"Maxamed Kaahinow Habar Yar Nabarkii Xalay Kugu Dhacay Wuxuu Nagu Khasbayaa.." Rooda Cabdi Muuse

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 69

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 Час назад +4

    Tani waa gool waa geesiyad mashaa Allah wale waa Naag mashaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @lamafilaanchannel4865
    @lamafilaanchannel4865 3 часа назад +6

    Waxa hobaal ah waddani waa guulsanya kulmiye iyo kaah waa mucaradka cusub

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 часа назад

      Viva Muse another five years. Beleive me waxa Ceelafweyn ka dhacay is good for Kulmiye

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Час назад

      Habar awal oo hurudda ayaa latoosiyay haddii la idinka guulaysto awaloow guska iyo xiniinyahaba iska gooya

  • @saynabali3463
    @saynabali3463 Час назад +3

    Mashallaa geesiday rooda cabdi muuse guuleeso

  • @wheremagicat
    @wheremagicat Час назад +1

    😆😆😆 bye bye Lumiye,,,7 Sano sicir barar, baloodh laa boobo,,,colaad,,,, isku diir,,,,iyo qasaab share igu siyaa waa soo dhamataay reer Somaliland waaxay kuu yidhahdeen Badaloooow!!!

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 часа назад +3

    Kulmiye guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 2 часа назад +1

    Awelba.idinkaa.kushaqaysanjirey.awalow.inakaahin

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 2 часа назад +1

    Rooday godob ha ugalin sacad muuse maaha dad waxaad ka hadlaysa fahmayo waxaa maanta Dhabar ka kawada toogtay iyaga foodkiidii ku doortay kuwii yaa soo saa ray ina mooge battuun 20 nin oo usoo bixi lahaa codkoidu diëten kuwa marka ha ku xiiqin

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 часа назад +2

    Kulmiyo Uf Kulmiye Uf, habrawl adigo naag ah waxba uma sheegi kartid e xishoo

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 52 минуты назад

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid Marwo rooda muuse geesiyada haweenka somaliland waad Asiibtay markaad kulmiye ku biirtay

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 часа назад +3

    Ronda cabdi muuse geesiyad qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 50 минут назад

    Super power subeer awal

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 2 часа назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk guuuuuuul daro iyo hadal haweeeen

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 7 минут назад

    Waa kaa kulmiye iyo waxu arursadso hog ayaay ku rideen wadadi udub inshala

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 3 часа назад +3

    Kulmiyooow waa la ina jabiyay ee aynu iska nasanno

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 часа назад

      Fuley. Kulmiye will come back another six years

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 2 часа назад

      Adiguna is casil saacadaa laga bilaabo...😂😅😊.

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Час назад

      @@ANWELLIJAAMAA inaadeer way inagu adagthy doorkan meel khatar ah ayaa la inaga abbaaray

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 4 минуты назад

      Kulmiye markan ku daa kulmiye waa inaye laa yimada siysad waxa qabad oo dhaba Lakin intu buni iyo xinaf iyo inaa caydid iyo solticko daadka hor keenayo cid donoysa maa jirto

  • @AhmedXeebjoog
    @AhmedXeebjoog 3 часа назад +1

    Rooda sowtan inanteenii darjiidhay hadalkii qaawisay

  • @AhmedMohamed-wg5uc
    @AhmedMohamed-wg5uc 3 часа назад +1

    Wadani indr waa soo baxe kulmiye talow ururada maso dhaafi karaa unba taagan

  • @sabaahhersi1909
    @sabaahhersi1909 3 часа назад +4

    Caaac Ciisamuse haceebeeen

    • @NacimaSiciid
      @NacimaSiciid 3 часа назад +1

      Hooyada ciise muuse wasye naagta amaan siih

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 часа назад

      Viva Muse another five years. Beleive me waxa Ceelafweyn ka dhacay is good for Kulmiye

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 часа назад

      @@NacimaSiciid Waar inantaa dheh

    • @fartuunfartuun8784
      @fartuunfartuun8784 3 часа назад

      Habaryar guuley so😊😊😊

    • @NacimaSiciid
      @NacimaSiciid 2 часа назад

      @@ANWELLIJAAMAA wey naga xanajiseyy gabadh dhan oo reer dhan u talin karta caac ku leedahy

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 3 часа назад +2

    Waxba kuma biirin kartid

  • @FarxaanAbdinasir
    @FarxaanAbdinasir 3 часа назад +1

    Lumiye uf uf uf uf

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 3 часа назад +1

    CATOW LOOMA BAAHNA IYO JAARIYAD QAYLISA EE EDEB SO WAA LAKALA BADIYEE

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 7 минут назад

    😂😂😂😂😂 bacaaac . MAXAMED ma musharaxbaa sootii . Nabarku muusuu ku dhacay

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 2 часа назад +1

    Waar maxay ahayd

  • @asmaali1271
    @asmaali1271 2 часа назад

    Dhiigu biyo maaha❤❤❤❤❤

  • @alitani5045
    @alitani5045 2 часа назад +2

    Gabar raga ah noolow guulasona

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 3 минуты назад

    Warku waa dhanyahay geesiyad

  • @CABDIRAXMAANMAANO-g9l
    @CABDIRAXMAANMAANO-g9l 2 часа назад

    GUDOOMIYE ROODA ABDI MUUSE MADAXAAD II SAARAN TAHAY

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 3 часа назад +1

    Ilmada cesha baan ku idhi 😂

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3qu 3 часа назад

    Subxanallaah way ku tiiqtiiqsaday

  • @Hanbal-f7w
    @Hanbal-f7w 57 минут назад

    Rerkii waybararugeen loodii

  • @ruushacabdi235
    @ruushacabdi235 3 часа назад

    Habarjecloaysoodhaweyndhawaqakasooyeedhayceelsfweyn,umanadhama

  • @mustafeciise4172
    @mustafeciise4172 59 минут назад

    Geesiyad

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 2 часа назад

    Roda ragay ❤

  • @IlyasCdosh-le3fk
    @IlyasCdosh-le3fk 37 минут назад

    Aawy uruur kaagi😅😅

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 часа назад +2

    Habar Awal power Habar Awal power❤❤❤❤❤❤❤❤power

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 2 минуты назад

      Qudhamiye waa qabyaalad waa isku dir reera waa hor Mar laan uuuuf uuuf

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 2 часа назад

    Wooow Rooda Cabdi Muuse Ma Kulmiyey Isugu Biyo Shubatay Welcome Rooda Waqal Hilaacay

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 3 часа назад

    Malinba ma midbaa loo qalaa

  • @GuuledAxmed-t4r
    @GuuledAxmed-t4r Час назад

    Rooda Cabdi Muuse wlhi boqolay ayay kaqalisan tahay gob gobi dhashay allaha ku xiftiyo wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guul Insha Allah kulmiyee🎉🎉🎉

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 часа назад

    Kulmiye habar awal io muuse biixi hooyadood ayaa lawasay inbadan gumaysi waa ku noolaataaan io xadhig io calool laaad la isugu kiin daro

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc 3 часа назад

      Wallee waydan guulaysan. Caloosha u dhinta

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 часа назад

      Super Awal will win again

    • @ANWELLIJAAMAA
      @ANWELLIJAAMAA 3 часа назад

      jooji cayda. Muse is coming back for five more years.

    • @AbdirishiidYasiin-sz7br
      @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 часа назад +1

      @@ANWELLIJAAMAA dhicimayzo hadayba dhacdana xabad udiyaargarow

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 часа назад

    Maasha Alaah Salaam qaran❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NoorAli-ue9wx
    @NoorAli-ue9wx 3 часа назад +1

    War wuxu foolxumaa ma oramaa. Gar xejis waa soomaali dhalad ah lkn kuwani waa oramo la soomaaliyeeyey. Kal eega siday u egtahay. Wejiga waxay ku soo dhabooqday qoosh.

    • @gamemodesecret
      @gamemodesecret 2 часа назад +1

      Hadii aad dhalad tahay maad soo racdeen cadowga somaliland

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Час назад +1

      Marya case ilbaxnimadaa kula foolxumaatay waxaa noodhalay gabdhihii awrta waday ee gebilay keenay ee gaajadu wadday ee aannu garawga ku beddelannay lasoco

  • @JaamacNuur-yd2ee
    @JaamacNuur-yd2ee 3 часа назад

    M.a rooda cabdi muuse❤❤❤❤❤❤

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 3 часа назад

    Suldaan xasan Rooda dhaanra

  • @alitani5045
    @alitani5045 2 часа назад

    Cirro wadani wuxuu abuuray garxajis Kuna dhisayanahay xoogna madaxtinimo Kuma helayo haduu isku dayana waa la iska celin

  • @asiamohamoud6288
    @asiamohamoud6288 2 часа назад

    Fareed habaryartay fared

  • @KhalidmedabdilahiAbdilah-fv4xg

    Kulmiye quuul