Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Masha Allah shiiqa Allah cimrigiisa ubarakeeyo wax badan ayaan ka gaaidney jazakalahu qeyr
Mashallah sheikha Ajir Allaha siyo dwaxa weydina ino kaso hadlo lacagan cusub Bitcon IWm Xalal iyo xaraan waxey tahay culumada islamaka shirarka ugu danbeyay maxey kaso saaaren Jazakallah qeyran
Masha'Allah
Tafsirka Quranka iyo hadithka Rasulka halabaro caruurta skoolka wixiikabilaodo fasalka koowaad. 25 sano kadib waxasooobaxayaa umaad muminiin ah oo awood badan.
Strategic kkk ciwaanka ka dhiq suriya shiikha mabo ka hadlooyee
Thanks so much Suldaan Media, with mufakar a sheikh Abdulrahman, waxaa jira ciidan shiica ah oo kasoo talaabey xadka Iraq 🇮🇶 aadna u hubeysan, waxaanay dagaalyahanada sunniyiinta Syria 🇸🇾 oo jiidhey qeybo ka mid ah kurdiyiinta uu taageero mareykanku ku tilmaameen argagixiso waxaanad moodaa in Russia🇷🇺ku durbaa bilaabey inuu difaaco basharal asad , arintan soo cusboonaatey miyaaney dhalin karin iska hor imaad dhexmara Turkey 🇹🇷, Iran 🇮🇷, Russia 🇷🇺 iyo USA 🇺🇸. su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay Ciidankan sida dhakhsaha ah u qabsadey dhulka balaadhan ee ay ka mid yihiin Xalab iyo Idlib, ma awoodi doonaan iney difaacaan dhulka ay qabsadeen !? .
istaraatiiji noo micnee
Strategic, kelmadu macnawiyan waxay koobeysaa, ficil ama talaabo aad rabto inaad qaado oo ka hor aad ka fekerto, waxa kuugu jira, sida aad uga faa'ideysa karto , khasaare iyo faa'iudo, waxa kaaga iman kara mustaqbalka dhow iyo ka fogba, ( Qorshe Durugsan ) luqadeena ma jiro ayaan filayaa hal erey oo koobaya macnaha, Strategy, maadiyan, macnawiyan iyo luqawiyan. midna.
Waa qoorjeen
Nin walbo aqli leh aya daremaya gurgurte inu dalka wado xun kuwado
Nio muuqaalada shiikha dhinac loo raaco unrelated wuxuu soo gudbiyaba inikaa bilaa micno kadhigee
Waad dareemay midaas waa ayo muqaal dhamaystiran oo ciwaan gaar ah leh hadi laso galiyo waala fahmi kara sida ay ila tahay muqaalkana malaha waxay uso galiyeen waa sadaashu bixiyay awgeed hadi aan khaldanayn
Masha Allah shiiqa Allah cimrigiisa ubarakeeyo wax badan ayaan ka gaaidney jazakalahu qeyr
Mashallah sheikha Ajir Allaha siyo d
waxa weydina ino kaso hadlo lacagan cusub Bitcon IWm
Xalal iyo xaraan waxey tahay culumada islamaka shirarka ugu danbeyay maxey kaso saaaren
Jazakallah qeyran
Masha'Allah
Tafsirka Quranka iyo hadithka Rasulka halabaro caruurta skoolka wixiikabilaodo fasalka koowaad. 25 sano kadib waxasooobaxayaa umaad muminiin ah oo awood badan.
Strategic kkk ciwaanka ka dhiq suriya shiikha mabo ka hadlooyee
Thanks so much Suldaan Media, with mufakar a sheikh Abdulrahman,
waxaa jira ciidan shiica ah oo kasoo talaabey xadka Iraq 🇮🇶 aadna u hubeysan, waxaanay dagaalyahanada sunniyiinta Syria 🇸🇾 oo jiidhey qeybo ka mid ah kurdiyiinta uu taageero mareykanku ku tilmaameen argagixiso waxaanad moodaa in Russia🇷🇺ku durbaa bilaabey inuu difaaco basharal asad , arintan soo cusboonaatey miyaaney dhalin karin iska hor imaad dhexmara Turkey 🇹🇷, Iran 🇮🇷, Russia 🇷🇺 iyo USA 🇺🇸. su'aasha isweydiinta mudani waxay tahay Ciidankan sida dhakhsaha ah u qabsadey dhulka balaadhan ee ay ka mid yihiin Xalab iyo Idlib, ma awoodi doonaan iney difaacaan dhulka ay qabsadeen !? .