Hodan Abdirahman Love Kaygu Jabiwaa - Wacdaraha Boqorada Styleka Music Video 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Hodan Abdirahman Wacdaraha Boqorodada Styleka iyo Xaajigeeda
    Hargeisa Book Fair
    Produced By : Maahir Media Pro

Комментарии • 217

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +46

    Hodan Abdirahman walaahi waa nasab kaamil ah! Sida reer magaalnimada leh ey ugu sharaftey masraxa lamaanaha cusub haykal iyo xaaskiisa baan ka heley, horaa loo yidhi wixii nool baa ku nooleeya. Hore u soco hodanteyda caashaqa iyo lamaanaha da'da yar haykal iyo maria.

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 2 года назад +13

    Jah boqorada iyo sawjakeeda ilahayow farxadoda usii siyaadi yaa rabi dad yaryaro isku faraxsan

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 года назад +2

      Amiin ya rbbi💑 markasta o an arko wn idhaahda wlhi rbbi ha isu barakeeyo isha xasadkana haka leexiyo

  • @rahmanour3541
    @rahmanour3541 2 года назад +43

    Xaqiiq love keedu jabi waaa 😫❤️❤️❤️❤️💋💯 Allaha isku kiin barakeeyo H.&m

  • @nimomohet5537
    @nimomohet5537 2 года назад +79

    Hawiye daarood isaaq samroon waar hargeysa waa la wada leeyahy😅😂❤️❤️

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 года назад +3

      Hhhhh waa run from isaaq👍

    • @asmaa5466
      @asmaa5466 2 года назад +5

      Somalie waa somlie uun allaha is jeclesiyo

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 2 года назад

      Musa shani usheeg kkkkkkkkkkkkkkk

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 года назад +3

      Xabashadana ma leedayagay calankooda qaabka daran meesha lagu camiree? Ciil badanaa.

    • @schakadx324
      @schakadx324 2 года назад +1

      @@waryaawariiri1812 calamada soo baro horta calanka meesha ka muuqdaa maaha calanka xabashida😂😂
      calankan waa calanka senegal oo ah wadanka sanadkan martida ku ah bookfair hargeisa

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 года назад +37

    Maasha allaha.maria iyo haykal.isku waara.owlaad saalixiin ah.allaha idiin ku deeqo.aamin yaa rabbi

  • @aishaali6448
    @aishaali6448 2 года назад +10

    Hodan marwo sharaf badan❤️ sidey hablaha laabta isku geliyeen raga na isku salaameen MashaAllah mid walbo seygeeda bey ixtiramtay 💯

  • @josh4424
    @josh4424 2 года назад +21

    Hodan abdirahman hooyo qalbi fiican wlh mashalah sida lamaanaha qarniga ay ugu yeedhay

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 2 года назад +89

    Mnshalah siday ugu yedhay hodan maria iyo haykal isku waara♥️

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 года назад +51

    Haykal iyo mariya isku waara❤💑

  • @hassanjoe7658
    @hassanjoe7658 2 года назад +36

    mashallah hodan abdirahman landeranimo lagu daa thanks to support the young couple 💑 H ❤ M from 🇩🇯

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +15

    Honan Cabdiraxmaan Haykal Iyo Maria…Madaxaysaaratay 👏🏾🫶🏻💓🥰

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 года назад +17

    Maashaa Allah Hodan cabdirahmaan iyo lamaanaha yaryar

  • @Garaadbadan
    @Garaadbadan 2 года назад +20

    Xaqiiq waxba laga Jari waa👰‍♀️🤵🥰❤

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 года назад +15

    Boqorada codka hodan abdirahmaan waxba lagama qaban karo🥰

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 2 года назад +10

    Heykal iyo mariya my fov couple 💑

  • @halimohoussein1913
    @halimohoussein1913 2 года назад +16

    Hodan Abdi raxman nolu my sister ❤❤🙏

  • @choukriomar9138
    @choukriomar9138 2 года назад +27

    Maan shaalaah iskuuwaara booqraada istelka iyo haykaal ❤️🥰🥰🐎🐎🐎

  • @umusumaya2525
    @umusumaya2525 2 года назад +9

    Hodan cabdiraxman waa boqorad masha allah 🥰🥰

  • @kaltunbotan1616
    @kaltunbotan1616 2 года назад +7

    Inadha adakaa tan mobile ka la wareegaysaa 🥺🥺 heesi la qaday oo dhan sidanay sameenaysaa cajiib
    Guulaysta lamanahaygii maria iyo haykal ❤️❤️❤️

  • @abdisalamsomali6636
    @abdisalamsomali6636 2 года назад +7

    Hodhan Abdirahman hooyo qalbi furan wayee wlh

  • @karlo9932
    @karlo9932 2 года назад +13

    Mursal wlhi xaskisa wuu ilalin diraca lugaha kasaaro kuyri😭

  • @hamdahassan8499
    @hamdahassan8499 2 года назад +16

    Best couples 😍😍😍😍

  • @sahrahasan3331
    @sahrahasan3331 2 года назад +9

    Hodan naag adag igadheh ❤️❤️❤️❤️

  • @hood0omar184
    @hood0omar184 2 года назад +11

    Maashalah Allah hakuul quruxlw weyi wiilku 🥰😘

  • @khadija938
    @khadija938 2 года назад +5

    Waaaaw thanks hodan abdirahman lamanaha waaaaaw

  • @abdillahiabdiladiif5284
    @abdillahiabdiladiif5284 2 года назад +5

    Meesha iyada jacayl jacaylbaa ka uraaya ❤️‍🔥

  • @pebny5300
    @pebny5300 2 года назад +9

    Jacayladii ha waaro jacaylku

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 2 года назад +5

    Masha alah maria iyo haykal isku waara

  • @marianabdihussein6170
    @marianabdihussein6170 2 года назад +21

    Viva somaliland harghesa ha Liciin waliga hoore u soco guul iyo goobanimo somaliland 🤗🤗🤗❤❤❤❤

  • @mariamhassan8255
    @mariamhassan8255 2 года назад +1

    Boqorta nasib.ayeey.ledhay.lakulanti.hodaan.abdirahman

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 года назад +3

    Hodan abdirahman wlhi qof dareenleh

  • @nadiramahamoudahmed3351
    @nadiramahamoudahmed3351 2 года назад +6

    Mashallah Mashallah 🥰 🥰 🥰 🥰

  • @shukrimaxamud1414
    @shukrimaxamud1414 2 года назад +18

    Inta meeshan kaso qeyb ka shay wan idin salamay si qaas ar hodan cabdiraxmaan ayaa u salama m.a horo u soco waxa kle oo medhan ka salama boqorada stelka iyo heykal isku wara lamane cusub m.a wiil iyo caano gabar iyo caano

  • @hamsehussen5179
    @hamsehussen5179 2 года назад +2

    Qalbi ficana sidaay ugu sharafray lamanaha

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 2 года назад

    Hodan cadceeda fanka ayaan tahay ee jiilkan
    Laandherenimo laguu daa walee..hore u soco
    Ilaahay ha isu kiin kheyro adi iyo seygagaba…amiin

  • @mustafaibrahim6894
    @mustafaibrahim6894 2 года назад +3

    Hodan waa qof aad u fiican Masha Allah

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 2 года назад +6

    Manshallah fanadena iyo haykal mariya isku waara

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Год назад

    Boqorada fanka hadadmaqasho waa hodan c/raxman

  • @qalanjoxabeeb7413
    @qalanjoxabeeb7413 2 года назад +2

    Heestan poqorada stellka ku socotaa waxba laga jariwaa sharaf baa korortay waligaa haliicin sis😍🥰😍🥰🥰🥰

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 2 года назад +5

    INA ABDI RAHMAN DHEERE
    HABLAHA AAN DHAGEESTO IYADA UGU HOREESA.

  • @dhamaysinajamac8192
    @dhamaysinajamac8192 2 года назад +1

    Macha Allah walee kalsoni aya ka buxda quruxey. Cadowga ha jabo 🎉❤

  • @guuleed47
    @guuleed47 2 года назад +14

    Naagtaa mobolka la waregayas dadka ha lag qabto

  • @ahmedbashiir1189
    @ahmedbashiir1189 2 года назад +3

    Masha.alah.hodan.c
    Raxman.iyo.mursal.inader.horow.usocda.waliba.hodan.c.raxmam.walashay.

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 2 года назад +9

    Mnsha allah isku wara abidkiin insha allh

  • @queennurtabinabdi8028
    @queennurtabinabdi8028 2 года назад +5

    Iskuwaraa lamanaxa H♥️ M

  • @Ibrahimxidig5743
    @Ibrahimxidig5743 2 года назад +1

    Queen

  • @ayaamahafilms2839
    @ayaamahafilms2839 2 года назад +8

    Commentiyada baraha bulshada ugu qosolka badnaa ayaanu soo uruurinay
    Soobooqo channel.keena o subiscribe saar fadlan

  • @nimcosiciid1384
    @nimcosiciid1384 2 года назад +2

    Quruxdii.reerkayaga.noolaada

  • @Aash179
    @Aash179 2 года назад +17

    Hodan masha allah uur ee leedahay wiil allaha ka dhigo cafimad qaba DDD anfaca

  • @lovelycadbi3595
    @lovelycadbi3595 2 года назад +2

    Best song

  • @samsamyusuf9614
    @samsamyusuf9614 2 года назад +4

    Mashll guul mashlll boqarat hekel

  • @umukhayrmahamed-wc3jq
    @umukhayrmahamed-wc3jq Год назад

    Masha Allah ina adertey hodaney inkastuu fanku xaran yahay hadana ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Samaroon siciid ilove you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayaxmuse6409
    @dayaxmuse6409 2 года назад +4

    Naa boqoradaa staylkey hodan yeey ninka ka dulqaadiin

    • @anisamaxamed1679
      @anisamaxamed1679 2 года назад

      Hhhhhh xage gayn waba laqabaye wlshay see wax ka yihin ceeb

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 2 года назад +7

    Mashaalah ❤️❤️❤️

  • @hassanawalehcheck1493
    @hassanawalehcheck1493 2 года назад +3

    Hodan waa masiibo dhumisay jaceylki

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 2 года назад +3

    Waa xaqiiqa hestani 💯💯💯👏👏👏

  • @Rabel-fx2we
    @Rabel-fx2we 2 года назад +1

    Dadka ka fadhiisiya maslaxa

  • @umacandacasiis4523
    @umacandacasiis4523 2 года назад +1

    Mash Allah

  • @hananzakaria4261
    @hananzakaria4261 2 года назад +1

    Jah jah duriyada dadkeeda jecliyaa side ay hab u siisay kaliya uguna faraday

  • @ayanleomer5393
    @ayanleomer5393 2 года назад +5

    boqoradii iyo haykal miyaaaa mise waaa indha hayga

  • @abdiwasacbade4343
    @abdiwasacbade4343 2 года назад +3

    Muhashada Codka
    Hodan abdirahman cismaan maxabe
    Wxba lagaa qaban waa
    Sharfanid

  • @shamsashamsa9744
    @shamsashamsa9744 2 года назад +2

    Boqorada iyo hakool 👑❤️

  • @abdifatahmohamed8545
    @abdifatahmohamed8545 2 года назад +3

    Opabay horay usoco ada ushidan fanka

  • @cabdixakiinmaxamed4886
    @cabdixakiinmaxamed4886 2 года назад +5

    Military family

  • @sacdiaabdirisaaq6266
    @sacdiaabdirisaaq6266 2 года назад +3

    M.a 4 lamaane shidn isku waraa abid❤🥰🔥

  • @warsameaadan4450
    @warsameaadan4450 2 года назад +2

    Wooooooow

  • @jamaalmaxamedfaandhe9612
    @jamaalmaxamedfaandhe9612 2 года назад +1

    Maasha allah hodon waa qof fiican hamblyo

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 2 года назад +2

    Macha allah dumshi Hodan and musral

  • @sharmarkeabdi9115
    @sharmarkeabdi9115 2 года назад +1

    Hodan c.rahman fananad ii gaaara

  • @maaidsiciid9149
    @maaidsiciid9149 2 года назад +1

    Ninka gabadhiisa xumaanta raali uga ahaada nabaigu wuxuu kutimamay dayuus

  • @ruqiyomohamed3782
    @ruqiyomohamed3782 2 года назад +12

    masha allah🌟guuleysat🌟👸🏼❤🤴🌟🤲💕🤲aduun iyo aqiro🤲🧿🤲illahey ha idiin xafiido🤲💕🤲 insha allah🤩💞🌹🌟H🙏👨‍👩‍👧‍👦🙏M🌹💞🥰sas waaya👏👍🏻💐

  • @amrancadeyamrancadey5248
    @amrancadeyamrancadey5248 2 года назад +4

    Masha Allah maira io haykal isku wara

  • @aishaaamohamed6532
    @aishaaamohamed6532 2 года назад +2

    M.a🥰🥰🥰🥰

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 года назад +2

    Mashallah hambalyo

  • @nemcoahmed1082
    @nemcoahmed1082 2 года назад +11

    Xagey dadkani U daba ordayan lamanaha war haidinka nafisaan nio😂😂

  • @Faisaaweys
    @Faisaaweys 2 года назад +1

    Mansha Allah lamaanaha sanadka

  • @dhamaysinajamac8192
    @dhamaysinajamac8192 2 года назад +5

    Masha Allah Marwo Hodan. Nogu kalay Canada adiga iyo Mursal.

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 2 года назад +4

    Waay ku laandheereyen dadki.heesta laha

  • @fadxibojan2812
    @fadxibojan2812 2 года назад +5

    sicid axmed cumar fara dahable sxb guulso legan

  • @mustafaibrahim6894
    @mustafaibrahim6894 2 года назад +2

    Hodan waa qof nool gob Gobi dhashay

  • @munoc.raxman960
    @munoc.raxman960 2 года назад +1

    Wow boqorada odka

  • @abokoridiris1742
    @abokoridiris1742 2 года назад +2

    M.a 🥰🥰🥰🥰

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 года назад +3

    Wow wow

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 2 года назад +4

    Necbiyaa dadka Phone ka lataga mesha, maxa u diiday inay Enjoy garayso intay 24hr wax duubayaan?

  • @shugriaxmed1331
    @shugriaxmed1331 Год назад

    Mansha 😍😍🤩💖

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 года назад +7

    Beautiful couples

  • @kalgacalabdirsak7899
    @kalgacalabdirsak7899 2 года назад +4

    Wey m.a couples lawadah jecl yhy

  • @Saleeban-dheere
    @Saleeban-dheere 2 года назад +2

    😘😘😘😍😍😍😍

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 года назад +2

    Mnshlah ❤❤

  • @mustafaibrahim6894
    @mustafaibrahim6894 2 года назад +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 2 года назад +7

    Kuwa mopelka wato yaa meesha ka qabto hees walbo iyagaa foolxumeeyo🙃 maba xishoodan.

  • @sumayaquule6010
    @sumayaquule6010 Год назад +1

    Hodantayda😚😚

  • @samsamaxmed5567
    @samsamaxmed5567 2 года назад +4

    Aniiga naagtan dadka qasbaysa ee waax kaduubyasa igaa yabiisay badawada

  • @Teamiskaabuuloshow
    @Teamiskaabuuloshow 2 года назад

    Hodan abdiraxman viva somaliland reer tolkay iyo lamanaha qarniga haykal Maria ha waro jecelkiinu dumashi iyo indeer hodan dhal qobeed

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 года назад +2

    Ha waaro Jacaylku

  • @hamzehxallal441
    @hamzehxallal441 2 года назад +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Sunny_flowerstar
    @Sunny_flowerstar 2 года назад +2

    Hodan❤️❤️❤️👑

  • @farhiyaabdi5921
    @farhiyaabdi5921 2 года назад +2

    Waalaga jarilahaa laakiin wayiskukalsoontahay waana naagadag

  • @kawsarclaahimed9128
    @kawsarclaahimed9128 2 года назад +2

    Iskuwaar lamaanayaan tikTok kataageero👋

  • @sagalbile9167
    @sagalbile9167 2 года назад +1

    M,a🤩