Ma garanayo qofka akhrin dona farintan Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙 Adigo mahdsn isoo booqo wll
Xususuhu waa cadab dheh😭😭😭💔💔💔💔💔 Wllhi waxa I qabsaty qiso xunun bdn Wxn wiil wada soconay mudu 3sano aad ban u jecla xiriir wngsn baa I Naga dhaxeyey murug iyo farxad ba wan la qeyb San jiray balse wuu iga tagay oo safar bananka ah ayu aday sido asga ii shegay inu mudo so laban donin marku xanun sado ama xanaqa ama u murugsan yhy wan la xanun san jiray Wana la murugon jiray lkn Marku mudo maqna Aya wxa waxa lo so ban dhigay guur ay walidiintiisa ku qasbayen wuuna ka diiday Markas wixii ka danbeyey wuu iga gabsaday xiriikeni qalqiil ayu galay 2bil ka Dib sidu hore ayu ku so labtay oo xirirkena ayu wanajin jiray dabadena guur ayu ii so ban dhigty Wana ku farxay wllhi mudo ka Dib wan I manaya ayu dhay anago qorshenay gurkena gurigena cusub an sameysan rabno ka dibna wuu iga fogaday markan wey diiyey swbta mana iga jawabin waligey qalad kama galin xita hadu asaga qalad iga galo wan rali gilin jiray markasta muda ka Dib Aya sxpkii ii shegay in uu gawar kale ka helay oo halkas ku nool uuna rawo inu gursado xitaa iima shegin inu dalka I manyo asago guur ii so ban dhigty ayu I qiyameyey wxn agtiisa ka noqday ruux iska cadiya asgo gorsaday xita Daren ayn u hayey Dib ayu I so xasustay !rali gilin ayu iga dalbaday wuxu ii shegay inu xaskiisa jecel yhy 😭😭💔💔Ana wan qustay ilen jaceylkeygi 4sano soo socday Aya ii diiday inan amino gurkiisa ilen wxn aha ruux wax jecel misana ila Lisa xirirka Naga dhaxeya waxa iso wajahday muruga Zaid ah mudo 9bilod ah Aya laga joga gurkiisa ila waga wan ilmeya markan soo xasusto balanta benta aheyd iyo xirirki xageyga dhabta ka aha 😭😭💔💔💔wllhi xasusuhu waa cadab an la ogen qalbiyana si fudud uguma ba ba,do 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🖤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭nolosheda mugdi ayey gashay
Guuleed, walow hal-abuurkiisu weli curdan yahay, haddana, heestani waa mid dhab uga warramaysa waxa laabtiisa hibo-curineed ceegaagta; I can say masterpiece, only Masterpiece. 🥰
Ileen ragaba qaar baa jira oori lo noqde qaarka kalena waa bad madow aad u jedid cagaha gashe ka fiirso kun jer intanad labta u furin waji waa maanta midna waa kan beri ee u danbeeyo dhamadka shekada💪🏻dulucdeydu waxey tahay💯 ha caashaqin ruux kasta
Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh 💔😥 Runtii Mrkn qisadani aqriyay wy i taabatay 😥 Qof wlba oo wx jeclaanaya Gabdh iyo wiilba wxaan talo ahaan u siin Lahaa in Uu jceylka U qofka uqbo Ka sara mariyo Kalsoonida 😭💔 Ha firinin Da' iyo waynaan iyo yari 👏
2022/19/09🥲❤️ Wxn damqasho soo maray hada ayaan hely farxadii illhayna inu calaf iigu daro iiso duceeya wlhy ma awoodo dhibato kle illhay qalbiyada is jecelna ha isku daayo🥰🥰❤️
Ha jecealanina kuwa xun xun waan idin odhan karaya lakiin ikhatiyaarka aad qofka ku jecelaney adigu isuma heysid jaceylku qof waliba oo bila aden ah isaga xukuma wuuna ka awood wayn yahey wuuna ku wanjin kara wuuna ku xumeyn karayaa. Ikhatiyarka ama Go aanka dareenka anad celin kareyn ba ka talinaya.
"Layaabka dunida waxa qayb ka ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaadh adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira." Tani waa caqliga foorara ee lagu ciqaabo cidkasta oo wax doonaysa. Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaarkood ku midoobeen. "Ha baabi'in rejada iyo riyo uu lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn adiga." Qofka ku jecel waxa ciqaab uugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha. Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee aad uugu bishaaraysay la qabsiga aayaha, hadana jawaab aad uuga dhigtay iska kay ilaw😢. Qof aad tustay macaanka iyo dhadhanka agjooggaaga, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn, Muxuu mudan karaa Qofkaasi? Qalbi kugu xidhay han iyo hammi wixii uu dunida uu lahaa ee aad filashadiisii hadana dhaawacday. Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walba lagu dhibaateeyo boqolaal gayaankooda rejo wanaagsan ka qabay. Imisaa lagu ballan furay?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta iyo rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku waayay aayahooda.? Waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiyamka uu guurku lahaa.? Waxa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walba uu dhinto qalbigoodu. Ma taqaanaan sababta? waxa aynu noqonnay jidka sahla guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna💔. Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsanyahay. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama lagugu sameeyo wax aanad mudnayd. Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qiimihiisa wax ka badan hadaad siiso. Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan uugu dhiiraday dhambaalkan. Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uuga dhigno qalbiyada darteen u buka. "Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda." "Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiija xumadiisu." "Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso. Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ah, ee buux dhaafiyay laabtiisa. Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka dayno dareenka iyo qalbiyada ina soo dan bidday. "Iska dhoolla caddee dhib walba oo aad la kulanto, hana u muujin dadka xanuunkaaga gudaha ah." Jacaylku maaha dambiile. 💔😥 Haddii aad iga dambayso nolol qurux badan ku rajeenaya 😘
waxaan umaleyna hestan 2056da inan daarto Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh 😢💔 Awoow/Adeer mcn ha iga inkaarsan e wax ila qabo inshaa allah waqtigas hadu Alle igarsiyo Yaryarka wa iska jeclahe😂
Heestan wxa is dhaha mararka qar nay iga hadlaysa qof walpa aan jeclado marka hore qof wanagsan isaga kay dhiga kabacdi qalbiga iga dhacawa lkn cafiz kayga badan 🥹 Xasusu wacad dheh 🥹 Wxay cadiban nafte dheh💔😏 Ha cashaqin Ruux kaste dheh 😪🌷 Qalbiga hays ka siin ciyal dheh💔🥹 Allaha qalbiga i qajiyo 🤲🥹
Hesaha waxa kamacaan quranka yaigu raacsan🥺🥰
Aniga i .a
Aniga qali❤❤❤❤❤
Ani
Ano❤❤
Anig jaceyl ❤
WOOW.. Heesaha Mustafe waa kuwo KHAAS ah.
Wataing rection bro
Haa dabcan waa nin talent leh
Mr hozow legend aan taageero😍🥰
Reaction ka soo bixi
Reaction please
Heesaha waxa ka macan quraanka.Alle yaa igu raacsan 💕💕💕🙏❤️❤️❤️
Anigaa kugu racasan wll
Xaqiiq naftaa inahogaamisay moyee 😢
WAA SAXANTAHA ABAAYO👆
Qofka Allah iyo magacisa meel music iyo fusuq ah like iyo comment ku radinaya ka wrn????
Sida aan ugu nafiso heesaha runti quranka uguma nafiso waayo maba fahmo halka heesaha somaliga aan dhuuxayo
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 🖐 ❤️ ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maxaa inta kukeenay hadey sidaas tahay?
adigu markaa ma maanta ogaatay waxay caqligaagu
Aniga
Adiga waxaa kaacaqli yar kiwa like kisaare
Xaa uqadaa hee saas ayaaba utaqanahe
Akhriska Qur'aanka iyo digriga badso dheh
Iyagaad degganaansho ka helaysaaye. Cilmi iyo casharna ka dhigo wixii tegay ee tabanta kugu ahaa ogow oo Adduunkaa Imtixaan ah.
Insha Allah wax ku dhiba arki maysid
Heesaha waxa ka macaan quraanka ❤❤❤
Qalbiga waan siiyaye Awood na uma lihi inaa ka soo Celiyo yaa iiga soo Celiya😭😭YAAA RABBIIIII🤲🏽🤲🏽
Ax sorry wll 💔 lkn samirka iyo ducada badso waad ka baxaysaa xaqiiq bari adaa laguu baahan doona
isku mid baan nahyi zhp
😰😰😰😰😰😭😭
Zacdish adi miya
Illahy hakuu booga dhayo still i'm here😢😢😢😢😢😢😢😢
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️❤️
Salalaahu caleyhi wasalam ❤lkin wll kaa daa saliga nebiga meelha musiga
Scw scw scw
Inader horta ma qalabadaa ku fadhida hees bad Nabi muxammad NNKH kusoo hoos qorqoreysaa like ku raadineysaa shame of you walal kadaa.
Scw
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM
Ayyy Ninkani waa mucjiso wlhi. Fanaan’laxamayste‘director’ Actor. Intaas oo dhan talent buu uu leeyahay.mansha allh ❤️🔥
Ninka Heesta Sameeyey, waa wiil yar oo aad u midho wacan, farshaxan leh, waxa uuna sawiri yaqaan Humaagyo Cajiiba, kaas oo maskaxdaada geynaya halka ruuxdeedu joogto, Guuleed Raygal.
Nafyahay cadradaad jeclayd dheh
Qofkalaa cugtaye illow dheh
Calafka haw qabin xumaan dheh
Cuntada haw dayn darteed dheh..🥺
Cajiib♥️
Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
Laakiin waxaan alle kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎🌙
Adigo mahdsn isoo booqo wll
Aamin aamin wll
Wll😰😰😰😰
@@samateela3880 wllo♥️
Aamin wlle
Alle caafimaad ha isiiyo ameen
Xususuhu waa cadab dheh😭😭😭💔💔💔💔💔
Wllhi waxa I qabsaty qiso xunun bdn
Wxn wiil wada soconay mudu 3sano aad ban u jecla xiriir wngsn baa I Naga dhaxeyey murug iyo farxad ba wan la qeyb San jiray balse wuu iga tagay oo safar bananka ah ayu aday sido asga ii shegay inu mudo so laban donin
marku xanun sado ama xanaqa ama u murugsan yhy wan la xanun san jiray Wana la murugon jiray lkn Marku mudo maqna Aya wxa waxa lo so ban dhigay guur ay walidiintiisa ku qasbayen wuuna ka diiday
Markas wixii ka danbeyey wuu iga gabsaday xiriikeni qalqiil ayu galay 2bil ka Dib sidu hore ayu ku so labtay oo xirirkena ayu wanajin jiray dabadena guur ayu ii so ban dhigty Wana ku farxay wllhi mudo ka Dib wan I manaya ayu dhay anago qorshenay gurkena gurigena cusub an sameysan rabno ka dibna wuu iga fogaday markan wey diiyey swbta mana iga jawabin waligey qalad kama galin xita hadu asaga qalad iga galo wan rali gilin jiray markasta
muda ka Dib Aya sxpkii ii shegay in uu gawar kale ka helay oo halkas ku nool uuna rawo inu gursado xitaa iima shegin inu dalka I manyo asago guur ii so ban dhigty ayu I qiyameyey wxn agtiisa ka noqday ruux iska cadiya asgo gorsaday xita Daren ayn u hayey Dib ayu I so xasustay !rali gilin ayu iga dalbaday wuxu ii shegay inu xaskiisa jecel yhy 😭😭💔💔Ana wan qustay ilen jaceylkeygi 4sano soo socday Aya ii diiday inan amino gurkiisa ilen wxn aha ruux wax jecel misana ila Lisa xirirka Naga dhaxeya waxa iso wajahday muruga Zaid ah mudo 9bilod ah Aya laga joga gurkiisa ila waga wan ilmeya markan soo xasusto balanta benta aheyd iyo xirirki xageyga dhabta ka aha 😭😭💔💔💔wllhi xasusuhu waa cadab an la ogen qalbiyana si fudud uguma ba ba,do 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🖤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭nolosheda mugdi ayey gashay
SorrY🥺
Sorry 😭💔
Sorry
Sorry
Sorry waa qiso aad uxanun badan alle qalbiga hakuu qabojiyo wllo😢👸🙏
11:05
19:9:2022
Wn sugi la ahy hesta dhaqso nagaso fasaxa😂🥺❤
Cakuye nolol yhy iswaa dheh *💔😥
Cidlada kaliga nasiib dheh *😔
Qalbigu awgaa catoow dheh *😩
Wuxuu curiyaa dareen dheh *🥰
Nafyhy cadradaad jecleed dheh *❤
Qof kalaa cugtayee iloow dheh *💔
Calafka ha u qaban xumaan dheh *🙏🏽
Cuntada ha dayn darteed dheh *🥺
Cizo iyo sharafaad lahayd dheh *💔😥
Caqli iyo garashaad lahayd dheh *😊
Dad baad u ahayd cajiib dheh *🙀
Ku soo noqo caadigii dheh *😥😭
Caweysyada qaar ha tagin dheh *😥💔
Naftana cabashada u diid dheh *🙅♀️
Culesyadu way jiran dheh *😔
Cadadiska ha u nuglaan dheh *😥💔
Xasuusuhu wa cadaab dheh *😥💔
Waxay cadiban nafte dheh *💔😥
Ha cashaqin ruux kaste dheh *💔😥
Qalbiga ha iska siin ciyaaal dheh *🙅♀️💔😥
16:05 Galbinimo
Tanu hees wa dhaaftay wa heesyaalo
Cajiib cajiib cajiib
Dadka inte comment bixiyo arko screen igaso qado bal mxe kawadan😂tasuna waxe ahed harer kalo madadala kadib marke heestan I jeex jeexday😥💔😭😂🤦♀️
Qof Farhiya la Dhaho oo Dhib Badnayn waa sugaa
😂😂😂💔
@@farhiakaftan7689 Somaha sami an iska dhib bdnah dhibkena wx mayelo dadka kftan kaliya😂
@@zulthanjamma9553 😂😂💔💔💔
@@farxiyocadaawe2117 Haa wllhi
Xasuusuhu waa cadaab dheh
Waxay cadibaan naftee dheh
Ha caashaqin ruux kastee dheh
Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh
😭💔🚶♀️👋
Wan ku salamay
@@shuebibrahimaden1999 wcs wllo
Meel aan ka la so xariir ii sheg
@@shuebibrahimaden1999 hee maxaa jiro wllo
xasuusuhu waa cadaab dheeh
waxay cadibaan naftee dheeh
haa cashaqin ruux kastee dheeh
qalbiga haa iska siin ciyaal dheeh
😥💔😢
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤
Guuleed, walow hal-abuurkiisu weli curdan yahay, haddana, heestani waa mid dhab uga warramaysa waxa laabtiisa hibo-curineed ceegaagta; I can say masterpiece, only Masterpiece. 🥰
😢😢😢Qalbigey ka had'Layan hesihisu
Ninka umda ugu qer ka badan wa nabi mohamed scw scw scw 🥲 kusli wall qali
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Saw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
My eyes is crying 😢
My mouth is smiling ☺
My heart is broken 💔
No one understands me 🥺
Sorry 😢
Sorry 🥺
Sorry
Sorry
Who broke your Heart xppti 😢😂😂
Heestan waxanbaa mooday inay aniga igu socoto waayo waxan aad ujecla gabadh iga yar lkn jacaylka aan u qabo wan u sheegtaY iyaduna kaftan Io ciyaar bay kaso qaaday waayo may ahayn qof jacayl Io qimahiisa daremaysa lkn wxan jeclan laHaa inay Ila dareento jacaylkan u qabo 🥺❤️
Sorry pro. Waa laga baxaya inaa aduu wax jeclaato. Oo aad waydo. Waa xanuun lkin. Ku jecel heli I.a
Qof Ku leeg doono wllo ilmaha yar Iska daayo
😂😂😂😂😂😂
😂😂@@amiira6653
MUSTAFE DOLLAR
One Of My favorite Singer 😊✊🏾
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created muhammad ❤❤💓💓💘🥰
ﷺ ﷺ ﷺ
War nabigah a keeninah meelaha heesaha adoo like radinayah yaa rabih
Bukan ba tee meelkasta nabiga haku so hadal qaadin🤬🤬
@@abdrahmenibrahimahmed9646 òòòo999999
@@abdrahmenibrahimahmed9646 ooòi9
Ileen ragaba qaar baa jira oori lo noqde qaarka kalena waa bad madow aad u jedid cagaha gashe ka fiirso kun jer intanad labta u furin waji waa maanta midna waa kan beri ee u danbeeyo dhamadka shekada💪🏻dulucdeydu waxey tahay💯 ha caashaqin ruux kasta
Jaceyladuu waa cawaan dheh💔
Qalbiyaday Culaysiyaan dheh💔
Niyada Ciiil bay Badaan dhehe💔
Inaad ka caraarta haboon dheh 💔
😢😢😢😢😢😢😢
run weeye😢😢
17:09 8/9/2024 Maliin iga Xanun bdn Mjirtoo 😢Xasusahuu waa Cadaab Dheeeh😢
"Ha caashaqin ruux qalaad dheh!" 2021
Way innaga soo daahday heeskaani
Ruux qaLaad Miyaad Tiri zxp
Reply Yada majecli inaan galo blze comment gaagani wxu zapapay inaan kuzo galo Reply uzTaad Manoo yara Faziri karTaa qoFka qaLaad kolay qizaa ku duugaN kaLmadaaze
Waan ku zlaaMay zuLdaan🙋♂️
@@zharmavicdelta9504 Mahadsanid walaal. Wax aad u wayn maaha, kaliya jacaylka ruuxa qalaad, yacni qof walba oo qalbigaaga boos wayn aad ka dajisay isaguna kuu niibguray ee ku danqay qiimahaagana garan waayay baa ruux qalaad ah. Yacni qof dhalad ah sidaas kuuma dhibaateeyeen.
Jacaylqalaad:Jacayl shisheeye, oo qofkaagu ku dareensiiyo inaad tahay qof aan u dhigmin.
@@AbdinassirShukri LafTaydu waan u FazirTy Qabkaaz Hadana wxan iz dHaHay Haka degdegiN uzTaad ka waa inTaazu cilMi kale HoozTiiza kujiRaa kalMadaaze
Aad baad u MaHdzan taHy zxp Qli wxn kzo zlaaMaya Uganda 🇺🇬 KaMpaLa
@@zharmavicdelta9504 qaadan walaal. Maamuus gobeed
Xasuusuhu Waa Cadaab dhe
Waxay Cadibaan naftee dhe
Ha caashaqin Ruux kastee dhe
Qalpiga ha iska siin ciyaal dhe....✌️
Waqtigii an guurka kubalanay bu gursaday inan kale marna mafilanayn dhawacas kadiska ah wana cafiyay wxu igaystay iyo inu qofkle gursaday anogu gur kubalany 3 years na wada soconay dhibta jirtana waxay tahay inana ilaawi karin jabku igaystay iyo qalbi jabka intas leg😭
Is dildee
@@abdi-ladiifmohamed5031 isma dilayo lkn wan aargosanaya mrkayga jilicsaney abayo replyga igabax plz
Geez Sorry dear
Somalidu manaxaan kulaha is dil Wlhy waa qoslay 😂😂😂
Ragaa kalaa damir xun abyo kalaa naxaris bdhn inshAllah mid kuqalmo ayaan kurajynayaa samirkagaa kumaa qadysid gabar dibatysan mafirsan karii runtii
Heesaha qu,aanka ayaa ka dhagaysi macaan 🥰❤❤
Mash llh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qof walbo wu ogyahy midaa maxa kale wll😢😂😂
İllahay ciyaal danbe qalbiga nagama siiyo insha Allah🤺👋
Sacadu 1:40 Tariikhduna 7-6-2024 waa habeen jimca ah waa habeenkii igu xumad ee isoo maro qalbiga ayaan dawac wayn ka dareemayaa wlhi''.😭💔
Heestani waxey ka turjumeysaa nolol isoo
Martey balse aan ka qoomameeyo
Xusuusuhu waa cadaab dheh
Waxey cadibaan naftee dheh
Ya ila dhageysanaya caawa 25 11 2022 habeenimo ♥️🥰💍🖇️
I Can't wait Mustafe Doller Keep Going 🥰
My Favourite Singer 🥰
Haaa quraanka Aya kaa macan wllo waruun tas
Ereyada 100%
Laxanka 100%
Music 100%
Codka 100%
Video 100%
HOWRAAR MISIC ALL THE PEST 💟💟
Naga soo fasaxa heestan waa another level 🥰✌
Mustaf 💵 nin weeyn ninkaaan heeaihiisa kal iyo laab waaye 🙏🙏👍🏿 full respect 🙏
Xasuusuhu waa cadow dheh. Waxy cadibaan naftey dheh. Ha caashaqin ruux kastaba. Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh ❤❤❤❤❤😢
Ilahyaw siduu qlpigaygu upurpury qof Bini,Aadma haso marin saso kle yaa Rapi 😭💔😢
Wlhi anih jabkan u maray jacayldartiis wlhi lagama sheekeeyaan 😭
@@khadarabdiqanimohamed sorry wlkay
😢
"Xasuusuhu Waa cadaab dheh
Waxay Caddibaan Naftee dheh"
What a song.❤️🔥
Heesta qisadan waxad mooda ina aniga LA iga sameyay waxan rajenaya qof walbo dhawacan inuu ilahy ka dul qado wax khair kale ugu badly 😢
Cakuye nololayahay iswaa dheh
cidlada kaligaa nasiib dheh
Qalbigu awgaa catow dheh
Wuxuu curiyaa dareen dheh😭🤦♀️💔💔
19/9/2022 wedneday 19:40 I can't forget😭 kuso noqo caadigii dheh😥
Soryy wlshy mcn😥😭❤
Qalbiga haiska siin ciyaal dheh🥺💔haxasuuusuhu waa cadaab dheh🥺💔waxay cadibaan naftee dheh🥺💔ha caashaqin ruux kastee dheh🥺💔qalbiga haiska siin ciyaal dheh🥺💔
Xasuusaha qaar xanuunadee inakaga tagaan abidkood kuwa bogsada maaha wllhi.💔🙃
Cisiyo sharaf baad laheed dheh caqliyo garashaad leh 😭😭
Ex taydii baan soo xasuustay 😭😭💔💔
Mucaashaqa Somalida Mustafe Dolar King voice 🎤🥺
Waa Qiso dhab ah oo ku dhacday Gabadh somaliyeed
Idinta uu Qalbigu Gubanaayo ilaahy ha u Qaboojiyo💔😪
Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh 💔😥 Runtii Mrkn qisadani aqriyay wy i taabatay 😥 Qof wlba oo wx jeclaanaya Gabdh iyo wiilba wxaan talo ahaan u siin Lahaa in Uu jceylka U qofka uqbo Ka sara mariyo Kalsoonida 😭💔 Ha firinin Da' iyo waynaan iyo yari 👏
halken kehelayaa walal yadoo qorala
@@marwo1198 Walal Mustafe dollar ayaa comment ahaan kuso qory Hoos ka aqri
@@abdullahiarabazaami3242 mahadsan walalkay
Ilaahay amarkii heesa mustafe dollar waan iska jeclahay ❤
Qasatan heesta waxay i xasuusisaa xasuus 😢
Abwaan Guled Raygal cawaale Alle masaxkda Haku Barakeeyo wa Abwanka Ay maskaxdiisa kaso maxaty heestani barakow indro😍
Jacayladu waa qadhaadh dheh
Naftay cariirshaan dhamaan dheh
Cidluu ku badaa hadhow dheh
Qalbiguu dumiyaa xaqiiq dheh
Qalbiga hayska siin heblaba dheh
2022/19/09🥲❤️
Wxn damqasho soo maray hada ayaan hely farxadii illhayna inu calaf iigu daro iiso duceeya wlhy ma awoodo dhibato kle illhay qalbiyada is jecelna ha isku daayo🥰🥰❤️
Aamen wllo
Aamin inshllh 🥰
💔💔💔💔💔💔
19/09/2022 manta ayeey sow baxday heestan waa xanuun aad u weeyn markii hadal aad mudneeyn lagu dhahay
Xasuus su hu waa cadaab dhah
Waxa eey cadibaaa nafteey dhaah
Ha caashaqiin ruux kasteey dhaah
Qalbiga ha iska siin ciyaal dhaah
😭😭😭😭
Cawisyada qaar ha tagin dheh
Nafta cabashada u diid dheh
Culaysyada qaar wey jiraan dheh🤕
Cadaadisyada ha uniglaan dheh🥺
MUSTAFE DOLLAR
ONE OF MY FAVORITE SINGER 🔥
QALBIGA HA ISKA SIIN CIYAAL DHEH-it's doubt wlhi🤩, well done guys👏✊
Hal abuurki guuleed raygal oo meel maray hambalyo walal gacaliye
My eyes is crying 😭
My mouth is smiling ☺️
My heart is broken 💔
No one understand me😭
OooH i'M sO sOrrY 💔😰
Thanks
😭😭😭alle haynoo qaboojiyo qalbiyada dhamanten
Ameen waxkasta walaga kacaa Geri má ahee
Emotional 🥺
Xasusuhu wa cadab dheh
waxay cadiban nafte dheh
Ha cashaqin rux kaste dheh
Qalbiga hais sin ciyal dheh
Qofad 5sano jaceyl markad waydo xanuun fikir Allow qalbigeyga kasar
Wlhi wan dhibtode 😥
Ha jecealanina kuwa xun xun waan idin odhan karaya lakiin ikhatiyaarka aad qofka ku jecelaney adigu isuma heysid jaceylku qof waliba oo bila aden ah isaga xukuma wuuna ka awood wayn yahey wuuna ku wanjin kara wuuna ku xumeyn karayaa.
Ikhatiyarka ama Go aanka dareenka anad celin kareyn ba ka talinaya.
Qalbiga hayska siin ciyaal dheh
Xasuusuha waa cadaab dheh
Waxay cadibaan naftee dheh
Hacaashaqin ruux kestee dheh
Omg emotional song
"Layaabka dunida waxa qayb ka ah, in aad qof dhan ka dhigato kumeel gaadh adiga oo ka fikiraya helidda qof nolosha kuu dhammaystira."
Tani waa caqliga foorara ee lagu ciqaabo cidkasta oo wax doonaysa.
Sidaa oo kale waa dhaqan gaar ah, oo ragga iyo dumarka qaarkood ku midoobeen.
"Ha baabi'in rejada iyo riyo uu lahaa qof aad u sawirtay hummaag aan dhab kaa ahayn adiga."
Qofka ku jecel waxa ciqaab uugu filan mashquulkaaga iyo maqnaashahaaga, fadlan ha ugu darin digasho iyo in uu dartaa u naco nolosha.
Bal qiyaas xanuunka uu mudan karo qof aad u beertay hawo iyo hirasho uu ka lahaa agtaada, ee aad uugu bishaaraysay la qabsiga aayaha, hadana jawaab aad uuga dhigtay iska kay ilaw😢.
Qof aad tustay macaanka iyo dhadhanka agjooggaaga, ee arkay adiga oo la qoslaya cid aan isaga ahayn, Muxuu mudan karaa Qofkaasi?
Qalbi kugu xidhay han iyo hammi wixii uu dunida uu lahaa ee aad filashadiisii hadana dhaawacday.
Tani maaha mala-awaal, waa xaalad iyo dareen damqashadiisa leh oo maalin walba lagu dhibaateeyo boqolaal gayaankooda rejo wanaagsan ka qabay.
Imisaa lagu ballan furay?, Imisaa looga faa'iidaystaa daruufta iyo rabitaankooda? Imisaa sugitaanka iyo sawirka aan jirin ku waayay aayahooda.? Waa imisa inta ka dhacday quruxda iyo qiyamka uu guurku lahaa.?
Waxa hubaal ah in ay yihiin tira beel inta maalin walba uu dhinto qalbigoodu.
Ma taqaanaan sababta? waxa aynu noqonnay jidka sahla guusha qof kale iyo gubashada dareemadeenna💔.
Waxa aan garwaaqsaday in midkasta oo innaga mid ahi lee yahay labo weji oo midba dhaqan iyo midab xambaarsanyahay. Waxa aan ogaaday in baahidu tahay fursadda kalifaysa in lagugu dhaawaco ama lagugu sameeyo wax aanad mudnayd.
Waxa aan ogaaday in bini'aadamku kibir ka qaado qiimihiisa wax ka badan hadaad siiso.
Mase ilaawin in aan nahay addoomo Alle oo ay xisaabi ka dambayso, waana sababta aan uugu dhiiraday dhambaalkan.
Waxa aan naftayda iyo naftiinnaba kula dardaarmayaa towbadkeen iyo ka tanaasulidda danaha gaarka ah, ee aan xujo uuga dhigno qalbiyada darteen u buka.
"Qofna haku qancin wax aad adigaba ku qanacsanayn, hana u beerin rejo aadan hubin fullinteeda."
"Go'aanka aad qaadanayso ka fikir boqolaal jeer, si uusan hadhow kuugu soo laaban natiija xumadiisu."
"Rabitaankaaga si xor ah u sheego, kana dhacso xaqaaga cidda aad wax la wadaagayso.
Dhab ahaantii waxa ay xanuujinaysaa qofkasta oo la damqanaya farriimaha cabashada ah, ee buux dhaafiyay laabtiisa.
Alle aynu ka baqno , oo ciyaarta aynu ka dayno dareenka iyo qalbiyada ina soo dan bidday.
"Iska dhoolla caddee dhib walba oo aad la kulanto, hana u muujin dadka xanuunkaaga gudaha ah."
Jacaylku maaha dambiile. 💔😥
Haddii aad iga dambayso nolol qurux badan ku rajeenaya 😘
cizo iyo sharaf laheyd dheh
Caqli iyo garasho laheyd deh
dadba u eheyd cajiib dheh
ku soo noqo cadigii dheh 😫
mustafe dollar ❤
Omg 😢what a song it touchs the bottom of the heart ❤️ amaal i will never get out of you in mi heart ❤️
😓
Xusuusuhi wadab dheh waxy cadiban naftedheh ha caashaqin ruux kaste dheh qalbiga hayska siin ciyl dheh 😭🙏🏾🙏🏾
Mustafe doolar wllhi wxad tahay fanankanugu taageeraha badnhy marka loo eego fananiinta kale ❣️❣️❣️
It's an emotional song, not everyone can understand it.
"Ha caashaqin ruux kastee dheh
Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh."
Wlhi waa qiso xanunkeda leh Alha u gararo
mustafe dollar legend💥🤟❤ wuxu curiyaa dareen dheh😭💔
Mncha allh inaderka guled raygal cawaale midhaas way qaraxdey ereyo qurux badan ayaa kaa butaacaya qaar kale. Badana way soo socdaan
My eyes is crying 😢
My mouth is smiling ☺️
My heart is broken 💔
No one understand me 😮💨
Really I understanding you because we're same
Sorry you both
Ina xuudiyow😂
@@Ciishoyyy hee 🤩🤷🏻♂️
Waligaa jacaylku afkaaga yuuna dhaafin zhp waxaad rabtid sheg lkn qalbiga maya.
Ha kula joogto ama hakaa tagto yayna kuu kala duwanaan
Heesuhu waxay kiciyan dareenkena 🥺
Ilahy heesaha quluubtayada Ka madowe🤲
Mustafe dollar wiilka kaliya heeso qiro leh kashekeyo😢😢😢best hit song heat💯✅
ADoo UBaDaraNn naFtayDa HadaNa kU iLasHynSa 😩❤
What a masterpiece !
A perfection from dollar and gulled raygal, with matching beat and awesome production.
Xasuuusuhu wa cadaab dheh
Waxay cadibaan naftee dheh
Ha caashaqin ruux kaste dheh
Qalbiga hays ka siin ciyaal dheh 🥲💔
Habeen viidnimo 20:44
Magaalada Bosaso Xaafada Laanta hawada
Waxaan fadhiya creams meel caways
Waqti nasasho daalkii iyo shaqadii kadib iyo caways
Xili lamaantayda aan isku dhacsanahay
Aadna moodo heestu inayba iga hadlayso
Thanks mostafe dollar
Iyo guleed raygal
Nolol wacan baan idin rajaynayaa ....
Caaawa waaa ii habeen madaw, si walba waa u raalli geliyey waxa ayna istaagtay qodobka ah inagu kala wad.
Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh 😢 .
Aniga aduunka u jacelahay misan qalpigeyga gubanayo ayu nag kle la socda video iyo swerdida so saranyaa stustka heesta wax modeydsa inaay anigaa igaa hadalysaa xasuusuhu waa cadaab dheh 😭😭😭😭waxay cadibaan naftaa 😭😭😭ilahow qalpigeyga adiga arkaa i qaboji bisho 10 /31/2022 yaa ilaa dhageysan caaw
QALPIGA HAYZKA ZIIN CIYAL DHEH
NAFTA KHYR UZHEEG WLO WAX KAZTA FARXAD KUGU ZO DHAMAAN INZHA ALLH♥️
Hada ayey I heysata weligen meynan is arkin ayadey sidaa tahay ayan nafteyda kajeclaa telephone 📞 ligamaqabto manalisowoco ma aqana waxan sameeyo.🤥😪😪
Alle haku qabojiyo anigaba qofka. Adunka ka eeganayay aya cidla igaga dhaqaqay 💔😭
😭😭😭clafka haw qaban ....... Oh Qalbiyo badan dhaawacan heestan dawo u tahy😓😔
Aad baan u bogaadinayaa saaxiibkay Guuleed Raygal Cawaale❤️🙏
Ha caashaqin ruux kastee dheh...😭❤️
Waa talo wanaagsan.
Ninkaan Waa qiso socoto lets go bro qofba style u leeyahay 😊
7/14/2023 15:28 ilhow adan kubaryaye qalbigayga iigaqaad murugta🤲😭💔
Aamiin zxp
best song 🎶
codka 100%
Music 100%
video 100%
fanaan muztafe dollar ✌️
Alle haku siiyo walaal mid qiimahaaga garanaya oo qalbigaga dareemayaa.
Jacaylkuna da’ , diin, Iyo dal midna kuma xidhna.
Ilahow kuwa qalbiga noo ilaaliya noo door.
Waan jeclaa qisadayda inaan ana dadka la wadaago balse qalbigaan ii ogolaanayn 😢
kollay hadii aad qisadaada soo bandhigto waad ku qaboobaysaa lkn hadad isku cabudhiso oo ay tahay wax ku dhibaya uma wanagsana cafimadkaga
Yaaaaah yaala waala wa sababta jacaylka xaliimo kuusay u nacay wa iska huu haa caadiya😂
Dadka waxa ugu qalbiga wanaagsan ku xusuusaha ku nool🥺🥺💓🤒😭
Ciziyo sharad lahayd dheh
Caqliyo garashad lahayd dheh
Dadbad u ahayd cajiib dheh
kuso noqo cadigii dheh👑🥺🥺🤍😫💍💜🖇️
Mustafe dollar 🎤
mustafe dollar another level the best somali actor and artist
Waa taageero aa ku ahay mustaf dollar heesa sad story ✅️✅️ ❤
Dollarka DuuLa
and Hawraar Music Pro The Best Channel Of RUclips Somali..❤️
dan kma lihi haybtaada hantidada io quruxdadaba kliya hdd thyy Roux idoortayy wxn ahyy Roux Ad deqdayy❤
mostaphe dollar dareenkii o qoffa keep going zheip🎤🎵
Hawrar music layaab layaab🎧
Mustafe dolar adi calacal moye wx kle ma qadid jcyl miya lagaga paxay😔🥺
Xusuusuhu wacadab dheh
Waxy cadiban naftedhe
Hacaashaqin ruux kaste dheh
Qalbiga hyska siin ciyal dheh
🙏🏻🥺👋🏻
CiyaL dheH
Ninkan hesihisa khaas ahba mustafe ❤
Salaan diirran baan udirayaa abwaanka heesta saaxiibkey guuleed raygal cawaale.
Qalbiga hayska siin ciyaal dheh.
Mustafe ahmed mohamed
Guuleed raygal cawaale
Ayuub haaruun ibraahin
Caydaruus ismaacil abdi
Cajiib weeye
“Kusoo noqo caadigii dheh”
2:15-2:20 wax kale weeye wlhi 🥺😭
waxaan umaleyna hestan 2056da inan daarto
Qalbiga ha iska siin ciyaal dheh 😢💔
Awoow/Adeer mcn ha iga inkaarsan e wax ila qabo inshaa allah waqtigas hadu Alle igarsiyo Yaryarka wa iska jeclahe😂
😂😂😂😂😂😂
Shimbiro laayee waxid
Heestan wxa is dhaha mararka qar nay iga hadlaysa qof walpa aan jeclado marka hore qof wanagsan isaga kay dhiga kabacdi qalbiga iga dhacawa lkn cafiz kayga badan 🥹
Xasusu wacad dheh 🥹
Wxay cadiban nafte dheh💔😏
Ha cashaqin Ruux kaste dheh 😪🌷
Qalbiga hays ka siin ciyal dheh💔🥹
Allaha qalbiga i qajiyo 🤲🥹
😓💔💔💔
Guuleed raygal cawaale❤️🙏
Abwaan guuleed raygal aad Baan kuu salaamaya adigiyo mustafe dollar
My eyes is crying 😭
My mouth is smalling
My heart is broken 💔
No one understand me