naa diiq abaruhuu ka taajiray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 131

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 лет назад +17

    frist view frist like frist comment frist qosol wlhi kaliya xanuun igu ridi rabtaa #surmidi

  • @yonzblock5956
    @yonzblock5956 7 лет назад +15

    Aduunyadu samir bey rabtaa
    Aakhirana sahay bey rabtaa
    Janadu camal bey rabtaa
    Salaadu sixid bey rabtaa
    Zakadu bixin bey rabtaa
    Ramadaanku soon buu rabaa
    Xajku karti buu rabaa
    Rabina raali gelin buu rabaa
    Diintuna barasho bey rabtaa
    Cilmina dhaqan buu rabaa
    Tacliina juhdi bey rabtaa
    Waalidku baari buu rabaa
    Owlaadu tarbiyey rabtaa
    Rixinku xiriirin buu rabaa
    Miskiinku quudin buu rabaa
    Jihaadku dagaal buu rabaa
    Deyntu bixin bey rabtaa
    Derisku xaq dhowr buu rabaa
    اللهم آعتق رقابنا من النارِ و آرنا العفو والغفران و قوة فى الإيمان يا رب.

  • @osmanmohamedosmaan1457
    @osmanmohamedosmaan1457 7 лет назад +8

    niiceey riwayadan dad badan ayay shaki galin oo wax ay bixin lahyen lanoqonaya kadib markay riwayadan modan dadka wax ururiya inay wax wada cunaan dhamantood ileen somali waa shaki gali un bes

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 7 лет назад +3

    ilahayii ku qaad ku teh dhawuuur islamood oo macluulayisan meel makuu ogtahayii

  • @sihamabdirahman3065
    @sihamabdirahman3065 7 лет назад +9

    waa arin lala yaabo wana waxa ey kensatay naciima oo ku magac dheer surmindi ama joooka queen may allah bless you ✔✔😙😙😘

    • @xaawomaxamed3917
      @xaawomaxamed3917 6 лет назад

      Siham Abdirahman 👨👨👩👩👴👧👧👦

  • @rooble14
    @rooble14 7 лет назад +3

    WAXAA JIRI JIRAY NIN SOOMAALI AH OO TAKSIILE AH WAXUU SOO DOWNLOAD GAREYSTAY dad Cagabarar ah oo uu gaalada TIP kaga qaato markay waydiiyaaan WHERE YIU FROM yuu QASABADAHA OONKA U FURAAAA waxaan ka imid halkaaan dad lafa lafa ah intuu tuso iyo kuwo sida raha laga dhigay...
    Maalintii dambe Ayuu nin caddaan ahi siiyey afar kun intuu yaabay OH MY GOOOSH YIDHI AKAKAKA

  • @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407
    @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407 7 лет назад +3

    Lkn walashay qli, naciimo qalbi saafi baad leedahay alla hakuu danbi dhaafo, anagana waan kujecel nahay

  • @mohamudhaadi4609
    @mohamudhaadi4609 7 лет назад +1

    nacimo wax jira sheegtay nimankan tvyada fariista oo Ku qaraabta masaajidka waa la mid

  • @qadanqueen3478
    @qadanqueen3478 7 лет назад +14

    8 socend ayay iisoodhacday dadbaaa siifadhiyay

  • @mahadmohamed6700
    @mahadmohamed6700 7 лет назад +7

    kkkkk surmindi afwayn
    dhib badna maxay tiri waxi maclul ah no so daji balo ku dagtay😅😀😅😅😀😅

  • @ismailhussein9348
    @ismailhussein9348 7 лет назад +1

    Kkkkkkkk Ala beerka walahi si daacad ah ayan u qoslay ilahey haku daayo macluul oo dhan soo download garee 😍😍😍😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂love you abaayo sharaf

  • @bushradeqsan7234
    @bushradeqsan7234 7 лет назад +9

    wale wax juray shegtay wxn kugu jcladeyba wa runta alla yacizak

  • @hibofaarax5076
    @hibofaarax5076 7 лет назад

    gabar An aqaan ayan soxasuusta marka surmidi daawado naciimo Thanks walasheey wanaga qoslisaaye ❤👏👏😂😂

  • @Yasmin-fx5bs
    @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +7

    hhhhhhhh I needing shimbiro shila pleaseing 😍😍😍😍😍😍😘😘😚

    • @mohamudhaadi4609
      @mohamudhaadi4609 7 лет назад +1

      I love the old traditional somalia luuqadi surmindi waad la qabsatay

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +1

      mohamud haadi
      hhhhh haa aboowe horaa loo yiri dariskaaga ku dayo ama ku diin 😀😁😁😁😄😄😄

    • @mohamudhaadi4609
      @mohamudhaadi4609 7 лет назад +2

      I love the old traditional somalia wlh abaayo waad la keentay amad bedesha he kkkk

    • @Yasmin-fx5bs
      @Yasmin-fx5bs 7 лет назад +2

      mohamud haadi
      hhhhhhhhh booowe coppy weeye

  • @calidaahir7137
    @calidaahir7137 7 лет назад +2

    ahhhhh kuteh ilahayii makuu gargaraa mise cadi gadiga cad ayuu ku tuura walee tani hadal wayii dhamayiisayii mucjiso lugayiinayisa weeyaan

  • @hibaakmustafa6806
    @hibaakmustafa6806 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkk ka data ha Ku dirin ha u adeegan abaarta

  • @zoyahfosita3579
    @zoyahfosita3579 7 лет назад +2

    Thanks sister ur true

  • @deggannaruurojecliyaxajiga6522
    @deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 лет назад +1

    surmindi iyo niic labadas unba ugu qosal badan kuwa kale bila qosol

  • @ashaasha4547
    @ashaasha4547 7 лет назад +2

    Tazadaqu tazadaqu nogu wareriyen ilen taajir nimo ka danbeyso waa yaab.maxad runta so saartey.vedio kasta macno ku fadhiya.qaarna waa iskaga qosol.good job nacimo kasi wad howsha

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka4772 7 лет назад +1

    Waxan UNICEF kuba waa waxay ku taajirtay tv yada Europeans ka laga shaaciye in kuwa leh dad baan caawinaa aay hamaan yihiin!. Mahadsanid walaalo asxaanka aad umadaada u sameeyso ood luuqadooda ugu sheegto runta jirta.

  • @dayuubaabdirahmandayuuba663
    @dayuubaabdirahmandayuuba663 7 лет назад +2

    1000dollar buu ku siinayaa hadaad salaam calaykum dhahdokkkkkkkkk

  • @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407
    @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407 7 лет назад +1

    Lkn walashay intaa isleedahay dadka ha iskajiraan wax yaalahaan oo kle soo kama imaan karto in umada somaliyeed shaki iyo was waas kudhax beerti

  • @rooble14
    @rooble14 7 лет назад

    Naciimo waa arrin jirta wadaadadu way waa Sheen waan arkay waxay MASAAJIDDA KA URUURINAYAAN IYO WAXAY REBT CAR WATAAN ALLA MAXAY BEEN SHEEGEEN.....

  • @shuutashacuurwithshakuur3354
    @shuutashacuurwithshakuur3354 7 лет назад +2

    mgacyda ku Haystaa Waryaa Suxuloow ku laha Surmindi 😂😘

  • @fifilovafifimoud7570
    @fifilovafifimoud7570 7 лет назад +2

    Kkkkk walee tani caadi ma aha wooo kkkkk

  • @ahmedabdulle1274
    @ahmedabdulle1274 5 лет назад

    Naciimo joker miss you wllhi maxa surmindi tabay please naciimo noso celle

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 7 лет назад +1

    pls

  • @asmalove6100
    @asmalove6100 7 лет назад +2

    kkkkkkkkkkkkkk Ala berka

  • @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407
    @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407 7 лет назад +1

    Video ga wahel la aanta qurbahana waan ka helay

  • @nasriinaali3348
    @nasriinaali3348 7 лет назад +3

    hhhhhhh ilaahey amarkii gabadhaan videos oo ay soo duubto oo ka qoslinin majiro nolow naciimo jokar thanks

  • @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407
    @mumtaasmaxamedmuusemumtaas407 7 лет назад +2

    Kkkk lkn wariifanimada naagaha ibarty, hada kabacdi waan kadigtoonaan

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 лет назад

    arin jirtee kahadashay waxan dhahaya somalida pls hada wax sadaqaysaneysid hooyada ama ehel ad kukalson tahay isaga igu geey dheh xeroyinka gaajada kajirto nimankan wax aruriyo waxad ogatan lacagta masakinta loguro barsantej kuleyihiin xitaa time kiisa masadaqeyo ee waniman shaqo kujiro hada kumanaan ayaa laguray wax quman oo dadka logeyay mad aragten

  • @ilariaterzo7003
    @ilariaterzo7003 5 лет назад

    Kkkkkk walee waa leyskadabayimid

  • @fardowsaismail9226
    @fardowsaismail9226 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkk lafa kaliya ayuu istajiyay adiga daraada ayu udhintay

  • @nurdiinasalsomali9762
    @nurdiinasalsomali9762 7 лет назад +2

    hhhhhhh macaluulingi alaa yacizaki nimco

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 7 лет назад

    inantaan mar uun yaa i tusiya walee waan ka helay shuko dabada ka duleesho

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 7 лет назад +1

    gabdhii laandhera aheyt weye

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 7 лет назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wixii sawir macaluula eed aragto inoo keen

  • @rayanabdi1390
    @rayanabdi1390 7 лет назад

    surmindi kkk magacan hadan dho qor qosol baba iga so fakanayo abaayo runta dad baa sas ku shaqaysta walahi anaba aqanaa dadkas wadado ayeeyna iska dhigan

  • @deqadeqa7952
    @deqadeqa7952 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkk lafuu meel taagayaa markasu odhan dartaa buu u dhintay

  • @neimahoussein8803
    @neimahoussein8803 7 лет назад +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @najaxahmed1594
    @najaxahmed1594 7 лет назад

    Hhhhh Walahi qad ima furo Lacag aya ku shubta dhawashadho gabdhahan

  • @hopeandhappy4433
    @hopeandhappy4433 7 лет назад +5

    illahay amarkisa notification kaga marku iso dhaco wan farxa waayo waxan ogahay inad iga qoslinayso 😂

  • @asmaabdallah1136
    @asmaabdallah1136 7 лет назад +1

    suxuloow😂😂😂 magac yaasha aaba iigu daran

  • @Ubahbeauty
    @Ubahbeauty 7 лет назад

    Hhhhhhh

  • @mirandabella8684
    @mirandabella8684 7 лет назад +2

    dad baa igaso horeyeey kkkkkk

  • @amiizaosman5926
    @amiizaosman5926 7 лет назад +1

    sur mindiyeey ani habenki anoon kudaawan mJiiftee see iga rabtaaa

  • @user-ze5ew6wz7p
    @user-ze5ew6wz7p 7 лет назад +1

    hhhhhh surmindi 😘😘😘😘

  • @fufuxubifufuxubi9262
    @fufuxubifufuxubi9262 7 лет назад

    kkkkkkkkkk Alla beerka

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 7 лет назад +1

    loooool ilahay makuu gargaraa mise

  • @mohamedtahir6
    @mohamedtahir6 4 года назад

    Waryaa suxulow😂😂♥️

  • @nuuradinislow4370
    @nuuradinislow4370 7 лет назад

    xaqiiqda jirtaa taas ah naciimo bulashada howl weyn ayad u haysaa

  • @yasmineali9190
    @yasmineali9190 7 лет назад

    kena lacagta umada siya kkkkkkkkkkk.

  • @cabdiraxmancabdistr7506
    @cabdiraxmancabdistr7506 6 лет назад

    naagataan walle waxbay so wadataa xikmad socta weeye dowlad .com

  • @ahmedsahalabdirahman1139
    @ahmedsahalabdirahman1139 7 лет назад

    naciima jookar saan u qoslaayay beerkaa ixanuunay noosoo badi

  • @foziaissa7993
    @foziaissa7993 7 лет назад

    surmidi balankacaadieeyudajineecaadimaahan kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 лет назад +1

    sur mindi qosolkeeda kuheestaa wlh

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 7 лет назад

    hhhhhhh

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 5 лет назад

    😂😂😂😂

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkk

  • @khadijadiria4029
    @khadijadiria4029 7 лет назад +1

    hhhhhh

  • @mms9640
    @mms9640 7 лет назад +2

    macaluuling kkkkkkkkkkk

  • @xamdinuurxasan1414
    @xamdinuurxasan1414 7 лет назад +1

    kkk wa wax jiro

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 7 лет назад

    waa ku soqlay surmindi

  • @hamdiahmed7405
    @hamdiahmed7405 7 лет назад +1

    kkkkkkk surmindi caadi ma aha

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkk caadi matihid naciimo

  • @amalmahmuud614
    @amalmahmuud614 7 лет назад

    kkkkk naciima jookar caadi matihid😙😙😙😙

  • @xudheyfayusuf9399
    @xudheyfayusuf9399 7 лет назад

    kkkkkkkkkk waan idiin jeclahay qali yaal kkkkkk

  • @hodanmahmudyaasiin259
    @hodanmahmudyaasiin259 7 лет назад +1

    ikkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @foziaissa7993
    @foziaissa7993 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkk

  • @najaxmire3307
    @najaxmire3307 7 лет назад

    😂😂😂😂😂😂 surmidi

  • @aliaabdirahman2634
    @aliaabdirahman2634 7 лет назад +1

    hhhhhhhhhhh

  • @MaryanCalidheereChannel
    @MaryanCalidheereChannel 7 лет назад +1

    alla run badanaa

  • @yartajecelqofkijrcrkahmed3124
    @yartajecelqofkijrcrkahmed3124 7 лет назад

    kkkkkkk allaah berka

  • @najmohaashi788
    @najmohaashi788 7 лет назад

    hhhhh

  • @safiaisse8949
    @safiaisse8949 7 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkk

  • @sihaamsharafsharaf8906
    @sihaamsharafsharaf8906 7 лет назад

    kkkkkkk

  • @somaliyasomalibaaleh2024
    @somaliyasomalibaaleh2024 7 лет назад

    nimco abayo wamaxay xilidanbe oo video ka isoo gara waina busto iyo dirin soqaata jiif cml

  • @haniabdilnasir4032
    @haniabdilnasir4032 7 лет назад

    hhhhhhhhh wa wax jiro waxa kahadashe surmidi😂

  • @hamdimoulidfarah7016
    @hamdimoulidfarah7016 7 лет назад

    Wa runteed wlh naima waad ogtahay

  • @foosahmed4813
    @foosahmed4813 7 лет назад

    walaleey maxaa lagaa watay kolay aniga sidan video yadada ubartay fiid maseexdo kaligay unbaa isla qoslah

  • @iskufilanqaalidumar3764
    @iskufilanqaalidumar3764 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatimasalat2398
    @fatimasalat2398 7 лет назад +1

    walaladey channel keyga subscribe igu sameya inshaallah ciyalkeyga aya iska leh

  • @noname-ry2nh
    @noname-ry2nh 7 лет назад

    haha

  • @acecodelegendx8929
    @acecodelegendx8929 7 лет назад +1

    klkk wa runta

  • @fartuuntoinaowke5377
    @fartuuntoinaowke5377 7 лет назад

    hhhhhh inan face ku qoty iga haysa macaluling

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 7 лет назад +1

    hhhhh fany wlhi asc hadad tidhahdo 1000dolar buu ku sinaya nima jokar

  • @musabhimiloofficial9506
    @musabhimiloofficial9506 7 лет назад

    😆😆😆😆 hhhh

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 7 лет назад

    hahaha macalul

  • @mohamedqarjuunte9986
    @mohamedqarjuunte9986 6 лет назад

    Gaaja dubatay lool

  • @fartunahmed6413
    @fartunahmed6413 7 лет назад

    Naciimo Runleey tan waa jirtaa. Plz Video-kaan ma noo soo badin kartaa?.

  • @wardaabdi275
    @wardaabdi275 7 лет назад

    keena lcagta umada siiyee

  • @farhiahassan8887
    @farhiahassan8887 7 лет назад

    kkkkkkkkkk

  • @tiinaali5560
    @tiinaali5560 7 лет назад +1

    farst comment

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 7 лет назад +1

    taasi waxan u arka in ad ishor taagedo uma dhiban wax lo.arurinayo plz ALE kabaq oo dadka wax qabanayo kaleexo wlh tan way kahaloway

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 7 лет назад

      Walal Xaqiiq waaye maxaad ula Yaabeysa Gabadha miyaadan arkin dad ka Taajiray

    • @mahammedabdugadernoor1162
      @mahammedabdugadernoor1162 7 лет назад

      Fardowso Sahal firi abayo dadka oo dhan sida masameyan way dhici karta in qof ama labo qof ee sidan sameyen lkn ogow dad si daacad ah wax uqabtay ayaa jira lkn gabadhan aniga fikrad ahan ilama fiicna xita hadi ay wada jira xoga yar umada gaajon waa logeya lkn had la.iska amuso oo ladhoho waxan dhibo dad ayaa kutajirayo waba madhiibayo oo dadka oo dhan laga dhadhiciyo in waxa ey dhibeen u qof kutajirayo sow kama siidarna tas aniga waxan qaba in qofki waxan uruurina dhaha haloo dhibo hadii uu lexsado qofkas isaga ayaa kudhib qaba

    • @mahammedabdugadernoor1162
      @mahammedabdugadernoor1162 7 лет назад +1

      +Fardowso Sahal firi abayo dadka oo dhan sida masameyan way dhici karta in qof ama labo qof ee sidan sameyen lkn ogow dad si daacad ah wax uqabtay ayaa jira lkn gabadhan aniga fikrad ahan ilama fiicna xita hadi ay wada jira xoga yar umada gaajon waa logeya lkn had la.iska amuso oo ladhoho waxan dhibo dad ayaa kutajirayo waba madhiibayo oo dadka oo dhan laga dhadhiciyo in waxa ey dhibeen u qof kutajirayo sow kama siidarna tas aniga waxan qaba in qofki waxan uruurina dhaha haloo dhibo hadii uu lexsado qofkas isaga ayaa kudhib qaba

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 7 лет назад +2

      Wad Mahadsntahay wllo lkn Tuuga waa laga Naxsada Hadii laga Aamuso Howshisa ayuu wadanaya lkn Hadii lagu Dhago hadlo wuu is Arurinaya Qofka la Sheegay waa adiga Cml

  • @chadiyaumunasri8837
    @chadiyaumunasri8837 7 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @itisaamcaraab9434
    @itisaamcaraab9434 7 лет назад

    hahha dhor islamot o macalul heyso noso radi hahahhahah wwwwww macalul ,com

  • @sabiriinmuxamud6821
    @sabiriinmuxamud6821 7 лет назад +2

    wwww.macaluul.con
    hhhhhhhhhhh

  • @qadarshafii827
    @qadarshafii827 7 лет назад

    niciimo jookar ku jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 лет назад

    Ilove you mid qalbiga ka soo go,ay nimco mcnto