Boqor Buurmadow Oo Boqol Geela Oo Soconaya Ku Wareejiyay Beesha Sacad Muuse Oo Gabadh Siisey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 сен 2024
  • ASXBAATA SUSCRIBE SAAR CHANNELKAN LIKE SHARE INTABA ASXAABEEY THANKS ALL MY SUBSCRIBERS

Комментарии • 14

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    Masha Allah ilahow isu barakee boqorkeena ilahow maalkiisa u barakee inta u hadhay oo ah kumanaan labada is aroosay ilahow guulee ubad khayr leh ku arasaaq isha xasidkana ilahow ka badabdi

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    dadloo hore sidasaay u bixin jireen walahay eedaday abahay walashiis boqolka gela iyo barqabkii iyo faraskii ayaa laga bixiyaay masha Allah imainka dadkiiba waxaay noqden iska guurso

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад

    Muuse samiri iyo Ina kaahin waxaad ogaataan gabaygii ismaacil mire kaskoogaba may galin Inan yar baa keebka uqaban inshalah aamin now ❤❤❤❤❤

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад

    Jeegaanta waxaan Soo xasuustay gabaygii kaaryoonlaha idoor qaarbaan kurdad awoodine kulama doonayo kafkaftiisu waa inta uu koobka shaah cabayaaye❤❤❤❤❤

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад

    Idoorow waxaan Soo xasuustay gabaygii Cali khallif idoor marduuf qaaday helay waa majnuun falane marka aad mirqaantanbaad Mohamed iyo malaaigta caydaane❤❤❤❤❤😊😊😊

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    wa oday faaxaala ooo qaniyaa intaas mahaee wuu bixi yaa geelisaa sadaxda kun aha caanaahiisa wuu sadaqeeya ma iibiyo isagoo ka heli lahaa lacag badan hadna ma iibiiyo

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Месяц назад

    Waa madal kuculus bariga somsliland oo mideeyey dalkii oodhan.

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Месяц назад

    CADOW ILAA XAASID IIMAANKIISU DUCUF YAHAY U NAAGEEYA FAQASHTII HORE IYO TAN MAANTA

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 Месяц назад

    Way bilabantay sheeko jeeganti hhhh

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 Месяц назад

    OGI OGI ISTIIL IYO ISASO ARGOOFKA,

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Месяц назад

    Iidoor markay kala guusanyaan waa guurti marka kale waa dad qayaaladi waashay ma muusa sixray oo ay kabaqaan bal hadaawada

  • @axmedgalaydh-lf7rg
    @axmedgalaydh-lf7rg Месяц назад

    Idoorow xabaalihin way qodan yihiin xagaad qabanaysaan idinka ayaa yaqaana xadhiigii ilahay waad goysayn kibirna waydunku darsanteen

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Месяц назад

      😂😂😂 ninkii iga dheeri ha iga dul boodoo adiga iyo aabaha anigaa ku gumaysan jirtye aduu xabaashaadii sii qodk yaa inan gumeed