HADAAD SHAQO RABTO TALLADAN QAADO! - Ahmed Somali
HTML-код
- Опубликовано: 6 сен 2024
- Dhalinayaradu markay ay shaqo raadis tahay waxa muhiim ah ka hor inta shaqooyinka aanay xareysan in ay bartaan xirfadaha kala ah, habka CV qurux badan loo diyaariyo, sida shaqooyinka ay rabaan iyo aqoontooda iyo khibaradooda la iskugu beego iyo hababka ugu wacan ee loo gallo wareysiga shaqada (Job Interview).
Hadalkan yar ee koobaan waxaan kasoo jeediyey madal lagaga hadlayey dhalinayrada iyo sida aqoontooda shaqo raadista sarre loogu qaadayey.
Barnaamijka oo dhamaystiran halkan ka daawo: • Sidee loo xallin karaa...
SEE MY WORK/CONTACT ME
Facebook / nacasbaanasta
Instagram / ahmetsomali
Twitter / ahmetsomali
Mahadsanid ahmedow!
Halkee isagoo dhamystiran kadawanaa wll
Noolow walaalo. You inspired me tonight !!
Kudos brother, keep the good work !
You hit the point
Good point wlhi jawbti meday
Fariid