Fiicnaan lahaydaa suu Illaahay wax kuu fahansiiyay, inuu ilaahay u fahansiiyi waxa qaaqlayaala ee buuxiyay sociale medier. Allah haku barakeeyo wax fiican ayaa u haysaa bulshadee
Wllo allaha u aqbalo ducada drka iyo wiilkaan nosoo dhigay video lkn waxaan kuwaydiinaa basashu cun cun jirka dhan ah maku aragtay anigu ilaa madaxa meel aan I cun cunayn malaha waaba yaabay
Horta inankani wuxuu ka gadhay cafimad radintiisii inuu gartay in hormon low noqday uu ku keenay timahan go aya iyo defetions vatamines dhakhtarkuna wu dadalay alle ha barkeeyo
Mahadsanid Eyl boy howl fiican ayaad umadda u haaysaa Dr Isim kasokow!
MaashaALaah ❤. MaashaALaah ❤
Fiicnaan lahaydaa suu Illaahay wax kuu fahansiiyay, inuu ilaahay u fahansiiyi waxa qaaqlayaala ee buuxiyay sociale medier. Allah haku barakeeyo wax fiican ayaa u haysaa bulshadee
Wonderfull!
Noolow Dr Isim wax badaan aan kaa faaiidnay ee walee runtaada waaye waa noo hiilisay!
Asc Dr Isim Liiban sharia Alle ha ku ku dhowro Aaqiro ma jano aamin
You made us life you❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉thankso much you needeand to go 0urCountry and save us
Asc digtore in aan ilaso xariirtan rabaa ee iisoodir lambar aan kalasoxariro
Dhakhra wahi janada ayaan kugu duceyaa igfashanka ldhibanaa basashii waan wadaa
Wllo allaha u aqbalo ducada drka iyo wiilkaan nosoo dhigay video lkn waxaan kuwaydiinaa basashu cun cun jirka dhan ah maku aragtay anigu ilaa madaxa meel aan I cun cunayn malaha waaba yaabay
Mashaa Alla ale haku xifdiyo amii amiin
mahadsanid dr isim shaqsi qalbi wanaagsan
Ooh woow thank you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤guulguuul iyo gobanimo somail people we needyou
Nin Majeerteen ah Inuu yahay Anoonan Cidna iisheegin Baan ogaa. Guleeyso Dr. Timo Jilic.
Maasha allaah ❤❤
Mansha allah
Maasha Allah taabiirklaah
Ana ulabeshiya qabo qabo mar weey daataan marna weey ii soo baxaan
Dr waxan ku xanusada sharboyinka aronka ama
Kalshonka iyo shaxa canaha inta marka cabo lalabo boga ma dhafayan ila iska
So
Matajiyo maxa keni karo
Asc walloyaal .Dr isim lambarkiisa II soo dira waan xanun sanahaye aad baan ugu baahanahaye
Tiktokta ayad kala hadli karta wll
Horta inankani wuxuu ka gadhay cafimad radintiisii inuu gartay in hormon low noqday uu ku keenay timahan go aya iyo defetions vatamines dhakhtarkuna wu dadalay alle ha barkeeyo
Wlo cadcadaanka jidha ama barasta maxaa lagu daweeye
Please ugu dara group ka su ,aalo ayaan weydiinaayaa dr ka Allaah ha noo barakeeyo isaga iyo inta la mid ahba waa
Dr. Hadalada qaarkiis ama qaababka aad u tilmaameeysid waxa wanaagsanaa laheeyd in si dadban aad u tilmaanto taas ayaa iga tallo ah.
Asc dr waxa lagu yidhi difaaca jidhka ayaa ku hooseya markastana waad haysata maxan sameeya aad igu cawinkartaa
Asc dr wakusalamay xage kalaso xidhidhagrupka ayanraba inadigudartan
Fadlan xasaasiyadda ka soo hadal. Aad baad u mahadsan tahay.
Asc Dr hypothyroid aan qabaa sideen kugu helikaraa ilaahey haku xafidee
Mashaa Allaah Alle ha ku siiyo nabadgelyo iyo deeqtoonaan🤲🏿🤲🏿🤲🏿❤❤❤❤❤❤💙🤍🤍🤍🤍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan la yabay Drka cidwalba ma waxuu u qora magnesium zinc omega3
Wll mid wlba iyada ayaa 20 xanuun keenta
@@abdirashidmahamed532 maku fahmin
Yee
Uma sufyan hadanan qaldin dumarka ayey ku dhacda caloosha qof uurleh oo kale ayaa maqlay
Ascww walaalow maxaa lagu dawaynkaraa xanuunka hemocysteinuri, fadlan hadaad sharixi karto waa kagamahad celinaya, allaha ku barakeeyo.
Umu sibyaan haweenka ayey ilmaha ka soo riddaa
Asc Dr isim nucyada dufanka
Dr numberkisan doonaya in laygu caawiya walalayaal min fadlikum
Scm wuu ku guulaysttay in hormon iyo vaytamino keenan timaha go aya
Dr Isim Magacaygu waa foosiya maraykanka ayaan joo gaa Dr Isim Khaliin ayaa laigu samee yay Naaska su aali ayaan kuwaydiin lahaa
Wll hlkee lagaa hayy
❤
❤❤❤
🎉
Asc digtore halmar fursad isii
Xagee ka Heli kara raqamkaaga DRisim
😂😂😂😂😂
Asc
Umsibyaan
Wll xagee lagaa hili karaa
Tiktok bu live ka sogala dhaqtarka
kaas wowkasha qeestay been badanaa umu subiyaan dumarka lagasheegijiree xasbunalaaah
Acw
Babasiirka wax noga sheeg Dr had cilimi u leedahy
Low vc
Drayaan u baahan ahay sideen ku heli karaa
BAABASIIRKA HADAL FADLAN.
MAHADSANID DR ISIM OO SOOMAALINIMADA UGU WEYN ALLAH MACAK!
Wal waxnqaba teyroka dhiiga
Qofka macankale mooska macunikara
xulbada isla ogow wll
salamacalaykum , Dr ka email kisa mahelikara .
groupe ka na igudara please suaalo ban waydisid leyahay
❤❤❤❤
Asc