NAFAQADA TINTA OO MUCJISO LEH TINTA XARIIR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024
  • #subscribe#more

Комментарии • 438

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  5 лет назад +157

    Asxaabta waakas ridwaan iyo ilyaas channel kooda ruclips.net/video/8G6idLGdBho/видео.html

  • @Thebeauty.videos
    @Thebeauty.videos 5 лет назад +19

    Qofkii uguhoreeya oo like saara iyo comment noqdey caawa❤️💯

  • @queendihama717
    @queendihama717 5 лет назад +18

    Adna abyo wadku mahadsantahay love you sisy 💓❤💗💓💞😊😍

  • @moofficial7289
    @moofficial7289 5 лет назад +63

    Muraadkaada. Allah sahlo
    Hadaad qoraalkyga aragtoh
    👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼
    Subscribe izka zaara

  • @Nuurta-r8q
    @Nuurta-r8q 5 месяцев назад +1

    Asxaabta waan idin soo dhawaynaynaa😊😊😊❤❤

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 лет назад +4

    MashaAllah xbbty inaba cadi ma aha❤❤

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 5 лет назад +4

    Masha'ALLAH TabaarakALLAH
    Masha'ALLAH, so Cute boys, afsoomaaligooda waa fasiix ah 100% 👍
    Waxaa tahay hooyo wanaagsan oo aad udagan Masha'ALLAH
    Shugran

  • @xamdiali6620
    @xamdiali6620 5 лет назад +8

    waaw ilyaas & ridwaan love u wlh ♥️♥️♥️❤️ allaaah idin xafido ilxun alleh idin ma tuso

  • @fadumocabdulahi8642
    @fadumocabdulahi8642 2 года назад

    M.a ale ha idin barakeyo caruurtena

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 5 лет назад +3

    Maasha allah xabibti thanks

  • @salmahasan2438
    @salmahasan2438 5 лет назад +3

    Shukran wlh waan kuu duceyay xbbti aad ayaan ugu baahnaa nafaqadaan jazakallahu xbbti adna

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 лет назад +9

    Masha Allah nafaqo nice eh waaye ❤️❤️❤️ waan u saaray ✅

  • @ducowaalid1duco154
    @ducowaalid1duco154 5 лет назад +2

    Wan u saaray caruurta mashaa allah
    Ukhtii adnaa🌺❤💖

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 5 лет назад +12

    Soomaalia waa buux meel kaste
    From garowe

  • @rushdaa1840
    @rushdaa1840 3 года назад +2

    Shahrukh khan ban kula jeclahay marka saarya subscribe 🥺🥺🥺🥺 so cute waye ciykaga ManshAllah ilahay isha hakaga duwo

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 года назад +1

    Adna abaayo waa run sadexdaas anaaa marsada marwalba tintyda dhabarka waa dhaafeeeeen

  • @leilahajimallo5856
    @leilahajimallo5856 5 лет назад +3

    Abaayo mcntoo ridwaan iyo chanelkoda masoo baxaayo waan u saarilahaaye

    • @umuaisha5948
      @umuaisha5948 5 лет назад +1

      wuu sobaxayaa abayo Riwaan and ilyaas qor kadib wuxuu kuso sarayaa barnamijyadi ay adna channel kusameyen kadib hoos uraac wad arkeysaa channelkod sawirkod ayaa usaran o sharar cad xiranyihiin

  • @caashocabdi4213
    @caashocabdi4213 3 года назад

    Wll maanta iigu horeyso

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 5 лет назад +1

    adan walashey thanks Allah kuxafido caruutada

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 2 года назад +1

    Wcs abayo adna Masha Allah tabarikllha shukran xabti ❤️👍❤️👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatimaabdi7049
    @fatimaabdi7049 4 года назад

    Mashalaah wlshy qurxoon ala haku sharfo wanku cusbahay channel ka

  • @nawalqaran2291
    @nawalqaran2291 4 года назад

    Abayo dadka somalia afkadhada ma taalo kudhahaya magalada Lama socdaan wey talaa Somalia alxm buux waaye tnx cadeey

  • @omarcammii8425
    @omarcammii8425 4 года назад

    abaayo meqaa maalmood ayaay tinta jajabka ugu bixi mideeda kala tinta jilcisada la mariyay seen sameynaa abayo taas naga caawi please

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 5 лет назад +1

    Adno adi iyo saxf waa idnka guuro maanta kadib ridwan iyo ilyas aady ewalba iyaga jclay 💕

  • @daganahmed451
    @daganahmed451 5 лет назад +3

    Adna abaayo qaali horay usoco hormar wacan insha allah 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @ramxadahir6591
    @ramxadahir6591 5 лет назад

    Adan abaayo mahadsanid abaayo qaali waxaan ubaahanay alololka maxaa la izticmaalaa si ayskaga daweeyo abaayo adigoo mahasan noozoogali

  • @quruxsanmohamed5197
    @quruxsanmohamed5197 4 года назад

    Adna alle khayr haku siiyo xbbt aniga tintii waa iga goda aygo dherdher bay go an

  • @habibaibrahimisaakisaak
    @habibaibrahimisaakisaak 5 лет назад +1

    Mashallah,abayo channelka isocaanbihi.

  • @xiisxasan7390
    @xiisxasan7390 5 лет назад

    Avocado somalia waalaga helaa .
    Mansha Allah abayo wn tijaabinaa insha allah hormar wacan

  • @raaqiyayacquub3165
    @raaqiyayacquub3165 4 года назад

    Adna ilahayi haku dhawuuro

  • @ayanmohamed5251
    @ayanmohamed5251 3 года назад +1

    Masha allah keep gong

  • @xamdacawil5753
    @xamdacawil5753 5 лет назад +1

    Masha allah shukran adna qurux😘😘😍😍😍

  • @fahiimoshow180
    @fahiimoshow180 5 лет назад

    Masha Allah xabiibti waaka faiidnay mahadsanid

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 года назад +2

    Mashaa Allah abayo Adna
    Mahadsanid xbbti❤😍

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 года назад +1

    Masha alh apyo geep going ❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @ridhwanabdikadirmuse1166
    @ridhwanabdikadirmuse1166 2 года назад

    Mashallaah mama ridwan

  • @fartunibrahim8949
    @fartunibrahim8949 4 года назад +2

    Mansha Allah walashey alaha ku xafido❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ayanfuad9219
    @ayanfuad9219 5 лет назад

    Wllshy anaa isticmaly waa fcnyey mansha allah

  • @sahalmnwr3780
    @sahalmnwr3780 4 года назад

    Mnsha alh abyo hore u soco

  • @fartuuncabdinasir9878
    @fartuuncabdinasir9878 5 лет назад

    Maasha aallaah ilyaas iyo ridwaan waan soo dhaweeyheenaa wllhi aadbaan ujeclahy waxaan leeyahy soo dhawaada

  • @kiinahmedofficial8957
    @kiinahmedofficial8957 5 лет назад

    Masha allah walashed horay use saco

  • @hannahussein8065
    @hannahussein8065 2 года назад

    Msha alah

  • @mohamadadow6340
    @mohamadadow6340 5 лет назад +1

    Nin ha imalen waxan ahay canab oo joogto uk

  • @FatmaFatma-je8je
    @FatmaFatma-je8je 5 лет назад +5

    masha Allah adna cadey thanks abayo mcn

  • @drsnajma7841
    @drsnajma7841 5 лет назад

    Masha allh xpipti mhdsanid

  • @hajiranoorhassan2472
    @hajiranoorhassan2472 5 лет назад +1

    mashllsh adna cadey manta ayey igu horeysa aan commint kabahasanayo inkasto aan kulasocodo

  • @cabdinaasir3497
    @cabdinaasir3497 3 года назад

    Yunubestu wa maxey wll somali kusheeg

  • @KuceybaCumar12
    @KuceybaCumar12 Месяц назад

    masha allah

  • @fatxicarabcabdulahi8598
    @fatxicarabcabdulahi8598 5 лет назад

    Mnsha.allh adna wan ku jeclahay hortaa nuur gadaashaa nuuur

  • @saynabmaxamed755
    @saynabmaxamed755 5 лет назад

    Adana maash Allah Alle haku xafiido my sister igu qaaliya

  • @nimcoqalanjo8887
    @nimcoqalanjo8887 4 года назад +1

    Adno abyoh wajigaa finan iiga so baxay uurna waan leyahay maxaan marsadaa

  • @suusuuqurux1482
    @suusuuqurux1482 5 лет назад +1

    Mash Allah my abayo mahadnsid Wan tijabinaya wilashena Wan usaraya

  • @hafsasaid1438
    @hafsasaid1438 5 лет назад +1

    Mcnto ado nosheginaa liketa iyo commenteska diyaar naga yihiin🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @najmamahamoud6310
    @najmamahamoud6310 5 лет назад +4

    Shukran xbbt adna qali

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 5 лет назад

    waa jclnhy ridwan iyo ilyaas hadan kubira 😍😍❤❤hopo hore usocda

  • @miskimanka806
    @miskimanka806 2 года назад

    Lkn Afagaadhada mahayti Asxby itee kakeentee🥺🙏🏻😁 isheega

  • @aadanxasan1753
    @aadanxasan1753 5 лет назад

    Adna abaayo guuleesadid abaayo aanjeclaha walaahi bee makuusheegaayo waxyar ayaa kuudhimam dad kudayasho mudan ayaa tihiin alaah in barakeeyo macaanto

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف Год назад +1

    Adna waxad tiradah mashan ban insodhigenah mahan mehan
    Inshah laah waleydin sarin
    Ilyaas iyo radwan yutubkinah ee nisodayah

  • @qadriinaqadra2240
    @qadriinaqadra2240 5 лет назад

    Masha allah shugran cadey hormar wngsn keep goin abyo

  • @nadirafarhan2493
    @nadirafarhan2493 5 лет назад

    Thank you adna halka ayaa laga helYaa waxa quraarada ku jira

  • @ubaxnuur7175
    @ubaxnuur7175 3 года назад

    Masha allh masha allh walhi waan ka fayiday timaha si ficnn ayuu u qurxinaya❤

  • @xamdacabdi1534
    @xamdacabdi1534 5 лет назад

    Ridwaan iyo ilyaas wuu I diiday channel koodu inuu iisoobaxo

  • @fartuunadaan7306
    @fartuunadaan7306 3 года назад +1

    Masha allah

  • @sumayahassan5867
    @sumayahassan5867 2 года назад

    Afgadhuhu maa adeegba walalo adna Thanks so much

  • @suleqachannel1234
    @suleqachannel1234 5 лет назад +4

    Asc asxabey subacribe iidhaha like isaara insha Allah anigana waan idiin saaraa inshaa allah

  • @abdiazizmohamud9094
    @abdiazizmohamud9094 4 года назад

    Maansha.alah waleshey waxfican baad soo gud bisay alaha kusharfo walashey wax leeloo Sara waadistahisha walashey macan

  • @khadramaxmed7649
    @khadramaxmed7649 5 лет назад +1

    mahadsanid wlo qali

  • @safiafanax3047
    @safiafanax3047 5 лет назад

    Masha allah mahadsanid abaayo adna riwan iyo ilyees habo jawalada deriska xitaa kasaraa insha allah waan idin jeclahay 💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shamsoali5492
    @shamsoali5492 5 лет назад

    Mahadsanid adna cadey

  • @amian242
    @amian242 5 лет назад +1

    Alaabtan aniga bil ayan isticmaley oo tinta dhan wey ku badaneysa weyna ku baxaysaa marka aniga markii horeba timo dhadheer laha hadana timihii aad ayey igu baxeen marka waba iska dhafey imika tintii ayaa igu badaty

  • @muwahibabdifatah4841
    @muwahibabdifatah4841 2 года назад

    Mashaalh

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 лет назад

    Maasha alaah abaayo jabiiba waaye alaabtaan

  • @fardowsamohamedamiin9229
    @fardowsamohamedamiin9229 5 лет назад

    Masha allah thnks adna

  • @farxiyofarey6241
    @farxiyofarey6241 3 года назад

    Keep goin xabiibti

  • @shankaronibraahim7170
    @shankaronibraahim7170 5 лет назад

    Masha Allah ilyaas and ridwaan

  • @XabiboIbrahim-g1q
    @XabiboIbrahim-g1q Год назад

    Masha allaah❤❤❤

  • @arimasdek336
    @arimasdek336 4 года назад

    Mnsha Allah allh haidin xiftiyo hbo

  • @smgalbedsmleh3285
    @smgalbedsmleh3285 5 лет назад +1

    Sobar baara 🇸🇴

  • @abdifatah9116
    @abdifatah9116 5 лет назад

    thnks abyo adna wa barabeyna I.a tnx for sharing us

  • @umumascuudmahamoud8789
    @umumascuudmahamoud8789 5 лет назад +1

    Mashallaha adno quruxey

  • @ducowaalid1duco154
    @ducowaalid1duco154 5 лет назад +1

    Asc asxabta qaaliga ah subscribe ii saara walaalahay wad mahadsantihin dhamantiin 💖❤🌺💞🌹💖❤🌺💞🌹💖❤🌺💞🌹

  • @caatomaxamed4278
    @caatomaxamed4278 3 года назад

    Okey

  • @mariyasalaad8097
    @mariyasalaad8097 5 лет назад +5

    Waw mash Allah

  • @rahmaabdallah5331
    @rahmaabdallah5331 5 лет назад

    Mashaalhaa mashala
    Walsho

  • @noorkeyofficial4472
    @noorkeyofficial4472 3 года назад

    Firi wll mineyso hadii an hysanin kwrn

  • @sahramohaudomar8282
    @sahramohaudomar8282 2 года назад +1

    Dhiin.dhiin

  • @hakimaaftin9575
    @hakimaaftin9575 4 года назад

    Maashaalha

  • @faadumomaxamad2217
    @faadumomaxamad2217 5 лет назад

    Wey istaahilan allaha idin xafido

  • @simansimanomar3964
    @simansimanomar3964 4 года назад +1

    Wowww 😍😍😍

  • @safiyohadafow3457
    @safiyohadafow3457 4 года назад

    Masha Allah caruurteyda

  • @boqortoyogscumar2933
    @boqortoyogscumar2933 5 лет назад

    manshllh xayatiyeey talaagada malagalin karaa in waxbadan lasameeyo

  • @Tajira15
    @Tajira15 4 года назад

    Manshallah adna cadey

  • @faadumcumar6776
    @faadumcumar6776 5 лет назад

    adna masha alaah ana kaog albaas caadi ma ahan aniga neyrobi kuisticmaalay

  • @habimuqtaar7133
    @habimuqtaar7133 5 лет назад +2

    Adna abayo timaha waxn iska mariyey kalar kadib na ayado kalarki ka bixin aya jilciso mariyey tinti o dhan wey iga xirman tey maxa kuso celin kara

  • @niciimasacid5336
    @niciimasacid5336 5 лет назад +2

    Masha Allah waa kafidsni

  • @asmaacatarey2106
    @asmaacatarey2106 4 года назад

    Mashaa allaah Abaayo

  • @sahraali5089
    @sahraali5089 5 лет назад

    Waxaan kaaga mahad celinayaa sidaad uga jawabtid su aalaha aan ku weydiin rabno xataa masha allah mcnto ilahey ha idiin xifdiyo

  • @daciyaibrahimmohamed7876
    @daciyaibrahimmohamed7876 5 лет назад

    Maasha aalh adan qaali

  • @fadumamuse2943
    @fadumamuse2943 5 лет назад +1

    Waaw Maasha Allah

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 5 лет назад

    I will try this InshAllah I will see after one week 😘😘😘😘