Labada bayd ee ah: 1. "Waxan aad ku saxateen illeen waad la socotaane" 2. "Idinkaa saxeexay oo lahaa sabti koowaade" Waa gef iyo godob aad abtiyow naga galayso. SNN inaad difaacdo adduunka xoogaa inay kusiiso waa macquul, laakiin aakhiro waxba ku tari mayso oo walle ah, ee abtow ha karaama seegin beentana iska daa abti nin weyn oo weliba edeb leh baad ahayde. Annagu SNM waxaan u arkaynay sida saxda ahna ay ahayd inay ahaayeen jabhad Isaaq, heshiiska aan la galnay wuxuu ahaa in aan kala badbaadno oo xuduud-beeleedka Isaaq iyo Dhulbahante aan la isu soo dhaafin. Si aan uga badbaado colaado sokeeye oo waqooyiga ka dhaca sida koonfurta. Weligayo maanu galin heshiish Somaliland wax la yidhaahdo hala dhisto, dalkana ha la kala gooyo. Never abti.
Haddaan magaca kuu baddalno oo nidhaahno "poem" waxad odhan waa casri.. ileyn Ingiriisi iyo af soomaaliga oo laga tagaad ilbax moodaysaa ee. Jaahil adaa tusaale u ah ee meel fog waxba ha ka raadin
Masha Allah wllo aqoonyhn Allahku Barakayo if iyo aakhiroba
Abwaan waraabe maanta loo bahan yahay indheer garadnimadadi. Waa in aad ku talisaa sidii ciidnka looga dulqaadilaha laascaanod marka derisku iyo ehelkuba isaseegi maayan rabitaan koodana waa kawada hadli karaan. Balse jujuub iyo Xoog maya maaya. Iyo khasab ku go
Abwaan mohamed saleebaan aan aad utaageero oon dhagaysto badanka runtana labada dhinac taabsiiyey
Qaladka ugu weyn uguna culus reer sool saaaray
Masha Allah waa seytahay wada hadal wax dhama lawaa.
Labada bayd ee ah:
1. "Waxan aad ku saxateen illeen waad la socotaane"
2. "Idinkaa saxeexay oo lahaa sabti koowaade"
Waa gef iyo godob aad abtiyow naga galayso.
SNN inaad difaacdo adduunka xoogaa inay kusiiso waa macquul, laakiin aakhiro waxba ku tari mayso oo walle ah, ee abtow ha karaama seegin beentana iska daa abti nin weyn oo weliba edeb leh baad ahayde.
Annagu SNM waxaan u arkaynay sida saxda ahna ay ahayd inay ahaayeen jabhad Isaaq, heshiiska aan la galnay wuxuu ahaa in aan kala badbaadno oo xuduud-beeleedka Isaaq iyo Dhulbahante aan la isu soo dhaafin. Si aan uga badbaado colaado sokeeye oo waqooyiga ka dhaca sida koonfurta.
Weligayo maanu galin heshiish Somaliland wax la yidhaahdo hala dhisto, dalkana ha la kala gooyo. Never abti.
Ilahay ha inna fahansiiyo sida saxda ee waddankeenna iyo shacakeennu ku badbaadayaan
Wwooooow woowowwow war run badnaa ninku waxan aad ku saxateen illeen waad la socotaane hahah😂
Waankusalaamey waraabe A. B.t.d.
Sandullayni tala ma ahan iyo xoog ku socodsiine
Mashalaah waano
Warutii
Maxaan kulayabaay ader gabaay wa laga tagaay qarnigi 21 labatanaad ayaan kujirna ader gabaay wa laga tagaay ya jahiil
Haddaan magaca kuu baddalno oo nidhaahno "poem" waxad odhan waa casri.. ileyn Ingiriisi iyo af soomaaliga oo laga tagaad ilbax moodaysaa ee.
Jaahil adaa tusaale u ah ee meel fog waxba ha ka raadin
Yaa laangaab bin hashim bin adoon. Caadi is ka dhig
Ninkan gabayguu ka gubanayaa zhp mad fahmin run kama ahee
Khaniis gabay aanu isir u lahayn calalunaya
Af ugu jawabtid mahaysid qudhacow miya
Run badana kani waa indheergarad.
Ugu yaraan sedex jeer ayaanu talada sool seegnay.
Dadka reer woqooyigu waxay ahaan nin shimbiraha laheelaysaaye.
Iyo nin yaabana dhabanka iyo gacanta ayaa la ahaa.
Inkaartase somalida haysata ayaa ah in ilaahay taladdii waxma garato iyo macaan jecel gacanta u galiyey.
War gabay walligi banu dhiman xata Arabta bay dhacan uu tahay.
abwaan heelo
Waa gadhyaqaan