SIYAASADDII MW XASAN SHIIKH OO LAGA DABA YIMID (4771)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 окт 2024

Комментарии • 8

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 9 часов назад +2

    Raxanweyen ruwaayad ayey somalida la dulmayo la hor tagan yihiin, waxa duudkoda lagu guuri oo umada lagu dulmiya waa iyaga. Mohamed faarax intaa ayuusan run ka sheegeyen laakin wuu u jeeda sida runta ee wax u socdaan.

  • @farhiyosaid5300
    @farhiyosaid5300 9 часов назад +1

    Qasaye haye

  • @NuurmaxamedAadan-x9d
    @NuurmaxamedAadan-x9d 10 часов назад

    Nin.walbow.dhiniciisa.meeshuudhigi.lahaa.in.uu.ufiirsado.isaga.ayey.utaalaa.siyaasadu.waa.ayqadantahay....hayeey.ninba.reerkii.isagaa.aabo.u.ah.

  • @ShuukowXuseen
    @ShuukowXuseen 11 часов назад +1

    Asc

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 8 часов назад +1

    Xassan munafaq tuuga kha,inka ah dowlad nimo wlhi kaas laga sugi maayo

  • @Milgomedia1
    @Milgomedia1 11 часов назад +1

    Diyaarad baa la duqeeyayda Dir iyo mooryaantu niyada kudhisanayaan miyaad adna buunbuuninaysaa? Yaab badanaa.

  • @AniisoAhmad
    @AniisoAhmad 11 часов назад +1

    Daarood iyo digil awmirifle dowlad somaaliyey o awoodleh bay dhisanayaan casimadana garoowe ayaa laga gidhayaa

  • @leban9958
    @leban9958 11 часов назад +1

    Diyaarada la duqeeyey waxaa masuuliyadaa saaran tahay oo ay tahay in lagula xisaabtamo xamse iyo xasan sheekh oo kahadli wayey waxay cadeyn utahay inay kadambeyaan ama raali kayihiin waana arin argagixiso oo lasoo xiraa odayaashii sheeganayey iney duqeyn doonaan dayaaradaha kasoo daga cabudwaaq iyo kuwa xabadeeyey video laga hayo in lasoo qaban waayo