Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Masha Allah Hore lo soconya insha Allah Somaliland Republic
Masha Allah Masha Allah ilhayow nimcada noo siyadi nusqantana naga hay.
Ya salaam esh cala horumar
Macha Allah. Khudaarta oo ciidanku beero aadbaan u soo dhawaynayaa .Tallo muwaadin : waxan soo jeedinayaa si dhaqaalaha ciidanka kor loo qaado in xukuumada iyo ganacsatadu si wada jir ah ugu soo iibiyaan warshada qasaaca(gurgurka)Samaysa ciidankuna beeraan tamaandhada(xabuubta) si qasaac looga sameeyo dhammaan qasaaca dibada kasoo dagana cashuur adag lasaaro.Warshadaa iyo khudaarta kale oo ciidanku beeraan markay soo go'dana khudaarta dalka soo galaysa Cashuur lasaaro.Hambalyo dhammaan ciidamada booliska Somaliland iyo Taliye qaali ah Janogale.Hore u socda
Ma sha alaah wada howsha
Masha Allah Jamhuriyada Somaliland
Allah yaxfidakum
Ma Sha ALLAH
Maasha Allah Talye cimrigaagiyo caqligaba alle weyne (swt) qalbiga diinta hakuugu sugo adigiyo waalidkaana jannadii fardowsa haydinka abaal mariyo hadafkaagana guul ku gaash insha allah Ciidankana raxmaanku fakirkaaga wanaagsan ha fahansiiyo guushana wada jir insha allah
Masha allah Hambalyo madaxweyne muuse biixi cabdi xildiid waa helyay geesi qaran guulayso insha allah mar labaad waan dooranaynaa waan ku diirsan ilaahow noo daa madaxweyne muuse biixi aamiin aamiin yaarabi
Heesta furitanka barnaaminku laxan iyo musig fiican malaha LAKIN heesta dhextaalka ee Waberidi hore aya aad u macaan👍
Mansha allah banka wajaale raashiya waxay ugu tala gashay iidankeegii afrika iyo bariga dhexe ka joogay in ay waxa ay cunayaaan ka soo saarto
Mirato wa nolol lakin lamagaranayo lakin ciidako hado ber barto wiinkasadb herkodo buberan dalkan waxadifaca lamahilayo I anigo qodrad ma ibsadin dardayda ban biiranay
Masha Allah
Hore lo soconya insha Allah Somaliland Republic
Masha Allah Masha Allah ilhayow nimcada noo siyadi nusqantana naga hay.
Ya salaam esh cala horumar
Macha Allah.
Khudaarta oo ciidanku beero aadbaan u soo dhawaynayaa .
Tallo muwaadin : waxan soo jeedinayaa si dhaqaalaha ciidanka kor loo qaado in xukuumada iyo ganacsatadu si wada jir ah ugu soo iibiyaan warshada qasaaca(gurgurka)
Samaysa ciidankuna beeraan tamaandhada(xabuubta) si qasaac looga sameeyo dhammaan qasaaca dibada kasoo dagana cashuur adag lasaaro.
Warshadaa iyo khudaarta kale oo ciidanku beeraan markay soo go'dana khudaarta dalka soo galaysa
Cashuur lasaaro.
Hambalyo dhammaan ciidamada booliska Somaliland iyo Taliye qaali ah Janogale.
Hore u socda
Ma sha alaah wada howsha
Masha Allah Jamhuriyada Somaliland
Allah yaxfidakum
Ma Sha ALLAH
Maasha Allah
Talye cimrigaagiyo caqligaba alle weyne (swt) qalbiga diinta hakuugu sugo adigiyo waalidkaana jannadii fardowsa haydinka abaal mariyo hadafkaagana guul ku gaash insha allah
Ciidankana raxmaanku fakirkaaga wanaagsan ha fahansiiyo guushana wada jir insha allah