SALADA TUKO EEY KU TIDHI AWGEED AYU INTA DILEY DABAQ 5 BIYAANO KA TUUREY ARXAN DARO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #HODANONLINE#HODANONLINE#ADNACHANNEL#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HOANONLINE#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#ADNACHANNEL#HODANONLINE#

Комментарии • 306

  • @nasriinakadiye9033
    @nasriinakadiye9033 3 года назад +5

    Dil toogasho in lagu xukumo ayey aheyd waayo qofkii qof dilaa xadkiisu waa dil 😢iyadana alle ha u naxariisto maskiinta

  • @safiaahmed2492
    @safiaahmed2492 3 года назад +1

    Bisinka in la dilo ayuu ahaay maskiin allaha unaxriisto amen

  • @caliyaibrahim4700
    @caliyaibrahim4700 3 года назад

    Hodan allah ku sharfo wn ku tageera

  • @nimcocalasow5424
    @nimcocalasow5424 3 года назад

    Masha allh Hodaney allah haa ku barakeyo

  • @jimi13xuska57
    @jimi13xuska57 3 года назад +8

    Maasha ALaah walaal ilaah wejigii baan kugu jeclahay ee Alaha ku xifdiyo

    • @nimcoqaayibo8175
      @nimcoqaayibo8175 3 года назад

      ruclips.net/video/ZLHEe0JIezk/видео.html pleas subscribe igu caawi wlshaa baan ahay mahadsanid

  • @zamiabeautyandcooking6632
    @zamiabeautyandcooking6632 3 года назад +1

    Subxaanollah waqtiga inta ku ekaa hodoneey sabab aya loga dhigay hore mar wacan kurajena xabiibti

  • @ladanmohamedahmed8929
    @ladanmohamedahmed8929 3 года назад

    In dil toogasha lagu xukuma aheed alle quraankiisa ku sheegay

  • @umuabdurahman3639
    @umuabdurahman3639 3 года назад +2

    Alxmdulillah ilahay zawj Imaanle nagu arzaqay❣❣❣

  • @hodanabdi2821
    @hodanabdi2821 3 года назад +2

    Aniga iyo adiga isku magac baan n
    ahay meel qeyr qabta ilaah ka baryeynaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyonuurmaxamed2163
    @safiyonuurmaxamed2163 3 года назад +1

    Allaha naga koriyo ninkso kale mida kale salada washeyga kali allah iyo adoonkiisa xiiriso qofii katagana wuu gaalobay marka aniga waxan dhihi lahaa ninkas dil halagu xukumo waayo allah wuxu yori anafso binafsi jasaka allah xbbti hodan allaha ku xafido

  • @abdirahmanomar9923
    @abdirahmanomar9923 3 года назад +2

    Maasha Alah walaa Alaha ku xifdiyo sheekooyinkaaga waan la soconaa

  • @haliimaciise87
    @haliimaciise87 3 года назад +2

    Cidna ma iga soo hareyso maanta wlshy hodan waa ku salamy sheekoyinkaaga ka helaa waana ku xiranhy

  • @safaacali5020
    @safaacali5020 3 года назад

    Hodan Cadey keep go

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 года назад

    Subhana Allah allaha janadi geeyo gabadha la dilay masaarida waa dad waalan oo dhiigar wada qaba cusbada ayay badsadaan tasa keenaysa walaallida

  • @xasanmaxamuud7266
    @xasanmaxamuud7266 3 года назад

    Walaasheey qaali rabi isha xaasidka hakaa hayo aaqiriyo aduunba rabi haku xafido walaahi qisooyinlaaga aad ayaan uga helaa

  • @hibaqabdi1019
    @hibaqabdi1019 3 года назад +2

    Asc wll alel hakuxafido

  • @talisoniinicadey8556
    @talisoniinicadey8556 3 года назад +12

    Hada nabeken muxamed scw jeceshahay dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy 100ka qof ayaraba illahey dartiis supscarp dhacgusiiy igusiiy

  • @ayaancumar467
    @ayaancumar467 3 года назад +1

    Mcha allh hodan qali hore u soco

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 года назад

    SubhanaAllah, Allow kaa oo kale ayaanu kaa magan galnay mahadsanid walashey

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 3 года назад

    Waa wadan islam in shareecada la raacsiiyee eheyd oo asna la dilo

  • @mohamedmahad7064
    @mohamedmahad7064 3 года назад +8

    Waan kahelay marwo hodan waiskajeclhay inan iskadhagesto qisoyinkaga

    • @nimcoqaayibo8175
      @nimcoqaayibo8175 3 года назад

      ruclips.net/video/ZLHEe0JIezk/видео.html pleas subscribe igu caawi wlshaa baan ahay mahadsanid

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад

    Waan ku salaamay hodan online aad baan kuu salaamayaa ninkaa inamadii ay dhashay marxuumadu ayaa isna dili doona insha allaah

  • @xafsacabdulaahi8463
    @xafsacabdulaahi8463 3 года назад +1

    Qisoyin kaga waan kuhaysana hodaney nosobadi ♥️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 3 года назад +1

    Masha Allah hore u soco. Qaaliyey, shahiid ayey ku dhimatey, masha Allah

  • @rahmaamahdi4637
    @rahmaamahdi4637 3 года назад

    Ano seexan raba ku arkey waso ordey ilahy haku xafido abayo cadowga haka qabto

  • @faaizacusmaanaadam7128
    @faaizacusmaanaadam7128 3 года назад

    Weey ku yarta in la daldalo ayeey aheed. Illaah ha u naxariisto ilmahaa hooyadod Aamiin Aamiin yaa rabi. xax Had ilmahaa qalbigooda ayaa iga waraan ma ilowayaan.

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890 3 года назад

    Allahu akbar Ayadaba nasiibleh salaad ay fareysay darteda hadey udhimatay

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 года назад

    Subxaanallaah hodàney wllhi waa arin xanuun badan allaha u naxariisto

  • @sadiadahir3030
    @sadiadahir3030 3 года назад +1

    Masha alah wansuga qisadada malinkasta

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 3 года назад +1

    La Hawla Wala Quwwata Illa Billah 😭 waa aduunyo Rogmad ya Rabbi noo naxariiso 🤲 masiibooyinka aduunku way bateen waayo loo dili waayay Mujrimkaa waligiiba jeel ha galiyaan Rabbi cise oo caadil ah sow u noqon maayo 😭 Baraka’Allah Feek habibti 🤲❤️🤲

  • @barwaaqodeganofficial5972
    @barwaaqodeganofficial5972 3 года назад +3

    Keep going hodan long life 👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @muniishaalih1868
    @muniishaalih1868 3 года назад

    Asc hodon online
    adban ku salmaya
    hbo qisoyinkaga
    masha allah wa
    cajiib waxan kuleyahay
    horu soco gadal iyo
    xasidka ha egin
    Aniga fekerkayga
    dhimashadan dhadhansi laha
    because alla yiri al nafsu bil
    nafsi mahadsanid hbo

  • @rakkiaali8417
    @rakkiaali8417 3 года назад +9

    Wlshy qurux first one ahy ❤❤love you

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 3 года назад

    Mashaa allaah qisooyinkaada waa ka helaa runtii hore u soco baayo 🌹❤️👍

  • @laaqiyaruun9786
    @laaqiyaruun9786 3 года назад +1

    Subxan allah wlhi meel walba dumara ku dhiban masar maba oogu jirto

  • @dalmarshow2678
    @dalmarshow2678 3 года назад +5

    Firsr coment like dhac kusi salaama walashey hodan

    • @nimcoqaayibo8175
      @nimcoqaayibo8175 3 года назад

      ruclips.net/video/ZLHEe0JIezk/видео.html pleas subscribe igu caawi wlshaa baan ahay mahadsanid

  • @bishaaroaliadam2339
    @bishaaroaliadam2339 3 года назад +1

    Asc huno rabi haku xiftiyo

  • @umuyasinahmed3516
    @umuyasinahmed3516 3 года назад +1

    Wcs walshey hodan waa mahadsantahay cawad laba qiso aa noso gudbisay waa nodadaashey like fara bdn waa xoog asxb👍👍👍👍👍

  • @sacdiyesiman790
    @sacdiyesiman790 3 года назад +2

    Ilahy hana amaansado subxan allah

  • @quruxdumar3042
    @quruxdumar3042 3 года назад

    Ilahy hau naxariisto yaarb maskiin

  • @habonjamac8123
    @habonjamac8123 3 года назад +2

    Dadaalaa wuu gaaraa baan ku leeyahay walaashey

  • @alinuur2986
    @alinuur2986 3 года назад

    Maasha Alaah walaal Alaha ku xifdiyo

  • @muhandjama5582
    @muhandjama5582 3 года назад +6

    Mansha Allah Cawa Safka hore ayaan ku jiraa keep going Huno

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 года назад +1

    M.a my sis cwa video waad nagu so dahisey wlhi blse sida adiga ugu dhabar adegtey adigo family kugu xiran io shaqada wlhi waxa tahy qofka adunka ugu fcn my sis Alle ha ku barakeyo 🥰🙈❤

  • @axkaamali5959
    @axkaamali5959 3 года назад

    Abyo waxa hadaladada aad ugu jclhy marka dhahdo like fara badan iska sara free waye hhhhh love you siz

  • @umalkhayrhassan2851
    @umalkhayrhassan2851 3 года назад

    Maya waa inaa l dilaa ninkaa jeel kuma waajapin dil ayuu istaahilaa subxanlaha

  • @umumaxamed6941
    @umumaxamed6941 3 года назад

    Allaha ku xifdiyo abayo aduunyo iyo aqiro

  • @farhiyaahmed5110
    @farhiyaahmed5110 3 года назад

    Masha allh tabarakllah ukhtii nooso badii qisoyinka please

  • @ruunhaji7395
    @ruunhaji7395 3 года назад +2

    Subxanallaah in ladilo ayeey ahed asigana ama in 30 sano lagu xukumo

  • @aminamaxamed5123
    @aminamaxamed5123 3 года назад

    Hodaney somaliya ayeyba il xumadaas ka bilaabatay hada waxaa lasheegooyaa in nin qoyskiis bomba dhaxdhigay 7 qof ku dhimatay oo qaar saqiira ahaayeen aduunyadan fitnadada Allaaha na mootiyo Subxanallah

  • @rasmimuhanad6357
    @rasmimuhanad6357 3 года назад

    mashaAllah abaayo Allah kubarakeyo marwalba wankafaidna

  • @monagacan6063
    @monagacan6063 3 года назад

    Miss you 🤗 hodan xabibti Mudo kah maqanah

  • @anabyoung1498
    @anabyoung1498 3 года назад

    Haa way kuyarthy dil ey aheed inlagu xukumiyo

  • @faruuxacumar7419
    @faruuxacumar7419 3 года назад +2

    Honey hore usoco abayo waqtikg qaalika aad nala wadagty thanks abayo ❤❤❤❤

  • @j.aliashkir1846
    @j.aliashkir1846 3 года назад

    Asc abaayo wuu jiranaa niinku
    sheydan baa helay allahu marajena

  • @zapirhasan7219
    @zapirhasan7219 3 года назад

    Wll waan jeclahay qisooyinka aad noosoo tebiso masha allaah

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 3 года назад

    waa inlaa raciyo ayay ahayd oo laa diilo

  • @yassinahmed9957
    @yassinahmed9957 3 года назад +1

    Masha Allah wlshey

  • @nastehoshaqlan5840
    @nastehoshaqlan5840 3 года назад

    Dil ayuu istaahilay kaas bahal ayuu ahaa Walashey qurux waqtigada wan kaga mahadcelinaya😘

  • @somalibusiness1143
    @somalibusiness1143 3 года назад

    Subxan allah walaba waaba sugaa qisoyinkaaga

  • @carafohabib8471
    @carafohabib8471 3 года назад +2

    Masha allah tabarakaallah my lovely hodan keep going qaali

  • @walshamcn4745
    @walshamcn4745 3 года назад +1

    Nxariis daranaa balayadu subxan allah

  • @ayeshamohamud6964
    @ayeshamohamud6964 3 года назад

    Abyo waa ku salaamay Waa ku yartahay cimrigis inta ka dhaman xabsigi inu ku dhameysto aa ku haabon kas. gabdha Allah unaxaristo miskinta

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 3 года назад +9

    Tiktogada ano dawanaya hada ayu iso dhacay Video gan hora kaso orday🏃 ku jecliya qali 🥰

  • @naciimoxasan489
    @naciimoxasan489 3 года назад

    Waa waxla layaabo salaad tuko maalais kodilo

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 года назад

    BaLaayo. Aa wadatee. HODAN. Qurux 💚. ALLAAH. Toobada. HaNa gu tooSiy

  • @xamdicabdiwali971
    @xamdicabdiwali971 3 года назад +1

    Maistahilo dil ayu istahilàa wlhi

  • @ruunahmed5944
    @ruunahmed5944 3 года назад

    Waalagu yareyay abad in lagu kukumo ayey ahayd

  • @shifoabdi1561
    @shifoabdi1561 3 года назад +5

    Asc hodaney ✨waankusalamay walashey 👩‍❤️‍👩mcnto ❤️🥀

  • @hibaaqabshir6244
    @hibaaqabshir6244 3 года назад +1

    Wakugu farxa marka wax so dhitid masha allah 😍👏

  • @xamdisheikhmohammednoor3406
    @xamdisheikhmohammednoor3406 3 года назад

    Abaayo hora usoco insha Allah wada guleysaniye

  • @aminafaarah7872
    @aminafaarah7872 3 года назад

    wa qalad inladilo ayey ahay wa gacanku dhiigle😢😢😢

  • @jamaatmohamedshakir7147
    @jamaatmohamedshakir7147 3 года назад

    Guuleyso Hodan

  • @naciimoxasan489
    @naciimoxasan489 3 года назад

    Mucjiso wayaab subxasna laah

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 года назад

    Hodanteena gabadheena cudoone wan dhownahay sharafey

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 3 года назад

    ASC abaayo subxanalaa

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 3 года назад

    Oo masar waaba muslim waayo qof qof dilay ay intaas yar ugu xukumayaan May dilaan

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 года назад

    Keep going wlloh Allah keep you mcnto

  • @faraxkaftaaan1164
    @faraxkaftaaan1164 3 года назад

    Maalin walaba waaba sugaa qisoyinkaaga ilahy haku xafido

  • @farhiyomohamed3527
    @farhiyomohamed3527 3 года назад

    Maasha Alaah Tabaarakalaah walaashey Il xun kuma aragto marka aad soo fadhiisaneyso quraan soo akhriso waxba leysuma quuree

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 3 года назад

    Waa in oo ladiilo asaguna

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 3 года назад

    Asc abaayo mcnto mansha'llah

  • @zafirachannel296
    @zafirachannel296 3 года назад +1

    Maasha Alaah walaal

  • @fayruusjama454
    @fayruusjama454 3 года назад +1

    أختي سلام dhibaato dhan waxeey kadhacda مصر

  • @Hudafowz
    @Hudafowz 3 года назад +1

    Dil ayuu mudnaa runtii wa lagu yareyey

  • @nasriinakadiye9033
    @nasriinakadiye9033 3 года назад

    Laa xowla walaa quwata ilaa bilaah

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 года назад

    Allaha ku barakeeyo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад

    Ma isdaahilo 14sano naftii naf xaqdaro kudisha in ladilo ayaa sharciga illaahay ah

  • @sadiasiman693
    @sadiasiman693 3 года назад

    Asc Hodan wallaal macaan waan kusalaamay
    Nin Kaas waxuu istaahilaaa dil Balaayada nin maba ahan 😢😢

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 3 года назад +1

    in la dileey aheyd hadi sharciga wadanka ka jiro o yahy in qof qof dilay aan lo dileyn atlisti waxey aheyd jaiyl abid in lagu xukumo sasab ugu qafifiyen maskinta cadalad mey helin allaha u naxariiso

  • @MaryamAhmed-bf4kp
    @MaryamAhmed-bf4kp 3 года назад

    Abayo.waa.kusalmay.ninka.waa.sheydan.salada.didayo.yaa

  • @hooygacasuumada7693
    @hooygacasuumada7693 3 года назад +1

    Subxan allah ragaii mxa arxanka ka qaadey

  • @iqracusman8911
    @iqracusman8911 3 года назад +1

    Hodon hanaan💚💯💚🌹🌹🌹😘😘

  • @xafsojamac9699
    @xafsojamac9699 3 года назад

    Masha allh wllshy hodan😍

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 3 года назад

    Dil ama xabsi daaim ayu istaahila

  • @niizaibrahim2509
    @niizaibrahim2509 3 года назад

    Qisoyinkaga aadhan wada cajiib xbbti

  • @asmamaxamuud8584
    @asmamaxamuud8584 3 года назад

    Hodan way ku yarty Mudada xadhigu
    Ama la xidhyaa 30 iyo Wixii ka badan ayu islaahila 😭

  • @anabomar400
    @anabomar400 3 года назад

    Haa wlhi waa qalad wuxu xaqa uleyahay dila

  • @hafsaahmed5489
    @hafsaahmed5489 3 года назад

    M lovely hodan keep going sister ❤💯

  • @istahilcisse3524
    @istahilcisse3524 3 года назад

    Way kuyartahay