Wararkii u Danbeeyey Wefti Jabuuti Kasocota oo Ka qayb Gelaya Caleema saarka Madaxweynaha Somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии • 56

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Час назад +1

    Ismai Dualle Yusuf alle xilka haw fududeeyo

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 часа назад +6

    Ciro hadduu soo daayo waftigaa jibuti waa khaain wixii lagu sheegayey oo ah inuu iibsaday dalka lkn cidi Ka yeelinayso ee wuu.ku ceeboobayaa

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Час назад +1

    Allah SW created Somaliland no one shall put asunder ❤ you from Kenya 🎉

  • @KaaraMardha11
    @KaaraMardha11 3 часа назад +1

    Faarax macalin waa keenyaati ee maxaa galay soomaaliya,haduu wax tarayo faarax dadkii lagu laayay wagaala iyo gaarisa ee shacabka ahaa xaqoodii muu raafiyo

  • @mahdiaxmad5224
    @mahdiaxmad5224 3 часа назад +4

    War nimanka reerjabuti inagadaya sixirbay sidane

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад +1

    Guuuuuuul guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran

  • @bardacad
    @bardacad 2 часа назад

    ❤❤❤❤MACALINKII AFKA SOMALIGATAA TAAR TV
    SOMALIGA IN LAGAA BARTO WEEYE taar TV
    ALA MAXAAN DHAGAYSTAY OO JECLAHAY BARNAAMIJYADII SARKA-DHABAN
    IN kastoo qolo gooniya lagu faaniyay.
    Alaha u naxariistee abwaan idaajaaba qolo baa u badnayd barnaamijyadiisis

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 часа назад

    Ceerigabo rageedi ayaa ilashanaya halkasi hawadaan hawsha
    Weftigasi waa jabuuti ka imanaya waa in dib loo celiya waa cadawga slnd wlee jabuuti Ethiopia iyadu wefti adag ayey so diraysaa Ethiopia waa jaalka Somaliland wlee

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Час назад

    Asallaamma calaykum waraxmatullaahi wabarakaattu reersomaliland noow xaalka kawaran

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 часа назад

    Warkadaya yanay kaqaygeline geele dofar ayaa usodhiibay..sixirkii iyo wixisii xilka lahaye .aallaahayaw cadawgayaga hanoojebin somaliland guuul insha aallaahu

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 Час назад

    Waftiga Jabuuti waa inaa shiidan markayi Hargayisa yimaadan please

  • @Cajabo
    @Cajabo 3 часа назад

    Somaliland guul guul guul cadawga Somaliland hajabo hajabo hajabo aamiiin yaarabi

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 3 часа назад

    ❤❤❤WAA DADKA LOO BAAHAN YAHAY INAYNU AQOONTOODA KA FAAIIDAYSANO WELL COME

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 3 часа назад +1

    Dirir aabaha af somaliga

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад

    Viiiva somaliland somaliland isaaqw waa isaaq waa isaaq waa isaaq viiva viiva somaliland viiva somaliland isaaqw waa isaaq waa isaaq ceerigaabo waa reer somaliland

  • @SomaliLander-l1r
    @SomaliLander-l1r 2 часа назад

    ku mudaharaada kaca kaca wefdidaa ku mudaharaada

  • @ay4andthewdcz5anahme5t9
    @ay4andthewdcz5anahme5t9 3 часа назад

    Tv ga waanu daawanaa ee kadaa shakhsi weerarka warkaagu dhex ha ahaado imika muuse ayuun baad eryataa..waxad moodaa inad ciilantahay

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Час назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XamseXasanyuusuf-tj1ln
    @XamseXasanyuusuf-tj1ln 3 часа назад +1

    ❤❤❤

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 3 часа назад

    Waa war weyn

  • @moha__berdilacshe
    @moha__berdilacshe 2 часа назад

    Waxa layiri meel dhiig yaal xab hayaal lkn iidoor dabo cayuun nabadii diidaye kalay maydka guro buu raba

  • @RammadTV
    @RammadTV 3 часа назад

    ❤❤Welecome TaarTV❤❤❤

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 часа назад

    PLEASE NO JABUUTI.

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 2 часа назад

    Wale Waa yaab oo anaga Djpouti maxaa naga so gala oo aynu ka faidaynaa Nin ku yidh ha noolan war hooy wadankiina u tashada.😢

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 часа назад

    JABUUTI MA XIDHIIDH BAA INAGA DHAXEEYE

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 3 часа назад

    Somaliland wa Somaliland ama muse hajogo ama cirro

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z Час назад

    Higso mustafe Aadan cismaan xasan.waa Nin la Higsadaaye waa ninaad Aqoonsi ka doonayso.waa ninaad ka rabto inuu ku ictiraafo.....

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 часа назад +1

    𝑇𝑎𝑎𝑟 𝑡𝑣 𝑤𝑎𝑟𝑖𝑦𝑒 𝑞𝑎𝑎𝑙𝑖𝑦𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑎𝑘𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑔𝑒𝑒𝑠𝑖 𝑞𝑎𝑟𝑎𝑛 ❤❤❤ 𝐺𝑢𝑢𝑙 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑎𝑙𝑖𝑙𝑛𝑑 💚🤍❤️💯 𝑐𝑒𝑒𝑟𝑖𝑔𝑎𝑎𝑏𝑜 𝑖𝑠𝑎𝑎𝑞 𝑏𝑎𝑎 𝑖𝑠𝑘𝑎 𝑙𝑒ℎ

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 часа назад

    Faraax macaalim kkkkkk waar hawiye hurtaddi waa kakaceen iin darood kuxukumo dulkisa waa waax aan maar dambe daceey faraax macaalim wakhti lagategeey buu kujidha hawiye waa toosen

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 часа назад +2

    Walee waa la tebayaa halyeygiii sumada dheeraa Muuse Biixi, maansha allah, Mudane Muuse mahad alle ku

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud Час назад +1

    Taarow ismaciil ducaale yuusuf ma bah sanbuur baa waa adigan ku taag taagsanaya

  • @khadrajama
    @khadrajama 3 часа назад

    Jabuuti waa cadowga soomaaĺiland yay noo iman̈in muuse biixi ninka necessary anana waa necbnahay

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 Час назад

    halla mudaharaado haday yimadan waftigasi

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 часа назад

    faarax dawaare waa sakhraan waxaa war lagama sooqaado😮

  • @Dalmardalka-h8z
    @Dalmardalka-h8z 3 часа назад

    Waso dhawaynana.waftiga jabuuti runti waa Dal aynu Jaar nahay Hogan gana.waxa ujaray madaxwayni hore soomaliland waa Dal wax badan Ka caawin Dona xugumadan imaga jogta EE cabdiraxmaan cirro gadh wadega Ka yahay

  • @cabdilahcali4259
    @cabdilahcali4259 2 часа назад

    Ceerigabo waxanoqon doonta darood kuxaara 😂😂

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 часа назад +1

    Jabuuti miyaanay ahayd Dal taagan Ee Cadays tey In Aan Jamhuuriyadda Somaliland loo Aqoonsan Dal Madax banaan Waxaanu ku baaqynaa Raggii Gacata Fududaa in ay Weftigaa haday Goronka Hargaysa ka soo dagaan iyo haday dhulka Soomaraan ba waa in ay Madaxa ka toogtaan Ma Mudna Cadaw gu in Uu Dal kayaga Iska soo galo

    • @abdoulkaderibrahim4993
      @abdoulkaderibrahim4993 3 часа назад

      WALAHI 100 IDOOR AH OO JABUUTI JOGA AYA UU DHIMAAN FROM JABUUTI

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 2 часа назад

      @abdoulkaderibrahim4993 Miyaa Ciise laga waayayaa Dhulka Somaliland

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 часа назад

    Madax weene ciaro haduu kaleexdo dariiqiiqi here ay maraysay jamhuuriyada somaalilaan anogoo shacabkii reer somaalilaan ah wanu kala noqonaynaa codkii aan siinay mdaxweene ciaro

  • @SalebaanJamacCumar
    @SalebaanJamacCumar 3 часа назад

    Marine musaajidku
    Madhamaado
    Miyaa
    Kuwakale bilow

  • @Sara-dr8mx
    @Sara-dr8mx Час назад

    Ilaa balayada laa idiin kusiowada idinkuu habsatoow reer Sheikh Isxaq toosimeysaan. Waayo gumeysiga iyo xukunkaa madoow ayaad jecishihiin intinaa badan. War kakaca oo iskaashadaa.

  • @ay4andthewdcz5anahme5t9
    @ay4andthewdcz5anahme5t9 3 часа назад

    Waar niyow warkaagu dhagaysi male imika waxaad eryataa shakhsi muuse layidhaa .warkaagu imika sax maaha

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 3 часа назад

    Ceerigaabo waxaa leh beesha isaaq weyne

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 2 часа назад

      weyne jooji dad badani mawaynee Somaliwayn iyo jareer wayne uun baan maqlaaye

  • @SaciidIid
    @SaciidIid 3 часа назад

    warkihore ba warsodhaf

  • @samsamjama144
    @samsamjama144 3 часа назад

    Dokon yahow afakaga uraya naga hiid

  • @SacadaCusman-j4j
    @SacadaCusman-j4j Час назад

    Qabyaalayste ayaad tahay ee jinbaa ku dhagaysta

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Час назад

    Waa duli H/j waalan jaahil qaawan

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 Час назад

      Ma runtaa ku dhibaysa awalba falasiitini baad ahayd hadaad somaliland ka nabad gasho puntland baa ku wasaysa

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 часа назад

    𝐉𝐚𝐚𝐛𝐢𝐢𝐭𝐢 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐨𝐨 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman Час назад

    Alayle.baga.hamlayo.anigo.reer.hargaysah.in.la.joojiyo.ciro.joojiyo.heshiiskii.xaranta.ahaa.khasyimintu.lacag..kagaqaadanayeen.etipia.siday.cudhacdaa.dal.kaa.wayn.ookulaxuduuda.in.bad..uuleeyahay..iyo.saldhig.kaagasamayso.iyo.dakad.caalamiya.dalkaagii.aad.lahay.qaranimuu.raba.sowdigan.adhaxda.isgoyay.ood.khidhay..intii.yerad.eewajasle..inaga.eebsanayay.oromadu.markaad.etiopia.aydhisato dakad.caslamiya.oy.kamaaranto.jabuuti.iyo.barbaraba.oodkahelilahayd.cashuur..joojiya.heshiiskaa.dadku.taageersana.iyo.kuwii.saxeexayba.dambiilayal.weeyi

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz Час назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤