Alla ha u u wada naxariisto dhamaantoodba abwaankii sameeyey fanaaniintii qaaday kii laxameeyey iyo inta qalabka kala duwan garaacaysa Hal qof kama noola waa aduunyo
@@maxamedcllaahi5722taariikhda haka been sheegin heestan laxankeda waxa lahaa axmed nuur jaangow qabyaalad iyo qudhun ba ka dhex buuxo nin jecleysiga wa lagu naartaga
Erayada hadaan isku dayo -sabano badan =wakhtiyo badan -sayn=baarka/dhogorta -saluul=ceel magacii -saqafaha=socodka habeenkii -saymo=cidlo -gosha=dhinaca -sedka= mudada uurka lagu sido caruurta -heen=subag laga soo saaro lafaha geela -selelid=huradad ka soo boodid -sarmaan =geed xerada xoolah a lagu oodo -390 habeen=sidka neefka geelahi sido
Heesta cadar ee c/naasir macalin qaado soo gali iyadana oo abwaankii sameeyay iyo laxanka cidii samaysayba waan kaa sugaynaa dad badan baa ku murma abwaano badan baala lagu sheegaa lkn inaad kala saartaan kaa sugaynaa insha allaah
@@roblemaer4834 @Roble Maer haa sxb Kastomini waa noolyahay Talyaaniga uu joogaa...heesaha ugu badan ee Waaberi Garaacday Keyboardka isaga garaacayay marka laga soo tago heesaha Fiisaarmonica lagu garaacay
Waaaaww heesaha aan ugu jeclahay bay ka mid tahay heestani eebe naxariistii jano haka waraabiyo dhamantood
Alla ha u u wada naxariisto dhamaantoodba abwaankii sameeyey fanaaniintii qaaday kii laxameeyey iyo inta qalabka kala duwan garaacaysa Hal qof kama noola waa aduunyo
Aun dhmn
Zahra Axmed Jaamac AUN
Cabdi Naasir Macalin AUN
Abwaan Maxamed Cali Kaariye
Ilaahay ha u naxriisto
Aamin yaa allah
Aamin yaa allah
allle haku naxriisto dhamantoid😊😢😢😢
amiin amiin yarabi
I'm born an African that listening to every music that people don't understand. ❤❤😢😂😅😊😢😮.
are you somali ?
Allow kuu Naxariiso yaa allah maxamed cali kaariye
U wada ducey dhamaan tood😢
cabdinaasir macalin siciid dheh sxb,,cabdinaasir macalin caydii waa noolyahay waa nin cuudka ama kabanka tuma
Waayo waayihii wacnaa magaca sax c/naasir macalin siciid waxaad ka dhigtay caydiid
Hees iyo bar maxamed cali kaariye dhakhterka jaceylka
Walee waa dhaqtarkii jcl ka aun
Erayada waxa lahaa M.C.kaariye AUN iyo laxankii Xasan Great 1978, Alaha u naxariisto 2da fananba
Heestan waxa la yiraa Lasocod, waa hees top ah waxay ka mid aheyd riwaayadii Hawaalaado jaceylku aynu weerarka aadno
ilaaheey naxariistii
jano haka.waraabsho cabdinaasir
iuo mamo sahro
Xasuus waayo waayo ruwayadi ha walaado jacaylku
Allah unaxristo dhaaman bahdii fanka intii dhimatay 😢
Wan idin salamay bahda kabanka weheshata 3/8/2024 dhowr iyo toban sano kadib ayan cwa dib u helay heestan. Safar dhanka dhulka ndola to lusaka ah heestuna arooskeni saldhigay Drawalkuna wa firdisle
@@ahmedsadak2 heesta waad xiijisay maystidhi
Ilaahay janada hageeyo labadoodaba!!
fanaankii fanaaniinta mar la arag c/naasir macalin siciid AUN laxankan yaab kale ileen axmed nuur jaangow baa lahaa AUN
Xasan great waaye heestan iyo looli gadan leheet iyo baxnoo baxnoo heli waaye ba aana iyo heesta shangaroon qaadays intaasba askaa laxanga saarag❤
@@maxamedcllaahi5722taariikhda haka been sheegin heestan laxankeda waxa lahaa axmed nuur jaangow qabyaalad iyo qudhun ba ka dhex buuxo nin jecleysiga wa lagu naartaga
Wow waxaa saa heesa hadad iga danbayso asc✋
Saymaha umarayaa waa si aan ukuleen ❤
Two legends AUN ❤Abdi naasir macalin saciid iyo Sahra ahmed jamacac👏
25/03/2024❤Monday❤10:34 Am❤
Mirihii m.c.kaariye laxankii a.n.jaangow codka c.m.siciid iyo sahra axmed jaamac
Laxanka waa xasan gareet sis iska hubi
Xiligii noloshu warned iyoarooskii .maxamed abshir.indhacade
Erayada hadaan isku dayo
-sabano badan =wakhtiyo badan
-sayn=baarka/dhogorta
-saluul=ceel magacii
-saqafaha=socodka habeenkii
-saymo=cidlo
-gosha=dhinaca
-sedka= mudada uurka lagu sido caruurta
-heen=subag laga soo saaro lafaha geela
-selelid=huradad ka soo boodid
-sarmaan =geed xerada xoolah a lagu oodo
-390 habeen=sidka neefka geelahi sido
😮Heestan waxAan dhegaysan jirey sanadii 1912 anigoo 18jira anoo jooga mexico,,,, xasuus gaarah bY iguleedahY
1912kii😢
Heesta cadar ee c/naasir macalin qaado soo gali iyadana oo abwaankii sameeyay iyo laxanka cidii samaysayba waan kaa sugaynaa dad badan baa ku murma abwaano badan baala lagu sheegaa lkn inaad kala saartaan kaa sugaynaa insha allaah
Tugaale laxnag cabdinasir. Macalin saciid❤
Waaw AUN labadaba
Allaah ha u naxariisto dhammaad 14qof aya heesta ku hawl lahaa way wada dhinteen ka waran?😪😪😪
Aun
Alha.haunaxarito dhamana todo
Alaha unaxariisto mubarak oktobar adeerkis
Waayaha sxb KASTOMINI WAA NOOLYAHAY TALYAANIGA AYUU JOOGAAA.
Inuu nool yahay baan maqlay. AHN Andreo inuu organka tumay baan u malayn jiray. Dhawaaqa glissando billowga 0:08 Kastumiini baa caan ku ahaa.
@@roblemaer4834 @Roble Maer haa sxb Kastomini waa noolyahay Talyaaniga uu joogaa...heesaha ugu badan ee Waaberi Garaacday Keyboardka isaga garaacayay marka laga soo tago heesaha Fiisaarmonica lagu garaacay
@@bulshadacusub Kitaarka iyo basska labada cod gacan ma u taagtay 4:24
@@roblemaer4834 sxbow haa Dhextaalkaas Lead Gittarka iyo Bass Gitaarka isu bedelaya Muriidi Charless ama Macalin Meysara midkood waaye u maleynaa inkastoo Hadda Tifow ku qoranyahay ..Tifow lkn wuu ku yaraa Basska Gitaarka ...
@@bulshadacusub Xirfad weyn baa ka muuqata. Waqtigaas Daa’uud kuma soo biirin. Cabdulqaadir Muuse, Shooli, Harawo way tumi jireen lead kitaarka.
Laxanka xasan gareed
Abti Mahmed ali kaariye allah ya rahma
Wonderful song ❤
1970 2005
Waan Rakaatay!!!!
♥️♥️♥️♥️
12.2.2024. Time 08.01am. Addis abba Ethiopia. Decisions ind.
Yesterday no decisions today trying again.
War sawirka meesha ka saar ninku Wuu geeriyooday ehelkiisa kuu soo qoroya Miyaad waxba arkayn
❤me sasabane
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Markaan heesa soomaaliyeed aan dhagaystay mudo karan 60 lixdano iyo
Dheeraad ismaan lahayn waxa soo
Noqnoqon aragtaye maxaadodhan
Ma ishaad wax gagaguri
Xasnaaqnsamtrfaqmacaje