Daawo Qaylodhaan Odayaasha balad Xaawo O Ciidankii Dowladdu Qabsaday Maamulkiina Kalabadalayaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 дек 2024

Комментарии • 26

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 18 часов назад +6

    Masha Allah odayaasha Beled Xaawo oo afka furtay ee hala dhageesto.
    Wax dhibah maqabaan.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 18 часов назад +2

    Reer gedo guul iska dhacsha xasan gurgurte inuu wadan ka burbursho doonayaa

  • @GggfFtffy
    @GggfFtffy 18 часов назад +2

    Subxanallah ma qofka nabadiina ka xun ayad udacwoonaysaa wad hurudaan hadii ad xasan masiibo udacwoonaysaa

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 17 часов назад

    Xabashi da markey joogeen ma haleen afwaxcuney xishoo waden dowlladi baa halka mareysa manta Waa malintii axmed shabab lagalo taqalusin laha

  • @Caliyuusuf-rh9nw
    @Caliyuusuf-rh9nw 18 часов назад +1

    Dad diidayo dowladdii dalka xukuntay
    Halkee usocotaan
    Beenaayaal ayaathiin dowladdiini lashaqeeya

  • @KhadarCalas
    @KhadarCalas 13 часов назад

    Hadiinaan ISRAAcin Xi niinyaha iyo indha ha baalaidkabixin

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 18 часов назад

    Madaxwaynaha ayraadinayaan ayaan layaabanahay tolkey

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 17 часов назад

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 часов назад

    Madaxwayne majirto waaqawleysato

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 11 часов назад

    Midkaan nadabsugda ah beeshisi away iyo odayashii may qabtaan warnimayahoow magalada iyo gabalka colaad hagalina haddii adana waxkale utareeyn

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 часов назад

    Xasan shiikh iyo xamse waxay rabaan in nabadgelyada idinka qaadaan oo uu baabiyo

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 18 часов назад

    Maamaulada qabiilada degan ayaa sameystay df qabiilada oodhan ayaa leh wax waa diidi karaan waana ogolaan karaan df kuma duuli karto

  • @JuufeMaxamed
    @JuufeMaxamed 18 часов назад

    Mareexaanpw tashada waalaydinkusoodulay waana iarexan dhexfisa layslaaya iyo ogaadeen iyomareexan lays kudi

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 18 часов назад

    Nimankan waxaa loosoo diray oo lacagta loo soosiiyay inay mareexaanka balad xaawo isku laayaan daarood islaaya waa qorshaha xasan sheikh hadalkiinana waalagu dalacsiin horgalada

  • @mahamoudali9397
    @mahamoudali9397 18 часов назад

    Maaanta dadka xsan sh udacwoonaya ayaan layaabanahay

  • @ifrahalimatan406
    @ifrahalimatan406 18 часов назад

    Ciyal askarta ah mamul hogamiya lamasocdan miyaa away taliyaha cidanka waday😂

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d 11 часов назад

    Hadal jilicsanaayeel caku nin cadowgiisa u hadal jilicsan walaalkiisna u hoog leh ogaada waxaa shaati dowladeed idiin soo gashaday oo idin qabsaday USC iyo SNM odayaalyohow indhaha fura waad hurudiine

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 18 часов назад

    Marka ugu horeyso hadii dowlad ladhisa karin maxay Daaroodka dhulkood hadii nabada lasugo oo deegaan keena maamulano miyeysan haboonayn!!!

  • @shh56726
    @shh56726 16 часов назад

    War iska celiya kaas waa cadowgina ha udacwonina.

  • @Madaxey-r2f
    @Madaxey-r2f 18 часов назад

    War dulli baad tihiine Culusoow iyo Mooryaantiisa iska celiya! Inta aad Culusoow Madaxweyne ku sheegeeysaanba waa hurudaan ee u calaacala nin Jiritaankiina uu dhibayo!

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 18 часов назад

    Adeerayaal haday sida aad sheegeysaan magalada idinku leedihiin waa in aad difacataan waayo xasan sheekh madax weyne somaliyeed ma'aha ee waa jamhad beeleed cadawga somaliyeed!!

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 18 часов назад

    waa in aad meeshan kakaca hadii kale baldxaawo way gubanaysaaa hadii aanad iska qaban

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 18 часов назад

    Xasan shiiq daarood ayuu isku jabin rabaaqaxooti iska xaadiriya ama iska dhacsha sida axmed madobe

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 18 часов назад

    Qooro goys iyo xiniinyo siib oromada taqaana ama kuwo somali iska dhigayo oo Orono ah ayaa sameynaya dadka dds deriska la aha ayey kusameyn jireen qof somali ah masameynayo ciidamada itoobiyanka hala saaro

  • @mohamedxamoow5340
    @mohamedxamoow5340 18 часов назад

    Waxaad idin moodaa.asxaabu kaaf hadaadba xasan sheikh udacwoonaysaan waxay fulinayaan hawshi loosoo diray