CEEBTA KA DHACAY SHIRKA SWITZERLAND, YAA BILADA GUDOON SIIYAY XASAN SHEEKH ? CEEBTAAN ILA DAAWADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 171

  • @Farahkeinan-g7i
    @Farahkeinan-g7i 10 дней назад +9

    Waa abalmarinta xasan waa abaal marin tuugnima ah xasan waa tuug waa beenale ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IbraahimNuurCabdi
    @IbraahimNuurCabdi 10 дней назад +9

    ILAAHAYOW xasan guur guurte Naga qabo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 дней назад +8

    MADAXWEYNE XASSAN, WA QOF MENTAL SICKNESS QABA, LAYAAB MALEH, WAXAAN IYO WAX KA SII LIITO KA FILO.

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 10 дней назад +10

    Inaalilah wa inaaileyhi raajicuun Ceebta Adduunka Allahow ceebeheena Astur

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 10 дней назад +7

    Subxaanalaah

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 10 дней назад +6

    Xasan sheekh waxa ku dhacay,"meel walba ka muuqo waa lagu muunad beelaa".allow na astur.wbt

  • @awicawillcawil8419
    @awicawillcawil8419 10 дней назад +7

    geeeeeeeeesi nolow waaa runtaaa

  • @MomoMomo-vl2tb
    @MomoMomo-vl2tb 10 дней назад +10

    Aqli waa kadhamaaday Xasan Sheek

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 10 дней назад

    ok.weeye balwaan weriye sare

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 10 дней назад +9

    Meesha agaasimeyaal bes lee joogey, Xassan shir walba iyo meel walba inuu taagnaado ayuu rabaa

  • @moallim1000
    @moallim1000 10 дней назад

    Sharaf xumo dheh. Subxaanallaah. Damiir wanaagsan ma leh Xassan-dhiiqo

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 10 дней назад +1

    Ilaahow hana ceeben subxaanallah
    Xasan xarash qaran ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🤲🤲🤔🤔🤔

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 10 дней назад +10

    Switzerland 🇨🇭 Waxa lo aaday in Lacagaha TUUGADA AH IN LAGU SHUBO SWISS ACCOUNT

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 10 дней назад +6

    Bilad lama siinin ee somaliyaa la soo sixray ,waa sixroole wayn ninkaas, somali ilaahay baa u maqan

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 10 дней назад +1

      Hhhhhh mucaaradka oo dhan ayaaa Hassan sheikh unacamleeyni doonaan maadaama la sixray.
      Hhhh😂😂😂😂😂😂

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 10 дней назад

      @abdiganidagane3567 kkkkkk

    • @abdiganidagane3567
      @abdiganidagane3567 9 дней назад

      @@husseinaden7560sheikh shariif, ahmed madoobe, Sacid Dani, iyo C C shakuur oo leeyihiin walaalkeeen Dr. Hassan sheikh si wanaagsan oo habsami leh ayuu wax uwaddaa.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 10 дней назад +3

    Nacdali ha ku dhacdee gudaafad kasta lacag buu ka raadinayaa, doqonkan ha la iska hor wareejiyo

  • @GuledDahir-m1f
    @GuledDahir-m1f 10 дней назад +10

    Ceebweyna😂😂😂😂😂😂

  • @FoosHassan-v3e
    @FoosHassan-v3e 10 дней назад +2

    Waa naceebeeyey madax weynaheena yaarabi i wish inaan madaxweyne aan kufaani karno hasanlaheen

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 10 дней назад +4

    Xasan sheekh sun ilaahay haga dhigo xaqa masaakiinta isagiyo inta la boobta

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 10 дней назад +3

    Xasan xaraash 260 million OO money laundering AH OO Switzerland lagaga qabtay Taasoo UU xalkeeda U tagay halkaas lknse Kuma guulaysan doono OO maraykanku Isla xisaabtan ayuu durba bilaabay

  • @BaroDiinta-q8n
    @BaroDiinta-q8n 10 дней назад +3

    Oday xasan sheekh mar hore baan sheegay qof waalan in uu yahay 😂😂😂 waxan sugnaa waa isagoo lafo qoorta ku xirtay

  • @seed3966
    @seed3966 10 дней назад +5

    Asc aad iyo aad runtuuu ka gadlaa balwaan wadani guuleyso 👮🏽‍♀️🌎👮🏽‍♀️

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 10 дней назад +7

    Sxb.xasan.shiikh.maxaad.uga.reebtaa.Munaafaqa.weynAadan.madoobe.somaaliya.ninka.dumiyey

  • @rushhassan1808
    @rushhassan1808 10 дней назад

    Ilaaahoow Hana ceebayn

  • @MkhadarAbdiaziz
    @MkhadarAbdiaziz 10 дней назад +2

    Qarash ayuu loo sheegay madax weynaha hadba meesha lagu shegana Wu aadi nooligana canshurta Soomaliya ayaa lagu bixini

  • @Sahra-ye2hv
    @Sahra-ye2hv 10 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AyriAsus
    @AyriAsus 10 дней назад +5

    XASAN MUNAAFAQ BILADA LA SIIYAY ADOONKA RAAMAHA LEH HORTA MA YAQAANAAN SOOMAALIDA 😂😂😂😂😂😂
    ILLAAHOW CEEB HANOO DILIN

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 10 дней назад +2

    Noolow walaalkay runtu wa kama rayso

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 10 дней назад

    Kkkkk anigaba waan siinlahaa ninkii dalkiisa dalkaaga kahor mariya xilal 30 sano aaaku soomarayn ninkii kusiiya daxlkiisa kaahormariya amalacag kusiiya waad iska dhihi kartaa hogaamiya tahay ❤❤❤❤❤❤❤1❤

  • @XuseenXasaan-v8m
    @XuseenXasaan-v8m 10 дней назад +1

    War waa qaniisiin

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 дней назад +2

    Agaasimiyaal iyo iskuduwiyaal ayuu la fadhiistay madaxweynaha yaab

  • @chawahirelmymashlalltaabar4949
    @chawahirelmymashlalltaabar4949 10 дней назад +7

    Waa corruption award kkkkkk

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 дней назад +3

    Dareen waa dhammaaday

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 10 дней назад +2

    Bilada lasiyey Madaweynaha maxay tahay oo u ku muteystay?
    Yaa siyey?
    Ma Dawlada Swiserland ba sisay?.

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 10 дней назад +2

    Xasan shaydaanka Ceeb mayaqaano, Calaf iyo Wuxuu Cuno ayaa udaran😂

  • @IbraahimNuurCabdi
    @IbraahimNuurCabdi 10 дней назад

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @Xidigadahson
    @Xidigadahson 10 дней назад

    Balwan waa saxan tahay qof walba oo dalkiisa qiyaamo in aaad soo bandhigto ha ahaado adeerkaa xasan baahane

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 10 дней назад +2

    Subxanalah,Magac iyo Masiibo Mar bay Baxaan,😢Mar hada Rabto Magac,iyo in lagu qaad qaado,Meel kasta Waa u gelee,Inalilahi waina ilaahi rajucun, Allow Dalka iyo Dadka Somaliyed Ee R/Kanboni ilaa R/ Casay Badbadi Adaa wax Badbadshe,40 Sano ka dib Magac Raadis iyo Ila Meerayso baan ku Dhamanay,Somalay Caqligu Ha'shaqeyo Oo Dalka halaga Badbadsho Khawaarij Shabaab Daacish iyo Moryaan u Shaqeeya Gaalo Carab Afrukan iyo Aasiyaan,Madax weyne Xasan Shiikh,la Taliyayashisa iyo kuwa ku Megarsan Xaqa Allaha Tuso,wixii khaldan waa Naf iyo Shaydaan wabilahi Towfiiq,C/Balwaan halkaa ka wad Xaqa Dulmigana ka sheeg,aad ban kusalama walalkey💯👍.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 10 дней назад +2

    Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan iyo bahaa'inkiisa waa kaas caqligooda

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 10 дней назад +3

    Madaxweynow xalqado war jojiya kelmada ad ledihin madaxweyne jojiya msxweyne nocan mahee masibo ayaa idinku dhacdayeye somaliyey ma ninkan xasan munafaq ayaa khaldan mise dadkan somalida sheganaya ayaa khaldan alen lama arag dad sidan uyala adunka laguma arage

  • @HassanY-d4e
    @HassanY-d4e 10 дней назад +3

    M /xasan sheekh maxamad hooyd gaju ay uu dhematay

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 10 дней назад +3

    Xassan waa Iimaan laawe.

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 10 дней назад +2

    wax aan maqalay 260M isaga iyo reerkiisa oo lagu qoray bankig waxaa la jooiyey saas ayuu u aaday man loo malanayo in loo soo daydoona

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 10 дней назад +2

    Waa ceeb ceeb dhaaftay

  • @XuseenXasaan-v8m
    @XuseenXasaan-v8m 10 дней назад +1

    Wuu ciil qaba wiilka hoyadiisa gaajey u dhimatay

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 дней назад +2

    Balwan. Wamawadin. Somaliya. Xculusowna. Runbukashegay

  • @AhmedYusuf-g3j
    @AhmedYusuf-g3j 10 дней назад +1

    Marka la dhageysto kan oo kale nin walba oo asaga ku heyb ah wixii laga sheego in la qaato maxaa diidi

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 дней назад +3

    Waad ku saxsantahay madaama aad suxufi tahay waa in aad wadankaaga qofka dhibaya iyo cadowga dhibaya in aad ka difaacdo aadana dheg jalaq u siin kuwa qabiilku madax maray

  • @guledkaarshe2213
    @guledkaarshe2213 10 дней назад

    Madaxweyne Tuug Ah masaakiinta dhaca Dalkiina Dalow Ka tuurey alle hanaga Qabto Daalimkaas Dalkii Qasey ❤😂😂😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 10 дней назад +1

    Xasan muxuu africa hogaamiyaa soomaaliya buu meel xun dhigaye

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 10 дней назад +1

    Wanaagsan

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 10 дней назад +1

    Laax kasto meeshey isdigto laguqala an maqli jiray😂 allow ceeb astur 😢

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 10 дней назад +2

    Omg yaarabi

  • @AbdimalikAli-u8g
    @AbdimalikAli-u8g 10 дней назад +1

    Ok

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 10 дней назад +1

    Kkkk tan waxaa waaye
    Sixiroole bilad siiyey sixiroole kale

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle 10 дней назад +1

    waali

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 10 дней назад +1

    Ninkaa warkiisu waacadhay shicib reerah weeye

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 10 дней назад +1

    Madaxweynaha arjantiina waa waalan yahay

  • @CaliGaas-z9h
    @CaliGaas-z9h 10 дней назад +1

    ABGAAAL MA AHAN, NINKAAN BAAHIDIISA AANAN HOREY LOO ARAG. Dalkiina isaga ayaa Maamul Goboleed aaanan la Tegucigalpa tegi karin babur uu abuuray iaagana uusan Xamar ka bixi Karin.
    Somali waxay u baahan tahay Dowlad dhexe, haddaanan la helina
    Wey u dhammaatay Koofurta xataa fikrad ah in Somaliland la heshiiyo ma qabo. Allaha ina dhaafiyo.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 дней назад +2

    Walaahi jareer alle aan aqoon,oo elimaniti ka tirsan oo uraya qoslaye waxba kama ashasho xitaa haduu xaar ku soo qubeysto wuu subkanayaa isaga waxaa aragti ka dhaxeysaa doolar bes in uu dambiil weyn uu u wato

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 10 дней назад +1

    😂😂😂😂😂😢

  • @BarlinCabdicali
    @BarlinCabdicali 10 дней назад

    Horay usoco

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 дней назад +2

    Qoslaye waxwalba isagaa isku ah waa nin aan xishoon dowladnimana waxba ka aqoon maxaad dhacdaa maxaad cuntaa uun qasdigiisu yahayoo xishoodkii alle ka qAday mooryaan ah

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 10 дней назад +3

    Nobel peace price ee xaal qaado😂😅😢

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 10 дней назад +1

    Sixiroolku kursiga amuukusoocelinaya

  • @idrissanu
    @idrissanu 10 дней назад +1

    Tu es chaluse président Hassan cheikh mohamude félicitations

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 10 дней назад +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run ceebta adunka ba dhacday fanan sixirole RUclips bu siyey bilada mw xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 10 дней назад +1

    Dadka xamar degan ee u shaqeeya dowlada hoose dadka u qaabilsan qashin ka gurida magaalada ayaa lacag loo qaybinayaa madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh wuxuu yiri anigaa shir gudoomiye ka ah lacagta la siinaayo anigaa lacagta u qaybinayaa waan rumeeysan lahaa.

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 10 дней назад +1

    Musuq musuq amaalk miyaalasiiyay

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 10 дней назад +1

    Melkasto kamuuqo walamunad beella war hassanow inte uwada qaran ki😂

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 дней назад +2

    Sheydaan weyn baa bilad siiyay qoslaye waa ciyaal suuq

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 10 дней назад +1

    madaxweynaha qalbi camo ayaa ku dhacday

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 10 дней назад +1

    Maanta keenya halagu tufo

  • @omarguss-everywhere
    @omarguss-everywhere 10 дней назад +1

    HSM hadduu naag ahaanlahaa iskumaqabteen.

  • @turbshit
    @turbshit 10 дней назад +4

    ceeb may kala jecelyihiin ✅

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 10 дней назад +3

    Maashallah balwaan

  • @Emi92546
    @Emi92546 10 дней назад +1

    xassan waa naceebeyey madaxweynenimo ma istahil ee allaha na dhaafiyo

  • @idrissanu
    @idrissanu 10 дней назад +1

    Guile président somaaliya Hassan cheikh mohamude 🎉🎉🎉

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 10 дней назад

    Dignify precident can't sit with undignify war lord

  • @alisaid8234
    @alisaid8234 10 дней назад +1

    Boowe aa saaxir qurmay, masaanidka jimcaha ha lagu karbaasho ilaa uu ka toolbar keeno

  • @almasmaxamed9302
    @almasmaxamed9302 10 дней назад +1

    Kkkkk

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 10 дней назад +1

    Balwaanow gomaat tabisay warkaan fadlan noosheeg malinta iyo bisha

  • @AbadirAbadirIbrahiim
    @AbadirAbadirIbrahiim 10 дней назад +3

    750 kun dollar ayuu ku bixiyey Hasan sheikh waa tuug beenaala Hasan tuug

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 10 дней назад

    Waa saxirioole gang ah oo raamo leh buula qoslayaa

  • @Dahir-x5e
    @Dahir-x5e 10 дней назад +1

    Aad baad u mahasantahay balwaanow sii cadee fadeexada xasan tuug

  • @maryami2299
    @maryami2299 10 дней назад +1

    Abi bada sii baa layiri bilada nabadaa helaysaa gaalo danteeda Waa taqaan

  • @maryami2299
    @maryami2299 10 дней назад +1

    Xasan soomaali Waa ceebeeyay

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 10 дней назад +2

    😅😅😅😅😅 abaal marin fake ah waaye
    Yutouber baa siiyey 😂😂😂😂
    Taas billad maahan

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 10 дней назад

    MW , meel ceeb ah ayuu na dhigay, levelkiisa ayuu hoos u dhigay. Wuu na wins dilay. Waxaa shaki igaga jira nooca shahaaddo ee PH degree uu leeyahay.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 10 дней назад

    Aniga abaal marintaa inuuu Xasan shiikh Aqbalay amaan ayaan u arkaa. Nin aan kibir iyo isla weyni laheyn oo humble ah oo dadka hoose u eegin inuu yahay ayaa iiga muuqata.

  • @Muniid99
    @Muniid99 10 дней назад

    Xasan Maxamud Culusow waa qof damiir iyo dadnimo midna laheyn. Meel walba ee lagu sheego hunguri yar iyo safar waaba dhex taagan yahay.

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 10 дней назад +1

    Benta moryantas foshaxun dilla kujihada nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 10 дней назад

    Allaha na Asturo madaxweyne Meesha kuma haysano ilaahow noo gargaar dalka iyo diinta iyo dadka mid xafido ilahow noo keen Somali qiimaheeda xasan sheeq ku ciyaray Subxaanallah odeyga maxaa ka si ah

  • @MohamedNuh-k7r
    @MohamedNuh-k7r 10 дней назад

    Xasan Ayax isagaa Agaasime, Wasiir iyo Madaxweynaba ah Sababtuna Waa yaan Hal Dollar ku Dhaafin.

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 10 дней назад +2

    Waaryaare madaxweynaha ma group ka shaydaanka caabuda ayuu ka tarsinyahay ? Waar shirkan qoladaa ayaa isku duba rida

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 10 дней назад +1

      Hore ayaa loogu xamanayey
      Inuu ka tiran yahay.

    • @HUSSEIN10764
      @HUSSEIN10764 10 дней назад +1

      @AadanAbdi-e1d waar anigu aad baan uga shakiyay tuhun aad u weyn baa I galay markaan ku arkay shirkan madaxweynaha somalia

  • @ugassabdilleiman7004
    @ugassabdilleiman7004 10 дней назад +1

    War cadaaday

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 10 дней назад

    Cabdullahi balwaan waa Ku sallaamay geesi geesi dhalay waxa codsi ah markaad barnaamijka aad shegayso waxaad Ku dartaa saacadaad joogto si aan u garano inaad toos tahay jawaabna u bixinno

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 10 дней назад

    Xasan xabaala usujuude kuwa shaydaanka cabuda

  • @XidigadhuuntaCirjiidh
    @XidigadhuuntaCirjiidh 10 дней назад +1

    Xassan munafaq ceeb kama xishood

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 дней назад +1

    X. Culusow. Somaliwucebeyay. Wasirafawlayal. Bulafadhiya. Dufkubax. Waduli. Dad. Iyo. Dhulbucebeyay😊

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 10 дней назад +1

    Xasen xollo xayaewankas foshaxun nacladas tukgas foshaxun soxira nacladas