Subxana alah dambi ay gashay gabadhasi asiya ah odayga maskinkas ah inay qiyanto ma ahen acudubilahi nabsi Ayay gashay ayado la qabo ayay Nin kle ok a hadle subxana alah
Bisinka waxan maqli jiray nin.kabtisa toleysida adne karfantdada tolaayo aniga wali ma gursan waligeyna Kuma fikirn qofkan Ku daneso ama qiyaan ragga qaar anan Rabin irabo aniga wan iska ilaliyaa gabdhaha ila dhashay waxey idhahaan nayaa aqli malihida Ku daneso ma adaa Dan ka Leh ane. Waxan ka cabsdaa ishoda iney igu dhacdo runtan usheeg Kuma rabo waqtiga ha igu luminana dhahaa wlhi Allha naga koriyo dhaqanka xun ee daneysiga asiya odayga Hadu Nin fican ahaa iney Ku danesato ma ahen. Wlhi waligey qof ma qiyaamen intan arkaye aniga le qiyanaye qalbiga Lega jibinaye
Qof bini adam qalbiga lagama jabiyo qiyaanada adiga oo lagu qabo ina ninkale lasheekesato ama ad laqdabo ku sameso wlhi alle raali kama ahan 😢gabadhas nabsi aye gashay meshe ku dambesa arkena qof ad jeceshahay wlhi qofka ku jecel aya ka fican walibo ku darema alahu akbar 😢calosha ihurtay ninka raga lama cilo casho mangab
Farxiyo apyo 19 ban jiraa jamacadna waa dhigtaa, malmahan dambe waxa iso xariiriyo odey aan ku qayaasey 45-55 ,walleley odeygan waa odey xaga shekada ku fcn lkn wuxuu iga rapaa inu i guursado ane hal sacad oo nolosheyda kamid ah xita ma rabo inu ninkeyga noqdo,wuxu ishegay iney xaskiisa kala tageyn madama ay qurbaha aadey ,walipa xaskiisa wexey rabtey iney ka xeyso isaga iyo ilmahisa ,kadib marki u dacwootey si ay u soo qado asi iyo ilmahisa ayuu furay, seen ka dhahaa odeygas wlley ila so tali
Asc farxiyo tawakal family see layahy caafimadka ka warama 15 maalin maqaaxidaan ka maqnaa wllahi saa ugu xiizy ma qiyaasi karo nolow hbo farxiyo cudoon
Qur aanka leysi saaray ben bey ku shegtay maba yaqanaa in leysi saaro lkn hana dhah do alxamdu calasalama ayaa lovo yimid cashaa lakenay haa 20 sano baan jogaa wadanka weligey ma mawlin qur aan saat carab ah benta yareybo asiyo cadey sacudi cad naag ajanib ma arosaan ilaa kuwa bonta ah sacudi madowga waa afrikaan laxureyay badan iga gaa ajaninta guriyaan
Baryahaan.waqtigaa.näkala,waday.quruxay.sheekoyin.qimo.les.farxiyo.ugu.hagaag.thanks.honey💜💛💚💙❣️💟💞
Mxaa dad badan nolol so marty ee iska dayaceen waligaa cid ha qiyamin
L
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah. Anigu qof daacad ah maba khiyaami karo aax hunguri xumaa heshay gabadhaas lkn haday khaladkeda qiratay inuu noolyahay oo ay cafis waydisato baan rajayn 😢 😢😢
Farxiyooy tallefanka xaajiga xitaa waa kalla socdaa keyga haduu damo😅😅 allow ku barakeey McNeely m.a
Alla kaas igu fiicnaayaa muxuu nasiibkeyga unugun waayey alla kaas waan ku ag dhimanlahaa mooyee kama tageen kaliya geyri ayaa nakala geylaheyda alla dadka gaar nasiib ayey leeyihiin lakiin nasiibkii iiga ayey iska buburiyaan nasiib darnaa gawadha oo nasiib badanaa allow kaas nugu aadi
Woow marba sheeko cusub sidaa inoogu wad farxiyaay❤🙌
SubhanAllah ya Rabb...it's scary there are people like her and her mum...
Subxana alah dambi ay gashay gabadhasi asiya ah odayga maskinkas ah inay qiyanto ma ahen acudubilahi nabsi Ayay gashay ayado la qabo ayay Nin kle ok a hadle subxana alah
Allahu akbar qiyaanada iyo dulmiga ilaah raali kama ahan doqoney calaf laay
Acudubilahi bilahi mina shaydani rajim khayano wa calamad munafaq
laytu qadar dukan haysta ayey heshay markasay dulmisay alle haku cafiyo
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤❤
Subxanalah damiir male miyaa qof sida ku ah sikastodan ujeclen wlhy ma khiyameen 😭
Ma aragty qof saas u ixtiraamayo calaf maleh
Asc abayo faraxiyo cadeey mashallah mashallah allah hku xafido amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
Maasha Allah tabaaraka lah ❤️
Masha allah hapo mcn allah ku xfdo aad baa ku tagyeraa wlhi waxañ is dhahaa halmar ma aragtaa
Abaayo insha allah waat arkee aniga wan arkay Habo farxiyo
Bisinka waxan maqli jiray nin.kabtisa toleysida adne karfantdada tolaayo aniga wali ma gursan waligeyna Kuma fikirn qofkan Ku daneso ama qiyaan ragga qaar anan Rabin irabo aniga wan iska ilaliyaa gabdhaha ila dhashay waxey idhahaan nayaa aqli malihida Ku daneso ma adaa Dan ka Leh ane. Waxan ka cabsdaa ishoda iney igu dhacdo runtan usheeg Kuma rabo waqtiga ha igu luminana dhahaa wlhi Allha naga koriyo dhaqanka xun ee daneysiga asiya odayga Hadu Nin fican ahaa iney Ku danesato ma ahen. Wlhi waligey qof ma qiyaamen intan arkaye aniga le qiyanaye qalbiga Lega jibinaye
Masha Allah farxiyo ❤
Qof bini adam qalbiga lagama jabiyo qiyaanada adiga oo lagu qabo ina ninkale lasheekesato ama ad laqdabo ku sameso wlhi alle raali kama ahan 😢gabadhas nabsi aye gashay meshe ku dambesa arkena qof ad jeceshahay wlhi qofka ku jecel aya ka fican walibo ku darema alahu akbar 😢calosha ihurtay ninka raga lama cilo casho mangab
Farxiyo apyo 19 ban jiraa jamacadna waa dhigtaa, malmahan dambe waxa iso xariiriyo odey aan ku qayaasey 45-55 ,walleley odeygan waa odey xaga shekada ku fcn lkn wuxuu iga rapaa inu i guursado ane hal sacad oo nolosheyda kamid ah xita ma rabo inu ninkeyga noqdo,wuxu ishegay iney xaskiisa kala tageyn madama ay qurbaha aadey ,walipa xaskiisa wexey rabtey iney ka xeyso isaga iyo ilmahisa ,kadib marki u dacwootey si ay u soo qado asi iyo ilmahisa ayuu furay, seen ka dhahaa odeygas wlley ila so tali
Subxaanalaah yarabi xasuus rabbi kuma jirin miyaa asiya ilahay ha kaacafiyo
Asc wan kusalamay habo macan Alle haku xifdiyo habo farxiya meel walbo ayaan kaaradiyay please 🙏🙏aad baan kugu bahanahay Ila soxariir waa codsi 🙏🙏 habo macan waa fahma aad baan kugu bahanahay please luuqa iisogal habo macan ♥️♥️♥️♥️♥️
asc farxiya wlo codka wu gaban yahay
Wcs wlshy mcn farxiyo cadeey
Horta qofna bila danbi maha oo wa qaldama lkn dumarow ilhy aynu ka cabsano nin ba i xumeyey mxynu u nidha intaynu nabsiyo soo galno subxanalh
Wcs maashaallaah alahakuxifdiyo
Asc mashallah Allha kuxfdo
first 🥇🎉
Sidaas ineey u gasho ma aheyn wlhi 😢😢😢😢
Yaa Allaah
Abaayo farxiyo tawakal marwalba waakudhagaystaa abayo asxaabtaada igaga codso inee noo soo duceeyaan xaafaddeena qaraxaas kadhacay😭😢Kaaraan waye hada dhimto isoo duceeya plzzzz
Ya Allah, wax yar ka hor baan maqlay Dhawaqiisa lkn maan ogayn halkay tahay 💔🥺
Allah Swt hana amaansado
Abayo allaha idinka badbadiyo dhamantiina dalkana nabad allaha nogadhigo insha allah 🤲🤲
Wlhi ani xitaa karaan daganahy ilahay hanaga badbaadiyo 😢🤲
@@fadumojuumeyjuumey5787aamiin
@@Maryan_idil haa karan waye xafada jiiri schoolka global agtiisa dugsi nagu dhagan ayoo kukudhacay alx qof wax kuma gaarin
maa jecle sheekada dadka dakda qiyamo inaan dhagaysto waxan kaa jclhy dadka laa dulmiyo marka danbe gulaysto inaan dawada lkin qofki qof muslima qiyamo allah ayaa kaa jarayo lkin waxan laa yabay miida labad hooyo raali kaa aah inaa gabadhedu qiyamo ku racayso
Farxiyo abayo cawa codkada wagabnyaye maxa kuhelya huno
Qayaano faa'iido ma leh
Jecliiya jiritdankaga faraxsanteenii horey usoco qali dumar Allah hakuxafiido
Farxiyo quruxay codkaga muxu ugabanyahy makarofonka ilawday umaleyna
Ilahow odaygas cml ii sahal
Asc farxiyo tawakal family see layahy caafimadka ka warama 15 maalin maqaaxidaan ka maqnaa wllahi saa ugu xiizy ma qiyaasi karo nolow hbo farxiyo cudoon
Subxaanalah 😭💔
Asc maasha allaah
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
Codka wuu gabanyahay caawa xaa jira cdy
Wcs wr WB taasi Calif la ayay ahayd farxiyooy
❤❤❤❤❤❤❤
Bisinkiyow qalbi adakaa qof bil aadana saas dhan qalbiga loogama jabiyo lkn war baa ku heysta ileen waa dulmisee
Asc
Naziib xumo hadaad maqasho waa gabadhan 😅 bal lasoo dhaqso waa halkio laga oran jirey naftu nafbey rabtaa naftuna naf kalay rabtaaa💔😭
Ilahay amarkisa badanaa aniga waxan la’ahay nin wangasan oo saa rabo iyeelo iyadaneh saas miyey yeelisaa nin ufiican
Farxiyo saladu waa maxay
Fadhiga ey dhahan carabta
Habo codkada hoos wye
Maskiin Walaahay Aad baan uuga naxay Aasiya waxay samaysay laakiin wat fiican tahay hadayba qiranayso khaladkeeda odaygii waxaan rajayn inay cafis ka dalbatay
Bisinkow taas jana soo donatey. Lkin aduun waa
Abayo codkaga aadbu u gabanyhy wxn jeclhy jikada marka ku jiro inaan meel saarto telka
❤️🥰❤️
Farxiyoy caawo codkda waa uu gaban yahay
Lawadan bari wawa ficn codke maxa daraý saxibey
Horta dadku inay Masada ka shaqsiyan ayaa fican nin nagtisa qayinya ayaa ku jecelhy taas habena madhacdo lakiin dumarka waxay dhaqman maxaa ka galay nagta lakiin dib ayaa shalto ka mataa
Sxpty wn ku salamander lkn mantay aad laguu ma maqlo video gaan
Codkaada abyo wuugaabanyaha
Wcs
Wsc
Doqoni calaf maleh
Nasiib keeda wanagsana hadaana way iskaga dheeshay
Asiyo labada ninba waa qayantay
Badarta
Hbo codkga wuu gbnyhy
Qur aanka leysi saaray ben bey ku shegtay maba yaqanaa in leysi saaro lkn hana dhah do alxamdu calasalama ayaa lovo yimid cashaa lakenay haa 20 sano baan jogaa wadanka weligey ma mawlin qur aan saat carab ah benta yareybo asiyo cadey sacudi cad naag ajanib ma arosaan ilaa kuwa bonta ah sacudi madowga waa afrikaan laxureyay badan iga gaa ajaninta guriyaan
Halka ka hdlaya walaley ajanib mey guursanin gbdha nin somamlie guursatay saxibeey sheekada maba lasocoti umaleyna
Like ta maxaad ugaga xaasidiin video ga? 18k hada daawatey 2k like maxaa waaye yaakhey isku xishooda.
Sorry walahi waa cuqubo
Sheekadaan tiiseeynab miyaa iyadaa odaylugoysee ninxamarjoogojecleed
jaha bidaarteda meiskahesato
Walhi qayaano ma fcno ilahy ayan ka magan galaynay nafsi waa kii aruuro maalin uunbuu meel kaaga soo bixi
codkiibaa gaaban waxadhicikarta dad dhagaculus inay kuguxidhanyihiin
Like ta waban ka bilaba lol. 😊
wll Farxiyo Waan kusalaamay waxaan kaarabey Numberka WhatsAppka Fariin ayaan kuugu soo dirin