Adiga is dhigay Mesha aad joogto( qiso ku wana qadasha mudan )

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 21

  • @Queen65895
    @Queen65895 3 месяца назад +7

    Ohh qofkii u horeeyey like ta ha ila dhaafina😊

  • @SundusOsmanAhmed
    @SundusOsmanAhmed 2 месяца назад +1

    Ma.allaha kuxifdiyo my sister ❤

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад +1

      Allahuma Ameen dhamanten xapiipti❤

  • @farxiyaa.5282
    @farxiyaa.5282 2 месяца назад +1

    💯 ❤

  • @suhaybRashiid-y1p
    @suhaybRashiid-y1p 2 месяца назад +2

    Wll qiso aya raba inan kula wadago haday macqul tahay😢

  • @suhaybRashiid-y1p
    @suhaybRashiid-y1p 2 месяца назад +1

    Wll inan si gara kula hadlo raba haday macquul noqonayso😢😢

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 месяца назад

    Wlhi sax sax sax

  • @شيركوسس
    @شيركوسس 2 месяца назад +1

    Masha allaah masha allaah❤❤

  • @SumayaSaeed-p8s
    @SumayaSaeed-p8s 2 месяца назад +1

    Sena yeshy quruxey qiso run aaba moody lkn waa example fcn jazakallah ❤

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamaalihassan8380
    @maryamaalihassan8380 2 месяца назад +1

    M.a thnks abyo chanel ka cawda ayaan ku cusub bahy wax yaalo badn ayan ka faaidey shukrn yaa ukhtiiiii❤❤❤❤

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад +1

      Soo dhawoow apaayo qaali ❤❤

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 3 месяца назад +2

    Asc Lajecley soo laabasha wanagsan abaayo ❤

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  2 месяца назад

      Wcs walal qaali mahadsanid ❤❤

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk День назад

    Magaca fadumo wa doqon aniga aya sas ah abayo lakin magaca maryan wa nag karti badan habaryartey aya maryan la dhaha wa nag karti madan 8 sano ayan ilmaheyga ka maqanahey oo wa la iga qatey intas an kaso maqanahey waxaba ma qabsan wax an wabsado iska dayey aniga aya nolosheydey dib udhigey hoyo ilmahedi kaso tagtey oo hadan nolosha isku dhibtey walahi abayo wa runta waa aniga tas oo kale ee maxad igula talin lahed wadanka jogo wadankeni ma ahan luqadisana ma baran waxan ma qabsan 8 sano jaliya hal cunu len so kordhiyey qofki an nolosheyda udhibeyna nolosha ayu igu cadabey 8 da sano wan ka shalaya nolosheyda ee ila so taliya doqon ayan ahey gacan islamed ayan suga oo waliba gumeysi ah

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  День назад

      facebook.com/lajecley.cawilrani
      Apaayo facebook gas igalaso hadal👈