PRANK XANAQA ADUNKA ANKU SAMEYAY ANUSH😱😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • DAAWO PRANK XANAQA ADUNKA ANKU SAMEYAY ANUSH😱😳

Комментарии • 2,1 тыс.

  • @anizamohamed5053
    @anizamohamed5053  2 года назад +3206

    Wa arsanena hada nahny team Anuush 😡😡😡

    • @maryanxasan1105
      @maryanxasan1105 2 года назад +36

      Saas waayeh queen 👸✨💖

    • @filsannuri2406
      @filsannuri2406 2 года назад +24

      Macaney reply for me Instagram 😪 wllhy I love you so much yuh quyz from bottom of Mae Heart ...
      Long life ahead couple's ❤️

    • @zamzamcabdulaahi3329
      @zamzamcabdulaahi3329 2 года назад +21

      Dhaqsi noosoo ar apyo

    • @fadumoadan1366
      @fadumoadan1366 2 года назад +9

      Ok

    • @salmamohamud173
      @salmamohamud173 2 года назад +16

      Sidha ugu daqsiyha badhn walibo team anush

  • @soccer90v16
    @soccer90v16 2 года назад +44

    Hadan iskabul tahay like saar wandaremoyna🥺

  • @Ileysxasan53
    @Ileysxasan53 2 года назад +115

    Anuush wa isku kordhimanayna😂😂kulha awa team anuush wa arsanoyna🥺♥️✌

  • @mahameddaahir7111
    @mahameddaahir7111 2 года назад +88

    M.a
    1: luuqadeeda hadalka wey wanagsan thy
    dadka qar cay bay adeeg san lahayen 100% ( Ayadana waaba positive ) m.a
    2 : İlaaa xadna wey dagan thy. Gabadha maasha allaah
    3: waa shankaroon waad haysataa

  • @nimaabdullahi3125
    @nimaabdullahi3125 2 года назад +242

    Wllo prankiyada iska dhaafa wayo idima wanagsana waxaa tihiin family isku cusub💕 🥰 dadkan dhahayo ka arso iyo wixi lamid ah ba farxadina kama talinayaan marka ka taxadara waan aniga fikirkayga 😊🙂

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 2 года назад +133

    Walhi qof qaliya taahy adunka gabadha aan oyiin qayliin ee ninka edbisa ala ficanaa manaha allah😂😂😂😂😂😂😂

  • @munaxersi7366
    @munaxersi7366 2 года назад +429

    Walaalaheey prank yada noocaana uma wanaagsana familada wxaana tihiin dad isku cusub oo noloshooda wali bilaaw tahy igana raali ahaada 🙏🥰

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 года назад +576

    Welcome back
    couples
    Noo soo badiyaH pranks 😅
    Team anuush wan so arsanynaH 😔
    Another level 😅

  • @bunduki__man1926
    @bunduki__man1926 2 года назад +58

    Anisa you are strong woman who can control her husband and that's well keep going sister

  • @ayaanabdi1240
    @ayaanabdi1240 2 года назад +92

    🤣🤣🤣ilahayow Anush oo xanaqsan haitusin 😅🤝

  • @amiiraahmed109
    @amiiraahmed109 2 года назад +148

    “Wallahi waa leysku kor dhimanaya “anuush umadeena maaha😹😹

  • @rugrugmaclin2129
    @rugrugmaclin2129 2 года назад +26

    War waxaan layaabay dadka RUclips say comments qurux badan uso qoraayan iyo kuwa tik tok say comments caay kaga dhigaayan🤣

    • @iqromohamet2466
      @iqromohamet2466 2 года назад

      horta ma araktay anaa horta yaabay

    • @caishahassan2387
      @caishahassan2387 2 года назад

      Ina melahan nugu xamato kama qadaneno😂naftirkaga is ilali

    • @igaaamus2461
      @igaaamus2461 2 года назад

      @@caishahassan2387 haa usheeg

    • @hgy1293
      @hgy1293 2 года назад

      @@caishahassan2387 😬😁😁

    • @rugrugmaclin2129
      @rugrugmaclin2129 2 года назад

      @@caishahassan2387 🤣🤣

  • @amalyussuf4673
    @amalyussuf4673 2 года назад +41

    Masha allah 🥰 ♥ wlhi kalsoni ayey kaheysata dhankisa iyi jcl wayo wx walba ay kusameysy inu wxba yeleyn ayey okthy wayo labada qof oo wada nol iney sidas isugu qalbi wngsnadan ayafcn Masha allah 😊 💖 allah haidin dhowro

  • @edreasefantasticvids8190
    @edreasefantasticvids8190 2 года назад +192

    That was a wonderful prank thumb up bro😂😂😂
    I like couples who do real pranks 😍

  • @Liii0152
    @Liii0152 2 года назад +81

    Gabar Habargdir Cayra wlhi inaadn ka kor tagi karin ayado Nool maydkeeda Un ka tilaabsan karta 🤣🤣🩸🩸 Dhiigu biyo Ma aha Love You Anush sis ❤️
    Best Couple isha allaha idiin ka qabto 🙏🏼❤️

  • @csamadkaraama739
    @csamadkaraama739 2 года назад +72

    Anush marka hore wan kusalamay wllshey qali marka xigtana horta prank lagugu sameyay ad ugu xumahay balse wa cadi wllshey mcn kaliya waxan ku shegaya inad gacan kahadalka iska deysid kaliya waxa kakenay xanaq balse inad iskon torondo isku day plz kagacan kahadal ma wngsan marka waiga talo wllshey calina team anush hadanahay wan kaso arsanena insha allh wan idin salama qalbiga idinka jeclhy wlhi gawadhena sidan danbo hanaga yelin pro salaman wllaheyga qaliga

  • @sweetally5829
    @sweetally5829 2 года назад +64

    Inta sugeysay prank like 👍🤣

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 2 года назад +257

    Welcome back our couple 💑 ❤
    Another level 💯 🔥
    Team anuzh wasoo aarsanayna 😅❤

    • @munishbbe2769
      @munishbbe2769 2 года назад +3

      Mac macan jecl anush barigey gabdha ahed ila hda 💗💗💉😂😂👸👸

    • @suleqahassan3955
      @suleqahassan3955 2 года назад

      anuushmohaz kasoarso Alibaba haudfin

  • @AYuubCashuur-o2g
    @AYuubCashuur-o2g 2 года назад +14

    Tanoo kale oo saan ii ilaashata alle ha isiiyo😥😥😂❤

  • @xayaadxikmoofficial360
    @xayaadxikmoofficial360 2 года назад +67

    hotel kulahaa anaaba xanaaqay 😏😏ileen waxa prank aheed 🤣🤣🤣

  • @mohamedaminbarejeye5444
    @mohamedaminbarejeye5444 2 года назад +235

    waawarey prank hadhow ano sariirteyda joogo daawanaa hdda gym jooga😹😹

    • @nasiyanor7021
      @nasiyanor7021 2 года назад +4

      Iskadaawo 🤣🤣🤣🤣

    • @rodishgcl5148
      @rodishgcl5148 2 года назад +3

      😀😀ocada

    • @fartunmohamed6035
      @fartunmohamed6035 2 года назад +3

      𝐰𝐥𝐡𝐢 𝐚𝐧𝐢 𝐡𝐡𝐡𝐡 𝐬𝐚𝐚𝐬 𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 𝐩𝐫𝐚𝐧𝐤𝐢𝐠𝐨𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐚𝐥𝐚𝐡𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐬𝐨 𝐬𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐛𝐤𝐞𝐞𝐲 𝐮𝐝𝐚𝐰𝐚𝐝𝐚𝐲😂😂😂

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 года назад

      Fartuney sxby saa dhama sheko ujaceshy

    • @hoodonaasir2878
      @hoodonaasir2878 2 года назад +1

      Jidhka ino dhis no🤣🤣🤣

  • @beautifullady2819
    @beautifullady2819 2 года назад +223

    Maseerka on a high level😂😂😂

  • @xamaadamodric684
    @xamaadamodric684 2 года назад +34

    Prank badan iska daaya my couple🙏📌

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 года назад +26

    Waxa kale sheek cali lkn nag hanagu sheeygin nama somarto keep going my family qurux badan hor usocod ❤❤❤

  • @dosaabdi4894
    @dosaabdi4894 2 года назад +28

    Anuush:Xog iguceli afgani tas 😭😂😂uko na mchezo wallahi cali😂😂
    Alibaba:mchezo maxaa ladaxaa hapana swahili wanaqanaa somaogit😭😂

  • @filsannuri2406
    @filsannuri2406 2 года назад +137

    I just love dhem sinces day one ..❤️💖❣️

  • @axmedtishmedia2087
    @axmedtishmedia2087 2 года назад +278

    Kkkkkkkkkkk funny aa tihiin wlllhi lkn wax zaa,id iskula xanaqesiin lee yaa la sameenin farxadiinu waa muhiim kkkk waana muzuuli kulahaa ali baaba😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcohazzanhazzan5425
    @nimcohazzanhazzan5425 2 года назад +216

    Allah dulqad badna miiska weelka saran dhana kugu garaci laha maser dartiis wlhi hada nhy team anush arsi ba rabnaa dhulka lanagu jiiday 😂😂😂😂😂😂

    • @queenxayaat5073
      @queenxayaat5073 2 года назад +6

      Qaniinyana nafta oga qaadilahaa🤣🤣

    • @mohamedaden4999
      @mohamedaden4999 2 года назад +6

      Wan maseersanhy dheh afka ila Soo gal wlhi afka ka laadi lahaaa

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 2 года назад

      @@queenxayaat5073 Pea caadi iska dhig 😂😂

    • @queenhppy3449
      @queenhppy3449 2 года назад

      @@mohamedaden4999 😂😂😂😂😂

    • @nimcohazzanhazzan5425
      @nimcohazzanhazzan5425 2 года назад +1

      @@mohamedaden4999 dhilay uraya wlhi akhira ka cawayn lahayd

  • @macaankii
    @macaankii 2 года назад +15

    Best couple ever Seen ,All eyes 👁️ on you ,keep Going ,Never Give up ,Alwayz forward never backward

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 года назад +44

    Team Anushmohaz🥰🥰❤️❤️Allah haidinxafidyo 😘😘Beautiful couples🥰Mashaa Allah!!

  • @fardowsamahamed1477
    @fardowsamahamed1477 2 года назад +434

    Noo soo badiya prankiga 😂😂😂🥰

  • @hodanladiif554
    @hodanladiif554 2 года назад +66

    Another level my couple 🥰🥺

  • @Adoonti__Alle
    @Adoonti__Alle 2 года назад +77

    Anuush naag nool wlhi naag aan masayrayn nag maahan😏😂😂🙆‍♀️❤

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 года назад +2

    Wllahaygaa somaliyeed 1k wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭😭😭

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +17

    Masha Allah family qurux badan ❤️👑
    MASHA ALLAH jizakalah walal❤️ 👏👏
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 2 года назад +34

    Ali don't make her ungery she love you more than her self ❤️✊👋

  • @fatimaabdikadir2428
    @fatimaabdikadir2428 2 года назад +17

    Prnki markey argty inta soo cararty like 👍 hhhh Anuush xanaaq bdnaa team anuush hada nhy so arsaneynaa ismuujiya

  • @hanabinthnour4742
    @hanabinthnour4742 2 года назад +78

    Serious prank 🤣😂
    Wllhi kana prank laga dhaha
    @anuush ey ka aarso xajigaga
    Iskudirnimo jmcd uugu so paxy🤣🤣🙏

    • @hanad1408
      @hanad1408 2 года назад

      😂😂😂waxan prank wa dhafay

    • @hanabinthnour4742
      @hanabinthnour4742 2 года назад +1

      @@hanad1408 ad io aad🤣🤣

    • @Jihaanjanno
      @Jihaanjanno 2 года назад

      Magac Hibo ladhaho dhan waa Rufiyaano😅😅 Anigaba hibo leydhahaa

    • @hanabinthnour4742
      @hanabinthnour4742 2 года назад

      @@Jihaanjanno 🤣🤣 cajaaip shiikhow🤣🤣
      Ilen waa layla hayah

  • @nimcomaher9779
    @nimcomaher9779 2 года назад +1

    Inta ani cml oo had sogaara like

  • @mzumamaame7540
    @mzumamaame7540 2 года назад +2

    Team waanigu cusbahay ee waa nisalaamay waxaa tihiin team wngs🥰🥰

  • @Issechannelyoutube
    @Issechannelyoutube 2 года назад +41

    Nagaha kale wey oyaan marka la lahadlo lknse kuwa h.g waa indho adagyahiin sida nimankoda ay u adgyihiin waa wataa h.g Girl's and boy's keep going 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nacimohassan2582
      @nacimohassan2582 2 года назад +2

      Illahow adaa jira naagahiina reer xmaraawiga ah wax idinka jilicsanba majidho alow yaa ka dhigo naagaha kale second uhoreeya bay dili laheyd

    • @hamdiali3463
      @hamdiali3463 2 года назад +1

      HG mazy Nagaha kle dheryihin micnaha kuwa ka dabsan ban argnaye mida kle nag kle hady ahan lahyd ninka mayba celin lahyn soco wlale bay odhan lahyd

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 2 года назад +1

      @@hamdiali3463 ma araktey horta nin maba la celiyo anaaba yaban taas faan umaleyaan

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 2 года назад +1

      Bro ooohin mesha mayasho nin dhhy wan baxaa Maan celin lahaa naag u oosey nin wa baxaa dhhy maba jirto prankgaan in kasto la isla ogyhy hadana wax faaido mlhn naag nin celineesaaa

    • @foosxaaji4174
      @foosxaaji4174 2 года назад

      War ani h.g ma ihi
      Ninkeyga gaari ku dhuftay hada ka hor maseer lee ka wrn

  • @ezraabdizalan2205
    @ezraabdizalan2205 2 года назад +107

    Another level wlhy🤣🤣♥️
    Team anuush aarsi rabna🤣🤣♥️

  • @yasminyaska4683
    @yasminyaska4683 2 года назад +60

    Anuusha Aarso hee 😂😂😂ali maskiinta xaa saan uyeeshay

  • @ffarxaanofficial
    @ffarxaanofficial 2 года назад +9

    Sxp Aan wax kula taliye siwalbay dhab ama prank utahay gabadhaada laguma yidhaahdo qacan Ayaan ku qaadaya😪👋

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 2 года назад +6

    Aduunka prank lesla ogyahay aan u jecalahy kuwo cadana oo prank samenayen sxbkeda xabad ee ku dhufatay waa dhintay markas marka wadna xanunka ka qaday le dib dambe prank run ah ma firsan wax lesla ogyahay aa ka fcn 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyasiman1348
    @sacdiyasiman1348 2 года назад +116

    😅🤣😂 dharka siib ku teh Anuush Cunug camal ucanaananee Ali

  • @queenxayaat9003
    @queenxayaat9003 2 года назад +96

    Team anuush ismujiya waan so arsaneynaaa haka baqin Ali baba waxaaan wax kaweyn naga filo niyow kkk🤣🤣🤣

  • @huseinnoorabdihuseinarab7711
    @huseinnoorabdihuseinarab7711 2 года назад +29

    Nio aan idinla taliyo prank iska dhaafa runti family qurxoon aatihiin lkn prank sharaf maahan iska dhaafa waa iga talo saaxiibayaal 🙏

  • @aaseditz6667
    @aaseditz6667 2 года назад +5

    Iloohow isku barakee lamaanahan Yaa Rabi 🤲🤲 wllhi waa iska jclhy m.a

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 2 года назад +5

    Wallahi waligeyga idinma fiirsan lkn anuush maladhaha gabadha wallahi waa naag nool naag waa taas nolow sister🔥✊

  • @munomaxmuudyuusuf6192
    @munomaxmuudyuusuf6192 2 года назад +36

    Team ali hadanahay waan farxsanhy team anuush meel isa soo saara😁🤣🤣

  • @ilhanosman9411
    @ilhanosman9411 2 года назад +31

    Naag hg le saan same karto 😂😂anuush naag nool baa thy bbe noo aar yaqey🥰🥰🥰🥰🥰

  • @caaliyaayaanle3590
    @caaliyaayaanle3590 2 года назад +38

    Noo so badiya prankiga in badan wa sugyneee my fav couple 💑

  • @Lplp-dd6ln
    @Lplp-dd6ln 2 года назад +8

    Waan ku Wataa sister anuush ❤️💯 Ali baba xaskaga wanaaji prnki halis iska ilaali 👍🙏

  • @munamaxamed7713
    @munamaxamed7713 2 года назад +4

    Anuush Geesiyad Waan Aarsanaynaa Hadaanu Nhy Team Anuush♥️♥️

  • @dr.talyaani
    @dr.talyaani 2 года назад +36

    The best couple of the year

  • @omarbile9920
    @omarbile9920 2 года назад +68

    Bro this ain't part of prank it can make divorce by jokes so be careful peace

  • @samiroshcsalaan3455
    @samiroshcsalaan3455 2 года назад +54

    Kkkk ala beerka wlhi ma nooli 🤣🤣🤣 qosol iguma harin 🤣 hadaan nhy team anuush waan aarsaneynaa I.a

  • @zoyaalpizultan2745
    @zoyaalpizultan2745 2 года назад +33

    Wllhi saan u qosolaayy feeraha i xanuuny
    Lamanaha aan iska jeclhy funny wllhi😂😂😂

  • @farmimed3552
    @farmimed3552 2 года назад +5

    Masha Allah Alibaba nasab kaamila waye anuush gacan uma qaadin macanto wlhi wil ku jecel ayahaysata isku waara love 💘❤I

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 2 года назад +70

    Mohaz your acting is something else nd u have patience sas lagarabaa bro 🤝💯

  • @mo-vevolyrics4275
    @mo-vevolyrics4275 2 года назад +51

    Keep going our lovely couple 💑 ❤

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 2 года назад +38

    17:16 😂😂😂😂 iga siko waa furay wllhi😂😂😂😂 m.a my fav couple 💑

  • @ahmedinhassan1424
    @ahmedinhassan1424 2 года назад +6

    Woow!we need a humble and strong girl like her

  • @munayusuf3352
    @munayusuf3352 2 года назад +12

    Wxn cml another level weeeeye🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 team Anusha waaa arsaheenaaa

  • @sapriinoziilofficial9754
    @sapriinoziilofficial9754 2 года назад +17

    Inta prank ila sugeysay like sara👊

  • @naemanalka8957
    @naemanalka8957 2 года назад +40

    Aniso daweecadeeda saxda ah ayaa ay la soo baxdey 😁😁😁😁😂😂😂🤔🤔🤔🤔🤔😔

    • @naemanalka8957
      @naemanalka8957 2 года назад +7

      Naagaan ninkeeda ceshaheenin naag ma ahan saas ayaa karaabaa aniso kartidaas waan kaa filanaayey mac 💖

  • @sabrinaabdi2424
    @sabrinaabdi2424 2 года назад +15

    Ati xoogan kubaxa
    Bro hada kadib is ilaali hadi kale naftada kuqamari ma ogtahay san unahay asxabul dhudhub wax naga xogbadab malahan 🤣😂😂🤣
    Masha Allah Wani tagera said

  • @safiyosheikhali5429
    @safiyosheikhali5429 2 года назад +8

    waxkle wallhi lkin prankiga yareeya codsi waayee nabed gala my lamaane 🥰❤❤ Alii baaba And Anuusha

  • @hassan-uj4ho
    @hassan-uj4ho 2 года назад +74

    This was best prank ever I would have like it million time lol

  • @juneydabdurisaq1881
    @juneydabdurisaq1881 2 года назад +46

    Another level couples

  • @quruxsanofficial2267
    @quruxsanofficial2267 2 года назад +26

    ali waku xanaqsannahay gabdheena maxaa saan ugu gashay hada naso raali gali😡😡🥲

  • @saciidaaxmed4878
    @saciidaaxmed4878 2 года назад +24

    Wllhi walisku kor dhimana lee🤣🤣🤣team anuush waa xanaqsanht

  • @Ayeeyo912
    @Ayeeyo912 2 года назад +1

    Cali aboowe Anuush waligaada ha ciilin wn ku baryaa wxn rabaa in aan arooso wali idinkoo isqaba wxn rabaa caruurtiina oo waaweeynaatay inaan arko wxn rabaa waligiina in saas noo ag joogtaan... wllhi wn isku kiin jeclahay ilaah ha ini asturee.. inanta ugu horeeso Asmo ha loo baxsho wa iga codsi😥😥 anoo waligay ini arkin ayaan hadana ini jeclahay

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 2 года назад +41

    Waakala tagayna ama ifur prank ah ha samynina😅

  • @hudifaasad196
    @hudifaasad196 2 года назад +50

    Ah alla saa iskugu qurux badantihin lee m.a keep up 2diinabo

    • @fartunamin5413
      @fartunamin5413 2 года назад +1

      Ma aragtey mash allah marwalbo indheheyga ayey so jitan ayag cml nasib uma yelen lakiin waa u duceya waxa walbo waa nassib nolsha

    • @hudifaasad196
      @hudifaasad196 2 года назад

      Haa sax wax walbo waa nasibka lkn ani iyo adi inaa nasib isku yelano laga yaba

  • @bayanssbs5334
    @bayanssbs5334 2 года назад +70

    Ugu danbayn prankiga sugaynay waala keena😂😂😂😂😂yeeees

  • @cllaahicumar4446
    @cllaahicumar4446 2 года назад +6

    Waxaan waa qalad plz video raaligalin ah soo duuub 😇😇😇 gabadhan qalbiga hakajabin 🥰lamaanaha qarniga madaxaa ii saaran tihiin 😇😇😇love u so much😇

  • @khabibtheeagle1007
    @khabibtheeagle1007 2 года назад +8

    Legend my brother alibaaba and his queen 👸 best prank to you couples mashallah keep going my brother and my sister

  • @xuseen.abdulaahizaafi6034
    @xuseen.abdulaahizaafi6034 2 года назад

    Inta sidayda jiif kudawanasa like

  • @asmaacali6321
    @asmaacali6321 2 года назад +64

    🤣🤣🤣 cajiib wllhi wllkey iyo walshey prnki hada sobadineysaan kala tagiina haku matalina in.a kan cml wacadi by by

  • @hibakabdullahi3256
    @hibakabdullahi3256 2 года назад +22

    Wllhi naag nol waye anuush tan waaba Ani mcnl 😂😂😂

  • @rahiimsomalia4009
    @rahiimsomalia4009 2 года назад +3

    Waxa igu so dhacday rasmi reys iyo farxaan yare 😂😁😁😁😁😁

  • @adanabdisalan2879
    @adanabdisalan2879 2 года назад +43

    I like the respect of the husband

  • @sihaamxirsi1606
    @sihaamxirsi1606 2 года назад +14

    Anuush Naag dhiigleh waaye ❤️‍🔥👸✊

  • @abdiwahidabdullahi9265
    @abdiwahidabdullahi9265 2 года назад +60

    🤣 team Ali gacan ayankutagay wale nag ,nagkale haushegin intay digal maray firi😂💪

  • @AhmedShireGutale
    @AhmedShireGutale 2 года назад +31

    Kada Dumashi xanaqa machallah nolada😂🥰

  • @ismahaanfarah1821
    @ismahaanfarah1821 2 года назад +1

    haduu baxsaday maad melaha kle fadhiisisid camerada horteeda xgaad ulaso ordi wllhia waa lanisla ogyhy

  • @axmedchawki6464
    @axmedchawki6464 2 года назад

    War niyow gabadhaan Mar kale haka xanaajin waa gabar ku jecel aad iyo aad
    Dumar laga xanaajiyo waxaan kanecbahay maleh inkasto uu prank yahay qosol ayaan ku dhamaystay vedeo GA oo dhan waa gabar dhiig iyo damiir leh ilaasho intaad nooshahay waa gabar noole masha allah

  • @sadiiqomar9129
    @sadiiqomar9129 2 года назад +48

    Sxp Mcn Gabdha Mar Danbe prank Ha ku Sameyn Xanuun kee Daremayso Ma qiYasaysid Marka Mardanbe Ha ku Samayn🙏

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 2 года назад +21

    Soo badiya prank my Role model ❤️

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 2 года назад +67

    Keep going my bald 🥰👋🔥🙏🏾

  • @kowsarabdiwali2295
    @kowsarabdiwali2295 2 года назад +1

    Dharbaaxayba kaaga ciil beeshay team anuush ciil maqabno lkn prankiga badan iskadhaafa mafiicno wllo

  • @ruqiyosiciid267
    @ruqiyosiciid267 2 года назад +1

    Kalay away brank yadii meesha Marax ayaba kadhigtene

  • @HabibaMohamed-td7pd
    @HabibaMohamed-td7pd 2 года назад +6

    Maa iisheegtid Cunto iyo wax walba wa u diyaarin lahaa Www Team Anuush👸 Love❤️🙏

  • @sagalmcnor6396
    @sagalmcnor6396 2 года назад +14

    Ayyy lamanaheyga alle ha idin barakeeyo masha allh gabaraan maserin gabar ma aha team anuuuzh aaarsi rapnaa anuzhey arsigaa kaa sugeenaa xbbti😘😘

  • @Kaafimedia1
    @Kaafimedia1 2 года назад +24

    Naag dhiigleh iga dheh hordhac vedioga idilay🤣🤣✌

  • @بنتالصومال
    @بنتالصومال 2 года назад +2

    Horta lamanahan maxay somalida dhan uu jecel yihin oo ay u taageeran
    Wllhi mashhlah tihin hore u socda ani mar daw lee ni bartay 2 biilod xataa ma dano an umalenaa..................lkn waxan niga aamin sanahay dad wanagsan madaamo hal qof uu nicaynayo an arkin😍🥺🌹🙈💕 love you all

  • @rudwacismaan7295
    @rudwacismaan7295 2 года назад +7

    SORRY THE WIFE WAS UNGRY 🤣🤣🤣🤣

  • @sakariyeabdi4086
    @sakariyeabdi4086 2 года назад +53

    🤣🤣🤣 lamanahaa ugu quruxda badan ♡︎