TOOS Daawo Wacdarihii Maanta Ka Dhacay Baarlamaanka Iyo RW Kuxigeenkii La Magacaabay Oo Si Yaab leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 20

  • @AyuubMohamudsheikh-jz5lx
    @AyuubMohamudsheikh-jz5lx 2 часа назад +2

    Allah kuwaan umada ha ka qabto dhamaantooda waa khaa imiin oo uu ugu horey madoobe 😮😮

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 часа назад +1

    XASAN TUUUUGO AADAN MADOOBE TUUUUGO XAMZE MAAHSANE RIDA INSHAALAAH

  • @HalwaMahamed
    @HalwaMahamed 2 часа назад

    Maa sha Allaah way Heshiiyeen ee Maxay ku heshiiyeen

  • @nureinioufu3286
    @nureinioufu3286 Час назад

    War kuwaan yaa inoogu dhiibey waa dad kuwada yimid xaaraan kuwaan iyo ku villa somalia hoogo kuwaan waxaan illaahey ka baryeenaa inuu illaahey ina dhaafiiyo sida ugu dhakhsaha badan insha allaah

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 3 часа назад

    ❤❤❤

  • @mohameddahir7293
    @mohameddahir7293 Час назад

    Qur’aanu idin qabay, kuma cimra qaataan. Caaday ka dhigteen, kumana dhaqmaan.
    Dhaartu idin qabatay, maxay u maleeyaan, inta ay dhaartaan bay qabiil, musuq, eexasho, tuuganimo ay ku dhaqmaan. Haddii nin kasta oo xil loo dhaariyay uu dhaarta oofiyo, ilahayna ka baqo meel dalku gaadhi lahaa.

  • @abobasement346
    @abobasement346 55 минут назад

    OMG somali way u dhamatay intah nocan u yihin barlaman waxad modah suqih xolahah

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Час назад

    Dawlid nimooy xaalqaad saanaa

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi 47 минут назад

    Waa daalimiin waxba laga sugeeyn Somali umaqñeen

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Час назад

    Waar odaygan iska bedela, walaahi wuu ceebeeyey parliament ka Soomaaliya

  • @SalimcumarNaasir
    @SalimcumarNaasir 59 минут назад

    Quraanka waad ka beensheegtaan allow naga qsbo dhaalamiintan

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 Час назад

    Kan baarlamaan ma aha wuxuu u eg yahay ciyaalkadugsiga oo macalinkii ka maqan yahay yaab 😮

  • @HalwaMahamed
    @HalwaMahamed 2 часа назад

    Balamaanku Maanta Waxuu u Egyahay Caruur Ciyaaraysa

  • @cabdiaxmed231
    @cabdiaxmed231 47 минут назад

    bar lamanda calamka sidan lagumaso dhigo midhiyaha ee maxaa barlamanka somalida ay ogusodhigan isga oon anshixisu iyo qabayntisu sugnayayn midakale marki wax la an sixinayo afarta qodub ee ugu muhiimsan kalia haladubo ayan kula talin lahaa,, waa iga talabixin qolyahan warbahinta ee wax dubaya a anshaxa ina ay ilaliyan oo ay xaqijiyan iyagu inta anay sodayn waxay dubayan

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 3 часа назад

    🙏🙏🙏🙏🙏☘️🌹🌹🌹⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 часа назад

    Mooryaan isu uruurtay

  • @Cabdik.maxamedFarax
    @Cabdik.maxamedFarax 3 часа назад

    Tr

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 часа назад

    Rida xamze la heyste waa maahsane

  • @KiinMohamed-x5b
    @KiinMohamed-x5b 39 минут назад

    Alah hakaqsbto tuugadaan umada uhshiiye aadan madoobe tuug xasandhiiqo tuug xamse marxuun tuug dhamantood labada gole ama barlamaan waa tuugo

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤