Комментарии •

  • @LihleNukani
    @LihleNukani 14 дней назад +5

    Yaa ila dawanayo heeskii abwaan sangub. 17/7/2024 ❤❤❤

    • @togdheer-boy4111
      @togdheer-boy4111 14 дней назад

      Luuqa ayaa lagu wada jiraa hays odhan keligaaa kkkkkk

  • @mohamudabdi1588
    @mohamudabdi1588 20 дней назад +2

    Gabar aad u cod macaan kuna darsatay qurux iyo joog well done xusuustii faaduma cabdulahi kaahin (maandeeq).

  • @dantiigarad1
    @dantiigarad1 21 день назад +8

    Xaduustii faadumo cabdilaahi kaahin yuusuf axmed maandeeq.
    Ereyadii aun abwaan maxamuud cabdilaahi ciise sangub.waxay ku jirtay riwaayadii xuskii jacaylka

  • @OsmanmohamedHassan
    @OsmanmohamedHassan 21 день назад +4

    Woooow caasha kiin best song ❤❤

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 19 часов назад

    Wooow eesh cala fanaand🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @xasanmaxamed6629
    @xasanmaxamed6629 20 дней назад +1

    Wadaada quraankaan werdiga kaaga rogaya wankaan kuu qali lahaa baan wardheer kaaga diraya, waah waah welle wx beey soo ban dhigeen guuleeysta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdulkadirHussein-gt6dz
    @AbdulkadirHussein-gt6dz 21 день назад +2

    wadankiyo jecaylka isla dooni waayoo
    waayahiyo dhibtiisana waanla weeraxayaa
    Allah caleek caasha

  • @yassirabbass9406
    @yassirabbass9406 21 день назад +4

    Like Sudanese songs and music

    • @user-df6ff1nl3o
      @user-df6ff1nl3o 18 дней назад

      Heesataan waxa qaadi jirey maandeeq cimri Allah u siyaadshe

  • @bashirkarinle6474
    @bashirkarinle6474 21 день назад +1

    Cod halaasi ah bay ledahay erayadii abwaan singub iyo codii maandeeq waayo waayo

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 17 дней назад +1

    Codka qatar ❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 21 день назад

    Heestaan gabadha inay inanka naanaab ka dhigtay rabtaa❤❤❤❤❤❤ Aloow aysan nagu waalan❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdi8486
    @ahmedabdi8486 20 дней назад +1

    Inkasto ay qurux badan tahay qofku codkiisa isticmaalo aanu fanaanki hore isu eekaysiin laakiin caasha siiqadi heesta maandeeq uqaadi jirtay wayka baxday codka aan sobaxayn Yara muruga umuuqda sida Uma qaadi jirin maandeeq

  • @HussenMohammed-lf2pu
    @HussenMohammed-lf2pu 21 день назад +1

    Magaca gabadha nice song

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 21 день назад

    Wankaan Qali Lahaa baan Warmaxun kaaga dalbaaaaaaaaayaaaaaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 8 дней назад

    Good singer

  • @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
    @cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 21 день назад

    Xasuustii maandeeq caasho kin my favourite female singer

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 17 дней назад

    Aszl weeye ❤ waa heersare

  • @Hassanlive2050
    @Hassanlive2050 20 дней назад +1

    CAASHA KIIN COD IYO XIRFAD SARE AYAY U LEEDAHAY FANKA. HEESTAN XUSUUSTA LEH SIDA AY U QAADAY LAMA HELI KARO.( MAHADSENID CAASAHA)

  • @fitamiinoos
    @fitamiinoos 18 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 noolow my legend

  • @mohamedhassangarad8141
    @mohamedhassangarad8141 16 дней назад

    Caasha kiin fanaanad cod iyo kalsooni isku darsatay waxaaan hees waaa dhaaftay wlh

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 дня назад

    1:27

  • @fardowsamaxed5590
    @fardowsamaxed5590 11 дней назад

    Heestan maxe ka hadloosa ?

  • @zakiyare-gv4rh
    @zakiyare-gv4rh 21 день назад +2

    Hees iyo badh waw 25 daqiiqo kadin markay soo baxday ayaan dhagaysanaya 10 july 2024 2:40 daqiiqo ❤

  • @user-xt8fz3qr5w
    @user-xt8fz3qr5w 18 дней назад

    Musalsalka dhaxal 2 kormee la soo deynaa 😢

  • @najadahmed5802
    @najadahmed5802 21 день назад

    First ❤

  • @user-vz2db4np4n
    @user-vz2db4np4n 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤jah

  • @UmoMukhtaar
    @UmoMukhtaar 21 день назад

    😢😢😢😢😢

  • @OsmanmohamedHassan
    @OsmanmohamedHassan 21 день назад

    Reer badiyo

    • @axmeyxoogsade1504
      @axmeyxoogsade1504 20 дней назад

      Waxaad magaca uqarsatay inaad wax ceeydo wanaaga Allaha kutuso

    • @QatarQuick-uw7yy
      @QatarQuick-uw7yy 20 дней назад

      REER MAGAALKA QAADO..😂😂😂

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 4 дня назад

    M

  • @dhiisaldhisalo6022
    @dhiisaldhisalo6022 21 день назад

    awow casha kiin wa dadka yar ee fanki hore fahansan. erayada mid qudha may qaldiin.

  • @Garasho_media
    @Garasho_media 21 день назад

    Waxan hees miya🙁

  • @hamzaajab3703
    @hamzaajab3703 19 дней назад

    Relaxing 😎❤

  • @Sheekoshaaxk43
    @Sheekoshaaxk43 21 день назад

    Ma "wariyada jacaylkaa" mise waa "wabiyada jacaylkaan waayaha u sheegaa"?

    • @Seeykulatahy
      @Seeykulatahy 21 день назад

      Who cares❤❤❤❤❤❤

    • @bashirkarinle6474
      @bashirkarinle6474 21 день назад

      Wariyaha jacaylka
      Waayaha u sheegaa
      Wax sheega abwaanka
      Warka kaaga tabiyaa
      Sidaas bay sax ku tahay walaal

    • @Sheekoshaaxk43
      @Sheekoshaaxk43 21 день назад

      @@bashirkarinle6474 hadaba iyadu waxay ka dhigtay
      "Wabiyada jcaylkaan" waana khalad

    • @Seeykulatahy
      @Seeykulatahy 20 дней назад

      @@bashirkarinle6474 xaasidnimada ma fiicno. Codkaas oo kale hadaadan helin.😂😂😂😂😂😂😂

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 9 дней назад

    U sing beautifully but not close to Maandeeq

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 20 дней назад

    Meesha cod kuma hayside wardigaaga iska rog roge