Shiine Culay oo si adag uga hadlay dilkii Cabdiweli Cilmi Yare

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Shiine Culay oo si adag uga hadlay qaraxii Gaalkacayo ee lagu dilay Cabdiweli Cilmi Yare iyo Xertiisii.

Комментарии • 883

  • @falastiinahmed2695
    @falastiinahmed2695 5 лет назад +257

    Nacalaa sheydaan ku yaaal like ii saara anaa oogu horeeyee waligeey like idiin kama baryin ee

  • @shuceybjeele6615
    @shuceybjeele6615 5 лет назад +5

    Aderro qofki nabigena scw ugefo maxkamad iyo qaren iyo cafimad daro malahan

  • @falastiinahmed2695
    @falastiinahmed2695 5 лет назад +69

    Adeer wakhti dheer buu baashaalayay somalidana qabiil iyo diinta qabiilka ayeey daneeyaan sidaas ayeey u dhowranayeen maxkamada danbi malahan ayuu yiri Mida kale asaga iyo al shabaab isma dhaamaan

    • @mohamedcali5875
      @mohamedcali5875 5 лет назад +1

      Wuu raagay in wakhti hoore dadka iyo deeganka laga qabto ayay ahayid shiine muxu ku doodaya marki hore bu wax u sheego ninkan walan ee ciyaalka iyo dumarka walay ma daawulad ba galmug ader ha xiiqin ee iska naaso adigay kugu so jiirta walidisi ee

    • @mohamedcali5875
      @mohamedcali5875 5 лет назад

      Deenbilie ayu aha dinta meel kaga dhacay alshabab isaga Ka xuuma

    • @abdinurmahamed3147
      @abdinurmahamed3147 5 лет назад +1

      Falastiin Ahmed guuleysa walasheey

    • @asmaaxmed2760
      @asmaaxmed2760 5 лет назад +1

      Haladilo cabdi wali wan ku raacsanahy

    • @lajacleycusmaan2926
      @lajacleycusmaan2926 5 лет назад

      war doqonkaan yaa inaga aamusiiyo 10 qof ladhimatay ayuu ka xunyahay oo meeqo qof ayaa dhimatay oo maskiin ah oo 10 qofo duli ahaayeen ayuu ka xunyahay nacaskaan wlh dhiigayga boqol uu gaarsiinooyaa hadalkiis adigane inay ku dilan ilaahay kaso ufff

  • @samiramohamed7401
    @samiramohamed7401 5 лет назад +64

    Shiine Waad isku Ciyaartay Ninkaa mujrimka ah Ee Ladilay Waan ku faraxsanahy inta igu Racsan like iisaara

    • @abdidahir5948
      @abdidahir5948 5 лет назад

      Balo haa kugu raacdo ma qarax iyo caruur la laayay baa kugu raacnaa ninka odaygaa baa dilkiisa qiimo kula leh caruurtana ma aragtin maxaa dhaantaa shabaab oo halwiir dartiis ama hal qof dartiis boqol qof u disha kuwaas in aadan waxba dhaamin baa dareensanahay

    • @sacdiyomoha7185
      @sacdiyomoha7185 5 лет назад

      Shugran wll qli

    • @rabiehassan8923
      @rabiehassan8923 5 лет назад

      Ninka muuna taageerin ee wuxuu rabaa haddii la dilayo in wado sharci ah loo maro

    • @samiramohamed7401
      @samiramohamed7401 5 лет назад

      Sharcigaa Ka Hadleyso Muxuu yahay Soka intii Maxkamad Lasaray Layiri Ayar Dambi Malaha Ma kasaa Sharci ah War Nagala taga jaahilnimada

    • @ikranabdullahi5536
      @ikranabdullahi5536 5 лет назад

      Intey dhimatey allaha u naxaresto sheeni waa saxantahay dadka ku farxayo abdiwali dhiimashadesa marwalbo waa dhiimanlaha abdiwali lkn dadka qaraaxa maa ficnaa

  • @Videos-pi6qr
    @Videos-pi6qr 5 лет назад

    Shiine culay, waxaa tahay nin caqli leh. Haddey soomaalida sidaadoo kale u fakari lahaayeen, waxaan ahaan lahayn dad iyo dal fiican. Jahli iyo caddaalad la'aan ayaa ina dhigtay meeshaan. Runta ayaad ka hadashay. Geesi ayaa tahay. Love you from Muqdisho.

  • @adenjimale5896
    @adenjimale5896 5 лет назад +2

    Nice work!

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 года назад +1

    Allah U naxariistO a Sheikh Abdiweli Sheikh Cilmi yare.

  • @TheRealVenomGaming
    @TheRealVenomGaming 5 лет назад +1

    Shinne culay viva god bless you good speech

  • @cumarxidiga2800
    @cumarxidiga2800 5 лет назад +39

    Ala waan ku tageeraa mujahid shiine culay hore usoco

    • @khadarkarshe8581
      @khadarkarshe8581 5 лет назад

      Thnkis waligay alshabaab ma taageerin lkn maantaa hanblyo hanblyo gacan ayaan uu taagay

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 5 лет назад

    Shiince culey koley aniga waan ku tageraa mida kale hadii adiga aad dambi kagasho nabiga scw iyo ale iyo dintisa qofka ugu horeyo o ku dilayo waa aniga koley shabaab 100%100 wey ku saxanyihiin hadey nafta dhafiyaan ale ayaa mahadaas leh

  • @ShiikhdhoofShiikhdhoof
    @ShiikhdhoofShiikhdhoof 5 лет назад

    Gacan ku dhiigle hajoogo tuugna hajoogo e ninki caayaya nabi muxamad scw aduunka majoogayo xukunkiisu wa dil meeshi lagu qabto qof walbaana dilaya

  • @Muhiima_sharaf
    @Muhiima_sharaf 5 лет назад +48

    Aniga ugu horeeeeyo like ii saara nacala sheydaan ku yaala iyo intii Nabigeena suuban csw caayda

    • @candiaxmed9011
      @candiaxmed9011 5 лет назад

      Xasid weye riir xamar danbe maka naxidono sababta qabiilka sacad Siciid ayay laqarxiyo aya raban iyo anagu yelimayno mardanbe inay tasokale dhacdo masurto galoso alshabab wanabaranasan rag hadatihin solabta odila dadka cadiga o riir galkacyo waladifaca insha Allah guul shiiq cabdiwali alaha unaxaristo

    • @zainabali9651
      @zainabali9651 5 лет назад

      Umu Yahya Ibrahim what culture badly less you like a job you like me all that what are you talking while I was there nowhere else in bathroom light was on about what's your about your cardigan Lucy will I go to your Nan now do you w

    • @abdizamad9202
      @abdizamad9202 5 лет назад +2

      Kkk shine colay hadalkaaga waa run sifada loodilay abdi wali

    • @hamzybulxan3511
      @hamzybulxan3511 5 лет назад

      Umu Yahya Qof nooceeya ayaad tahay like ayaad raadineysaa intii nabigeena SCw cayda ayad leedahay naclad korkaaga a aHaate qoraalkagan meezha ka qaad duliyahow nabi muhumed ma Cay buu leeyahay 😣😤😤😡😠

  • @frontendprodesigner4299
    @frontendprodesigner4299 5 лет назад

    Shine Allah kabaq hatageriin niin dinta Allah ugafai xitaa bbc coment dexdedha xirtisa nabiga sii xuun ugu cayeey walahy wa khalad inaad tagerto subxana Allah...

  • @sadaamaxmed8525
    @sadaamaxmed8525 5 лет назад

    shiine waa sax haa waa in la baaro qaraxu waxba ma xaliyo
    inta igu raacsan like iisara

  • @abdirashid6274
    @abdirashid6274 5 лет назад +1

    Adeerow nin nabiga u gafay wax is difaacasho malahan qabiil ba ku dar daray ee ninkaas xukunkiisa saxda ahaa uu helay ragii dhiigooda ku qoray difaaca nibiga insha'allah waxa rajeynaa 💪💪💪

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад +1

    Sax Naclaa shaydaan kuyaalle, Shiine Waa kusaxanyahay👍💙

  • @mohadekdegentleman9210
    @mohadekdegentleman9210 5 лет назад +1

    Wllhi shiine wll mcn waan ku tageersanahy waa cadow u umada somaliyed Allaha ka qabto

  • @samiiraabdi9188
    @samiiraabdi9188 5 лет назад +2

    Al Shabaab ⚘

  • @samsamxaashi2687
    @samsamxaashi2687 5 лет назад

    Shiine waa sax dadku waa kalaman ee alaha unaxariisto shiiq cabdiwali gacan ka xagdaran baa dishay

  • @suhufboy2738
    @suhufboy2738 5 лет назад

    Sheekh C/weli Cali Cilmi Yare wuxuu ahaa shiiq caalim ah Meshii uu nabiga ku caayey nabigena Csw idinka sheegi doona
    Balse isago nabi maxamed Csw jecel buu dhintay
    Ilahow adaa sheekheni ama macalin keeni adaa naga jecladaye ilahow janadadi nagu kulmi 😭😭😭😭

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 5 лет назад +1

    Ninkaan maxkamad ayaa xukuntay waxna waa lagu waayay

    • @drayoupabdalla2736
      @drayoupabdalla2736 5 лет назад

      Maxkamad qabil baa wax sartay
      Mida kale waxyalaha indhaha ku arkeysay ee nabi caay ahaa madan arkeyn

  • @maxamedsiraaji4916
    @maxamedsiraaji4916 5 лет назад

    Sxb adiga ma tihid nin fayoow Alshabaab waan ugu hambalyeeynayaa dilka ay u geeysatay gaalkii caayey nabiga scw iyo ardaasha raaliga uga ahaa dambigiisa

  • @hawayassin7044
    @hawayassin7044 5 лет назад

    Marxum dhintay haka hadlin ma walna ee waqtigii allah dunida ugu talagalay ba inta ku ekaa marxumkas ee shabaab ama cidkale waxba madili kar
    an ee shirkiga jooji inta aad hadleysid dhowr iyo tobanka qof sacadii allah ugu tala galey ba waqtiga dilka dhacayo kaga buuxday .

  • @AJYahye
    @AJYahye 5 лет назад

    Shiino, Wadaad kaasi dhimey, kuwa isku qarxiyey na, Shar wada yaal bey ahaayeen, asaguna kheyr ma lahayn sida la sheegay. .allahu yaclam, balse, xaq laguma dilin. .Allaha inaga badbaadsho, dhibaatada urur diimeed yada

  • @khalifaas1104
    @khalifaas1104 5 лет назад +22

    Nacalaa Alshabab ku yaal iyo kuwa taageeraba

    • @ummmariam2336
      @ummmariam2336 5 лет назад +1

      Khalifa As alshabab 😘😘😘😘😘😘😍😍😍😍

    • @rabiehassan8923
      @rabiehassan8923 5 лет назад

      Aamiiin yaa allah

    • @xawaadmuhiim8111
      @xawaadmuhiim8111 5 лет назад

      Khalifa As siilka hooyadaa afkaada kadaa fakin

    • @khalifaas1104
      @khalifaas1104 5 лет назад

      @@xawaadmuhiim8111
      Hoyada Gus mey leedahay aaway meshi kii kudhalay faktay Hahah

    • @maxamedsiraaji4916
      @maxamedsiraaji4916 5 лет назад

      Khaliif adna nacallaa kugu taallo

  • @abdiali1999
    @abdiali1999 5 лет назад +11

    Sxb Fikirkas Wan ka midaysanahay Balse Mel aan Somali hadalka usoo mariyo Ayan la'aa 🙏👍

    • @kulncad3514
      @kulncad3514 5 лет назад +1

      Salute bro kugu fakir an ahay

    • @user-gk1km2jh3m
      @user-gk1km2jh3m 5 лет назад +1

      WixiidiintavNabimaxmad khalad kagali ha lagu Shihiido dad madilin lakiin waxdil kadaran Ayuu Sameynayey

    • @gamestonediomond6017
      @gamestonediomond6017 5 лет назад

      Abdi Ali libaax baatahay waxgarada zxp alaha kusharfo

    • @abdiali1999
      @abdiali1999 5 лет назад

      @@gamestonediomond6017 Amiin sxb qali

    • @abdiali1999
      @abdiali1999 5 лет назад

      @@gamestonediomond6017 Sido Kale Alle haku sharfo

  • @hanadnuur5793
    @hanadnuur5793 5 лет назад +2

    Waa runtaaa alaa yacisak shiine jir oo jog

  • @nimcoibrahik1909
    @nimcoibrahik1909 5 лет назад +2

    Waaruta wllo 👍👍👍👍

  • @baxraawimohamed1037
    @baxraawimohamed1037 5 лет назад +1

    sxb shiine wallee waa runtaa
    aad ayaan ku salaamayaa
    nacalaa shaydaan ku yiil

  • @mohamedabdisalammire4131
    @mohamedabdisalammire4131 5 лет назад +18

    Shiine horumar balaaran bn kuu rajyn taageere weyna waan kuu ahay

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 5 лет назад

      Barlamaanka ma lacag ayuu heystaa Teeda kale Barlamaanka muqdisho Cidi ma doorato Jeebkooda ayaa doorta

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz3637 5 лет назад +1

    Waa runtaa my allah peace and jannah.cabdi wali

  • @DunidaCusub
    @DunidaCusub 5 лет назад

    Shiine culay go'aan fiican baaad ku hadashay horay u soco wll

  • @hawayassin7044
    @hawayassin7044 5 лет назад

    Hadalka badan jooji ee shirkiga iska ilaali anagana hana danbajin yaa dilay horta ogow in allah waxna dilo waxna nooleeyo .subxanallah allah ha unaxariisto inti dhimatay waqtigoodi ba inta ku ekaa ee cidi wax madisho ee beenta shirkiga wadata nagala tag .wbt

  • @mohayare732
    @mohayare732 5 лет назад

    shiine xaqiiqda ka hdashay inta iku raacsan like isaara

  • @---bk4lg
    @---bk4lg 5 лет назад

    C/wali in la dilo sax maaha , c/wali caqligiisu caadi ma ahayn sidaan Aaminsanahay

  • @siciidqaylo95
    @siciidqaylo95 5 лет назад

    waaan so dhwaynaynaa falkaaas lagu dilay mujirimka oo subanaheena muxamad csw af_lagadeyay

  • @musehislam76
    @musehislam76 5 лет назад +1

    Maanta asxaapta shiino culey liketa ugu saara

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 5 лет назад

    Heesaha waxa u laxamayn jiray BK iyo Axmed Furinle dhinaca musikada ilaahay haw naxaristo Abdiwali nin shaqo abuur keenay buu ahaa dhalinyaro iyo fanaaniinba----wax dambiya maxkamad islamiya kuma cadayn NACALA SHAYDAN IYO HOYADIIBA KUYAALE LIKE HALAYGU BOOBO kkk

  • @mustafdarbane8186
    @mustafdarbane8186 5 лет назад +11

    Shiine coley. Wax garad. Nacalaa sheeydaan kuyaalo horay usoco

  • @calimahadxaaji6369
    @calimahadxaaji6369 5 лет назад

    Dilka ninkan iyo dadkii kale ee lalaayey anigu shakhsi ahaan uma arko wax wanaagsan ee waxaan u arkaa fasahaad ka weyn wixii uu asagu faafinayey Allah waxaan ka baryeyaa inuu jidka toosan na haleeshiiyo.
    Insha Allah

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 лет назад +1

    waxaan layaaba dadkan kahadlayo maatada iyo dadki kudhintey meesha,
    waxaad ogaaata nabiga {sala Allahu calyhi wasalam] difaaciisa balaayiin muslimiin ah xitaa umadhigmaan . war waxaad soo baratiin nabigiina qiimihiisa iyo diinta islaamku meesheey garsiisey nabiga {Sala Allahu Calyhi Wasalam}, ilaa uu imaam Maalik {raximahu Allahu} uu kayiri "hadeey muslimiinto dhan aduunka kunool eey dhamaaneyso nabiga daraadiina udhimaneyso waa ineey udhiintaan, hal qofba yuuba soo harine" daadkaas weeye kuwii fahmey qiimuhu nabiga ummada kuleeyahay {sala Allahu caleyhi wasal}.
    war waxaad ogaataan naftaada iyo nafiwalba inuu nabigu kaqiimo badan yahay.
    hal qof iyo toban baa tiriye malaayiin iyo balaayiin haudhintaan nabiga difaaciisa daraadii {sala Allahu Calyhi Wasalam}
    ilaahy diinta hanafahamsiiyo

  • @abshirdiriye6918
    @abshirdiriye6918 5 лет назад

    Shiinow waad ceboowday waxan kuushegaya ninkaasi ilaahay baa inadhafiyay lakiin caruurtii uu marinhababiyay ilahay ha u naxariisto alshababnah wixi aysamayin jireen waxalagu iloobikara tanmanta aysameeyen waa arin muqadis ah markaa anigu ka hooyo ahan aadban ugu hambalyaynaya alshabaab adiguna ninyohow adbaanu ku jecelnahaye sharafta ha iska qaadin wabilaahi towfiiq🇸🇴🇸🇴hooyo qaaly

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 5 лет назад

    Shiine culay Ninkaa ciyaalka ayo naga aafeyay Allah ayaa naga so Qabtay

  • @zakiznap7947
    @zakiznap7947 5 лет назад +7

    Shinow likta igu shaaraf

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 5 лет назад

    Xarakatul Mujaahidiin Alshabaab
    Hawlgalada Halkaa kasii wada Walaalayaalow

  • @cismaanmohamed2004
    @cismaanmohamed2004 5 лет назад

    Poooweh gafku Waa Kalla Jiraah Ninkaan Gaaalyziiin Ayyu WadY

  • @kaafiaxmed2206
    @kaafiaxmed2206 5 лет назад

    Cabdiwali cilmi cali yare
    Wuu xujoobay
    Adeer ee warkale mahaysaa shine culayow

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 5 лет назад

    Wali noole idinka bakhiilsan ma arag war like ta iigu xariiq waa bilaashe

  • @ebyannur267
    @ebyannur267 5 лет назад

    Waa run walaal ilmaa ku jiray dadkii dhintay qaab kii loo dilay waa qaab xun walhi waa argagax walaal Alshabaab muslimtinimodooda sax maaha Allaha una xariisto cidii ka danbaysana Allaha ciqaabo

  • @xkismayoboyhashi3025
    @xkismayoboyhashi3025 5 лет назад +1

    Anaa ugu danbeeyay shaqaan jiray yaan like la iisaarin please

  • @Ru.ronaldo77
    @Ru.ronaldo77 5 лет назад

    Waxaa waali lagu tilmaami karaa kanoo kale howshaani wey dhamaatay adeer howshii laga wada cabsadanya wey qabteen ilaahaana usoo diray ragaas alhamdulilah

  • @kowsar39
    @kowsar39 5 лет назад +4

    📺📺

  • @maslahmohaali4786
    @maslahmohaali4786 5 лет назад +6

    What can you proof

    • @alinuurabdiahmed4838
      @alinuurabdiahmed4838 5 лет назад

      shine culey waxaad leedahay ninki nabiga caayey banbiilo ma ahan. war ka fiirso.

  • @moamiin1101
    @moamiin1101 5 лет назад

    Nacalla alshabab iyo gaaladii kudhashey kuyaal alshabaan anagaa wasna shiine culey guulayso

  • @kplzakiikaziz3637
    @kplzakiikaziz3637 5 лет назад

    Ilahay jannadii ha geeyo shiiq cabdi wali

  • @hamzaabdirahman3282
    @hamzaabdirahman3282 5 лет назад +1

    Ninkaa shaydaan umada laga qabtay buu ahaa, ee walal waqtiga haku lumin, wax laga hadlo ayaa mudan

  • @horseedreportagency5138
    @horseedreportagency5138 5 лет назад

    Nin Quraanki Music saaray sxp cidi Rabta Ha disho waaa Dhib na dhaaftay alx🔥❤

  • @Qurankaiyomucjisojinka
    @Qurankaiyomucjisojinka 5 лет назад +3

    Ninkaan sida la iisheegay qabiilkiisa kudhagana waayo nin nabiga caayay gaalkacyo madhex fadhiyeen

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 5 лет назад

    somalie reer jabuti aya uu kuu wanagsan wlh wadan nabad aa qarax maleh wan jeceel lahay inan uguuro jabuti walalahay

  • @alistyle6091
    @alistyle6091 5 лет назад

    Adeer kaas waa liiga hormaray wlhi anaa dili lahaa gaalka galkacyo kudhuman jiray muratado ahaa asaga iyo waxii raacaba Al shababna shaqo fiicaney qabteen danbigoda allaha dhafo ragii dilay asagana naarta allaha geeyo

  • @lulalasow2972
    @lulalasow2972 5 лет назад

    Innaalilahi wa innaa ileyha raajicuun. Intii dhimatay Ilahey ha u naxariisto. Ehelkoodina samir iyo iimaan saadaq ah. Waa gardaro iyo dembi weyn, in dad gurigoodi loogu galo oo dhiigooda la baneysto.

  • @xornimodhaqaale
    @xornimodhaqaale 5 лет назад

    Salaaddi subax buu tukaday subaxdi ladilayay sidookale wuxu yiri anigu nabi mashegin nabi scw kuma been aburan karo ...
    Alla mxaa suaal aakhiro taaal

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf1560 5 лет назад

    Shiine culay wey Ku dhamatey shabaab wey Ku dilayaan hadii aad somalia aado !!

  • @alyoomshah6906
    @alyoomshah6906 5 лет назад +5

    Layab warye u doodaye qof ku hadgudbey nabigeena moxamed salalahu caleyhi wasalan xaqa allah ku fahan siiyo

  • @mohamedyusuf4778
    @mohamedyusuf4778 5 лет назад +5

    Ar kadaa shiine haku fogaan Nabi Mohamed gorgortan magalo ninkii xitaa ku khaldama hadii ladilo waan dadaalay balse qofkaasi xisaabtiisii oo gaara ayuu ilahay kula kulmayaa

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 5 лет назад +6

    Gaaalbuu ahaa ayaadaha ilahy music ninka saaray

  • @triplesss7029
    @triplesss7029 5 лет назад +1

    Wlhi blh tlh waxaa dhihi rabay adaaba dhahay I agree with you 100%100

    • @liibana22
      @liibana22 5 лет назад

      1m likes hadan sinkaro wa usarilaha

  • @salahwadani6707
    @salahwadani6707 5 лет назад

    Al shabaab Allaha cadawo wiil adeer u ahay ayee dileen tacsiyadiisa ayaa la fadhiyaa Yalcankumu Allah

  • @mohameddiriyeduale8883
    @mohameddiriyeduale8883 5 лет назад

    Alle hakusoo hanuuniyo hadii kle waxaan leeyahy in lugu dilo baa banaan wyo gaal baad tageertay in aan ladilin adi waxaan leyahy aduunka Alle kudhaafo wle waxaadtahyba cawaan ogaaday

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 5 лет назад

    Sh. C/wali allow janadii kawaraabi.

  • @nuurxasan7735
    @nuurxasan7735 5 лет назад

    Waxa lagadoodaa ma ahan nabi muxamed scw qofkii kabeen sheego waa dil xaq ah

  • @yuusufcade1637
    @yuusufcade1637 5 лет назад

    Walahi dadka taageeray dilkan waa Cawaan wax magarato ah. abdiweli iyo dadkii lala dilay waa fal Argagaxiso ah

  • @khalifaas1104
    @khalifaas1104 5 лет назад +4

    Inta badan somalida waa jaahiliin munafiqin ah oo wax ey okyihin malahan sharciga ninkasta gacantisa inu kufuliyo raba kaga daranee dadba shacabkii lagu xasuqay manta taageeray

  • @suhaybahassan7714
    @suhaybahassan7714 5 лет назад

    Soomali oo dhan waa dhagaraysan tahay 90%. Allah ha karaameeyo dadka bin-aadantinimadda iyo dadnimadu ku hadhay ee aadka uga xumaaday wadaadkaas la dilay.
    Dad gun ah oo aan aqoon kala duwanaanshaha fikir ayaa ninkaas lagu sababay. waa dad raba in ay dadka ku qasbaan in dadku u fikiraan sida ay iyagu jecel yihiin. Ninlaas odayga ah ee la dilayna in aanu nabi Maxamed ku gafin waa cadeeyay.
    Sheekh Cabdiwali Alla ha janeeyo.

  • @asmaj89
    @asmaj89 5 лет назад

    sifiican bay yeeleen Alsha Baab

  • @hawayassin7044
    @hawayassin7044 5 лет назад

    Hana danbajin allahha unaxariisto aad leedahay ba waxdila waxna noleeya . Intii dhimatay allah ha unaxariste wbt

  • @iidmaxamednuux3117
    @iidmaxamednuux3117 5 лет назад

    Waxay tani kamitahay wanaaga shabaab lkin qasaaraheedaa kabadan soomaaliyeey hailaabina qaraxii 14 october 2017

  • @gbdhaqerkajecel9063
    @gbdhaqerkajecel9063 5 лет назад +1

    Qrxi shle xalaal wye good job shabab

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 лет назад

    Shiinoow arimaha Arsenal inaga dhaaf sxp yaanay Germany inoogu imane nimaa inaga dhaaf zxp
    Nacalaa shaydaan ku yaale intii caawa shiine ka soo horjeeda liketa igu caawiya

  • @sheekhasoomaaliyeed8614
    @sheekhasoomaaliyeed8614 5 лет назад

    Fidnadu way hurudaa Ilaahey baana Nacladay Cida Toosisa. Al Shabaab ayaa ka fidnaysan C/Weli Dariiq Aan Sax ahayn oo Aan Diinta waafaqsanayn bana lagu dilay.

  • @xluulacabdulaahi158
    @xluulacabdulaahi158 5 лет назад

    Shiine culay wllo mcn ma cawa la soo istaktay cabdiwali sh cali cilmi
    Qiil in loo radiyo aheyd
    Shabaab waxey qawatay waxii qof walpa muslim ah wa jab kasarnay iney qabtaan

  • @nasmoha6760
    @nasmoha6760 5 лет назад

    War waan kutaageeraya maanta unbey shaqa fiican qabteen nimankaas. mujrim xun oo gaal ayey dileen

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 5 лет назад

    Huhuhuhuh HAMBALYO ALSHABAAB amus shiine yaana aktiisa lagugu xabaaline

  • @muhamedjaamac7555
    @muhamedjaamac7555 5 лет назад

    Shiinow al shabaab hadii aad ka fogaatay ma anagaa quraanjada nagu carinaysaa

  • @abdalladeero8787
    @abdalladeero8787 5 лет назад +14

    Inta hda dwanyzoH liketaH igu qaptaH

  • @abdiwahabmohamudgelle8023
    @abdiwahabmohamudgelle8023 5 лет назад +3

    waaw caaawa aniga usoo horeeya

  • @cismaanmohamed2004
    @cismaanmohamed2004 5 лет назад +5

    Soomalia Xukun Kama JirroH Adba Waa OgatHy Ninkaan Xumaaan Ayyu Faafinyay
    Viva Alzhapaap

  • @munasarabdiali7950
    @munasarabdiali7950 5 лет назад

    U are right.

  • @kasimoha
    @kasimoha 5 лет назад +1

    Saaxiib Shiinow we had a prove. Zxp waa laga dharagsan yahay nooca qof ee uu ahaa. Waxay u muuqataa sida in aad xilli dambe soo baraarugtay.

  • @zalmaannacnuuc2973
    @zalmaannacnuuc2973 5 лет назад

    Waa markii ugu horeeyey oo ay wax saxa ku dhaqaaqaan

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 лет назад

    Alaha u naxariisto somalida waa jaahiliin waankugu raacsanahay shiinow gacankudhiiglayaasha dilay masaakiintaa.

  • @sundushirsi56
    @sundushirsi56 5 лет назад

    Ma sheekadaasaad keentay ma waalnayn balana maqabin shaydaan buu ahaa
    Shaqa anaka nalaka Rabay bay qabteen waana Ku faraxsanahay nink nabiga caayay

  • @yaxyeabdi3130
    @yaxyeabdi3130 5 лет назад +1

    Subxanalah waryaa shine adiga laftada ayan laga dhawayn ninka nabi sheegtay ee kibray waa in la dilaa waar shabaab hadi anay dilin islamka kale ayaba dili lahaa

  • @mohamowlitt5269
    @mohamowlitt5269 5 лет назад

    waryaa hee ninkas waa lgu saxsanaa in lgu dilo nijaska ahlu naarka ah

  • @ilhanali3868
    @ilhanali3868 5 лет назад

    Waxyaala badan oo iga guuxaya ayaa ka hadashay shiine culay mahadsanid soomaalida 90% waa seef laboot iyo qiira jaban blse qof kasta maalintiisa ha sugo markaas baroor Facebook hala soo fariisnina arsenal koley cidna cafin maysee

    • @maryanmahamed4147
      @maryanmahamed4147 5 лет назад

      Waa runta somali hada nahay waxba kama fiirsano tankale qaraxii dhaco wala tagera wayo xumanta kuwana bilabey

  • @calixajarofficialchannel6985
    @calixajarofficialchannel6985 5 лет назад +1

    Warya shiine Sxbkay aan jecelahayba tahay dilkan ader cidwalba oo Somali ah Xata Adiga waad ku faraxday waayo ninkan ader diinta ku niikinaya cid wax ka qabata waa LA wayay Hadii ilahay cirka ka keenay cid na dhaafisa sharkiisa alshabaab kuma tageeraynee dhimashadiisaan tageraynaa adiguna qiil ha u raadin Sxb Alla ka baq ninkan haduu sii joogi laha dhulka nala guilahaa wuxuu LA midyahay ninkii Denmark Ee nabiga aflagadeeyay

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 5 лет назад

    Masha Allah walaal Shine waxaa tahay wil mufakir ah, oo aqli cafimaad qaba ku jiro. Anigu aad baan ula yabay dadkan Al shabab tageraya. wan kugu racsanahay fikir kaga, Somalidu AA iska dhafan seef la bodka iyo dinta ay wakil inay ka yihiin aad Modo. Ku camal fala diinta iniku Horta.

  • @abdrizakboss1067
    @abdrizakboss1067 5 лет назад +12

    Real madrid xaalkeeda halkee ku danbeeyayne

  • @isra9781
    @isra9781 5 лет назад

    Slaaama Shiine Culus khaliif ayaa tahay ninkaan nin tagay waaye walaahi ee danbigiisa ma qaadi kartid ee isaga bax arimahaaan Brother Itaqillah ninkaan nin kufriyay waaye bro maanta ayaana lala helay tan kale shiine no sheeg maxkamada somalia ka jirto ee qof inta xukunto meel mari karto arimhiisa is dabaaliska dhaaf brother

  • @umadunya9699
    @umadunya9699 5 лет назад

    Hadaadan taageer sanay shiine cabdiwali waligaa maka hadashay? Adeer rabi kabaq