WARARKA SOOMAALIDA: KULAMADA XASAN SHEEKH & ABIY AXMED + MASAR & BADDA CAS + JIBUUTI & MASAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 17

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 14 дней назад +1

    Maxaa cusub Somalia 😊

  • @ABDIRAZAKHIISISMAIL
    @ABDIRAZAKHIISISMAIL 14 дней назад

    Niyoow ookiyale qaado dhafar baa kaa muu qatee sxb kaftan waaye ha u bixin waana kaaga mahad celinayaa sida wanagsan eet warka noogu tabineso talye🫂🫡‼️⚡️✌️😎

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 14 дней назад

    Khatarta. Itobia. Katar. Kale. Ale. Haku. Salida. Amin

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 14 дней назад

    Shark. Xasan. Iyo. Kan. Itobia ale. Hanapabto. Amin

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 14 дней назад

    Dalxureeye waa Nin yaqaan Cadawgiisa islamarkaas yaqaan Dariswanaga iyo is ixtiraanka guuleeso mudane

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 14 дней назад

    Ale. Hanaga. Pastor. Itobia. Sharka. Parsoon

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 14 дней назад +1

    ❤MARUNBAA. WARKAAGU ? BOROBAGAANDHA. DAAROOD KA AYAA. KA BADIYEY. TAAGEERAYAASHA. SOOMAALIYEED. DOWLADNIMADEEDA. WHY? HAWIYAHA. MIYAA. LAGA CAQLIBADANYAHAY ? IYO. UMADA. KALE. EE. QABIILADA. SOOMALIYEED. EE. TAAGEERA. DOWLADA. SOOMALIYEED. ? FROM ❤. TOGDHEER. SOOMALIYA. KKKKK MUWAADIN. SOOMALUWED. MIDNIMADANA. AAM8NSAN. KKKKKK❤❤❤

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 14 дней назад

    ❤❤❤HAWIYOW. TOOSA. AOOMALIA. DADKA. TAAGEERSANOW. TOOSA. DAAROOD. BEENTOODI8I. BAY DUNIDU. LAYAABANTAHAYE. KKKKK TOGDHEER ❤ SOOMALIYA. ❤❤❤ MIDNIMADA. AQMINSAN. S9OMAIYEED ❤❤❤

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 14 дней назад

    somaliya meel ay kusocoto wali lama fahmin

  • @maxmedxasen
    @maxmedxasen 14 дней назад

    😅

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 14 дней назад

    Xasan sheikh 2015 Jigjiga intuu tagey waakii katanasulay qadiyadii ree Somali Galbeed, asago walibana argagixiso ku sheegay Jabhadii xoreynta Ogadenia ee ONLF.
    Hada taalada jananka Itoobiya ubaxa uu ladhigayo waa taaladii ciidamadii Itoobiya uga dhintay dagaalkii 1977 xasuuqa badana ugeystay shacabka S/Galbeed, taasoo kadhigan in MW/Somalia maamuusay ciidamadasi itoobiya.
    Sidoo kale wuxuu salaan sharaf kaqaatay ciidamada bada Itoobiya, taaso kadhigan in MW/somalia kagaraabay in Itoobiya xaq uleedahay helida marin-biyood Ciidan. Safarka badan iyo xidhiidhada aan kufadhin aqoonta diploamasi iyo sooyaalka taariikheed ee Xasan Sheekh waxay dalka uhorseeday sumcad xumo siyaasadeed Somalia si fudud ugasoo kaban doonin.

  • @CIGE179
    @CIGE179 14 дней назад

    Dhiiqo

  • @CabdiMadoobe-g5k
    @CabdiMadoobe-g5k 14 дней назад

    Ee. Aywdo. Xasana daamur. Wado

  • @seryu8204
    @seryu8204 14 дней назад

    Saxib warkaagu ma ah mid sharxan ama la fahmi kar mar waxaad leedahaySomaliya iyo ethopia ayaa wada heshiyey marna waxaad leedahay masar iyo ethiopia iyo somalia ayaa iyaguna ku heshiyey in bada cas aan loo ogoleyn in ay yimadaan wadamo aan xad lalahayn bada cas yacni warkaagu waa walaaqan yahay maxaa kaa qaldan

  • @khalifdahir9121
    @khalifdahir9121 14 дней назад

    Madaxweynaha waxuu salan ka qaday ciidanka bada ee Ethiopia .😂😂😂😂waa layab in nin Madaxweyna ah oo shegta inuu yahay aqoon yaan oo hadana kala saari karin wixii la soo hor dhigo