Gabay | Dhab Maroodi | Xaaji Cabdikariim Maxamuud Cilmi (Abwaan Cabdi Baraar) 18. 05 .2022
HTML-код
- Опубликовано: 28 окт 2024
- Waa gabay taariikhiya oo Halgamaa Xaaji Cabdikariim Maxamuud Cilmi (Abwaan Cabdi baraar) uu katiriyey Aqalka Madaxtooyadda Somaliland Xuska Munaasibadda 31 guuraddii kasoo wareegtay maalinta qaranka ee18 May. waa fariin uu abwaanku u direy shacabka iyo madaxda reer somaliland.
Masha Allah Tabaarakalah.
Saxa Liisaanak yaa Abdikariim.
Illahay Cimrigaaga Ha Noo Dhereeyo.
Cadaowgaaga Iyo Cadowga Wadankaba Illahay ha Jebiyo.
Aamiin yaa Rabbi Aamiin yaa Waduud Aamiin yaa Rahmaan.
Waa abwaankii waynaa xaaji cabdikariin alle ha xafido
Adeer ha haku xafido cimir dheer aliyocibaafo al haku siiyo aamiin
Wooow manshalaah xaji cabdi
Abwaankii laholin waayey Xaaji Cabdikariim Alle haku ciseeyo waa ninkii Abwaanadi Faqashta geedka Ku xidhay 1980 ilaa 1990
Abdikariim long time
Good gabay
Maasha allah
Dhab maroodi ma habarjeclaa, mise waa habar awal?
Habar jeclo
Mid I ag fadh8yan waydiyo waa awal igu dhahay labada mid uun weeyi
❤
Add dawnlaod youtube