Dhool Oo Inoo Sharaxda Calaamadaha Dulayste 🤣

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 120

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 2 года назад +29

    anaa ka mid ah ardaya aad bartay nuuca uu yahay dullayste habo abaalkaaga janno aduunkana caafimaad cimri dheer cibaada suuban farxad aan dhamaan ilaahay haku siiyo😘😘😘😘🙏🏿

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +5

      Jizaakalaahum habo gacalo. Allah haku barakeeyo habo oo waxwalba oo aad jeceshahay midigta hakaa saaro. I love you habo❤️🥰

    • @zubaida6307
      @zubaida6307 2 года назад +2

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel 😘😘😘🙏🏿

    • @rahmamohamed4096
      @rahmamohamed4096 2 года назад +1

      Anig xataa

  • @maymunssn822
    @maymunssn822 2 года назад +15

    Qofbaa soo qoray sunta dulayste iyo qoyan ka ilmaysiisa aka farxiya cabsiiye 😂 😂 run badanaa

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 2 года назад +10

    When I left him he take everything he give me the house the car the phone. Without him I will be nothing I said okay. After four years divorced i am single i am happy I have my house I paid my own money i am driving new car same car he returned I bought my own new car look how i look without him i work sometimes Friday I work 7:00 pmto 7:00 am go sleep five hours go to work 3:00 to 11:00 pm next same 4 days I focus my kids home doctor appointment life with out him peacefully.

  • @nadiyaahmed1394
    @nadiyaahmed1394 Год назад +2

    Allah waa Uma Saciid mashallah 💖 Long time waa qof caqli iyo Xikmad badan Qololka conferenceka waqti hore ku aqaanay mashallah. Fatxiya Absie soo martiqaad uma Saciid xikmad badan ku duugan mashallah. Dad badan soo caawisay.

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 2 года назад +5

    Mashallah amazing mother you bring today,I benefit from her advice. She speak with truth and with knowledge mashallah. Please bring ladies like this. Like always thanks our Fathia. You have no idea how much I love your content keep going sister.💯🙌👏👌👌

  • @luqmanbashir1897
    @luqmanbashir1897 2 года назад +9

    I have been listening to you for some time habo now I really think a lot of people want to say exactly what you say but can't say especially those in xamar and Somalia, in general, I also like the way you deliver it in a sarcastic and funny way, yeah a lot of young men like me have seen what you are talking about happen to our mothers and sisters but definitely, I seem more voices like yours popping up and I love it lets hope this generation will be better than the last one more power to you and the Somali sisters a strong woman cornerstone of a successful society and dulyste is the cornerstone of the Somali society😂🤣😂 I hope that changes soon keep going habo 👏

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 2 года назад +5

    Spot on dhool mashallah please bring her back again.!!🙌🙌❤️❤️

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 2 года назад +7

    Haweenka sheekada qurxoon ee Soomaaliyeed noo soo casun in badan Hooyadan Aad baan oga heley waa xikmad miiran,

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 2 года назад +5

    Fathia thank you adiga iyo inanta dhool exactly what you're saying is absolutely spot on

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 2 года назад +7

    ❤❤❤❤❤❤ Wooow Runti Gabdhihii Soomaaliyeed Kece oo Duleeyste Diintii Ayaanu Bareynaa Ina Cabsiiye Shaqo Aynan ku Khasaarin ayey Qabataye Alloow No Xafid

    • @NajahCabdulaahi-bb9ty
      @NajahCabdulaahi-bb9ty 10 месяцев назад

      Wan qosley dhool waa fariid wexey tiri fananad cadilan baan ahay

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 2 года назад +10

    Farhiya Absiye Sunta Duleyste buufisa 😂

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 2 года назад +4

    Naagaha ayagaa waxaa oo dhan ka danbeya ayaga iska dhalaya ayaga caruurta ku silcaya ayaga caruurta biilaya naag walba haday dhali lahayd inyar oo asaga u dhibtoda ogyahay saa ma ahaden ninka haduu lalabasha keeno Ama furniin Ama dhib ku keeno Ama naag guursado ilmahaaga haysaa ladhahaa mxaa yelay asaga masuuliyadiisa la saaray ciyaalkan biri waa iska so korayan dhibta dumqrka arkan waa arki lahaa markaa kii nin ahaa gabaray ka dhaqaq borsadada qado xaragood dhib iyo istarees iyo silic kugu dhicilahaa nimankaba waa xaragodan hadhowna waxaa kuso silicday asagay ku abtirsanayan 😁😁

  • @sadiahassan6930
    @sadiahassan6930 2 года назад +3

    Fatxiya habo wlhy indhahayaga bad tahay we love you 😍

  • @luluabdullahi3138
    @luluabdullahi3138 2 года назад +12

    MashAllah keep the great work you're doing. You're honestly changing lives.

  • @mowlidsajac2420
    @mowlidsajac2420 2 года назад +3

    Masha Allah bless bless bless bless bless bless bless bless and Big love am fatxiya obsiye and dhool runtii aad ayan uladhacey toobiga waxaan daree may inaan nahey dad ilaahey siiiyey dumar kuga ugu qeemaha badan waaye dhool and farhia ayaan naga dhashey hadaan nahey soomaali people also is Friday it's lovely day farxada siyaaado ah waayo it's jumca please and please Somali dude meelkasta ood jugto aduunka please and please tageer Somali woman please

  • @kadragalab7621
    @kadragalab7621 2 года назад +5

    Ala hooyooy urtaas xawaashka iyo cadarka iskugu jirta maalin dhawayd baan walahi is waydiiyay. Bas hadaan raaco waan gartaa inay soomali saarantahay hhhhhh

  • @Enginerev
    @Enginerev 2 года назад +2

    War ileen dulayste Fathia Absie baaba unaxariis badneyde, hablaha soomaaliyeed afka biyo uga wada buuxaan #Dib_isku_eegis degdeg ah ina gubeedoow. 🙆🏽‍♂️

    • @umuwaladeyn3250
      @umuwaladeyn3250 2 года назад +1

      Magaca kugu qoran 🤣🤣🤣 allah kuguma so celiyo duleyste

  • @luluabdullahi3138
    @luluabdullahi3138 2 года назад +8

    Fathia you're hilarious!!

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 2 года назад +4

    Hoyo fariida ayaad no kentay manta,🥰😳

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 2 года назад +7

    Maasha Allah you guys are so funny. Fanaanad cadilan😅😅😅

    • @yasmin8196
      @yasmin8196 2 года назад

      War insntaa Hala so saro🤣

  • @fartoonahmed5759
    @fartoonahmed5759 2 года назад +4

    Gaaala qaaati ugu jooga Gaala raac 😭😂😂😂 alla maxan qosley

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 2 года назад +1

    Dulayste wuxuu jecel yahay mid uu quful ku xidho waanay yidhaa daan. Midyaroo. Quful aad ku xidho ayaa wanaagsan

  • @leylamaxaley5325
    @leylamaxaley5325 Год назад

    Love this! Thanks keep telling the truth about Duleyste

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 2 года назад +3

    Thank you fathia absie thank you dhool❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahlanahmed8860
    @ahlanahmed8860 2 года назад +3

    Asc
    Fathia illahey haku barakeeyo
    Nolosheedi baa kamid noqotay maalintin aan sheekadaada dhageeysan maalin ii ma aha cadowga rabi hakaaqabto

  • @monamuse4197
    @monamuse4197 2 года назад +2

    Qoftan soceli markle fathiayay she is amazing ❤

  • @hibaakmohamed5918
    @hibaakmohamed5918 Год назад +1

    Alaa fadiya cabsiyee aleh haa kuu daayo wlhi madax noo sarantey hadan nahay dumarka somliyeed

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 2 года назад +2

    Allaha nookaaaxafido wall qaali

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 года назад +3

    😂😂😂 waa run walee waa fuleey duleste asigoo kudhibaya hadad dhahdo bolis ayaan kuu wacayaa waa bes waa cararayaa dibdanbana malagu karo war😂😂

  • @nimcoabdillaahi6758
    @nimcoabdillaahi6758 2 года назад +2

    Habaryar.fadxiya.cabsinye.Adban.kutagera.Alle.hakufitiyo

  • @duniyo4954
    @duniyo4954 2 года назад +1

    Fadxiyaay waan ku salaamey walaaley mid Naciimo la dhaho oo kaa hadleysaan arkey waan yaabey quraan iyo xadiis bey aqrineysaa subxaanallaah bal ilaahey mey la hadashey oo yiri jana galeysaa ! abaayoy quraan ka aqriso oo ha u jawaabin ayadana Allah ha hadeeyo somali social media xitaa waa isku xasdayaan ka jeedso kuwaan wax garaneyn waa quraan , walaashey ha anfaco iyadu waxa ey sheegatey Fadxiya Dad hadey ku jecleyn dad aa ku jecel noo joog abaayo anagaa ku jecel oo dooqeena tahey cimrigaa Allah ha barakeeyo masha Allah caleyk

  • @zeynababdi964
    @zeynababdi964 2 года назад

    Mansha allah fadxiya dulayste uu ka boqaa kkkkkk

  • @buss2535
    @buss2535 2 года назад +2

    Abayo xagee kaaso Wacaa dulayste information kiisaan kaaga sheegayn lahaaye please thank you ❤😍💪🏾

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 года назад +3

    Boqorada umada somaliyeed Fadxiyo Runtii Halkii Alisbeet bad Noo joogta Fadxiyooy soo dhowoow Qaali

  • @lxaalluul8544
    @lxaalluul8544 2 года назад +6

    Wow gaslighting it’s their expertise, ilaahay hanala kulmin waaba shaydaanul insi Duleyste waa insecure creator’s

  • @yasmin8196
    @yasmin8196 2 года назад +4

    Fananad cadilan ban ahay!! 🤣🤣🤣🤣

  • @somcana
    @somcana Год назад

    Fathia heesaha Somalida dhan ee jacaylka waa xanaanada raga ka hadlaaan. Waa codependency ladhahaa in psychology.

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 2 года назад +1

    Waa run suu ugu qaylinaayo uu dadka uga ilaalinaayo uu ubadilayo. Oo Waa hooyee dhibaatadiisey kabaqeysaaye iyo in ilmaha gaalo kaqaadatee walwal fara badaban ayey qabtaayee Mar uun Bay warxaysaa ooy daqada katuureysaa

  • @izzidinabdi6064
    @izzidinabdi6064 2 года назад

    farhiyo loves music for sure I like her taste of music

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 года назад +1

    ALLA MAXAAD RUNTA KA SHEEGTEEN CAQLIGA SALIIMKA AH ALLAHA IDIN BARAKEEYO ALLAAHUMMAA AAMIN.

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 2 года назад +2

    Duleyste meel daran Allah haw kaxeeyo kkkkk.

  • @Enginerev
    @Enginerev 2 года назад +3

    Quote “Duleyste naagtiisa inay wajiga ku socoto baa loo maleeyaa” kulahaa 🤣🤣 Something tells me these two ladies can suss out or smell Duleyste from distance walahi! Lol

  • @yasminapdi8469
    @yasminapdi8469 2 года назад +1

    Fathi absie hbo marki hore duleystaayasha shukaansan jirey marka chanalkaaga ku xirmey oo wx bdn fahmey duleystey oodhan buufiyey ilaa ragga duleystaa ubdn hada ma hayo🤣🤣🤣🤣🤣

  • @FARAXSAAN
    @FARAXSAAN 2 года назад +1

    You can’t slaves a educational mind!! That what we need to teach over girls go to school or learn yourself get some books and stop wasting your time on TikTok!!!

  • @nadifodhalow5781
    @nadifodhalow5781 2 года назад +2

    Only one person send him is his worst enemy his mom and his friends this store is true my ex husband used to tell when I tell him I want work he used tell me if i go to work I need to bring 110,000 if not I need site my ass same where because his truck driver he will stay home.

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 2 года назад +1

    Allaha😢

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 года назад

    Fathia you are so funny ....hihihi, long life my sister you are killing these people.

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 года назад

    Mash Allah sweetie keep up the good work

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад +3

    Run badanaa maxaa xaqiiq haysaan community majority gu dulayste iyo qoyan yahay baynu nahay xaqaba way gees maraan ax ax xabadaada ilaasho bal kawaran

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 года назад

    Fathia adiga Dhooley iyo Shamsa waa idin salaamay.

  • @somcana
    @somcana Год назад

    Kuwa wadanka wax ka dhisto waa dulayte iyo qoyan.

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 года назад

    lacag aan u doonanee xagee la iska diraa hhhhhhh

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 2 года назад +1

    Duleeste kasooni la'aan aa kadhigta dullest qof iskukalsoon qof madhibaayo

  • @fadumohassan7608
    @fadumohassan7608 2 года назад

    I love mamma dhool🤩🤩🤩

  • @hamdimohamed3173
    @hamdimohamed3173 2 года назад

    Fathia walaahi hada wey dhamaadeen waxaan xasuustaa gabarba qofkey doontan ha noqotee dariskaa diley walaahi xaafadoo dhan wey wada dilaayaan saas baan aqaan et.❤

  • @saammu8231
    @saammu8231 2 года назад

    Bismilah mansha Allah gabadha cod macana qalbiga i lulmay manasha Allah tabarakalah.
    Plz Farxiyay dumarkan qiimaha leh camal noso casuun.❤️🥲

  • @hamdiibrahim1947
    @hamdiibrahim1947 2 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @asiaali566
    @asiaali566 2 года назад

    Wlhy inan ayan aqana akbar dulayste qabay lkn ilahay fadligisa isagaba goor aan hadh hayn iska baxay somalia aday swedenban daganahay marku baxay ayey waxbarashadi dhamaysatay shaqo heshay ninkasi xita 2gabdhod e ugu wayna wu cayi jiray gabadhas say salada u ilaaliso iyo dinta wa yabi ilahayba dhafiyey waa ninka mel anu 2sacadod tagi jirnay utbilding ah oo caruur laga ogalayn yiri gurigaga joog waxas wax barasho maha ilmahaga hayso ani wa baxa wlhy waynaga hadhay bariga dulayste

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 года назад

    waa bachelor ka single ah yaahuu

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 года назад +6

    Nimanka Ay fadxiya Udaartay Hadaan ku jiri lahaa waxan ku dhihi lahaa war kiniinka laqa Dawada lama diido E

  • @somcana
    @somcana Год назад

    Inteee lagaa wacaa?

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 2 года назад

    Masha allah tabarakalaah ❤

  • @hodanhassan2484
    @hodanhassan2484 2 года назад

    Duleeyste magaca labaad waa kabtaa qalafoow😂 urtooy kadaah boodada duuf marsato 😂😂

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад +1

    Ka iqaba ayaa sasa 😕

  • @nnnnwowo9164
    @nnnnwowo9164 2 года назад

    Duleyste aad katagtay oo wali warankula daydaya kawarama dumaroow

  • @warsanweelsan7951
    @warsanweelsan7951 2 года назад

    الرجال قوامون على النساء، waxay ka dhigantahay xaga biilka ragu ayaa ku wajiba inuu biiliyo haweenaka

  • @cabdiqani6924
    @cabdiqani6924 2 года назад

    MAzhall inacabsiye alamaxad cashar idhigtaa alla manolin Farxiya hadanu nahay kuwa dhulki joga 😭😭😭😭

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 2 года назад +2

    Way jirtaa Balaayo gabadh u eg

  • @umubushra5391
    @umubushra5391 2 года назад +1

    Fatxiya suaal naweeydiisaly yaa soo dirah gabdhaha duleeyste markii runta loosheego wuxuu dhahaa yaa igu kaa diray waa dhaqan kooda ma ogala in runta u sheegtid ood dantaada garato

  • @naimaali3853
    @naimaali3853 2 года назад +1

    💕💕💕💕💕

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 года назад +2

    😂😂🙂🙂🙂

  • @khadraabdurahman5032
    @khadraabdurahman5032 2 года назад

    habo lama yidhahado dumarku waay dulman yihiin ilahay aya noo maqan

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 2 года назад +2

    Dulayste #Qoyan#quluf I will share video dulayste kkkk keep going sister

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 года назад +1

    Asc ina cabsiiye

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 2 года назад

    fathia xagee ka hela sheeka cajun ah baan haya

  • @shukriabdille8542
    @shukriabdille8542 2 года назад +1

    ,🎆👍👍👍

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 2 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal 2 года назад

    Iyagaa la diraa OO dabadhilifyo ah

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 2 года назад

    Walhi waan oyaya misikin

  • @mowlidsajac2420
    @mowlidsajac2420 2 года назад

    Also I follow you from snapshot form iskaaji

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 2 года назад

    TV

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 2 года назад

    waxaan jooga minnea

  • @fadumoahmed5680
    @fadumoahmed5680 2 года назад +2

    Qolof iigu daran

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 года назад

    propaganda daa ka daran iyo qaylada

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад

    Dulayste an la jogo ayaaa sasa
    لا حول ولا قوة الا بالله

  • @mahamedosmanmahamed3070
    @mahamedosmanmahamed3070 2 года назад

    Waar heedhaha geeli kiisiiwawaynaa
    Dur duriyay yar yarkiisu maxaysamaynayaan

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад

    Dulayste warabe ayuuu igu noqday 🐊

  • @bashiiribrahim7767
    @bashiiribrahim7767 2 года назад

    😂😂 fatxiyo Gabadha markey is tiri wanag ka sheg wilasha way amusisay markey karbashka bilawday qosol. 😂😂😂. Iska shaqeyso huno

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад

      Shaki iyo paranoid ayaa idinku dhacday. Inay Rag fiicani jiraan layskuma hayo ee in Dulayahu idinku badan yahay ayaa laga hadlayaa. Guul darada Dulayste maaha mid cidna ka qarsoon. Adiga lagtaadu hadaad Raga ka mid tahay, maba aad dareenteen Waxan aad sheegay🤣
      Fadlan ka bax liiska Dulayste🤣

    • @bashiiribrahim7767
      @bashiiribrahim7767 2 года назад

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel hye wan kaso baxeyna lkn adigana hoyo wanagsan noqo dhAlinyarada niyad jabka ka day cayda iyo cebeyska oo xaqiqda ka Fog please 🤞

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 2 года назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagaladam4186
    @sagaladam4186 2 года назад

    astaamaha narcissist ayaa leh.

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад

    Cawda u jar kkkkkk

  • @nabaadlove6019
    @nabaadlove6019 2 года назад

    ma xas tuu rabay.

  • @hodohassan6197
    @hodohassan6197 2 года назад

    😅😅😅😅😅bisinka

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 2 года назад

    Ilko ooc oocoocooc oocoocooc addadgaa ooc

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @barwaqoladan6868
      @barwaqoladan6868 2 года назад +3

      Asc mxuu dulayste ladulmiyaba mxa darajo oo ifty fathia alah keep u and reward u Janno fardawsa insh

    • @fadumofilsan3251
      @fadumofilsan3251 2 года назад

      Ka igaba ayaa sasa subxana laah dulayste waa magac heera

  • @soorayssamatar6814
    @soorayssamatar6814 2 года назад

    Qofkan xanuunsan e Topic kaliya uun ka hadlaysa maalin kasta ilaahay qoysaska soomaaliyeed haka qabto, garaadkeedu intan wax dhaafsan ma keeni karo.

  • @hibaakmohamed5918
    @hibaakmohamed5918 Год назад

    😂😂😂

  • @fadumoahmed5680
    @fadumoahmed5680 2 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @aminaoomer2136
    @aminaoomer2136 2 года назад

    😂😂😂😂😂😂