GULLED SIMBA MAR LA ARAG HEES CUSUB 2020 LYRICS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Gulled simba Hees cusub 2020 mar ila arag
    #gulled #simba #mar #la #arag
    #gulled_simba__mar__la__arag
    Hees Qoraal ah:
    Muuqa Quruxda Leh
    Mar Waxaan Idhi
    Madhirtoo Subax
    Mayidho Ubax Midab
    Leh Iyo Maanka Bixisaay
    Murti Deedana Mar
    Waxaan Idhi Ma Abwaan
    Mudhaya Tix Mariyayoo
    Sheikh Muftiyo Loo Ma
    Jeertaa
    Maanka Deeqdaay Maalin
    Iyo Layl Yaa Ku Milicsada
    Yaa Malyuun Iyo Kun Mudaneey
    Meel Xun Kaajira Oo Marwa
    Tahay Milgo Sharafleh Iyo Rabbi
    Maamuus Ku Maneestay
    Yaa Mulaaxyahay
    Meher Kugu Xidha
    Mar La Aragyahay
    Mar Waxaan Idhi
    Ma Tufaax Iyo
    Mira Canabaaaaa....
    Mise Waa Dahab
    Luulka Midabkaa
    Mar Waxaan Idhi
    Wax La Muunadi
    Ma Joogee Ma Xariir
    Iyo Xuural-Cayn Mudan
    Oo Mar Timid Baa
    Hoo Hoo Mar Timid
    Baaa
    Follow me :
    Facebook:
    / younger.xasan
    _____________________________________________
    _____________________________________________
    Instagram:
    / younger_142
    _____________________________________________
    _____________________________________________
    WhatsApp:
    wa.me/+25263610...
    Website:
    www.younger.com
    E-mail: youngerxasan@gmail.com
    Twitter: https// younger__boss?=08
    Don't forget subscribe:
    / @youngerlyrics7288

Комментарии • 11