somaliland waa in ay ka qaybgashaa ciyaaraha Olympics, koobka africa, league wadamada carabta, iyo koobka aduunkaba. Scotland , Welles iyo northern Ireland'ba kama liidano oo iyaguba iyagoo UK hoosyimaada ayey ka qaybgalaan ciyaaraha caalamiga ah.
Cuntada beero xoolaha si fiican u dhaqow haraadka ka bax oo biyo qabso.baahiya dadkaaga dabool. Taas ayaa ka muhiimsan inaad ku waalatid calan ayaa meel laga taahay ama dowlad hoose oo tuulo reer galbeed ku taal ayaa i aqoonsatay. Dadka ka daaya marin habaabinta.
Kkkk Somalia oo dhulka tala oo qabsan kari lah sanaad dorashadeedi ayaa ka qeeb gasha ciyaraha..Maxaa uu didaya somaliland?? Kaliya waxaan ku arka in aad ka xuntahay calanka tawxidka leh ee mesha la surayo.
Mashallah guul Republic of Somaliland
Masha Allaah tabarakallaah guuuuuuuul Somaliland. Alhamdulillaah Waa sharaf iyo guuuuuuul uu soohoyatay dhaman reer Somaliland❤️💖🌷🌹💐💓🌺💗💜💖💕💕💕💜👑👑👑👑🌷🌷🌺🌺💓💪💪💪❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💐💐🌹🌹
Mnsha allh wan u qalana inta iyo in kabadnba💚💬❤💯
Well Done we want see more
Maashaa alaah meelwalba soomaaliland tii calankii barakaysnaa bay hoogoogantahay
Very good job go forward somaliland allaw dhaowr
Masha Allah
Maashaa Allaah
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan dadkayga reer Somaliland Guul
MashaAllah guul iyo gobanimo
Mansha Allah Hambalyo Somaliland ♥️ Horaa loo soconayaa Insha Allah ♥️
Judo gu waa Sabaxada oo waligeed caan ka ahaa somaliland...
Hambalyo jamhuuriyada somaliland
somaliland waa in ay ka qaybgashaa ciyaaraha Olympics, koobka africa, league wadamada carabta, iyo koobka aduunkaba. Scotland , Welles iyo northern Ireland'ba kama liidano oo iyaguba iyagoo UK hoosyimaada ayey ka qaybgalaan ciyaaraha caalamiga ah.
Mashallah viva somaliland mon or pays que allah protege amin amin
Masha allah waa guul usoo hoyatay wadankayga somaliland alle guulo badan ha gaadhsiiyo ee
MaashAllah
Ma sha allh
Guul.. Hadaa Hadii aay soomaliland Xubin uu .Aqoonsaden .. . TAA. AYAAN..... WAXA LOO .Dhigaa anay Jirin
Maaaashallaaah
very good
Inankii adeerka u ilig laakiin adeero waxa ka nool halyeydiii maxamed xaashi cilmi axmed dhagax maxamed cali shiine iyo yuusif cali sheekh madar qofka keliya ee nool wàa adeerrkayy walaalkii bahre xaashi cilmi waan maxamed xaashi cilmi sidii waalikay ala yarxanakum
Guuuuul maamsha Alaah
Very good.
Anaa ba geliye😍
Masha allaah 🥰
Somaliland Hanoolaato Walasoconayaa
walaalkayooo waa runtaaa xoogaaa soommmaaaland guuullll
Hadiilagulegdo Shaah dambe Cabimaayo😅
🤣🤣ninkad kabaha ka tolanayso kuwisa la ega raga mesha dayaca ah fadhiya miya waxa kugu so kordhinaya
Riyo aan dhamaad laheyn yaaab
Riyadaada was xaaranyay somaliland riyadedu way rumoobi maalin uun kolba intaan meel horumar ka gaadhayo indhaha igu eeg adigu
Adigu dorasho qabso one man one vote!!!!!!!!!! Oo Somaliland soo gadh.
Kkkkkkkkk
War ninkii somalilander ahaa saw ta lala kacay...kkkkk
Tolaahi talaw war dagaal u diyaar garoobaa
Waar indhoolayow waa ka wax la kacay😂😂
Cuntada beero xoolaha si fiican u dhaqow haraadka ka bax oo biyo qabso.baahiya dadkaaga dabool. Taas ayaa ka muhiimsan inaad ku waalatid calan ayaa meel laga taahay ama dowlad hoose oo tuulo reer galbeed ku taal ayaa i aqoonsatay. Dadka ka daaya marin habaabinta.
Kkkk Somalia oo dhulka tala oo qabsan kari lah sanaad dorashadeedi ayaa ka qeeb gasha ciyaraha..Maxaa uu didaya somaliland??
Kaliya waxaan ku arka in aad ka xuntahay calanka tawxidka leh ee mesha la surayo.
Hhhhh password ayaad kubilow day warka bar waxaad latimid day wariye 😮
zanzibaar waa gobol kamida Tanzaniya waliba iyadaa ka magacweyn Somaliland.
Mansha Allah