Xasan cadoow caadi iskadhig wariye wen batahay hadana xagjir ah plz my bro do your job honestly believe me I like you I watch most of the time but you’re not fair. That’s all I give you advice.
Maamulqabiil sababta loo sameeyey ayaa sidaan aheyd.gorgortan dhul iyo badah somaliyeeda in lagu qaato.is afgaradkii muse itoby bada ayey ku heshay keny aydan badii maxkamada inay si hoosa ah loo siiyo maxaa diidayo..allow badbaado alle
Dowladaha dariska mid hadey hesho dowlada feredelka waxey wa neysa mida kale tan kali ma shan farmajo hata sidad aya kudhacde Ethobia ayu hayste kenya ayu waye wa tii kenya baladxawo hata dagal kusooqaden ayago watan janan marka wadankan dad caqli usaxiib ah aya horey ushegen in madax banani laheyn nimankan cadow ayey ushaqeyan allahu akbar
kalay dolada Kenya iyo itopia ma xoolo ayad modey markay xasan masibo garabsiin xitaa way yasaan xasan oo ma aaminsana in xasan masibo yahay madexwayne
Xasan cddow interpol na wax kama taqaanide horta soo baro shaqadooda . Xasan sheikh waa qabiil Ahmed na waa qabiil bal noo sheeg awooda u ku xiri karo .tan kale sharciga lagu xiraayo ma Kan Xasan dhiiqo qortay baa .. wariye qabiil inaa tahay ha is hilmaamin
Nio dadkani ma dad waalan baa War meesha dowlad la ixtiraamo kama jirto ma ninkii aad ogaydeen ee xasan gurguurte wixii uu ka samaynayey ethiopia ayaa ciddi wax ka maqlasaa dulligaasi hayska boobo habraha xamar jooga lkn meesha waa lagu kalatagay nin walpa gobolkiisa isagaa meeshuu doono la aadaya sayid axmed ayaa hore usheegay
Ma runbaa in Nidaamkii iyo Dawladdii Somaliyeed ee Carta lagu soo dhisay ay guuleysan wayday oo ku eg yahay dhamaadka mudda xileedka MW Xasan Sheikh ee May 2026. Marka la eego Kala qaybsanka sii Kordhaya ee Siyaasiyiinta iyo Maamuladda Somaliya waxay su'aal weyn gelinaysaa sida lagu dhisi doono dawlada Federalka ee Somaliya marka uu dhamaado Muddo xileedka Xasan Sheikh bisha May ee 2026. 1.Ma dibu heshiisiin dalka dibadiisa oo la isugu keenayo Siyaasiyiin matala maamuladda Somaliland, Puntland, Jubbaland iyo DFS oo mataleysa inta kaga harsan Koonfurta Somaliya. 2.Ma shir weyne dalka dibadiisa oo ay Somalida ku matalaan maamulada Somaliland, SSC Khatumo, Puntland, Galmudug, Hirshabele, KGS, Jubbaland iyo Maamulka Gobolka Banaadir. 3.Ma Nidaamkii beelaha ee 4.5 oo lagu soo dhisay Dawladdii Carta oo ISIMADA iyo Siyaasiyiin hab Qabaa'iil lagu soo xulay oo laga heshiiyo cida beel kasta mataleysa iyo saami qaybse beeleed oo Cusub ayaa lagu Noqon iyadoo la hubinayo in Somaliland ogoshahay Wakiiladeeda. 4.Ma saxbaa in 24 Sanno kadib maamulkii lagu soo dhisay Carta uu kala furfurmay kadib markii lagu fashilay in Maamulkii Somaliland lagu soo daro. Sidaa awgeed ay hadda ka baxeen Puntland iyo Jubbaland iyadoo Somaliland iyo Khaatumo banaanka ka joogeen. Taas oo keentay in Nidaamkii Carta maamulada ka maqan ay ka badan yihiin maamulada ku soo haray. 5.Ma runbaa in laga qancay Nidaamkaan doorashada ee hadda jira kaas oo Xildhibaan loo doorto shakhsiga bixiya lacavgta ugu badan dadka soo doonta. Sidoo kale Xildhibaanadu MW u doortaan Musharixii siiya lacagta ugu badan marka Ololaha doorashadu socdo. Taas oo keentay in uu maamulkii dawladda dilooday Musuq maasuq iyo karti xumo baahsan. 6.Ma runbaa in Maamuladda Somaliya 24 Sanno kadib xaqiiqowday in lagu fashilay in Somaliya laga qabto doorasho Qof iyo Cod oo dastuurka ku qornayd marka laga reebo Somaliland oo aan dastuurkaba raali ka ahayn iyo Dawlad goboleedka Puntland oo heer Gole deegaan ku kooban isla narkaasna ay madaxda DFS Siyaasada ku kala tageen oo aan wada shaqeyn kala dhaxayn dawladda Federalka ee Xasan Sheikh hogaamiyo. 7.Ma runbaa in Somalidu ku baraarugtay in Nidaamkii dawladnimo ee Carta fashilmay dhawaan markii Jubbaland xiriirka u goysay Maamulka uu hogaamiyo MW Xasan Sheikh laakiin in muddo ahba uu khilafka Somalida dhexdeeda sii balaaranayey oo ay saldhig u ahayd in Somaliland laga furfuri waayey damaceeda gooni isutaaga siddoo kale ay amniga gudaha khalkhal geliyeen dagaalada Al-shabaab iyo Isku dhacyo beelaha oo dalka oo dhan ku baahay DFS awoodi weyday iney wax ka qabato. 8.Ma runbaa iney lama huraan tahay in Mudada Sanadka iyo bilaha ka harey muddo xileedka DFS laga sii fakaraa qaab kale oo lagu gaari karo dawlad midnimo Somaliya oo heshiis lagu wada yahay maadaama mashruucii Carto u muuqdo inuu soo gaba gaboobay 24 Sano kadib. 9.Ma runbaa iney muhim tahay si loo midoobo in maamulada Waqooyiga lagu maslaxo wax ay ku qanci karaan oo ku yeelaan Midnimada sida in Xilka Madaxweynaha Somaliya iyo Caasimada ay kala qaataan Somaliland iyo SSC Khatumo oo gorgortan banaanka looga heshiiyo. 10.Ma runbaa in haddii aan dawlad Midnimo qaran la helin uu dalku khatar ugu jiro in aqoonsiga Caalamiga ah ee Somaliya kaga qayb gasho shirarka dibada iyo midka deeqaha ee maamulada la siiyo ay joogsan karaan oo Soomaaliya Noqoto maamulo yaryar oo gaar gaar ah midkoodna uusan aqoonsi Caalami ah haysan Koonfur iyo Waqooyiba. 11.Ma runbaa in qaybo ka mid ah dhulka Somaliya ay khatar ugu jiraan in dalal shisheeye oo ITOBIYA iyo Kenya ka mid yihiin goostaan. Mase runbaa iney qaybahaas oo bad iyo beriba leh ay dalalkaas shisheeye ku doodayaan iney haystaan saxiixyo Siyaasiyiin Somaliyeed oo kula heshiiyay. 12.Ma runbaa in Somaliya oo Adduunku siyaalo badan u caawiyey sida mid dhaqaale sida deymankii laga cafiyey, deeqo 30 Sano la siinayey, shirar badan loo qabtey, laga tixgeliyey fagaarayaasha Caalamiga ilaa ay guddiga Joogtada ee golaha Amaanka xubin loogu doortay ay nidaamkooda maamul hoos u daadejin waayeen oo ku mashquuleen siyaasiyiintoodii dano gaar ah iyo dibad wareeg. 13.Ma runbaa in hay'adda Shisheeye u balan qaadeen MW Xasan Sheikh hadduu Marin badeed ITOBIYA siiyo in la guddoonsiin doono abaalmarinta Nabadda ee Novel Peace PRIZE 14.Ma runbaa in saxiixii Muuse Biixi uu ITOBIYA ugu ogolaaday marin badeed iyo Saldhig Militery inuu shaqeyn waayey. Islamarkaasna uusan Shaqeyn doonin MW Xasan Sheikh iyo MW kale ee waraaqo badda Somaliya ugu ogolaanayo ITOBIYA ama Kenya Saxiixa. 15.Ma runbaa in damaca ITOBIYA ee bada Soomaaliya uusan wax badan ka duwaneyn damacii Kenya ee bada Somaliya kaas oo horey u fashilmay. 16.Ma riunbaa in Khatarta ugu weyn ee Somaliya haysata ay tahay MW-yaasha iyo Madaxda kale ee doonaya iney dano gaar ah iyo kuwo siyaasadeed dhaafsadaan danta guuud islamarkaasna saxiixaya arrimo Somaliya khatar ku ah oo aaney jirin Cid u wakiilatay ama u siisay awood dastuuriya. 17.Ma runbaa in Siyaasi Salaad Cali Jeele Somalida horey uga digey Khatarta madaxdu dalka u soo jiidi karaan ee la xiriira badda, dhulka iyo Kheyraadka ku jira. 18.Ma runbaa In Siyaasiyiinta Somalida qaarkood dalalka Shisheeye Siyaasad kaga daneystaan halka qaar kalena damcayaan iney qaybo dalka ka mid ah wax kaga badashaan???? 19.Ma runbey Noqotey doodii Somaliland ee ahayd in Xasan Sheikh uusan diidaneyn in ITOBIYA bada Somaliya meel ka degto ee uu diidanaa Saxiixa Muuse Biixi oo doonayey inuu Isagu saxiixo. 20.Ma runbaa in reer Somaliland ay dagaal ka xigaan in ITOBIYA saxiixa Xasan Sheikh ku degto Zaylac oo ay ka dagaalami doonaan beelaha Somaliyana la difaaci doonaan Zeylac. Allaha Somaliya ka badbaadiyo khataraha badan ee muuqda. Wabillaahi towfiiq.
Hawiye so ma ahan kuwa u qixinayo canshuurta xoog loga qado u boobo gumado darood hawiye lama dego xasan munafaq cashurna idinkama qado dhulkinana ma idinka qixinin meedadkinana ma.so qufan wale hawiyuu babiyey abgaal jifadisa ma ahane
Waa in ay dhinac walba ku fashilantay dawlada federalku Somaliya iyo waji gabax, axmed madoobe inta u maamulo iyo inta Hassan sheekh maamulo waxa weyn dhul ahaan inta axmed madoobe maamulo markaa sidee Hassan sheekh usoo xidhi karaa,
Kenya iyo itopiya ,,ayaa somali ku baashalaya,,,
Madaxweyne Axmad Daacad Guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dowlanimo somaliya uma soo dhowo,,sabir allah nasiiyo,,,walaahi somali waa la haysta,,gumeysi bay ku jirta lakin dadka somalyeed wax ma fahamsano
Soomaaliya Dowlad Kama Jirto I Waa Leyskaga Ciyaaraayaa Imaaraatka Iyo Wixii La Mida. 🇸🇴🙏🇸🇴😭😭😭😭😭
Waa jabkii afraad oo ku dhaca hassan shiikh mahamuud siyaasada waa loo dhashaa
Dowlad Hawiye waxba kama qaadi karto madaxweyne Darood ah oo Darood matala😂
Axmed madoobe inaan Kenya Cidna kalahayn ma’Ogid miyaa !
Maqaleey warlaay !! Ogaden -
Aqoon !! Reerku waa Kenyaan !!
iska Baro !!
That is good news
Sayid axmed islaan guul aabaha jubaland
Qaadka.kenya haka joojiso haday.run sheegayso.
❤
Axmad madobe kenya so dhulkisa labad ma ahan ogadeen kuyaca abgaalka nairobi iyo kismayo joga bahahinka
Dowlada Federaalka Somalia Cidna kuma Eedeenkarto Interbol dad isku heesto dowladooda
Wa edaysane ahmed madow zxb ee hadalka inaga hagajii
Guul madaxweynaha juballand
Inter-pol Qofkaas waa Nebcahay ee ii qabta kuma shaqeeyaan ee Repoot sax ah oo waliba ka,baaraan degeen dhan walbana kafiiriyeen bay aqbalaan
😂😂wariyahan balayaabay
Walaahi waa cajiib Kenya ma daahirsameeyso
Xasan cadoow caadi iskadhig wariye wen batahay hadana xagjir ah plz my bro do your job honestly believe me I like you I watch most of the time but you’re not fair. That’s all I give you advice.
Axmed waaa shaqaale u dhaqeeya Kikuyo.Iyaga ayaa meesha keensaday .
Iyaga ayuu u shaqeeyaa.kkkk
Waa adoon meesha la keensaday.
Ka-kala kexeeyaan ❤
waa edaysane
Xasan.cadow.axmed.dambi.magalin
Ogow.hadalkaga.wa.si.an.fahan
Sanahay
Wariyayaashu sharciga ha bartaan intarbol waxay soo qabankartaa cid xukun kama damays ahi ku dhacay oo intarbool dalkeedu ka mid yahay.
Dowlad somaliya kama jirto HAG magaca somali ceebta ka daaya
Xasan waa mayorka muqdisho kkkkkk
Hawaadii rayidka ayaa loo isticmaalay siyaasad iyo curyaamin, soomaali isma aamini karto ee confederation hala isugu yimaado,
Istaaq furullaah intuu hadlaaya waan qoslaayay kkkk😂 calidheere nika afduuba ah inlahelay
Reerku waa waasheen Aryaa kismayo buu Ku xayirnaa
Caqliga reerku waa kan wariye Ku sheega hassan cade maha LA fadhiyo
Werye xasan ,Axmed madowe waxba maka qaadi kartid adigoo Haweye ah 5:46 6:06
Subxaanalaah
hogaamiyayaasha dawlada soomaaliya iyo wariyayaasheedu caqli xumada may iska daayaan dawlada kenya iyo dawlada Ethiopia midnama xidhi karto umana dhawaan karto
Maladeyda waxey isheegysaa in axmed madoobe la shirqoolay
Itoobiya ay ku qancisay kenya in ninkaan shabaqa so geliso.
ciidankii uu wax walbo Ku maquunin lahaa isaga ebar Ka dhigay haguuleysto.axmed madoobe
Xasanow waadiga xuurtaysane maantay waxaad rabilahayd in xaaladu dhankale Tahay.
Maamulqabiil sababta loo sameeyey ayaa sidaan aheyd.gorgortan dhul iyo badah somaliyeeda in lagu qaato.is afgaradkii muse itoby bada ayey ku heshay keny aydan badii maxkamada inay si hoosa ah loo siiyo maxaa diidayo..allow badbaado alle
Axmed madoobe waxuu ushaqeeya kenya taas ma cid ay kaqarsantahaa jirta
Arrest him
Kkkkkk. Ilaahow isku dir
Wadanka iyo dhul boobka ayaan ogeen hada waxaan bilaawday in laboobo doorashada mida kalle ninkii badda gatay iyo kii ciidanka militariga dilay waa isku danbi
Dawlad ma jirto ee waa mooryan dhul boob hantida guud ee ummada dhacday
Ninkaan yaa wariya ku magacaabay subxanallah omg sida loo hadla xataa mayaqaan
Waa ceeb xasan sheekh haysata jubaland miyaanay maamul gobaleed ahayn waxaa cadaatay jubland in ay kenaya ka tirsan tahay
Somalia AAA Kenya katirsan walal
Dowlad 🇸🇴 😱 dowlad🇸🇴 😱
Xagey jirta
AWALBA XASAN SH 2BDAAN WEEYKA SOO HORJEEDAAN
War maxay kudoowladrenayaa lavagaha aduunkasiiya kuma uusan xayarneene gurigiisuu joogay markuu rabayna wuubaxay isku xishooda
Xasan xamar buu xakumaa ahmedna jubbland buu xakumaa ahmed rooboow maha hoyadaadi hawiye futamadawga ahayd wass
Dawlad hawiye miyaa interpol nin darooda u diri karta iyaagaba heeg joogee itopiya kinda daroodbaa wax ka she hawiye lagama yaqaan
hawiyow maxaad qaadi adigan wariyaha isku sheegaya is adkee sxb qal qal ayaa kaa muuqda
Adiga qabyaalada kaa buuxda mardhow qalal ayaa kugu dhacaya oo ku aamusiin doona waayo xumaan unbaad ka shaqeeysaa.
QAADKA HAJOOJISO HADEE EEY WAX QABANEEYSO
Badow ba Somali ka talisa. Waxay modayan in ay Interpol iyaga u shaqayso.
Madaxweynaha juballan axmed maxamed islaam waa sharci safarka wayo waa madaxweyne dhan ee juballand
Axmed madoobe isaga neyrobi leh kkkkkkk
Kkkk interpool abgaal ma ah caqli dameer baa SaaS u fikar
Dowladaha dariska mid hadey hesho dowlada feredelka waxey wa neysa mida kale tan kali ma shan farmajo hata sidad aya kudhacde Ethobia ayu hayste kenya ayu waye wa tii kenya baladxawo hata dagal kusooqaden ayago watan janan marka wadankan dad caqli usaxiib ah aya horey ushegen in madax banani laheyn nimankan cadow ayey ushaqeyan allahu akbar
kalay dolada Kenya iyo itopia ma xoolo ayad modey markay xasan masibo garabsiin xitaa way yasaan xasan oo ma aaminsana in xasan masibo yahay madexwayne
Xasan cddow interpol na wax kama taqaanide horta soo baro shaqadooda . Xasan sheikh waa qabiil Ahmed na waa qabiil bal noo sheeg awooda u ku xiri karo .tan kale sharciga lagu xiraayo ma Kan Xasan dhiiqo qortay baa .. wariye qabiil inaa tahay ha is hilmaamin
Hawiye futo madoobe iska ooya Nacalaa nacladii ini dhashey wase nin daarood ah miyaa xuku kartaan
Adiga mawariye ayad tahay mise usc mesha dowlad kama jirto
War qofkaan saxaafada ilhaano buy Ku yahay
Qabiil buu caqliyan meesha LA fadhiyo
Sxb xasan shiikh kenya diyaradeheda ma xiri karaa haddii uu xiro jaadka yaa u kenaya. Kkkkkkkkk
Guul ahmed
Niyow odeygan qoslaye meesha ha dhafo balayadu
Dhadhaxad.matihid.cid.qaban.karta.majirto
Kenya iyo itoobiya in soomaaliya 😂dhisanto marabaan
Waaran ku lahaaa waaran miyaa kenya ka shaqeeya maxkamad beenaadkii Abgaaal dhistay
Nio dadkani ma dad waalan baa War meesha dowlad la ixtiraamo kama jirto ma ninkii aad ogaydeen ee xasan gurguurte wixii uu ka samaynayey ethiopia ayaa ciddi wax ka maqlasaa dulligaasi hayska boobo habraha xamar jooga lkn meesha waa lagu kalatagay nin walpa gobolkiisa isagaa meeshuu doono la aadaya sayid axmed ayaa hore usheegay
Ma runbaa in Nidaamkii iyo Dawladdii Somaliyeed ee Carta lagu soo dhisay ay guuleysan wayday oo ku eg yahay dhamaadka mudda xileedka MW Xasan Sheikh ee May 2026.
Marka la eego Kala qaybsanka sii Kordhaya ee Siyaasiyiinta iyo Maamuladda Somaliya waxay su'aal weyn gelinaysaa sida lagu dhisi doono dawlada Federalka ee Somaliya marka uu dhamaado Muddo xileedka Xasan Sheikh bisha May ee 2026.
1.Ma dibu heshiisiin dalka dibadiisa oo la isugu keenayo Siyaasiyiin matala maamuladda Somaliland, Puntland, Jubbaland iyo DFS oo mataleysa inta kaga harsan Koonfurta Somaliya.
2.Ma shir weyne dalka dibadiisa oo ay Somalida ku matalaan maamulada Somaliland, SSC Khatumo, Puntland, Galmudug, Hirshabele, KGS, Jubbaland iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
3.Ma Nidaamkii beelaha ee 4.5 oo lagu soo dhisay Dawladdii Carta oo ISIMADA iyo Siyaasiyiin hab Qabaa'iil lagu soo xulay oo laga heshiiyo cida beel kasta mataleysa iyo saami qaybse beeleed oo Cusub ayaa lagu Noqon iyadoo la hubinayo in Somaliland ogoshahay Wakiiladeeda.
4.Ma saxbaa in 24 Sanno kadib maamulkii lagu soo dhisay Carta uu kala furfurmay kadib markii lagu fashilay in Maamulkii Somaliland lagu soo daro. Sidaa awgeed ay hadda ka baxeen Puntland iyo Jubbaland iyadoo Somaliland iyo Khaatumo banaanka ka joogeen. Taas oo keentay in Nidaamkii Carta maamulada ka maqan ay ka badan yihiin maamulada ku soo haray.
5.Ma runbaa in laga qancay Nidaamkaan doorashada ee hadda jira kaas oo Xildhibaan loo doorto shakhsiga bixiya lacavgta ugu badan dadka soo doonta. Sidoo kale Xildhibaanadu MW u doortaan Musharixii siiya lacagta ugu badan marka Ololaha doorashadu socdo. Taas oo keentay in uu maamulkii dawladda dilooday Musuq maasuq iyo karti xumo baahsan.
6.Ma runbaa in Maamuladda Somaliya 24 Sanno kadib xaqiiqowday in lagu fashilay in Somaliya laga qabto doorasho Qof iyo Cod oo dastuurka ku qornayd marka laga reebo Somaliland oo aan dastuurkaba raali ka ahayn iyo Dawlad goboleedka Puntland oo heer Gole deegaan ku kooban isla narkaasna ay madaxda DFS Siyaasada ku kala tageen oo aan wada shaqeyn kala dhaxayn dawladda Federalka ee Xasan Sheikh hogaamiyo.
7.Ma runbaa in Somalidu ku baraarugtay in Nidaamkii dawladnimo ee Carta fashilmay dhawaan markii Jubbaland xiriirka u goysay Maamulka uu hogaamiyo MW Xasan Sheikh laakiin in muddo ahba uu khilafka Somalida dhexdeeda sii balaaranayey oo ay saldhig u ahayd in Somaliland laga furfuri waayey damaceeda gooni isutaaga siddoo kale ay amniga gudaha khalkhal geliyeen dagaalada Al-shabaab iyo Isku dhacyo beelaha oo dalka oo dhan ku baahay DFS awoodi weyday iney wax ka qabato.
8.Ma runbaa iney lama huraan tahay in Mudada Sanadka iyo bilaha ka harey muddo xileedka DFS laga sii fakaraa qaab kale oo lagu gaari karo dawlad midnimo Somaliya oo heshiis lagu wada yahay maadaama mashruucii Carto u muuqdo inuu soo gaba gaboobay 24 Sano kadib.
9.Ma runbaa iney muhim tahay si loo midoobo in maamulada Waqooyiga lagu maslaxo wax ay ku qanci karaan oo ku yeelaan Midnimada sida in Xilka Madaxweynaha Somaliya iyo Caasimada ay kala qaataan Somaliland iyo SSC Khatumo oo gorgortan banaanka looga heshiiyo.
10.Ma runbaa in haddii aan dawlad Midnimo qaran la helin uu dalku khatar ugu jiro in aqoonsiga Caalamiga ah ee Somaliya kaga qayb gasho shirarka dibada iyo midka deeqaha ee maamulada la siiyo ay joogsan karaan oo Soomaaliya Noqoto maamulo yaryar oo gaar gaar ah midkoodna uusan aqoonsi Caalami ah haysan Koonfur iyo Waqooyiba.
11.Ma runbaa in qaybo ka mid ah dhulka Somaliya ay khatar ugu jiraan in dalal shisheeye oo ITOBIYA iyo Kenya ka mid yihiin goostaan. Mase runbaa iney qaybahaas oo bad iyo beriba leh ay dalalkaas shisheeye ku doodayaan iney haystaan saxiixyo Siyaasiyiin Somaliyeed oo kula heshiiyay.
12.Ma runbaa in Somaliya oo Adduunku siyaalo badan u caawiyey sida mid dhaqaale sida deymankii laga cafiyey, deeqo 30 Sano la siinayey, shirar badan loo qabtey, laga tixgeliyey fagaarayaasha Caalamiga ilaa ay guddiga Joogtada ee golaha Amaanka xubin loogu doortay ay nidaamkooda maamul hoos u daadejin waayeen oo ku mashquuleen siyaasiyiintoodii dano gaar ah iyo dibad wareeg.
13.Ma runbaa in hay'adda Shisheeye u balan qaadeen MW Xasan Sheikh hadduu Marin badeed ITOBIYA siiyo in la guddoonsiin doono abaalmarinta Nabadda ee Novel Peace PRIZE
14.Ma runbaa in saxiixii Muuse Biixi uu ITOBIYA ugu ogolaaday marin badeed iyo Saldhig Militery inuu shaqeyn waayey. Islamarkaasna uusan Shaqeyn doonin MW Xasan Sheikh iyo MW kale ee waraaqo badda Somaliya ugu ogolaanayo ITOBIYA ama Kenya Saxiixa.
15.Ma runbaa in damaca ITOBIYA ee bada Soomaaliya uusan wax badan ka duwaneyn damacii Kenya ee bada Somaliya kaas oo horey u fashilmay.
16.Ma riunbaa in Khatarta ugu weyn ee Somaliya haysata ay tahay MW-yaasha iyo Madaxda kale ee doonaya iney dano gaar ah iyo kuwo siyaasadeed dhaafsadaan danta guuud islamarkaasna saxiixaya arrimo Somaliya khatar ku ah oo aaney jirin Cid u wakiilatay ama u siisay awood dastuuriya.
17.Ma runbaa in Siyaasi Salaad Cali Jeele Somalida horey uga digey Khatarta madaxdu dalka u soo jiidi karaan ee la xiriira badda, dhulka iyo Kheyraadka ku jira.
18.Ma runbaa In Siyaasiyiinta Somalida qaarkood dalalka Shisheeye Siyaasad kaga daneystaan halka qaar kalena damcayaan iney qaybo dalka ka mid ah wax kaga badashaan????
19.Ma runbey Noqotey doodii Somaliland ee ahayd in Xasan Sheikh uusan diidaneyn in ITOBIYA bada Somaliya meel ka degto ee uu diidanaa Saxiixa Muuse Biixi oo doonayey inuu Isagu saxiixo.
20.Ma runbaa in reer Somaliland ay dagaal ka xigaan in ITOBIYA saxiixa Xasan Sheikh ku degto Zaylac oo ay ka dagaalami doonaan beelaha Somaliyana la difaaci doonaan Zeylac.
Allaha Somaliya ka badbaadiyo khataraha badan ee muuqda.
Wabillaahi towfiiq.
Axmed hawiye ma soo qabankaro wax kala ma haysa?
Adiga oo aan qabiil gaadhin, Hassan sheekh adeer Hawiye ma matalo waa nin soo shaqo tagay oo umadii somaliyeed xumaan dhex dhigay, Hassan sheekh wuxu Somaliya ku riday god madow, Hawiye Adeer Hassan sheekh ma rabaan dhamaan Axmed madoobe way taageeren waayo axmed madoobe ayaa saxsan, markaa adeer dad wada dhashay baynu nahee inaga dhaaf Hawiye
@dalaisacgibril5899 xassan hawiye dhibaatp ku ma hayo laakiin daarood wuu dhibasteeyey
Hawiye so ma ahan kuwa u qixinayo canshuurta xoog loga qado u boobo gumado darood hawiye lama dego xasan munafaq cashurna idinkama qado dhulkinana ma idinka qixinin meedadkinana ma.so qufan wale hawiyuu babiyey abgaal jifadisa ma ahane
Idris darooda.uu hadashay hawiye isaago u.s.c. jabhad ayaa s.bare oo daroot oo dhan dhinac taakan yihii ayaan qori idinkaga sarnay somalia maandan waa hawiyihii dalka ka saaray ayaa hor taagan xaa qadi kartaa uutanko labad is diyaari haweye coos jooke for live non more darood iris is merji maqnuud yahyoh
Jab iyo naaso beel ayey agaga dhigan tahay dowlad isku shega moqdisho
Waryaa.neefoow.kenya.axmed.ayaaxakuma.caradiina.ladhinta.adigaiyoxasan.ciilqabe.iyoxuluufadiinaba.nacasyohow
Xasan wasoo afgoy in uu istogto bahartay
Axmed waxba lagama qabankaro
Cali wajiis weydii !!!
war ninku argagax ayaa haya nacalaa wajigiina kuyaal
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
Xasan tuug baa nacay qada xun buu xasan ka iibsada dawlada xagee joogta xamar dawlada kama jirto ooyade
Wallaahi hasanoow waxaaba u malaysaa sida aad u xiiqsantahay calidheere inlahelay hogaamiyaha shabaab 😅
Hawiye doqonsana nin ogaadena miyayrabtaa in Ethiopia iyo kenya lagarebo
Walee mooryantii hawiye waa la waalay😂😂😂😂
Majiraan wax layirahado dowlad somali.
Madaxweynaha juballan axmed maxamed islaam waa sharci safarka wayo waa madaxweyne dhan ee juballand