qisas arag nimcada laga arkay dikrigan حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش kafaidayso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 48

  • @MustafaMustafa-k9f
    @MustafaMustafa-k9f 2 месяца назад

    ماشاء الله يارب العالمين وياك يارب امين يارب امين ماشاء احمد امين وياك يارب ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤

  • @nura6730
    @nura6730 2 месяца назад

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤

  • @DahaboXassan-o5l
    @DahaboXassan-o5l 2 месяца назад

    Mashaa allah digrigaa wacajiib hala faa idesto wax walbo aad guul karajeyneyso na u aqrista axbabi lilaah❤

  • @fadumomahamed9054
    @fadumomahamed9054 2 месяца назад

    Jasaka allah xabibti illahay haku dhowro

  • @aminaabdi9297
    @aminaabdi9297 3 месяца назад

    scw scw scw aamiin amin amin yarabi

  • @HoodoAxmed-bl7jt
    @HoodoAxmed-bl7jt 2 месяца назад

    Masha allah❤❤❤

  • @XayaadXayaad-z5e
    @XayaadXayaad-z5e 3 месяца назад +7

    Amin ❤fadumo qurux wanag xppti alle haku xafido adiga iyo ehelkagaba wlhi alle darti ku jclahy xafadayada caanbadkatahy hhhhh

  • @yusufwarsame6771
    @yusufwarsame6771 3 месяца назад

    Fadumo kayton yes absolutely I loved for your beautiful jobs always markale mahadsanid

  • @caaliyagoobaad1914
    @caaliyagoobaad1914 3 месяца назад +4

    ❤لا إله إلا الله❤اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤

  • @Saadia-dk1up
    @Saadia-dk1up 3 месяца назад

    Masha Allah

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 3 месяца назад

    Msha all tbaraklh jzklh ukhti ❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 месяца назад

    Aayadaan sidoo kale in digri ahaan loo akhristo oo uu nabiga scw uu nabary adiga ayaan kaa faa,iiday maanta ilaahay ajar iyo xasano ha kaa siiyo aamiin

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 3 месяца назад +1

    Salalahu caleyhii wasalam ❤❤❤

  • @cabdiibraahim9173
    @cabdiibraahim9173 3 месяца назад

    Walaahi abaayo soomaalida intabadan ilmaha weyhabaaraan weyna caayaan meeshey uducen lahaayeen waxaaba moodaah inbadan oonagamidah in aanaan ducada uquurin ❤❤❤❤❤❤

  • @marwoh1957
    @marwoh1957 3 месяца назад +3

    Aniga qiso ka arkayba walahi xaamilo Ayaan ahaa markay fooshu SaaS I qabtay ayan bilaabay runtii ugubna waan ahaa sacado yar ayan ku dhalay miiska anoo saran ayan adka ku hayay wax I dhiba ma arag runti

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 3 месяца назад +1

    Scw❤Fatma jazaka allh abyo

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen 3 месяца назад

    War gabarta❤ukala kacsha❤

  • @Khadraibrahim285
    @Khadraibrahim285 3 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤ scw scw scw scw

  • @aishaciise6346
    @aishaciise6346 3 месяца назад

    Masha Allah jazakallahu kheyran wa kheyral jazaa abayo mcn❤❤❤

  • @MaidahG-f2y
    @MaidahG-f2y 3 месяца назад

    Mash Allah

  • @NacimoAhmed-pw6mo
    @NacimoAhmed-pw6mo 3 месяца назад

    Saw scw scw ❤

  • @xalimosufiabdullahi
    @xalimosufiabdullahi 3 месяца назад

    Masha allah abaayo qaali jazakumullaah qer❤❤❤

  • @AhlukheyrChannel
    @AhlukheyrChannel 3 месяца назад

    Maasha Allaah Walaashey ilaahey haku Xafido kheyrka aad Waddo rabbi hakugu sugo

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 3 месяца назад

    Bismillahi may u ducayso

  • @muminamohamed5404
    @muminamohamed5404 3 месяца назад

  • @halimaibrahim9126
    @halimaibrahim9126 3 месяца назад

    Masha Allaah

  • @MuhumedAhmed-gc1xt
    @MuhumedAhmed-gc1xt 3 месяца назад

    Fadumo iasakalah wad maharani a h a y

  • @Khadraibrahim285
    @Khadraibrahim285 3 месяца назад

    Ilahow na xifti aduun iyo akhiro amiin yaa rabi ❤❤

  • @MaidahG-f2y
    @MaidahG-f2y 3 месяца назад

    🤲🤲🤲

  • @ShukriaYussuf-h2n
    @ShukriaYussuf-h2n 3 месяца назад

    Marsha allah❤

  • @XafsaMaxamuud-pd3dk
    @XafsaMaxamuud-pd3dk 3 месяца назад +2

    Soomaliyeey isma laha inta dawatey iyo like ta biliz aan gabdha leekta u saarno si meel dheer muqaalku u gaaro hadaan garab la Isa siin maxaan Kalo isku qabnalahyn

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  3 месяца назад +2

      Shukran abayo dadka qabiga wanagsanba liketa marka inta wanagsanba nagabadan

    • @nimcocabdiraxam4858
      @nimcocabdiraxam4858 3 месяца назад

      ​@@fadumokaytonwll labarkaga ayyaan ubahanay si aad kuruuba wtsbka igu dartid

  • @AyaanCllahi-z4z
    @AyaanCllahi-z4z 3 месяца назад +1

    Wllhi malin walaba waan ku suga in aad wax soo galiso Alle darti ayaan ku jeclay wllo

  • @UmumaahirMahir
    @UmumaahirMahir 2 месяца назад

    Abaayo waxa rabaa in aad igudarto jalanjiga

  • @FilsaneOmar
    @FilsaneOmar 3 месяца назад

    Wsc

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 месяца назад +1

    Suulka lamaba dhaafo abayo👍

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 3 месяца назад

    Ducadaas anigaa aaminsan qofkastana waan u sheegaa waa Duco cajiib ah. Qof qalafsan ayeey adeega kaaga dhigaysaa.

  • @AmranMohamed-x1j
    @AmranMohamed-x1j 3 месяца назад +2

    Asc asxbta abyo fadumo waxn idin ka codsana in aad isoducesaan hoyo ayaa mudo iga xanuusan igu soduceya plz qaliinkii 4ayey galirabta 😢😢😢

    • @fadumokayton
      @fadumokayton  3 месяца назад +1

      Illahay ha ufudeeyo hana kucaafiyo

    • @Munira-j7w
      @Munira-j7w 3 месяца назад

      ilahay ha cafiyo hoyo😢😢

  • @okajababa
    @okajababa 3 месяца назад

    SCw SCw SCw SCw SCw

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 3 месяца назад +3

    Jasakllh hblhaygiii ahli dikirka ah. E ku xidhan f.kyton kwrma hadn group whtsapp samysano o ku tartano khyrka

  • @aragsanyusuf605
    @aragsanyusuf605 3 месяца назад

    Masha allah❤