Waan xanaqsanahay🎉cawa shaqadii ayaa habeen noqotay sidas darteen ayaan telefon u heysan salan gibeed team farxiya❤islamaha qaar qaashadiin walllah 🎉🎉🎉❤❤❤
Ar farxiyooy waku salamay wlly balwad aa iinoqotay saan ku dhageysanayy m.a wax bdn ayan ka faiiday wllhi farxiyoy illahy haku xifdiyo malin uun inan ku arko rajeynaa i.a ❤❤❤🎉🎉
Asc habraha cajusoyinka sodohyasha WA fidno qarkood WA xasad wiilkoda way kamaseran maserkas oo ah wilkeda nagtisa xaga gogosha waxay xasusaneysa dhalinyara nimadedi marka way masereysa ok WA xasad cajuso Gara a WA LA garage ok kkkk
Dumarow ha is caburinina qofka xumata kuku samaynaya yac. İs kadhaha mida kale irsaqada allah ba kafala qaday saladina tukada allah barya dikriga quran aqriska saxib la noqda
Islaamaha qaarkood waad la yaabaysaa bal wiilkeeda oo intaas oo caruur ah loo hayo meeshay alxamdulilaah dhihi lahayd bay gurigiisa duminaysaa shukri islaanta waxaa la rabay inaad dhahdid dee orod oo heblaayo ilmehadaa ka cun waxa kor saarsaaran tan labaad hadee gurigaas haduu kayga ka fiican yahay maxaad kayga usoo aadaysaa asaga ku ekow islaanyahay edebta daran.

Dhalin yara nimadedi gogoshi iyada iyo ninkeda dhax Mari jirtay midkale aya jirto nagaha markay dhaqmada ka baxan rufiyan ayey noqdan mana xishodan ok
@@faizaabdulla3604iga tag itaxan ayad tahay 😂😂😂😂😂
Acudubilahi mina shaydani rajim maxad qortay subxana allah
@@faizaabdulla3604 Faisa wa maseree Lee maxa ugu hari weysay maxa qortay se cml hee
Alah kujecliya habo farxiyo aha kuxafido dhirigilisada hablaha ihudoo❤❤❤❤❤❤❤❤
Sodoh yaaa sha xuuun. Alla ha naga qapto
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻🥹
mashallah abayo farxiyo shankaroney ficaaney barik Allah fikh
Qofka ugu danbeyn cawa horta cajaiska.maxaa kadaldan❤❤❤ dhaman soomaliyey habeenwanagsan dhamantii 🌹🌹🌹🌹👍👍👍💯💯💯🌟🌟💟💌💞💥
waba islaan maseer san Subxanallah waxaas o dulmi ah bal arag allow adan ka magan. gaknayyy hyo nuucaas ah 😊
Masha Allah ❤🎉❤
Dumarow ha is caburinina qofka xumata kuku samaynaya yac. İs kadhaha mida kale irsaqada allah ba kafala qaday saladina tukada allah barya dikriga quran aqriska saxib la noqda
Abaayoy routine kaada ayan jeclehee maa noso sameysid markan caajisanahay ayad iitahay shidaal ❤❤❤❤
Qofki ugu horeye❤❤❤love u habo farxiya
Aniga u horeeyo cawa maano 😂❤
Maano afartoo kalaaa kaa horeysa lkn ani kuma jiro 😂
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
Samidadeyda wan ku salamay
Wcs farxiya fiicaney ❤❤❤
Asc nicbiyaa sodoh yaasha qaar
Taaso kale anigu wan ku dhageysan laha albabka kama furen
Farhiyo xbbti wankujeclahy quruxbadan❤❤❤❤❤❤
The story of my life😂😂😂😂
Oh really is this your story?😢
@ not my story but similar situation I have in laws that I wish gave my marriage peace
@@TheGoldengal don't worry sis be strong adigu ❤💞
@ thank you sis 😘
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Ana kuso horeye ❤❤
Team farxiyo tawakal habiin wanaagsan dhamaantiin iisoo duceeya xaamilaan ahy bishii 9 aan ku jiraa fooldiin aa nafta iikeeny inaw ilaaheey foosha iifududeeyo😢😢😢
Allaha kuu fududeeyo
Alle ha kuu fududeeyo...lkn fooldiin waa maxay tolow.
@@Afkar12380 xiliga dhalmada markey soo dhawdahy aaxanuun aan fool aheyn kuqabanaa asbuucyo kadibna fooshaa ku qabaneyso
@@Xuriyo-s8j haaa. Ilahey hakuu dhibyareeyo wallo
Alle hku fududeeyo adoo cafimad qabana haku kala keeno
Islaamaha qaarkood waad la yaabaysaa bal wiilkeeda oo intaas oo caruur ah loo hayo meeshay alxamdulilaah dhihi lahayd bay gurigiisa duminaysaa shukri islaanta waxaa la rabay inaad dhahdid dee orod oo heblaayo ilmehadaa ka cun waxa kor saarsaaran tan labaad hadee gurigaas haduu kayga ka fiican yahay maxaad kayga usoo aadaysaa asaga ku ekow islaanyahay edebta daran.
Wcs❤❤❤love ❤🎉
HOOYO IYO AABO ISKU MIID MAA AHAA
❤❤❤❤❤
m.a 😂11cunuga qawiil ma badinosa
Asca team farxiyo wllaalheyga qaaliga ah gabdheyda ayaa iga xnuunsan igu soduceya marwlba waa lamurgaa allaa illow iicaafi waa cunugii iigu horeysay😢😢😢😢😢
Amiiiin abayo aniga wil yar igaxanunsan alah hanocafiyo carurta 😊
Alle hku caafiyo bayo Quran ku aqri una niyeso insha Allah
Alle hku caafiyo bayo Quran ku aqri una niyeso insha Allah
Allah kucafiyo abayo❤❤❤
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢😢
Islaaanta meee la baabka ku dhageeestaaan maxeee uga fureee duqyhy Dan la aaan ku heeeso daneeeso meee dhahdo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asc fadxiyo wan ku salmay salan ka dib waxaaan rabaa nambarka qisada ku soo gud biso 😊
Markey so war warto wan ka saxan laha iyada kaliget hadal dalanten shar qabtada😂😂
Cajuuso minal qaabiriin in kar kugu dhacdey dheh
Sorry shugri
❤🎉😊
SODOOH DHIIBADAN LAMAA WAAYO
Sodohdu Waba mixnade bisinka
Wcs
Miskiin Sanaa duqda xutaa waaba dhankadeen lahaa intaa oo dulqaad maba lihi wlhi blhi 2mar. Hadaa aamuso marka 3aaad afkaaba furtaa 1maraa qaras baxaa😂
Naa kula mid ahay qofka mar xushmad mudan yahay😂😂
SODOOH DHIIBADAN LAMAA WAAYO