HODAN ODAGENI WILKII HAYAY O LA GARACI RABAY & ABDIMARIN O HESO U QADAY HODAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 28

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 День назад +1

    Soomaaliyeey wiilkaan Soomaalinim iyo xushmo waalid ka soo waday Barafka iyo dayaca waxay ahayd inay u mahad celiyaan ee waa gardaro inay dagaal ugu yimaadaan waa khalad ee dadkaan waa inay Gardarada daayaan oo ay shukran
    Oo aysan wiilkaan sharafta badan Allaha ka ajar siiyo asgoo xagiday Aabbe Soomaali 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
    Wiilkaygow Soomaali kaama aqaan magacaaga ma aqaan waxaan Rabbi
    Kaaga baryaa khayr aduun iyo Aakhiro

  • @Buurta1
    @Buurta1 День назад +1

    Subxanallah odayga wadanka halaga kaxeeyo hadii kale SIDAN ayuu urafaadi

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 День назад

    HOOYOW ALLAHA U AQBALO WAXA AAD LA JECESHAHAY MASHA ALLAH

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 День назад

    Masha Allah walaahi been kuma aadan sheegin Qurux ayaa ka muuqata👏🏻

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v День назад +2

    Ilbaabka lagu sugaya se ku sobaxayan 911 ugu wac maqasbi Karan odaga

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 День назад +3

    Wiilkey wanaaga aad sameeynayso qabiilka ka saar islaanimo iyo Soomaalinimo ayaa ku deeqda.

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 День назад

      Wll odayga quruxdiisa dad ka xun ayaa jira inay soo weerareen ayaa laga yaabaa ilaahey asaga caruurtiisa wanaag dhexdooda ha dhigo.

  • @Qoyro
    @Qoyro День назад +2

    Social housing uu xaq uleyahay ee geeya housing pension xanoonsan oo ana lacag iyo housing xaq ulehen maxa waye mase Canada waa naga duwantahay

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 День назад +2

    Iska celi wasaqda asxaan malahan

  • @OsmanHassan-r3n
    @OsmanHassan-r3n День назад +2

    Sxb gul ayan kurajeynaya will waran ayatahy

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v День назад +2

    Wiilkan dad lama socda laso weraray

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v День назад +2

    Bankiga u dhig ufur walal

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love День назад +1

    Ma saanu canada ku joogaa

  • @maryami2299
    @maryami2299 День назад +1

    Yaa yiri ha soo wato hadii dadkii sii imaadaan wata muu dhaho muxuu ula doors meesha ma xamarbaa

  • @DiiriyeSiyaad
    @DiiriyeSiyaad День назад +1

    Fulay qoryo badan maxaad camarada isaga haysaa

    • @Maria28832
      @Maria28832 День назад

      Caamarada muxuu isku heyn waayey ninkii soo weeraro wuu iska celin

  • @DiiriyeSiyaad
    @DiiriyeSiyaad День назад +2

    Odayga dadkiisa uceli waxaad uqabanaysaa majirtee halgu daawado ayaad waxan usamaynaysaa

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt День назад

    Wiilkan hadduu rabo inuu caawiyo ninkan wuxuu la raadin lahaa benefits kiisa waa old age. He has a right to taking old age money and since he is sick and a senior he will get social housing. Ninkan wixiisu waa ceebays. Why is he coming to social media instead of helping him with getting his benefits. odaygan cidna uma baahna hadaan lagu dawarsanaynin.

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk День назад +1

    War bal dulmigaan arka shalay markuu derbiyada ku silicsanaa maxay u xanaaneysan waayeen waa iyaga hada caac leh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @SacdiyaJamac-z9q
    @SacdiyaJamac-z9q 23 часа назад

    Tolka maanta yimi shaley xagee jirteen maanta dhalateen somaalimo ku filan iyo islaanimo 15 ka caruurta iska suga maalintiina meesha aad aabihiin dhigteen kuwiina baa idin dhigi

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c День назад +1

    Dad bey rabaan inay kutuugsadaan 😂😂😂Dahir dameer iyo ninkaan waa tuug lacag bey rabaan 😂😂

    • @Maria28832
      @Maria28832 23 часа назад

      Fartuun kintir dheeyey dahir dahab asaga somalia dhan caawiyeh lacag siiya cidna uma bashna aan allaah eheyn wiilkaan dhalin yarada naxarius allaah ku beeray u ixsaan faley ninkaan

    • @FartunDirie-h4c
      @FartunDirie-h4c 23 часа назад

      @boosteeyorooble5287
      Siilka hooyadaa u shrg

  • @Maria28832
    @Maria28832 День назад

    WALALOW ODAYGAAN AAD CAAWISAY DADKISA AXSANTU WAA IN AAY YIRAHDAAN WAA DAR YEELAY EIILKAAN

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love День назад +1

    Kkkkk