We love you young and old edo may Allah Almighty bless djiboutien yaa raabi اللهم اصلح دات بينهم يارب العالمين اللهم يسرلي أموري اللهم امين يارب العالمين اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه
ismacilow awoowe umada ka xishood o umada kama wacanide dalka dorsho ka ridoo o xukunka iskaga tag umada wad ku ragtee awoowe edo adiguna wali ma jeceyl ba ku haya u ismacil kaga baxay yarantadii m.weynihu wax ma dilee e dibiga iska dhaaf ha nolaato shacabka jubuuti
Wuxu sida ideenku galaya comments kaa eeg mid Somali ku hadlaay arki may side French I modaayan wale ka tahay ilaa qiyaamah sida ayuu ideen ahaanysa sorry guys
Madaxweynaha jabuuti waa faransiis wuxuu gaalka jabuuti haysta ka yeelay in diinta, luuqada soomaliga iyo cultureka laga tirtiro caruurta soomalida ah ee reer jabuuti yaaaaahuuuuuuu May Allah punishing him
Inta tiktok ka so argtay walipa imika ugu horeyso😂Hees way dhaftay tani maamo😮❤😊
rer Djibouti waa dad bila damira oo dulman oo baqa somali meelna kamay racin doqonimada gabadha kaliya ee sidaa raga uu hadashey nimco sharaf 👍👍👍👍👍👍
War,,Dadka,,,,Ka,,,,Ha,,,,Cayin,,,,Tugyhaw,,,,Benlaaha,,,Rer,,,Jabuti,,,Wa,,,dad,,,Sharaf,,,Leh,,,o Gobigob Dhashay,Ahh Nas Ahh
Nabad waxkafiicani majiraan samirka waa lagi faaiidaa
Ayub Eid Nabad iyo damiir iyo dadnimo ayaa laraba sida nimco jamac oo kale
Nasra yusuf wlshy waxan idiin rajeynaya inu allah waayn ina caafiyo intaanu kadodeyno umad u allah aburey theena hagafugirno
Hhhhh qarax baad rabtay miyaa nabad baanu ku nolnahay alx
Nimco taariikh dheer iyo Halgan bay usoo martay djabouti waan la ilaaliyaa la sharfaa
Auntie neima djama you're legend 🙌❤ habo I love your voice so beautiful viva nolow weliga viva Djibouti 🇩🇯❤💖
Rihab is the first thing you
Wadaniyad weeye ogoleyn dhiigyacab weeye ismaciil juudaaan
Ilaahay ha idinka dulqaado
Culeeska jabuuti 1977 ayee
qaaþey xoriyadda hada waxaa dhaamo soomaaliya 30 dunsaneed
ILAAHAY hakujeclaado nimca aad ayaan ujeclahay nimco sida ay dalkeda dadkeda ujeceshahay iyo geesnimada
Yaa manta ilmenaya dadkeygow 🇩🇯😭😭😭😭😭😭qalbiga ka ooya Wlhi
Ilama imika ayan oyna waa 2024 wali waxan dhageysaneyno nima❤
Waaa runtaaa wll ilaaa imika wan dhagaystaaaa
We love you young and old edo may Allah Almighty bless djiboutien yaa raabi اللهم اصلح دات بينهم يارب العالمين اللهم يسرلي أموري اللهم امين يارب العالمين اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه
Cadowga ILLAHAY haka fur furo Djabouti ismail omar geelle bay u afduubnatahaye😔
Japuuti Aad paan U jeclahay wlhi😢
Halgamaaa weeye nimca gabar aan baqan wlhi
D jabuuti dulmi baa ka wadaa ismail umar
Allaahu akbar waadankeeni qani illaahoow kudhoowr geesi geerida madiido jaah 💙🇸🇴💙🇸🇴💙💖🎉👏👏✌️👍👌😢
Nolow edo nima waan guleysaneyna incha allah
Nimco Jaamac Migil Wa run mama Qaran runti 😭😭
the QUEEN OF DJIBOUTIIIIII🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
The sorcière of djibouti neima djama
Ispic Carrécas LOL SHUT THE FUCK UP!!!
Neima djama miguel taalo aya djibouti lagaga dhisi inchallah
C'est bien neima djama ❤❤❤❤❤❤
Hooyo halgamaa ah. Cimrigaaga alle ha dheereeye Hooyo.❤
Xaqiiqadaad kahadashay waa sida maanta muuqata
Habo nimco djama dalka wad jeceshahay ee aya ku yidhi ma jeclid?? Waa qaldanee qofka
Habiba Houssein Katihabiba Houssein walaahi qalbiga ayaa ixanuunta markay dhahdo damiirkaan ka ooyayaa ilmada waan udaadiyaa
ILMADAA WAAN UDAADIYAA WAA RUNTEED WALAAHI ANAA ARKAY IYADOO OOYAYSAA NIMCO ILAAHAY HAXAFIDO
Ayub Eid waa runtaa nimco qalbi fiican wadaniyad xanbaarsan yayledahay ILAAHAY hadhowro
Wow! HOOYADAN MEEL BAYKAGA SOOHADHEY Labadoodaba
Asc nimcomo jamac waa runtaa 100% anogoon jabuuti u dhalan baa marti kaga ah
Reer jabuuti inay qalbiga ka xorooban ayn rabna nimco jama ku jeclhay maamo
samsam moha haa walaahi nimco aragti dheer
Nasra yusuf Cilmatan waa xaq udirir Nimco jamac allaha ka dul qaado kaligi taliska reer jabuuti 😂😂😂
Nasra yusuf Cilmatan waa xaq udirir Nimco jamac allaha ka dul qaado kaligi taliska reer jabuuti 😂😂😂
@@samsammoha385 Aamiim cidka khayr roon xaq iyo cadaalad horumar ILAAHAY HAKEENO SOOMAALI OODHAN
Ayub Eid Nimco markasta haloduceyo dulmiga jabuuti lagu hayo qofta iftiimisay waa nimco jamac
Codka iyo ereyada ❤😢
Nimco du nimco chef du chef wa ku moi j'etaime trop ce bon
waqtiga wa koben yahay geridin wey iman inshallah jabuuti wey jirin donta
This women is wonderful that is real Talk 😢
Allha haka xafido edo Mcn ❤❤❤
nimca jamaca❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Dj bouti damir❤❤❤❤ 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Duqda maa iska dishaan reer jabuti 😪
😄😄😄😄
Rer,,,,Jabuti,,,Wa,,,dad,,,Wanagsan,,, oo,,,Somali,,,Ah,,,Oo,Dir,,,,Ahhh,,,,Dhald,,,Ahhh,, ,,,Ilahay,,,Ha,,,wada ,,Xifdiyo,,,dhamantoda,,,From,,,Somali,,,,Galbed,,,,Imey
Wiil gadsan iga dheh
Thank you sister Aad Iyo Aad ayaad u Mahadsantahay Ilaahay Ha Dhawro ummadeena iyo Dhamaan walaalaha soomaaliyeed Meel Kasta Oo Ay jooganba
Fantastique c'est une Nationalité pur et Ancienne chanteuse
Nolow edoo nimca djama heesti caade mahin😂😂😂😂🤗
jabuuti isbadal ayay ubahantahy si loo badbaadiyo
Ha ana madaxmene ga noqonaya isuga
Vous êtes la meilleure je vous souhait une longue vie
Nimo Jaamac God bless you ever thing you said is true halkuu ka kali Rabi geele calool😮
Ana wan ku jeclahay ❤❤
Fantastique ancienne compatante du pays sinon tu gère trop
Fariid weeye islaantu wallah
Masha Allah ani edady ilhy hanuka dayo gessiyad naga dhlty
Ciimrigaga alaha dhereyooh edoo mcn cibado subaan khatumooh kheir insha alaah wadaniyaad dhabaah
Maamo nolwo waa Ruuna😭😭😭😭😭😭😭💔💔🤲
Msha alha Msha alha Msha alha Msha alha
Reer djbouti kama xoroopayso inta ay hayzato omer geele hadane ma aqan xiliga zoo zocoto ma geerida ka qaadi kurziga mize laga guulayzan
Ismacil maa xume xil ka kaliyaa bu jclyhy wana tagayaaa mardhow✌🏾
I LOVE YOU 😘❤️❤️❤️ GOD BLESS YOU FOR EVER
Ce vrai hoyoo nima djama il y a ps de justice 😭😭😭😭
Kaliy maaha uu nayidi duqdaa ku jirtoo najiyidhi waa way Markaa shantii?
GEESIYADA HALGAMAAGA GEESKA AFRIKA NIMCA JAMAC MIGHIL NIMCO SHARAF NOOLOW
Waa hees aad uqosol badan cashar bay udhigtay labadaba kkkkkkkkkkkkk
She’s amazing
C'est la vérité 😢😢😅😅
GRATSSIE MILLE NIMA JAMA ALLXAMDULILAH
Nimco ILAAHAY hakujeclaado
Yeux
😭😭😭fariid dhigu biya maha
Nima Djama Miguil 🥰🥰🥰
Reer Jabuuti Waa Su,Aale Bul dhaqo Micnaheedu Waa Maxay Waa Su,Aal
Force à toi la diva ❤️🇩🇯❤️
43 ans en larmes !
43 years between two guys, and may be more years, who knows, according to Afewerk
Cette chanson elle dit la vérité sur notre dictateur mais bientôt c'est la fin inch Allah
Long vie pour toi mamam neima djama miguel
Meeldheer ayay wax ka eegasaa
ismacilow awoowe umada ka xishood o umada kama wacanide dalka dorsho ka ridoo o xukunka iskaga tag umada wad ku ragtee awoowe edo adiguna wali ma jeceyl ba ku haya u ismacil kaga baxay yarantadii m.weynihu wax ma dilee e dibiga iska dhaaf ha nolaato shacabka jubuuti
Hees qiro le kana hdlysa wxa jira
Gabadha madaxweyne Ismaciil Cumar gelle wa gabar adag gacan ban u taagey ma liiceyso Oyinta iyo baroorta wey ku raaxeystaa
Waxaad tidhaa anigu qawanaantaan jeclahay anoo yar iyo anoo todobaatan jira
Nimco Djamac nolow haabo😘
Viva neima djama maman ,
Verité pure 😍❤❤❤❤❤👏👏
Naima jama gesigad
dalkeda jceyl❤
fuaad free 😢😢
NOHLOW NEIMA JAMA FOREVER AMIIN
Nolow edoo nima djama miguil
😢😢😢😓😓😓
Félicitations oui ce vrai sa nima djama miguil
Nolowwwww Mam .....!!Ameen@@@
Force à toi tâta ❤😊
Waan Ku Heestaa Bari Samaadkii Lakiin Shalay Maañta Ma Aha Qofba Waa Qabiilkiis Kala Bax ,
Damiir waniyad leh baat tahay
Masha alah mama geesiyada alaha noka dayo maman
NIMCA. GEESIYAD. WAAYE. LKN GARAB MAHAYSTO😢
Alshabab miyaa waayaab,ayagaa hoowshaa ku dheeraa.!
Ala u ekaa mida hada wadanka heesa ta
machaallah edo nima djama miguil viva
Duqdaa falisu yiri duqdii dila bay tiri 😞
Nimco waan firyaaa eryo deefa
Guul iyo gobanimo habo mcn
Forever edo
Wuxu sida ideenku galaya comments kaa eeg mid Somali ku hadlaay arki may side French I modaayan wale ka tahay ilaa qiyaamah sida ayuu ideen ahaanysa sorry guys
She is patriotic
Nimco walbo waa wadaniyad
Eyaa wa islantaa 😂😂
❤❤❤❤❤
Maxkamadaha ayaa lugu dulmen yahay 😂😂😂😂😂😂😅
Walhi ilahay hadinaka qabato ninkaa
Viva nimco
Baalaha ka rafi si fcn balaha uga rif ina cumar geele
Www nice song❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍😭😭😭😭
Madaxweynaha jabuuti waa faransiis wuxuu gaalka jabuuti haysta ka yeelay in diinta, luuqada soomaliga iyo cultureka laga tirtiro caruurta soomalida ah ee reer jabuuti yaaaaahuuuuuuu
May Allah punishing him
Mucaradnimadu,,,,Calamka,,,Aya,,,Ka,,,Jiryaaa,,,,Cadi weye,,,,Ilahay,,,,dawladina,,,,jabuti,,,Ha idin,,,Adkeyo""""M,Cuma,,,I Gele,