada iyo Dal kuba leeyihiin ?
    Illah ayeynu ka baryeynaa in illah inoo dhaliyo xukumad Abaal kooda ka wada waraabisa Daalimiinta illah iyo Aadani hiisaba ka go'ay

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 3 дня назад +1

    Weligoodna celin maayan hantidii umada dhaceen

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 3 дня назад +3

    Malin ay awod ay ku celiyaan LaHayn bay garan

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 3 дня назад +1

    Muse imisa guéri ayu Ku leeyahay

  • @shurkiismail1740
    @shurkiismail1740 3 дня назад +1

    ❤❤

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 2 дня назад

    soo wada dhig magacyadooda iyo sawiro doodaba dee wllo plz haw baqan❤

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 дня назад +3

    Haba nacunaaane may dalka uun noogu qurxiyaaan

  • @AsiaGele
    @AsiaGele 3 дня назад +1

    😭😭😭😭 waa wax laga murgoodo maxnu qabn ksraa ragaygiu baa sidaa noqdye😭😭😭

  • @Wild123-t6r
    @Wild123-t6r 3 дня назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 3 дня назад +1

    Kansar ha ka qaadaan xaqa masaakiinta wax loogu qaban lahaa

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 дня назад

    Dadka iyo dalka boobka waxa uugu wacan waxa weeyye odoroska xoolaha umadda iyo diinta aan waxlagu xukumayn insha'Allahu ??

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 3 дня назад

    Kuwii dadka dhacay waa kuwa la jecelyahay waana kuwa maanta kursiga ku boobay muusaa handaraabay xoolihii dadweynaha.

  • @siciidmaxamed4796
    @siciidmaxamed4796 3 дня назад

    Ilaahibawaxhook

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 дня назад +1

    UBAXLE MIDIA INAADEER SOO DHIG WAXBA LA QARIN MAAYEE

  • @ducalleshowtv2504
    @ducalleshowtv2504 3 дня назад

    Soo sheeg kuwaad aragtay ee turkiga wax kadhistay hadii kalle inaad cadiifad hadlayso ayaa laguu arkayaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 дня назад +1

    UBAXLE AAD IYO AADBAAD U MAHADSANTAHAY
    LAKINDADKU WAA ADUUN DOON
    WAXAANU JECELAHAY IN AAD SOO DAYSO ARINKAAS OO DALKA IYO DADKABA U DAN AH
    MAHADSANID

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 дня назад

    Soo qor kuwaboob hantera ummada magacyadooda.

  • @dayibdaahir5638
    @dayibdaahir5638 3 дня назад +1

    Nin agoon ku xaday qaaxo kama fogaado

  • @ahmedshafie4341
    @ahmedshafie4341 3 дня назад

    Taa shaki kuma jira hantidaa la boobay se keesinimadu waa inad so ban dhigtaa sawir iyo video ba

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 3 дня назад

    Waxba ka faiidi mayaan wayka dhimanayan uun waa kuwa Yomal qiyama ilahay hortisa ku cebobaya

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 дня назад

    Wadankeena hadii muusamaasaqa lala dagaalamo, cashuurtana la bixiyo ilaaahayna ina garab galo horimar weyn oo sida Riwanda ama ka fiican ayeynu gaadhi lahayn. Ubaxle Geesi qaran Allah hakaa abaalmariyo wax wal oo wacan oo aad dalkaaga iyo dadkaaga hakaa abaal mariyo . Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 3 дня назад

    Iska daa isku dirka

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 2 дня назад

    Waxba ka faaiidi maayaan xaaran horaa loo jirabay

  • @suriadan4982
    @suriadan4982 3 дня назад

    Ubaxlow taasi way cadad inbooliqaran jiro oo uu badanyahay

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 3 дня назад

    Maantana kuwaa xiiĺka ino qabtay waakuwii waxa sameeyay laga sheekaynayo ee dalkeena boobay calamo alle hakurido ee kuwiiba maantana ina haysta reer somaliland maqlo arka xaran qutayasha arkaa bartaa tuuga idiin dhacaya lana xisaabtama

  • @ahmedshafie4341
    @ahmedshafie4341 3 дня назад

    Hadal madhan looma baahna

  • @haydar378
    @haydar378 3 дня назад

    Boobka Kulmiye wa waxa loo nacay

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 3 дня назад

    BEENAAME SOO MAAD DEYN WIXII AAD. BALLAN QAADEY OO AH HANTIDII QARANKA EE MA. LUNSADEY. WAKHTIGII. LOO. BAAHNAA. DIB. BAAD. U DHIGTEY. ADOO DHAWRAYA IN INA XAASHI. IYO XIRSI WAX. KA. SHEEGIN.
    MAANTA. WAXBA. MA TAREYSO. SOO BANDHIGIDDAADU.

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 3 дня назад

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Orta aad baad umahadsantahay Ubaxleh Anigu waxaan ka mid ahay dadka reer Somaliland ee ka Xishooda inaan wax kanoqdo oo aan mansab ka raadiyo oo aan ku Cidhiidhyo dhalinyarada reer Somaliland ee wadanka gudisiisa ku jirto Ninka halkaa hunguri ugalaana waa ceeb waana wax laga xishoodo waxaan anigu ku biiriyaa talo iyo Tusaale wixii awoodayda ah …Taasi waa taa
    Arinta kale Qofku marka uu Journalist yahay waa inuu banaanka soo dhigo si ay dadka reer Somaliland ay kula xisaabtamaan oo jail ka la dhigo….Shuyuukhduna ay u sheegaan Shibaatada ay leeyahay Xoolo dadweyno la dhacaa Aakhiro iyo Aduunkaba…Intaa u dhaafi maayo
    Waa Khayran katiiran

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 дня назад

    WAA XIRSI IYO INA XAASHI

    • @haydar378
      @haydar378 3 дня назад

      Kaligood maaha waar badan oo habar awal aya ka buuxa

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 дня назад +1

    Ubaxlow kaa raali ahow dadyawga khalad ka wax u fahmay ee maanta uun ku dhagaystay anagaa kula socon jirnay oo ogayn inanad u naxariisan qof walbo qaranka dibin dabyeeya qabiilka uu doono ha ahaade inagu isku fikir baynu nahay ina aw sicid ayaa cid igu dhow hadana adigaan ka tageersanahay dadaalkagi qofkii la socday uunba ogaa

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤