Ninkii ka Oysiiyay Hodan Online oo la soo qabtay sir badan ayuu fashilay subaxanalah.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 34

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 5 месяцев назад +4

    Subuxaanlaahi somaali

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 месяцев назад +6

    Waa Garaacay kulahaa Nin Naag latirsanaayo Waba Naagkale Cadnaanku Makan Bisada ueegbaa

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 месяцев назад

      WUU CEEBOOBAY CALAAMO HAKA IFTEE MA EDADIIS O AABIHIIS ILMO UDHASHAY YAAAAB
      ALOW ADUNKANAA.
      HOOYADISNA WEY CESHAN WEYSAY

  • @StarlightMoon-xq1br
    @StarlightMoon-xq1br 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 5 месяцев назад +1

    Mid kale illaay idan kiisa ayey waxa ku dilmaan hal hadal oo afkaa ga si fudud aad isago dheh do ayaa maalin ka aakhiro waxa weyna ku gu noqoni

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 5 месяцев назад

    Hodan online ayada maxay nin ugu gashay luqada. Ayadoo la qabo

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 месяцев назад +1

    GABADHA MISKINTA HODAN ONLINE ALAHA KAQABTO
    NINKAN CADNAN LA DHAHO MA MARXUMKII AYA DHALAY? 😢😢😢😢😢
    HAA HADAY TAHAY
    HA OGAADO INU AABIHI QABRIGA KASO HABAARI DOONO WAYO WAXA LAYIDHI MAYTIDU WAY OGYIHIIN WAXA KA DHACAYA ADUNKKA SIIBA FAMILYADOODA ISAGA CADHADA ALE QAATAY YAAB NAGA MASEYRSAN AYA SO DIRSADAY

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 5 месяцев назад

    Dee hadu ka hadhiwayo baryo ma jirto halaga reebo

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 5 месяцев назад

    Talafoonkayga igusoo waca watsup

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 5 месяцев назад

    Waa sax waa maah maah af may may ah waana siday idinku fasireen

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 5 месяцев назад

    Caan raadis ila.halagu wad wado buu dii ilaahay ku iloobay malayo sur dhuuban oo madax Wayne

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 5 месяцев назад

    War ninmay naag weeye oo beenaala war hoden kafuqa xaasidiin basdkutihiin hoden diin iyo asluug baa lagu soo koriyay madrasatulfalaax oo ku taala magaalada Dir Dhabe iyay kaqalin kabisay oo diinta way taqaana ninkeedi hore aabo iyo hooyu uaha Allah ba ka qaatay ee ka fuqa

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 5 месяцев назад

    Fadumo buranbureey wiilka sawiradiisa Caruurtiisa halaga bixiyo hadad baytul isllaax ka shaqaynaysid garta hadad si isla eg ugoynin cidaad ufaani kartaan majirto xalka dhamee

  • @zahraafdhuub8481
    @zahraafdhuub8481 5 месяцев назад

    Waa cad goostey oo naagta waa iska dhacshey ku lahaa 😂😂😂

  • @unitednationonecreator
    @unitednationonecreator 5 месяцев назад

    Sax waaye af Maymayga waa sow usheegay

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 5 месяцев назад

    Naag aabahiis qbi jiray oo uu ka dhintay maxaa ka daba laadlaadiyey, sow beri ilmahaas la dhashay colaadi u qaadi maayaan cajiib,,

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 месяцев назад +1

    Eelaay Maxaa kusoo dhexgalshay meesha

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 5 месяцев назад

    Ala dadku shar badanaa bal fadumo aya la hadlayso ninkase, kan al cadaala la baxay maxa waalay isaga oo dabka usii hurinaa

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 5 месяцев назад

    Sandakaan nimanka iyo naagaha lama kala yaqaano. Gabar yar inay sumcada ka qaadaan ay time kooda ku dhumiyeen. Waa nasiib daro

  • @amatullahbintumuslimah7775
    @amatullahbintumuslimah7775 5 месяцев назад +1

    Wiilka xun ee ah intuu arkay gabadhayada qaymaheeda buu dhuuso iyo caar ka soo buuxiyey rag mahan waxaana soo diray dad aan ogahay waxaana gabadhan look at aabayaashayo inay gabar daarooda tahay, in gabdhaha daarood baraha bulshada marba khaniis is nacay oo uraya oo afkana auto uga taal dabadana auto uga taal uu iyagaa isugu wacan

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 5 месяцев назад +3

      Yaa daarood ah waar hodon daarood maaha ee dumarka kafuqa

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 5 месяцев назад

    Waxa waa dishaane ee waxa ma nooleysaan allah ayaa waxa nooley karo bes marka faadumo buraan bur habo too ba dheh

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 5 месяцев назад +1

    Kkkkkk Masidaasbad Caruurta kuleeyahay Waji malihid deeqow was Bisadaan afka gaduudan

    • @nimcoabdullahi9597
      @nimcoabdullahi9597 5 месяцев назад

      Adaa af gaduudan

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 5 месяцев назад

      @@nimcoabdullahi9597 kkkkk waa kamuuqataa Waxaan Afka gaduudan Ee Bisada ueeg Naag miyaa qofkaan Qalfoofka ah eerufiyaanka ah Ee Naagaha daba so do celsho

    • @nimcoabdullahi9597
      @nimcoabdullahi9597 5 месяцев назад

      @@abdirahman-b9l ninka masheegaayo naagta ayaan moodayinaad caayayso naagta ayaa ixigta

  • @janira7480
    @janira7480 5 месяцев назад +1

    Belo kula folxumatay 😂😂😂

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 5 месяцев назад

      Waligaa abuurista illaaheey ha cayn .Illaaheey wax fool xun ma abuuro .Caro shaydaan yay ku qaadin.

    • @janira7480
      @janira7480 5 месяцев назад

      @@hamsahassan5788Warunta ilahey an cafis kabarya lakin gabdhas madkinta dadka ku dhagan majecli🙌🙌 wey is ka Shaqada’s haleska dayo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 месяцев назад

    Umada wada shaydan maxa daba dhigay gabdha

  • @ahmedismail201
    @ahmedismail201 5 месяцев назад

    Sowdinkii laha Somalidu waa isku af. Raxaweyntu miyaaney Af Somali ku hadal? hadii aaney is fahmin oo la turjumayo afka raxaneynta. Beenta halaska daayo, Raxawentana dulmiga halaga daayo.

  • @XaawoBile-vh3wy
    @XaawoBile-vh3wy 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 5 месяцев назад

    Waar ninkan gabadha ka reeba beenalaha nacaska beenaalaha horta gabdhay goaanka deg aha ha gaadhin ninkan lama caayin

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 5 месяцев назад +1

    Waar nikan meesha waxba kuma hayo nacaska gabadha ka reeba nacaska beenaale khaayin tuug