ABWAAN JAAMAC MAXAMED XASHI {KU MAGAC DHEER DURDUR}} {TABINTI} FARAX MUSE ISMAACIL 2016

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 9

  • @ubaxcismaan5968
    @ubaxcismaan5968 6 лет назад

    Maaansha alllaah waaa abwaan ilaahay siiyey murti jaamac maxamed.Hashi (abwaan durdur) waleee waxbadanbaan sugaayey inaad bulshada horkeento murtidaada qiimaha leh

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 6 лет назад +2

    Waa abwaan gabaygu uga soo butaaco sida il biyo ah. Wuxuu gabayga usii daynayaa sida ragii hore

  • @agronomistmukhtarosman4200
    @agronomistmukhtarosman4200 6 лет назад

    Abwaan jaamac wlhi runtii waa abwaan buuxa waxaad ku garanaysa xitaa warqad kuma soo qoran.niyada ayuu ka sii daynayaa mansha allaah

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 3 года назад

    Maasha Allah Waa uu ka midyahay Abwaanadii hore kuwii laga so daba tuuray

  • @maxamedcabdi3239
    @maxamedcabdi3239 6 лет назад

    midbaa karahle suuganta abwaan kaagu waa lacag

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 8 лет назад

    Abwaan Nooolaw jamac maxamed xaashi

  • @africani8894
    @africani8894 5 лет назад

    Waa Abwaan dhamaystiran DurDur

    • @reyanshtrey9361
      @reyanshtrey9361 3 года назад

      sorry to be so off topic but does anyone know of a tool to get back into an Instagram account..?
      I was dumb lost the login password. I would appreciate any help you can give me!

  • @wardaaxmed8265
    @wardaaxmed8265 7 лет назад

    Abwaan Jama NooloW