@@hamzeoogle8309 Inaadeer fanaaniinta kale may amaanin ninkii dadka xasuuqay Ninkani Wuu amaanay weliba heeso BADAN isaga iyo intii u heesi jirtayba Hala xidho
illajey meesha wanaagsan wax ha kaa tuso meessha wa a jigjigaa caalnaka blue hargeiosa laga tagaey hadi somalland sow kolka a farmajo madaxweyen u noqan maayo ninka a dadk a qarxiyaa
Gabdhaha maxaa daray. Il go ayaa ka muuqdo. War sas ma ahan xalka. Hadii la is cateeynayo. Gajo la iskuma dilo. Wajiga ayad ka duqoweysa indhaha hoostooda aya ku dumayan. God ayey ku noqonayan
Hani maxamed Great Garxajis Ma tihid Anagu See Xor Waa nahay Niman dal Looga baqana waanahay niman dal Dhisana waa nahay sidaa maanta Somaliland aniga la'aantay ma jirteen Lkn Aar laydhsanaya lama taabto Musa na taabtay lkn madax tooyada Caare ayaa degaya naaya heego Jeegan Hana sheegan naaya We are de wall Great Garxajis👊💪💪
Wah xidiga geeska wa hanti qaran😍jijiga inolow gobonimo ku wara
Waxay noolaanayaan markay ifraax toolmoon ka dhigaan xidigta geeska cid walba ka hor mariyaan
@@saeedguled3275 ifrax tolmon qar ka shidnba no jooga agah
@@nimcomohamed3134 agah shidnaanta labiska ayaad u haysataa anigu codkeedaan ku haystaa nooh
Nimco mohamed
PC
Noca dhahaya Rer somaliland wa cunsiriyiin wlhi Dad aan cidna necben palze dhulkoda jecel
Viva jig jiga dariskena xalasha
From hoyga nabada hargeisa💚💭❤
All Somali people should love each other nomatter political differences one love jahlilga halaga baxo
@@mojimjames7263 sax wlhi ❤wll
Dadka Somalidu ha wada nooladaan dhaqan dhaqaale side aduunka loo wada dhaco ha bartaan yaan dib laysku dilin viva all Somali people
Duriyadi Somaliland hore usocda rr tolkay one love💚💭❤👏👏👏👏👏👏
Wooow xidigah geesku way ka tumeen wlheen Somali Itoopiya we don’t have anything but love 💕 Somaland
Wwww Eshcal hees Xidigah Geeska Duriyadi Somaliland 😍😍👏👏🖐Reer Jig jiga Daad nasap oo anu Walalo Somaliyeed nahey nolada 👏👏👏👏😍😍From Hargiesa✋
cabdi hani xaashi cabdilahi
xidigaha wuxuu ugu jiraa
halkii
nimcaan xasan cabdiraxmaan hilaac
hadaa igu raacday like iigu qabo
somaliland ❤
peace from Bosaso 🥀😊
waaaw Abtigay Mohamed JeezTo iO xidigaha geeska😍
Maasha allah
xidigaha geeska wllhi Somaliland abaal idiin hysaa cid idin gaadhysaa ma jirto....hani,love,saban,iyo inanka kle waan idin slmy wllyaal idin jecelhy runtiiiii......
Calakeyga qurxda badnaa bay shabaheysaa halkey ku heesayan xidigaha geska cidii ila arkeysa like
Xamda Xariir ha waba keeni somalia 🇸🇴 💪😍
Adoo soo jeda riyo ku jirta
Hhhhh
Somali maryoolay wxkasta Calanbaad moodaan 😂 😂
@@z012y hmm bro wuuba yahay ee adiga waxaan u malynyaa indhaha waxaba kama arkaysid..
Inta leh calnkasi maanu kaygii u eekayn wll wuu yahay ee wlh waxaa murugo leh oo xanun ah in qof somalinad ka soo jedaa uu naco calnka buluuga ah . Isaga oo somali sax ah waar hada somalia in lala midoobo la diidanyahay inta ama Inka muqdisho am hargeisa jogaa waa waa isku mid waxanu nahay isku dhiig ❤❤❤
lol waa jigjigaa adiga malaa ma arki kartid calnanaka barkeysan somaliland aduu blue qiimo kula leeyahey wlaahi warqada musqusha igmaa duwan inta calankaasi dad haystaa dafriyaan jjirtinka somaliland wlaiba naoga a keeney oo aheyh meeshi kowad laga tagaa Hargeisa
Somali waa mid ilahoow iskeen jecelaysi nabadna noga dhig dhulkena💔💔😭😭 somali oo gees kagees gacmah ishaysata ilahay haytuso amiinta kudara
Amiiin yaaa rapi
ilaahaw ha na isku kaaya celin
maashaa alaah wallhi jigjiga way xorawday laga raysay hebel hebe
guul iyo gobanimo my tolkay 😍😍
Hadaad Rabto Lakullanka Allaah Acmaashaada WanaajiHadaad Aragto Magaca Nabigeena muxammed sallallaahu calayhi wasallam
Suubanaha
#Likesaarintajecel
Noolaaada xidigaha geeska ku Soo dhawaada jigjiga❤️❤️ we love you
Woof woof fananiin iga dheh wof caleg
Masha alah
Wwoow mnsha Allah way shidan tahay
Kan suudka wata waa ree jigjiga waxaa la dhahaa mahamed saleban jeesto ee goormu noq day xidigaha geeska
Guray Yare
War ninkani waa reer sool
immikaba kama mid ah lkn xidigaha uunbuu la heesayaa
@@roblemohamed7004 sidee ree sool ku noqday wagan arki jiray ilaa haatan waxa uu ka hesaa jigjiga
@@ibrahimhadaame7286 haaa wan fahmay wllo
@@gurayyare9142 Maxamed bakal ciroba sotan kahesayo Hargeysa
Woow hes shidan 💖💋♥️
Xidigaha geeska nolaada
Waaaw ❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌
Jig jiga dalkaygii aan jeclaa. Noolada.
Waar jeesto afkii aad Abdi mohamoud omer ku amaantay shalay maanta Maku cayday wlhi yaab waarbal subscribe halay saaro imaadeeryaaal iyo like ✋✋✋✋✋✋✋💓
War maxaad jeesto ucalaamadin waa fanaan fanaankuna ciduu doonuu amaanayaa cidna uma xidhna
Waa fanan mide walba wuu u heesaya afka loo buuxiyaa
@@hamzeoogle8309 Inaadeer fanaaniinta kale may amaanin ninkii dadka xasuuqay Ninkani Wuu amaanay weliba heeso BADAN isaga iyo intii u heesi jirtayba Hala xidho
@@hibaqso9075 wlhi waa runtaa Inaadeer 😀
@@hibaqso9075 subacribe iisaar
Man sha Allah jigjiga
Cabdi hani maahe fanaanka kle mgaci awoowo
Jeesto
X geeske ii noladaH protherdadaH
Asal hees shidan
Waa has shidan
M.alh
🇸🇴midabkii calanka Shanta somaali ayey kuxardheen Meel Waliba war maxad Uqarsataan jaceylka somalida konfureed 🤔🤔🤔🤔
Xabashii bay hoos fadhiyaan walalaheen cadowga alle haka kiciyo somalidu wa mid qura 💙💙💙✌✌✌✌💪💪💪💪✌✌✌✌✌✌
mahadsanid faalo ka dib najuum najma
illajey meesha wanaagsan wax ha kaa tuso meessha wa a jigjigaa caalnaka blue hargeiosa laga tagaey hadi somalland sow kolka a farmajo madaxweyen u noqan maayo ninka a dadk a qarxiyaa
from Gebaana
war jeesto yaa mxd tidhi ina ilay ba jeel ku jira
a
Jeesto haduu cabdi soo baxo mustafe mu i qasbaad dhihi hadaba nio
Xidigaha geeska ayay la baxeen bal is barbardhiga kuwan heesaya meeday ifaar toolmoon waxay ku wadaan
Is garab si markaa waa xidigaha is garab siga
Aad iyo aad
❤❤❤❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋❤❤❤❤ xanuunka gaaaska dhibaaato baaaahsan makuugu hayaaaa adiga ama qof ka mid ah qooyskaada ?
Hadeeey jwbtaaada tahay haaaa sooo boooqo irshaad channel kana daaawo barnaamijyo caafimaad o taxana ah ❤❤❤❤subscribe walal❤❤❤❤
Xanuunka ha inoo ballamin waryaa
Waa ta taagan manta midna ma is bedelin bal sheega wax is bedely
Wa runatooda nolaadad lidhig tagay dilakiyo xadhigiyo xaqudad ogaden xabal lagu riday
#Dailymusik Go forward my brother's 💥
aad bad u mahadsan tahay bro
@@SomaliNewEntertainment 💚
Aar #Cabdiyare Yaa Gaadhsiiya Warkaan kkk Sheeko🤔🤔
Waxan u qaatay heestana waxalaga qaaday jigjiga hadaba haday saastahay, Maxaa diiday inloo heeso 🇸🇴😘😘🇸🇴
Asma
Maxa diiday somalia inay ka daba hadho somaliland haday heeso rabto wa loo heesi lahaaye
nolaada xidigaha somaliland
walhi wataa jigjiga la shidayo
hore usocda soomali oodhan
way ina hoos imane
Nacasbaa nala dhaaf calankan waa qaraxe
Jawaabto kooban jigjiga markanu horu mar gaadhno way noo hambalyeyaan
Halka calan buluugle dadka hoos joga ay muraara dilaac asqooban
waxan maqli jiray africa hurudo walee somali baa hurda hada ma intaa uu haysto ahmed aby baad isku isku halayseen yaaaaaaaaaaaab walee hada islowdaan weli way idin soo socdan kuwii idin hantiyaay hada ka faiidaysta is xaasidkana joojiyaa horta beelaha meesha isa siiyaay maydan arkayn ma indhaha idin foofaraa xidagaha kuwan isku sheegayow mise shilimada la idin siiyay baa dhayda idinka lisay
heestan maan fahmine see usocota
Wixi hore laso dhafay iyo nimcada hada lagu jiro ayay ka hadlysa
walee been ma ahan dadkii afxirnaa xorbey noqdee
Gabdhaha maxaa daray. Il go ayaa ka muuqdo. War sas ma ahan xalka. Hadii la is cateeynayo. Gajo la iskuma dilo. Wajiga ayad ka duqoweysa indhaha hoostooda aya ku dumayan. God ayey ku noqonayan
Siham Abdiwali hhh tee weeeye taaa quruxey
Lula moha lawadawo.
Siham Abdiwali asma saban ayaa saaid ah
Lula moha haa talow maxa hele
Siham Abdiwali lama oga wlley arooskii waaba ugu daray
كووحدا راحادا
manta tiba nagu so labatay hada nahy garxajis lkn wa xorobi dona dhown
Hani maxamed Great Garxajis Ma tihid
Anagu See Xor Waa nahay Niman dal
Looga baqana waanahay niman dal
Dhisana waa nahay sidaa maanta
Somaliland aniga la'aantay ma jirteen
Lkn Aar laydhsanaya lama taabto
Musa na taabtay lkn madax tooyada
Caare ayaa degaya naaya heego
Jeegan Hana sheegan naaya
We are de wall Great Garxajis👊💪💪
Xaajibahilawe Xaaji wlhi wan ahy lkn manta xoriga dher hadad hurudo malin kasta weri yahga iyo siyasigaga iyo sama fahlhaga maxa lagu xidhya hadad xortay tasa ku caday naysa inand reerka ahyn wlhi lkn wan xorobi dona dayinkan barye
WaLi xizbiGii shalay aaad amaani jirteen unbaa maantana talinaya ood caayaysaan kkkkkkkkkk
musaraco
Wlh somalida maanta intooda badan waa dad aan wax fahmyn sbbta oo ah Males markii uu xilka hayay waxaa somalida madax looga dhigay mid gumaada sbbta oo ah waxy ahayen dad somalino jecel oo rabay inay gumyste ka baxaan markii uu cabdi ileeye uu aqonyahanadii iyo wax gardkii iyo halyaydii gumaday ayaa hadan tan cusub ee Dr Abi waji cusub u soo xiratay si aanay usoo toosin oo lagu dhahay kaligii taliyihii xilka waa laga qaaday oo hada waa madax banantihiin fuck wax ma grad iyaga iska adag oo aan iska regayn cadawgooda balse taa badalkeeda iyaga is gumaada uu isku xoog leh 😠😠😠
Woow hes shidan 💖💋♥️