Комментарии •

  • @xaliimosacdiya2560
    @xaliimosacdiya2560 Месяц назад +312

    Hadaan Nahay Team Amiira dhaxalka Kaliya kugu leeyahay waa like👍😂❤

    • @NaimaFaarax
      @NaimaFaarax Месяц назад +5

      Yaa igu kaa dhiibay macnha 😂 waa iga haysaa queeneeey 💋

    • @Inacarale
      @Inacarale Месяц назад +4

      Wan kusiye quruxey😂😂

    • @AzmaMahamed
      @AzmaMahamed Месяц назад

      No them koko only like not team amiira😂😅

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar Месяц назад

      ❤❤

    • @HousseinRoble-oo6yh
      @HousseinRoble-oo6yh Месяц назад

      qurux kudhigleh Copy promax

  • @SalmaYasin-vb8xd
    @SalmaYasin-vb8xd Месяц назад +82

    Boqoradeni ba tahy team ceymir isn’t easy wlhi farxadena saa uga taliya qalbi❤

  • @Kingsharks557
    @Kingsharks557 Месяц назад +71

    Kusalia nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 🕋❤❤

  • @adnayuusuf5628
    @adnayuusuf5628 Месяц назад +70

    Team amiira anaa u horeya cawada amiira ciida ka hor 1melyan hala gasrsiiyo walashena wey dadaale ka badan wey uqalantaa

  • @user-ix2gu5xo5r
    @user-ix2gu5xo5r Месяц назад +234

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw 😢😢

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji Месяц назад +82

    Team ceymir Dadka kaliya Habeen walba Farxad Ku seexda😂❤

    • @FarxiyeIbraahim-it5jv
      @FarxiyeIbraahim-it5jv Месяц назад +2

      Yesssss alboyyyyy

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Farxadiina ma nin baa alla mxaa leys bahdilay dadka kliya frxdoda nin ku xiranthy kligod wax qabsn krin😂😂

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 Месяц назад +2

      @@drsanuushfreeeee team cayko 😂😂😂team ciiilan

    • @Fairygurl23
      @Fairygurl23 Месяц назад +2

      ​@@drsanuushfreee team bahdilan😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад

      ​@@drsanuushqof walba waxa u yahay bu dadka mooda 😂 so is daji abayo Nin lagama wadee kaftanka qaraaxada iyo sida ay asxaabtan isku dhibayaan ba laga wadaa yacni waa naga qoslisaan waaye

  • @abdikani333
    @abdikani333 Месяц назад +85

    Nasib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw scw scw 😢😢😢😢😢

  • @user-un9wr7hl2b
    @user-un9wr7hl2b Месяц назад +78

    Ceyda iyo amiiro marka arkay so orday😂

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm Месяц назад +60

    Amiiradeyna quruxda badan 1M congratulations 🎊 ❤❤

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Месяц назад +30

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @Deeqoabdulqadir-zg9or
    @Deeqoabdulqadir-zg9or Месяц назад +56

    Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Месяц назад +85

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Месяц назад +53

    Ceyda iyo amira mrke isla Isla jogan sidan ugu jeclhy ❤❤❤nosobadi

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Месяц назад +133

    Amiira carurtan marke adi iyo ceyda in arkan comment negative soo qoryo we inka maser san yihiin hau qabn Queen aa taha qab qab 4ever❤❤❤

    • @NaimaFaarax
      @NaimaFaarax Месяц назад +11

      Meel baa xanuusay haw qabniin 😂

    • @FadumoAweys-jk6ug
      @FadumoAweys-jk6ug Месяц назад +2

      ❤❤❤

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Месяц назад +8

      Maila aragty horto wa caruru masersan

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Месяц назад +4

      wax walbo haday soo qoraan iyaga lee daalaya maaha cid ay wax kabadali karaan ma jirto kaliya waxa laga fahmaa uun inay dad cuwdad qaba oo nolosha ka dhacay yihin so qof dad cuqdad qaba o nolosha ka dhacay miya hadalkooda lo joojiyaa wala dhaafa uun inta lagu qoslo ileen iyaga is bahdilayo dad aan kaseen ku daba xiiqaye 😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir Месяц назад

      Alla afsomaligana wamaxay😂😂marexan afsomaligoda weye😭😂😂

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 Месяц назад +74

    Dhocilaha inta ku ooyi rabow mesha ma ahan mesha lagu ooyi jiray ee kala taga calacalka io ooyinta waa fahanteen ma ahnu👋😂amiira qurux 1M comin soon 🎉❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 Месяц назад +69

    Yaa ila jecel ceyda iyo Amiira ❤❤❤

  • @munahassan5045
    @munahassan5045 Месяц назад +140

    Team amiira one like❤

  • @aashoabdi2839
    @aashoabdi2839 Месяц назад +66

    Cayda iyo amiiro maba isku arki kari orod lee soo jabsana😂❤❤ QABQABS💋💋💋🤤😂

  • @Alisha847
    @Alisha847 Месяц назад +39

    Jah ceymir yaaahena dadbaaa k gubta markeee isku ag arkaaan😂😂😂😂👏🏻👏🏻amira kusoco ilaa ay ka qarxayan hadee meeshan aflagado an meel dheer gaareynin la imaan doonane 😂

    • @NaimaFaarax
      @NaimaFaarax Месяц назад +1

      Caruurtii ma soo oyeeen😅

    • @Alisha847
      @Alisha847 Месяц назад +1

      @@NaimaFaarax qaaar baa cabaadoooyo😂😂

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali Месяц назад +18

    Amiiira qurux ayyyyy caawa waan idaawaysya xili hore ayaad soo dhigtay hadan seexan karaa❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SihaamCabdi-yq1sp
    @SihaamCabdi-yq1sp Месяц назад +24

    Team amiira 1m ku dhownhy ee nagaarsiiya oo an gabadha daraysiino talantigeeda❤🎉

  • @SalmaYasin-vb8xd
    @SalmaYasin-vb8xd Месяц назад +32

    Amiiiradeenay haw joojin dadkan caydoda iyo niicdoda ku soco noloshada xor bad utahee adiyo ceydana video yadina marka la arka la waala nayaaye haw joojin dadkan hor mar wacan qalpiyey🥰❤️

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad Месяц назад +29

    Kuwygiiiii warkad isla jogtaan farxadban dareemaa wlhy😢😂😂❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +17

    Amiira say uga fekerayso prankigii cidi soo dawataylee fahmi karta inay wax lee jiraan ❤🎉😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Месяц назад +40

    I amina dadka calacala ya wa tem koko o u surta giwesy ine ceyda helan amiira ku qararayan😂 maskin dheh ceyda asa raba Amira dawa hara lamanaheygi ❤❤❤

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Koko waa ngta kliya yasto ninkn si cad inty meel uso faristy diidy in lgu dhajiyo ee hku so dhisin cunugan aduu wax wayn kula yhye

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Месяц назад +2

      @@drsanuush ani koko kama hadlayo e tem keda dabala ah hade a nan rabin amira iyo ceyda macanhed mahn ina amira iyo ceyda ku calashan melwalba amira ku heysatan machehed wexetahy ina amira halhe ceyda u dhawdahy kaxuntihin ceyda amira buraba kadhama

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 Месяц назад +2

      @@drsanuushCeyda nin la yaso wu ka weyn yhy naya ,waaa adinkiii cayko ku haay jireee 😂😂😂😂marka aad weyseen shipping kaas marka kaaar soo xoqda,asiba time uma haayo Tisa ka badan

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy Месяц назад +1

      Wee ku daba lumeen😂😂😂

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 Месяц назад +1

      ​@@drsanuushbahdilan qof kasto reply usoo gal adi ooylee 90ka 😂😂😂😂

  • @FartuunXasan-cf8zy
    @FartuunXasan-cf8zy Месяц назад +43

    Team amiira hadanahay guush wa hageena like saara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muniiraarte4518
    @muniiraarte4518 Месяц назад +21

    Awwww caymirkyga saan idin jeclhy inaan saas isku la joogtaan❤💋😫xataa dharka waa la isku eegyhy😂❤

  • @Mssabgaleey990
    @Mssabgaleey990 Месяц назад +129

    Amiira ceyda intee is aroosaan inta ila jecel like😂

  • @KhadiirTimo
    @KhadiirTimo Месяц назад +42

    Amiira iyo ceyda xiriir ayaa idinka dhaxeeya ee iska sheega

  • @masbal9180
    @masbal9180 Месяц назад +26

    Maxa kugu qurux ah Amiira io ceyda dadba Cadow idinku noqday wadajirkina Ha u jojinina waxkasta farxadina io guulihina kamuhimsan ❤❤❤❤❤

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Месяц назад +29

    Mxaa wye carurtan amiira ku oynaayo amiira iyo ceyda lee rabnaa anaka idinak intala koko keda u radsada ufff😂

    • @fartuuncusmaan5303
      @fartuuncusmaan5303 Месяц назад +1

      Koko amiiro idin maoga idinka dartoda 9agashanka isku caya 😂😭

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +3

      Qoraxeyyy dadkan lo,yaal waye wllhi😂

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy Месяц назад +2

      @@NatashaQueenss eri waye wlhi kuwan hal aqli ma lahn😂😂😂

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy Месяц назад +3

      @@fartuuncusmaan5303 koko mabo hesano lkn amiira iyo ceyda marke arkan wesoo oynaan😂😂😂😂

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +2

      @@tuneeyyyyy dameero ku darso🤣😭

  • @mumtaas420
    @mumtaas420 Месяц назад +28

    Magayda queen miraa
    1mgc hoyadeed ulabxdey jiijo 🥰
    2 mgc abaheeda ulabxey amiiro qurux👸😍
    3 mgc asxpt team 27 ulabaxeen queen of team 27👸
    4 mgc asxpta RUclips ulabaxen storng women 🦁
    5 mgc asxpta khaska ee amiira ulabxeen qalbi xab xab qalnajo 💎
    6 magca aan ulabxay dhameystirn faceed karoon habro ciisho Ilove you miraaa🫶

    • @Raaxo-nh5em
      @Raaxo-nh5em Месяц назад

      Waxay ciishay adi Lee ma ahoo yaa kale heeee

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 Месяц назад +3

      ​@@Raaxo-nh5emadaa kamid ah kuwey cishey😂

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Habarta mgceeda lee ma ugu wacee kanax nh😂😂😂

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 Месяц назад +17

    Ku waygii saan u jeclahy wada jooga noolada inta nolal jirto amiiro and king ceyda❤❤❤

  • @Fairy_200
    @Fairy_200 Месяц назад +33

    Dadkaan amira ka maseersan ee masayrkii cudukra iyi fairaska ku noqday Maha adeer melahaad ku ooyi jirteen xaganiye goddkiina kula laabta Anaga lights baa no darane 😂❤

    • @NaimaFaarax
      @NaimaFaarax Месяц назад +3

      Hayeelin 😂😭

    • @Raaxo-nh5em
      @Raaxo-nh5em Месяц назад +1

      Kkkkkk yaa ku dhalay. Shaqaale bila.shaah ah aakhirana waa lagu waydiin waxaad qortay

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +2

      Na wan ku helay 😂

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +2

      Ha uqaban😂

    • @Muniiiiitamaxamad
      @Muniiiiitamaxamad Месяц назад

      Heedhe kuwee kuwaa maseerku hyo ani wreraye😂😂

  • @AliaOmar-uk2lq
    @AliaOmar-uk2lq Месяц назад +9

    Wllhi team 27 wan jeclaa lkn dhocilo markey ceyko iyo caymir bilaween nacay anni wxan ahan jiray dadkii 2020 ila marki shekadaan la kenay baan iska dhaafay amiira 1M inshaallah aqwaaN❤❤

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT27 Месяц назад +14

    Team qab qabs wani wataa 😂 Amiira Ceyda meel naga saar Prankiga noga so ar😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Месяц назад +34

    Hbn walbo hdaa saan iskula so duubi laheden weno dhcn laheed qab qab 4ever❤❤❤❤❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Месяц назад +20

    xppt dadka calacala wa dad wadajogina kama sersan ha u jojin xppt ceyda wax lasodubto markasta❤❤❤

  • @NimcoShekh-qs5vd
    @NimcoShekh-qs5vd Месяц назад +25

    Team amiira io cayda wllhi sigaran utageraa❤❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Месяц назад +7

    Ceyda iyo Amiira ❤marka isla jogaan videoga wa shidnaha Always 1M coming soon i.a

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Месяц назад +25

    Team qab qab like 👍

  • @NatashaQueenss
    @NatashaQueenss Месяц назад +21

    Ila hada waxa arkoya habro daalan oo comments naasaha ku garaacaya😂😂

    • @Boqor..99
      @Boqor..99 Месяц назад

      Ya kubalamiyey😂😂

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +1

      ​@@Boqor..99who is💋😮‍💨

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Ma isku dhaga hdlesin habarta jiijo le ma ahnoo mxa mgceda ugu wace😂😂😂

  • @NatashaQueenss
    @NatashaQueenss Месяц назад +24

    Habraha comments ku ooynayo naasaha mesha noga qaada😂

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Месяц назад

      Adi lee is caydee maxaa qaldan nag nag cay nayso nas nas caynaya war ilahy kaxishoda wixi oyaya isagay utaale

  • @CumarYare-lv3kx
    @CumarYare-lv3kx Месяц назад +28

    Inta magaca qab-qab uxiistay one like

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 Месяц назад +25

    Salaxow wll xilimad naga deyn habarkan talow😂😂 cayda miskinaka yar cayba kudhan😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Месяц назад +38

    waraa Amiira ceyda maanta si xun baad u gashay amuu kaa aarsadaa lee intu ku dhaho video gan cml baa samaynaynaa 😂😂

  • @SihamMohamed-tz7dz
    @SihamMohamed-tz7dz Месяц назад +27

    Team amiro qurux one like ❤❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Месяц назад +22

    Coming soon 1M mirayyy I.a💗🔥🫶🏻😩

    • @XamdicaliXamdicali-ly8uo
      @XamdicaliXamdicali-ly8uo Месяц назад +1

      Dadalka sii wada qaali taageerayaashaa baa nahay waa ku jecel nahay dhamaan teen❤❤❤❤❤❤❤

    • @UmeymaCabdi
      @UmeymaCabdi Месяц назад

      Insha allah

  • @user-eg9qk7cr6c
    @user-eg9qk7cr6c Месяц назад +11

    Ceyda iyo Amira qurux Love ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉1m

  • @Cusmaanraageahmeth
    @Cusmaanraageahmeth Месяц назад +15

    Team amiira plz one like 😢🎉❤

  • @xamaadayare4651
    @xamaadayare4651 Месяц назад +14

    Asc asxbta yaa ila maqlay video ga marko marayo 2:48 magaca dhaaf bbe magaca dhaaf m a isku waara jcylka ❤❤❤ waa dhab inta igu raacsan 🎉

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Месяц назад +5

    Amiirada 1m coming soon Insha Allah 🥰❤

  • @user-lj4gp5xo2e
    @user-lj4gp5xo2e Месяц назад +16

    Amiro wankujeclhy xapipti mcn 🥰🫂

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Месяц назад +24

    Maxaa waxay habrahan comments ka naasaha ku garaacan habarta ka sheekeynay saan ciwaan qabtaye baxo aada w.w💋🤓

    • @Raaxo-nh5em
      @Raaxo-nh5em Месяц назад +1

      Habartu waa teeee

    • @Raaxo-nh5em
      @Raaxo-nh5em Месяц назад

      Yaa ku balamiyay oo kuu shidaalsaday.

    • @NaimaFaarax
      @NaimaFaarax Месяц назад +2

      ​@@Raaxo-nh5emhawl ku taaal maah

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p Месяц назад

      Martida sidaas ha yeelin😂😂😂😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Месяц назад +1

      Oohinta jooji😂

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 Месяц назад +7

    Ayyy caawa amiira RUclipskeda aan magaceyga ka dhex maqlay ayyyyy qabqab idin jecliyaa najma team najma halkan idinka so salaamayaa❤

  • @Amirafan1
    @Amirafan1 Месяц назад +19

    Caawa inaan u horreeyo ma lika dareemo 😩waa🫶🏻🥹🔥😽

  • @SiyadMuxumed
    @SiyadMuxumed Месяц назад +19

    Amiiro abyo dadkan ku cayaya ha uqaban anago wilal ah baba yabane adi io ceydana nolol fican ayn ini rajyna😊❤

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy Месяц назад +1

      Jh nin rageedka la shegyo wa adoo kale wlhi

  • @user-rp8mv6kc7t
    @user-rp8mv6kc7t Месяц назад +30

    Abayo amiro wlhi waan ku jeclahay waxan ku rajayna farxad intad noshahay ❤

    • @Roald1
      @Roald1 Месяц назад

      Beenale😅😅

  • @Abdirahman__official9991
    @Abdirahman__official9991 Месяц назад +7

    team amira on like

  • @Inacarale
    @Inacarale Месяц назад +25

    Amiiradeyda cawada wa noso dhaqsatee markan ku arkay wan soo carary walhi miray sundus so qabo wan uxisnee😂😂😂

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef Месяц назад +21

    Team qab qab like❤❤

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +1

      Najmadeyda ceyda ku wacoyo🤣😭

    • @Liiiiyaan
      @Liiiiyaan Месяц назад

      Adi yuutuubka inta majoogtaa😂

  • @NaimaFaarax
    @NaimaFaarax Месяц назад +18

    Ceyda 90 dood lee ma wadee 😅
    Abootada leee ku haysaa

    • @Amirafan1
      @Amirafan1 Месяц назад +2

      Ma aragtay 😂😂😂

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +2

      😂😂😂

    • @hodancigaal4455
      @hodancigaal4455 Месяц назад

      Abooto yàan lactating damiir kii away ayeeyo dhiga ❤ka dhaca ❤

  • @FartuunAli-bp9ln
    @FartuunAli-bp9ln Месяц назад +15

    Amiira cabaayad soogisho❤❤❤❤

  • @Aishaabdulla-wr5cd
    @Aishaabdulla-wr5cd Месяц назад +13

    Inta amira dar ciid kasugi like waa dankina

  • @jooker4912
    @jooker4912 Месяц назад +7

    Palestine u duceeya ilaaahi dhibaatada ha ka qaado 😢❤❤❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Месяц назад +5

    Amiiradeyda Meel kasto Ee jogto Farxad iigu noolaw ❤❤ boqoradeyda Amiira qurux

  • @AishaAbdirahman-vb9lt
    @AishaAbdirahman-vb9lt Месяц назад +12

    Wllyal is aroosa saa nii sugeene waa daalne 😭😂💍💕

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 Месяц назад +14

    One like 👍 team ceyda marnaba nohoos 😢😮❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 Месяц назад +4

    Team qabqab waligina faraxsanatha farxadina wa farxadena❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Месяц назад +17

    Istqfurllah aar CAYDA dhibadanaa kulahaa najma najmo kaalay 😂salah jj ciyaaray kadhigteen kwrn 😂😂😂idinka waa iwaaloosiin team Qabqab isn't easy 😂❤❤❤❤AMIIRA &CAYDA&SALAH JJ waani wadanaa guy's 🖤🔥♥️♥️🥰

  • @SahroAxmad-qu8ir
    @SahroAxmad-qu8ir Месяц назад +9

    Amiiro abaayo.qosolka.badan.iskayareey

  • @user-ku8jx9wp9m
    @user-ku8jx9wp9m Месяц назад +9

    Inta ila rabta ceyda in u amiiro 20 cunug ka dhalo like isar👍

    • @hayat-q8y
      @hayat-q8y Месяц назад +1

      20 dhana gabadha ma dile😂😂

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 Месяц назад +1

      😂😂 amiira inaad nago disho ayaad raptaa

    • @tuneeyyyyy
      @tuneeyyyyy Месяц назад

      Gabadha hanaga dilin 😂😂xogaaha le dheh😂

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Месяц назад +5

    Wow abaayo amiir qurux wan idin salmey ❤❤

  • @israaaxmed9502
    @israaaxmed9502 Месяц назад +6

    Amiro iyo koko ayaga iskaga kiin dhow oo zhpo ah 😂mxaa nii hya idinka mrka cml yeesha nio😂

  • @Ridwaan-ch3sj
    @Ridwaan-ch3sj Месяц назад +19

    Qabqab for ever guul best family ❤

  • @AHMEDKAFIMOHAMEDKALIF
    @AHMEDKAFIMOHAMEDKALIF Месяц назад +6

    @king ceyda role model ❤ 🔥

  • @AhmedsalahAhmed-qh8fx
    @AhmedsalahAhmed-qh8fx Месяц назад +9

    Amiira qurux 😊Come reply

  • @ShukriCwali
    @ShukriCwali Месяц назад +8

    Amiira qurux ❤

  • @Amina-fi2io
    @Amina-fi2io Месяц назад +5

    Qurux bdn amiira coming soon 1 m ♥️ ♥️

  • @FairyPretty-db1ng
    @FairyPretty-db1ng Месяц назад +36

    Team dabo cunug koko comments weligiin kusoo ooya 😂ceyda amiiro jecel yhy mxa ka badalysiin😂😂😂😂😂

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Hhhhhh anga farxdena nin kuma xirna ee guul ay boqorad koko kliged hbn wlbo gaarto ku xiranthy tan miyase dabo leh hday koko dabo lhyn alla mxa koko ku sasteen ilahy lee qlbiga idinka reebi kro😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 Месяц назад

      ​@@drsanuushwqxa niga xanaajiye nin le soma ahan

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 Месяц назад +3

      ​@@drsanuushqurux iyo isteyl jir laidinku garacay😂😂 iska oya waxa kaliya an ku fantin aba koko kaliged mel jogta hade mel jogta mel belahay meshan tem qabqab ba leh adinka ba dhesha bilaby u dulqata marka comant nogu baxdan ba anaga ne ni dhafen😂😂 tem hawenwalba cil iyo murugo kusexda marke sogacne amira maxa ceyda kudabidhigay dhahesan ilen nolo an ceyda iyo amira lehen malihidin hada koko tagertin maxa amira comant ugu clalalesan anaga meshen le nolugu i mada lin adinka comant walba watagntihin halhsa caden kugu filan ina clalcaleaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @QueeenAmiira
      @QueeenAmiira Месяц назад +1

      ​@@drsanuushnaagta lafta ah ee wajiga shuunka ku leh waa layaqan koko😂😂

    • @kawsarshuuke2659
      @kawsarshuuke2659 Месяц назад +1

      o​@@drsanuushoo maxaad RUclips keeda udaawane maaa keeda raadsatid lol😂

  • @amiiraqueen2947
    @amiiraqueen2947 Месяц назад +24

    Dadka nabiga ku qudhaabta horta orod badnidina yaab 🤔🙄🤌

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад

      😂😂😂😂😂

    • @amiiraqueen2947
      @amiiraqueen2947 Месяц назад +1

      @@NatashaQueenss wllhi waa iga yaabiyen 🙄😂

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +1

      ​@@amiiraqueen2947orodka kaga yaabay ano uso horeyo xata comments wet igaga horeyan😭🤣😭

    • @NaimaFaarax
      @NaimaFaarax Месяц назад

      Kuwa heesaa ku soo dhex qora 😅

    • @amiiraqueen2947
      @amiiraqueen2947 Месяц назад

      @@NaimaFaarax waxas like doon waye ilahow haday nabiga jecel yihiin jiis 😂🤌

  • @user-od5qb9vn9v
    @user-od5qb9vn9v Месяц назад +8

    Maanta anaa ugu horeeya ❤❤

  • @MunaCabdiyusuf
    @MunaCabdiyusuf Месяц назад +8

    Keep going amiira abaayo❤

  • @QueenofTeam27amiira
    @QueenofTeam27amiira Месяц назад +1

    Our Queen Amiiroos 1m coming soon Insha Allah 😊❤

  • @zeynabadam6173
    @zeynabadam6173 Месяц назад

    My fav youtube❤ 1M coming soon❤🎉

  • @11naa44
    @11naa44 Месяц назад +1

    Cayda iyo cumeer wa in timaha laga jara its too much 😂😂😂😂😂😂

  • @NasroAduunyo
    @NasroAduunyo Месяц назад

    Kusaliya nabigena maxamed scw❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow Месяц назад +4

    Qab qabs wa idin jecelnahay wadajirkina 😊❤

  • @NajaxNalka-wf9cq
    @NajaxNalka-wf9cq Месяц назад +5

    Ceyda mgcee idaa yaaah adiga hdii kale malesiyan kugu imanaa ❤❤❤

    • @NajaxNalka-wf9cq
      @NajaxNalka-wf9cq Месяц назад

      Ceyda abwe wn k qadey lkn Wilka kalexo yaaaaah

  • @Samia15-r9m
    @Samia15-r9m Месяц назад +9

    Team waji xuux koko mxa commentska uga ooyaysiin😂

    • @Raaxo-nh5em
      @Raaxo-nh5em Месяц назад

      Shaqa aan koko ahayn karma.dhacdo miyaaa way ku ciishay San dareemayo wa gabadh isku filan caqli.aqoon karti isku darsatay sidaadoo kale.mahaa

    • @NatashaQueenss
      @NatashaQueenss Месяц назад +4

      ​@@Raaxo-nh5emna ma adey ku ciishay dhaqda mesha kala tag😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Месяц назад +1

      ​@@NatashaQueenssaamis garoob daalan😂

    • @mumtaas420
      @mumtaas420 Месяц назад +1

      ​@@ubaxcali2067garoop cay mha jahilad dhamtey

    • @drsanuush
      @drsanuush Месяц назад

      Idinkoo koko soo mgc qaadin mba neefsan krtaan miyaa ilhyow kokodena habrahan ishoda noga ilali😂

  • @Msshappy58
    @Msshappy58 Месяц назад +2

    Dadkaan maxaa ka qaldan sheekadi tiktok ayey inta keenen subxanalaah amiira qurux waa ku waalaten ka dhamaada uff

  • @MameIsse
    @MameIsse Месяц назад +6

    Wll is guursada waad isku nuuraysine

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Месяц назад +4

    Amira dadka calacala firsado ha Sinnin hory usoco ❤❤❤

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Месяц назад

    Our Queen miraaaaa 1m coming soon Insha ❤😊

  • @NajmaAli-fu9zk
    @NajmaAli-fu9zk Месяц назад +3

    Waa idinka qady salanta team qab qab❤

  • @deeqomaxamedcali5834
    @deeqomaxamedcali5834 Месяц назад +2

    1m gaarnaye❤❤❤❤❤❤❤hambalyo my queen amiira

  • @AhmedsalahAhmed-qh8fx
    @AhmedsalahAhmed-qh8fx Месяц назад +5

    Amiira qurux come replay

  • @user-ly4gi7oo4u
    @user-ly4gi7oo4u Месяц назад

    Mashalla Amira Qurux As wr wb❤

  • @user-yw8ce9be3v
    @user-yw8ce9be3v Месяц назад +3

    Amiroy qofka haduu kujeclyhy laguma ciyaro ogoow 😢😊

  • @teet9348
    @teet9348 Месяц назад

    Congratulations to 1M🎉❤