Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha guuleeyo hana u maciino walaalaha xaq u dirirka aamiin
Kolay waxan u rajaynayaa insha Allah guull iyo goobanimo tahrir al shaam iyo umada Musliminta dhamantootod Allaha mideeyo qalbigooda iyo qulubtooda umada Musliminta dhaman reer Syria insha Allah
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
Wixii dhacay ha iska dhaafaan nimanka suuriya qabsaday oo ha loo midoobo maraykanka israel kurdiyiinta iyo imaaràdka afartaa ha iska ilaaliyaan reer suuriya lkn ruushka Iran xisbulah iwm ha la iska dhaafo warkooda
Ruushka hanjabaad looga ma baahna. Waa in ruushku raaligalin ka bixiyaa dhibkii uu ugeystay reer Suuriya. Soona dhaweystaa madaxda cusub ee reer Suuriya.
Ilaahayo mrnba kamanu rajo dhigin ee sida umada soomaaliyeed u jabatay suriyan ha u jabin somaaliyey aan ka wantawuno dhigan muslimka ee aan malayacaniga ku daadinayino haddii kale ilaahy dhamanteenba waa inagu iqaabi
Urdugan Waxuu Rabaa inuu Qabto Doorasho Uu Mar kale ku Soo noqdo dastuurkana Uma ogala lkn waxaa loo ogol yahay Doorasho waqtikeedda laga Soo hormariyo mana Sameen karo Aydoo Xaqooti Seriyan ah ee joogan Turkiga Urdugan Mas laxadiisa Ayuu ka dhaxarkay waana Sideey ila Tahay Markaan figiray
Turkiga aniga ahan qalad ayow galay wayo iran roshka suriya iney hishish kuwada jogan suriya lkn turkiga wa diday hada Israel aya suriya sidey rabtu kayile lkn turkiga Israel wax madhihi karu lkn rushka Israel wakabaqe
Ruushka asagaaba suuriya danbi ka galay hadana bishaar dadqal iyo aalkaluustihiba jeebkiisay ku jiraan jiraan irana raali ayey ka ahayd dadka xabsiga ku jiro in la laayo maxay hada uqaylinayaa qaraarkii maa taabtay waxbaa u dhiman🥺😡

Mash Allah wll fartuun
Mahadsanid walaalkay maxamed ismacil shukran maracadde show
اللهم انصر إخواننا في فلسطين وسوريا واليمن
Kolay waxan u rajaynayaa insha Allah guull iyo goobanimo tahrir al shaam iyo umada Musliminta dhamantootod Allaha mideeyo qalbigooda iyo qulubtooda umada Musliminta dhaman reer Syria insha Allah
ILAAHAY HA UGARGAARO MUSLIMIINTA
Xaqu marnaba ma guul daraysto maracadow xamaasana in sha allaha way guulaysan doontaa maalin uun xaaladu markay ugu adagtahay ayay guushuna ugu dhowdahay
M.ciise wxaan ku waydiinayaa seyria gabi ahanba miyey la waregeen mise inta badan ayay la wareegen adoo raali ah war inaga sii inshll
❤illaahow❤ islaamka. Guul sii aamin aamin aamin ❤yaa allah❤
Waxaan u maleynaya Shiicadi baa loo soo dhiibay qaraxa
Jaab hoog iyo halag allah swr hakurido yuhuuda amin
Asc haa waa dharbarjabkii ugu weenaa ee garay ruushka iyo iiraan
Thank you for the update maracadde show ❤❤❤
الله اكبر
ولله العزة ولرسوله وللمومنين
May Allah keep and help the people of Palestinians
Waouh okcomment il faut le déjeuner un master🎉❤
Ku sali xabiibkeena nabiga scw ❤
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wan kaaga mahadnaqayaa daadalkaad sameeysey aad ban ugu kalsoonahay guull iyaan ku rajaynayaa insha Allah
Thanks ❤❤
Israiil waa iga hor imaatey ciilkeda ayaa ihaya
Allahu akbar
اللهم انصر اخواننا المسلمين
Anku salino nabiga salalahu caley wasalam ❤️🩹
Allahawnaxaristo
Magalada homs iyo magaalada moskow
Alle hajabiyo yuhuuda iyo kuwa musliminta dhibaya
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين 🤲
Guul incha allah muslimiinta oo dhan galadanaa allaha jabiyoo
Alhmdulillah 😢❤
Mahadsanid
Wixii dhacay ha iska dhaafaan nimanka suuriya qabsaday oo ha loo midoobo maraykanka israel kurdiyiinta iyo imaaràdka afartaa ha iska ilaaliyaan reer suuriya lkn ruushka Iran xisbulah iwm ha la iska dhaafo warkooda
Ku sali nabigan maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Asc hadii illahay kabadbaadiyo faragalinta iyo weerarad reer galbeed way guulaysan doo naan dawlada cusub eereer syria
180 weerar oo cirka ayey Israel ku qaaday , Suuriya 24 saac . Ee u dambeeyey .
Waxay burburisay dhammaan awoodii iyo cududii Milletry ee Suuriya .
Caalamkuna wuu fiirsanayaa .
Dhawr wadan ayaa ka hadlay , kuwaas oo aan wax macna leh ka sheegin .
Waxaa ka mid ah :
Maraykanka oo yiri ; kuma raacsani , waxay Irael wado gudaha Suuriya .
Turky , Algeria iyo UAE :
Oo iyaguna cambaareeyey , Israel .
Lkn . Suuriya waa la qabsaday inta lagu mashquulsan yahay Xabsigii Bashaar iyo Tacadiyadii uu ka geystay dalja .
Dawlagaha dhaman waa khayimin
Warkaaga Waa Top Ee Xayaysiiskan Somalida Ee aan Faidada lahayn iska dhaaf
Yunis 181
Ku sali xabiibkeena nabiga scw ❤ please
Rushka wa dowlada calamka ugu fican lakin Bishar Al Asad wa mujrim
Turkey 🇹🇷 way gaadan tahay ninkaan ay wadado Al joolaani waayo waa yahuudi waliba wajigiisa iyo dharka aw xiranyahay 😢
Wax hubsashada ayaa wanaagsan
Ruushka hanjabaad looga ma baahna. Waa in ruushku raaligalin ka bixiyaa dhibkii uu ugeystay reer Suuriya. Soona dhaweystaa madaxda cusub ee reer Suuriya.
Sxp waad qaladay waxaa lagaa rabay inaa dhahdo dimisheeq
Ilaahayo mrnba kamanu rajo dhigin ee sida umada soomaaliyeed u jabatay suriyan ha u jabin somaaliyey aan ka wantawuno dhigan muslimka ee aan malayacaniga ku daadinayino haddii kale ilaahy dhamanteenba waa inagu iqaabi
Nabsigii uu ka galay shacabkiisa ayaa maanta sababay in la gubo qabrigii aabihii walibo qabriga aabihii waxuuba u dhisay sidii qasri oo kale hurdo fiican kuma hurdi doontid 20 biyaaano Ilaahey ayaa u soo hiiliyay shacabkiisii uu gumeysiga ku heestay alxm
Dhamaàan muslimiinta hagulaystaan❤ meelkastoy joogaan
Si fiican buu uga toogtey dhabarka wuuna ku hagaagsanaa ( nin raga )
Asc mudane Ruushka inuu eedeeyo turkiga sax ma aha sababtuna waxa weeye bal aan isbar-bar dhigno 2 arimood 1 danihii ruushka iyo awoodiisi uu ku lahaa Syria inay meesha ka baxdo iyo taxriiru sham oo dadkoodi si xad ka bax ah loola dhaqmay oo aan horay loogu arag aduunka inta la xasuusan yahay in la caawiyo ma dhibbaa, sidaa darteed labadaas arimood keebaa sax ah oo xaqa waafaqsan hadii dhankasta laga eego xag bini'aadantinimo iyo xag siyaasadeedba Haa waxa inoo soo baxaysa ruushku inuu tiisa oo kaliya uu ka hadlay balse uusan marnaba ka fekerin umadaas reer Syria dhibka xanuunka badan ee loo gaystay. Mahadsanid mudane.
Urdugan Waxuu Rabaa inuu Qabto Doorasho Uu Mar kale ku Soo noqdo dastuurkana Uma ogala lkn waxaa loo ogol yahay Doorasho waqtikeedda laga Soo hormariyo mana Sameen karo Aydoo Xaqooti Seriyan ah ee joogan Turkiga Urdugan Mas laxadiisa Ayuu ka dhaxarkay waana Sideey ila Tahay Markaan figiray
Faaraxow aragti fiican Soo qora oo waxgal waxtar leh . comment fiican
Ka faalooda qaarkiin
Waxaa Qasbiiyan Ah. Inlala xisaabtamo intii maxaa biista jirdilili jirtay Loona cinqaabo
Si Ey usamraan Dadaka La dhibaateeyay
Erdogan iyo xertiisa Daacish Syria waa la waayi doonaa waana jabayaan.
Dhibaatada Dadka Suuriyaanka heysatey dan kama galin cidwalbo oo ka xun iney Suuriya XOROWDO ee lakin danahooda bey ka hormarinayaan oo wa daneyste
Ulajeedad oo ah inuu uyeedhinayay wixii usameeyay Al asad
Duqeymaha israiil aykawado Suriya laga mahadlayo miyaa
Turkiga talaabo uu ku qasbanaa ayuu qaaday ruushkaa iyo turkiga wey isla ogaayeen isbadalka.siiriya
Mucaaradka iyo turkiga kama hadlin arinta Israel oo dimishiq wax yar ujirta. Iyo duqay maha is dabajooga ah Israel
rushka & iraan waxey tageereen cadaalad daro lakiin turkiga waxaa uu tageray cadaalada & haqa ayaa hiiliyay
waa arin lagu dag dagay in la yiraahdo turkigu wuxuu qayaana ruushka
Asalaamu calaykum sheekh waxa aad tidhi bashaaral asad waxa uu doonayey inuu ku dagaalamo xumus iyo Moscow adigoo u jeeda dimishiq.
Arintii elhopia iyo Somali
Muslimka meelkas ta ay joogan maxa dhibatada dàba dhigay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Wararka Somalia waan kaasugayna
No no soomalii
Sihun ayuu udharbaxey turkigu rushka iyo iiran
Dawlada ku meel gaarka ah ee suuriya waxaa soo dhisi doona Israil
Moscow ha oran ee dimishiq dheh
Saxid Moscow ma aha xalaf ama dimishiq
Xayaysiiska nagada ay bad tahy
Nolol ciqaab iyo cudur aan dawo lahayn ku nolow indtaad dunka kor jogto axmaqow subxanalah 😢
Turkiga aniga ahan qalad ayow galay wayo iran roshka suriya iney hishish kuwada jogan suriya lkn turkiga wa diday hada Israel aya suriya sidey rabtu kayile lkn turkiga Israel wax madhihi karu lkn rushka Israel wakabaqe
Meqa sano ayuu duqeynaaye maaxuu ugu calin waaye isreal maalinkasto duqeyn jirtey ruushkà indhaha kadwan jarey mahiimada waxee ahead intoodaba dadk sunika ah in labaabiyo kuhashiyeen
My kuumana jabinin maxaayeelay saldhigyadooda waa loobadbaadiyay
Haa wa in u rageliyo turkigu 2wadan hadi kale israel u ra
Bishar iyo carurtisa iyo inta masulka ka eh xasuqa umadas wa in xabsiga lagu ilawaa
Xaasid sanaa ninku ma wuxuu rabay suuriya inay duligaa ku noolaato🤨 aduunka ruushka unecbahay waxaan xasuustaa diyaaradihii uu ku garaacay shacabka
Fast comment 😂
Waa gaalada ama munaafaq ayaa dilay
Ruushku kama difaacayn dalka suuriya cadawga yuhuuda oo weerar ku haysay
Inuu ku dagaalamo magalada homs iyo Moscow 😂 waa dareemi karaa in aad wararka kgu bateen wll
Tuurjume xuun
Turkiga cidna duulaan kuma aheyn waayo koox kasta danteeda ayey fiirsataa, wadankana nimanka hadda lawareegay ayaa iska leh
Yuhuuda wadankodii burburiyey qaarna qaatay maxey kayelayan mase ayaga iska adag
Ruushka asagaaba suuriya danbi ka galay hadana bishaar dadqal iyo aalkaluustihiba jeebkiisay ku jiraan jiraan irana raali ayey ka ahayd dadka xabsiga ku jiro in la laayo maxay hada uqaylinayaa qaraarkii maa taabtay waxbaa u dhiman🥺😡
Adeer ninkasta dantiisa asaga ayaa aqaano
Qoraaga ruushka wuu edebdaran yahay
Ninba dantiisa ayuu eegtay ruush yuu cabaadin
Erdoğan waxa uu ilaashanayaa danahiisa❤
Ruushku haddi uu col isaga dhigo Turkey waa baaba iisa 😂
Gaalo wey kawada xunyihin in ay arkan muslim suninah oo awoodleh Qoraagu fariin ayu udiraya ehelkisa si looga hortago.
sabbto ah putin wu awoody inu toos ula dagalo xooga lkn si dadbn ayu raali uga ahaa qabsashada
Arcawa mel fiican ban kasomuqday
Kooxahan kolay waxaa wata galbeedka waxaana looga jeedaa ruushka iyo in siiriya lamariyo halkii lamariyay ciraaq liiniya soomaaliya suuriyana waa latirtiri ruushkan saldhigiisa ayaalala wareegi israaiil waa u xor wax kasta ooy samaysaa
ilaahay ogolaanshihiisa ayay waxkasta kudhacaan
Ruushku sharaf mallah iyo abaal toon waligii ma badbaadin cid saxiib la’
2th comment
Suriyawayiudhaatayi
Russia iyo mareykan wey is ogyiin waxa loo socdana waa turkey iyo iran si wax la xooga loowaayo allaah jabiyo Galo iyo munaafiqiintaba
🆗️👍🆗️👍🖐🖐🖐
Urdugan shacabka siiriya Cidna wax kama waydiinayo
Suriyahanooto
Mosco aaaa
Wararkaaga ila labadi iyo 2022 wan kula soocda waxan jooga jigjiga downlaad degaanka Ethiopia maclumadkaaga aad ban ugu xirnahay runtii
❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
Wuxu jabkodu bilaabmay kuwa islaamka dhibateyay
Moosko😂😂
Waar maxaa dhabar toogasho ah nimankan xabaallah gubaya maa dad dhafaya carbtu waa ducufo sharaf mallah galladu waa yaqaanaa qabka lool dhaqamo carabta xukunku madax maray
Dhaandhaanka erdogan waaka qoomameyn doona taagerada kooxaha argagixisada ee uu taageray indhihiisa oo shan ah waxa dhawaan la aqoonsan doona dadka Kurdistan qorshahaasna waxa isku raacsan Israel iyo mareykanka
Munaafiq nacala kgu talla
@hariirDubbe ibnu sina boqol nacdalood ayaa korkaaga taala
badow muxu uga baxay