The legend Axmad cali cigala xxx wabari hoyadii fanka
9 месяцев назад+3
Ilaahoow qaatumada u hagaaji.. kuwa ayaa ii jawaabi doonaa oo dhihi doonaa. Wax ka qaldan ma lahane howl yeelo.. asaga ayay la mid yihiin. Qaatumo xumo iyo gaadiid shaydaan qabriga u wado
Waa duco aamiin dhamaanteen laakiin mid maku waydiiyaa? Axmed cali cigaal inuu ciwaanku yahay oy hees tahay sow ma ogayn? Maxaad ka soo doontay?
9 месяцев назад
@@siradm aamiin hadaad ku ekaan laheed fiicnaan laheeydaa abaayo macaan.. waan kaaga jawaabaya su'aashaada. Waan soo arkay Axmed cali cigaal xaalkiisa iyo da'da ayaan ogahay waxaa I keenay curiosity . Waxaan is lahaa Bal fiiri waxa uu ku kala kiciyay. Ma music baa? Ma gabaybaa? Ma dardaaranbaa? Ma taariikhbaa? Laga yaabe in shaydaan ka yimid fikirka ku saleesan inaan ka sal gaaro waxuu kuu kala kiciyay. Lagana yaabe inuu nafta ka yimid. Lkn ma sii daawan waxaa igu so dhacday u duceey waxaa laga yaabee inay ka badbaadiso inuu dhinto asaga oo meel kala kicinaya. Su'aal kale ma qabtaa?
ILLAHOW QAATIMADA NOOHAGAAJI FIDDUNYAA WAL AAQIRA AMIIN
Masha Allah Fanan Waberi Qaran Ahmed Ali Cigaal Iyo Codkiisa Halasiga Ah Aan Is Badalin ❤
Abtigey Cimriga Allaha ku siyadiyo ❤
Aad baan u taageeraa Axmed Calj Cigaal axsan fanaan
The legend Axmad cali cigala xxx wabari hoyadii fanka
Ilaahoow qaatumada u hagaaji.. kuwa ayaa ii jawaabi doonaa oo dhihi doonaa. Wax ka qaldan ma lahane howl yeelo.. asaga ayay la mid yihiin. Qaatumo xumo iyo gaadiid shaydaan qabriga u wado
Waa duco aamiin dhamaanteen laakiin mid maku waydiiyaa? Axmed cali cigaal inuu ciwaanku yahay oy hees tahay sow ma ogayn? Maxaad ka soo doontay?
@@siradm aamiin hadaad ku ekaan laheed fiicnaan laheeydaa abaayo macaan.. waan kaaga jawaabaya su'aashaada. Waan soo arkay Axmed cali cigaal xaalkiisa iyo da'da ayaan ogahay waxaa I keenay curiosity . Waxaan is lahaa Bal fiiri waxa uu ku kala kiciyay. Ma music baa? Ma gabaybaa? Ma dardaaranbaa? Ma taariikhbaa? Laga yaabe in shaydaan ka yimid fikirka ku saleesan inaan ka sal gaaro waxuu kuu kala kiciyay. Lagana yaabe inuu nafta ka yimid. Lkn ma sii daawan waxaa igu so dhacday u duceey waxaa laga yaabee inay ka badbaadiso inuu dhinto asaga oo meel kala kicinaya.
Su'aal kale ma qabtaa?
Maya walaal mahadsanid
@@siradm Siraad Adiga Mudan. Anagana ilaahay ha ina hanuuniyo
Aamiin
The legend ahmed ali cigal 🥹❤️
Acuudu Billaah ALLAAH YAHDIIKUM Hooyooyimkii Soomaaliyeed iyo nimankaba saan maa u dambaysay.
Legen wabari xxx
Ahmed ali cigaaal
1.gabdhaha qaada heesihii khadra lasoo noolee oo aan hore uduubnayn somaliyina aad ujeceshahay ad iyo khadrana waxwada qaado jirteen. Hargaysana martag waa meeshii fankaaga loogu jeclaaye xamartagtay jigjiga nayroobi
Hargaysa oo ah hooygaagii waa inaadtagtaa fankaagana ku gabagabaysaa waxaajooga fanaaniin aad ubadan una heelan fanka ubaahan laden muusig codsamayn
Waar ragii xagu maray waxan oo xawaly ahi xagey kaso bexeen kkkkk
Adeer cimri ba tahe cibadayso qabri ba ku sugaye😢
Waaw ❤
Living legend Ahmed Ali Egal
❤❤❤❤❤❤❤
Dadka intay daawadaan ceytamaya tolow maseyr baa haya waa gaari weydeen miyaa only MJ can do that
Hees gabar majareten ah buu usoo kala bixiyay masoo sari jirin hestan
Ceeb kaweyn inaad isqawiso adigoo marwo ah miyaa jidha. Tan kle odaygu carabkii baa balaarty wuu saaran yhy😊
Xidigihii hobaladii wabari hoyadii fonka somali xxx hargaysa
ruclips.net/video/NG8V5ZRRYxA/видео.htmlsi=PmCIEurekk5OyDpu
yaa iwacay