Cududa Iyo Awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Somalia oo Saaka lasoo Bandhigay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our RUclips channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Комментарии • 261

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 года назад +16

    Habalyo ciidanka guulaso somali inshaallah Madaxwayne Farmajo 🤲🤲✊💪💪✊✊

  • @mash-allaha7166
    @mash-allaha7166 2 года назад +27

    In my whole life today is my best day seeing Somalia military back.

  • @a.mm.6742
    @a.mm.6742 2 года назад +14

    Asalama alaykum
    Somaliyeey ilahay ha noo xafido ciidankeena iyo Maxadweynahena

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 года назад +14

    Maan sha allah Hambalyo guud ahaan umada Soomaaliyeed guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan Sidookale guul mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta dabadhilifku hadhaco ushaqeeya shisheeyaha hadhaco

    • @aminaadeee9195
      @aminaadeee9195 2 года назад +3

      👍👍🇸🇴💙🇸🇴

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 2 года назад +3

      Insha ALLAH wllo guul iyo gobinimo hamaan ummad somaaliyeed meel walbo ay joogaan madaxweynahayno mar labaad RABIGAYNO hanoo soo celiyo Nabad iyo nolo Insha ALLAH☝💚❤💖

  • @mohamedbudul2309
    @mohamedbudul2309 2 года назад +5

    Masha Allah, Somaalya dib ayay u curatay maanta, madaxweyne Farmaajo guuleyso weligaa

  • @samawade6470
    @samawade6470 2 года назад +4

    Allayle waa bilaw fiican, waa halkii ay reer galbeedku dhihi jireen ciidadamada XDS " ciidamada tirada yar ee tayada badan " 👏👏👏👏👏

  • @maxamadmaracademaxamadmara9550
    @maxamadmaracademaxamadmara9550 2 года назад +7

    Mudane madax weeyne farmaajo guul waligaa cadawgaaga hajabo jir joog farmaajo libaax qarniga 21aad wiilka lanolin waayay fariidka halisbadan meertoole farmaajo guul waligaa mudane

  • @JabirIbrahim-b8x
    @JabirIbrahim-b8x 9 месяцев назад +2

    🇸🇴 somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍

  • @AbdulkaniNurey
    @AbdulkaniNurey 8 месяцев назад +1

    Cabsi cabsi from somaliland

  • @sharmarkeabdihassan6098
    @sharmarkeabdihassan6098 2 года назад +3

    Shabaaabka may naga ceshaan ciidan awoodaas leh mise waa ciidan shaqsi

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 года назад

      Somaliya Ciidanka inta leeg ma hasto waayo xaaday ciidan inta leeg cadowga hareeraha iyo Alshabaab midna ma haleelen somaliya nabad gadha

  • @diidaqabyaalada5004
    @diidaqabyaalada5004 2 года назад +3

    SSTV WAXUU KAMID AHAA
    KUWII KAXUMAA DHISIDA CIIDA KA IYO SOOBANDHIGISTA AWOODIISA RUUXA DHUUNI QAATAHA WAXAA LAGUYAQANAA HADAF MALEH MALINBA MEELBEEY KAGASHAA
    GUUL CIIDAMADA SOMALIYEED IYO MADAXWAYNAHABA

  • @sultanroble6834
    @sultanroble6834 2 года назад +3

    MA wonderful somali troops

  • @saciidxaji2381
    @saciidxaji2381 2 года назад

    Guuuuul xogadalka masha alh

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 года назад +3

    Maasha allah allah ha quwadeeyo ciidanka soomaaliyeed hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda aamiin soomaali soomaali baa leh allah ha naga qabto kuwa dhibaatada iyo fowdada wado ee dalaaliinta ah ee cadowga u adeego ee dhiiga shacabka ka macaashey aamiin soomaali soomaali wey dhaqaaqey ee allah ha u saaidiyo wanaaga soo ifayo aamiin Allah dhalinyarada ha fahansiiyo wanaaga dalkooda hana ka dhigo kuwii dalkooda u istaaga aamiin soomaali wey dhaqaaqdey ninkii hurdow toos kii taaganoo dhaqaaq aan aduunka la qabsanee

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 Год назад +2

    Alah haethen garabgalo inshallah

  • @kayzekayzeadan1029
    @kayzekayzeadan1029 2 года назад +3

    Maasha alaah tabaarika Allah isha cadawgu idinma asiibto

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 года назад

    Waa afar babùr Turkiet

  • @maryanabdi7338
    @maryanabdi7338 8 месяцев назад

    Masha allah

  • @ruuncaliaadan8644
    @ruuncaliaadan8644 2 года назад

    Mansha alaah allow noosiyaadi

  • @asiya9943
    @asiya9943 2 года назад

    Mansha alah wilashena alaha idin xafiido aloow ciimrigina dheere ❤️

  • @WaberiYoussouf-gk3xk
    @WaberiYoussouf-gk3xk 8 месяцев назад

    MACHAAAA ALLAH

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 2 года назад +1

    Guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guleyso guuuuuuuuuuul farmaajo guul Somali amiy Gul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guuuuuuuuullllll

  • @xalimosicid5729
    @xalimosicid5729 2 года назад +2

    Maansha allaah alla qurux badanaa illaahow cadowgooda jabi Aamiinisha baxarka bada guuleysta idinka iyo farmaajaba iyo inta soomaalinimadu ku weyn tahay ha dhinto kii idinka naxa oo duli ah dadkiisa iyo dalkiisaba u jabiya cadowga kenyo iyo imaaratiyo wixii la mida cadowgiina cagta hoosteeda

  • @bushramahamed622
    @bushramahamed622 2 года назад +2

    Masha allah tabaaraka allah umada soomaaliyeed cadawgeeda allaw jabi

  • @cige3636
    @cige3636 2 года назад +1

    Kkkkkkk waan ku qoslay

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 2 года назад +2

    Hambalyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed 12 April 62 yrs ago Guul iyo Gobanimo barwaaqo iyo Caafimaad Inshallah Long Viva President of Somalia Mudane Mohammed Farmaajo Make Somalia Great Again and peaceful Nation Insha Allah Khayr Waankuu Hanweynahay Keep going forward 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️😍😍😍😍😍❤️❤️😍😍❤️😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💓💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️🙏💕💓🙏❣️🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹❣️🙏🙏💓🙏🏘️💓💕🌹🙏💕🏘️💓🙏

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 2 года назад

      Anab nur sawirka kuu saaran waa xasuus Black and white waayo waayo

  • @abdikaafihassan8635
    @abdikaafihassan8635 9 месяцев назад

    Masha allah somali guuuuul ❤

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali1725 2 года назад

    Guul somalia

  • @shakuudabdi7453
    @shakuudabdi7453 2 года назад +1

    Hambalyo xoga dalka

  • @babunabdan8063
    @babunabdan8063 2 года назад

    Maasha Alaah ka naxow nafta waa

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 2 года назад

    Kuwii Soomaali galbeed xorayn lahaa weeye ee is muujiya inta igu raacaan🇸🇴☝️📌

  • @maryanali9186
    @maryanali9186 2 года назад

    Maashaa alaah guulaysta

  • @anassharif1713
    @anassharif1713 2 года назад +1

    Massha allaah maasha allaah cadawga cagta hootisa dal iyo dibadba meel ay jooganba insha allaah

  • @kaahaaxmedtrsw34foryfxxzst53
    @kaahaaxmedtrsw34foryfxxzst53 2 года назад

    Mashaa alaah ilaahay ayaa mahadle dawlada dad daacada gacanta u galiyey

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 года назад

    Mashallah guul iyo gobanimo Inshallah soomaliya guul

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 2 года назад +2

    WAXANI MAXAY QABTAAN HORTAY IYAGAABA ALSHABAAB AH

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 года назад

      Hh somaliya ilaahay ayaay leedahay ciidana ma u joogo ee ilaahay ha siyo

  • @abdirizackadow9815
    @abdirizackadow9815 2 года назад +2

    Farmajo guul

  • @haliimomealinfarah8574
    @haliimomealinfarah8574 2 года назад

    Masha Allah 🌷🌷🌷👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️

  • @abdullahijama4744
    @abdullahijama4744 2 года назад +3

    mash allah guuleysta ciidanka Somalia.waa waxlagu farxo in shaa allah ciidankeni layaqaanay ayaa sonoqonaya.

  • @saidaabukarosoble1867
    @saidaabukarosoble1867 2 года назад

    Guul somalia Guul NABAD iyo nolol

  • @fouedahmad
    @fouedahmad 2 года назад

    Masha allah 🥰🤩

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 месяцев назад

    LIKED

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤guuuuuuuuleysto

  • @abdixamiidababdiciis2307
    @abdixamiidababdiciis2307 2 года назад

    Manshllh mahadasanidi president faramjo

  • @msomali651
    @msomali651 2 года назад

    MaashaaAllah ka naxow Nafta waal

  • @danab8753
    @danab8753 2 года назад +1

    Allxamdullila tangiyada Hargeysa yaala 18 may so gaara.
    Guul somalia iyo #somaliland.

  • @abdullahisheikh1075
    @abdullahisheikh1075 2 года назад

    Mashaa,allah ciidanka xoogga dalka

  • @hamseabdalla4333
    @hamseabdalla4333 2 года назад +2

    waxaas ayuunbay wiilal yar oo ar gagi xiso ihi eryanysaaa oo laynaysaa waar ciidkan keena mxaa ka qaldan

  • @cabdiaxmedxasan8838
    @cabdiaxmedxasan8838 2 года назад

    M,a cidanka x,d,s,guul wacan

  • @saidfarah8941
    @saidfarah8941 2 года назад

    masha allah ale haxiftiyo aamin aamin aamin

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 2 года назад

    masha alah masha alah

  • @ramadhannuur7587
    @ramadhannuur7587 2 года назад +1

    Aabo Farmajo Guul

  • @Wachumm
    @Wachumm 2 года назад

    #Keep #Good #Relation to #Kenya.

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 2 года назад

    Gallad maanta masuuxay ??

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад

    Ma alah

  • @abdiomar7315
    @abdiomar7315 2 года назад

    Masha alllah ciidanka qaran waxa mar walba ka naxa cadawga iyo dadka cadawga u adeega

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 9 месяцев назад

    Somalia ha nooolaato geesyadhena🇸🇴🔥

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 года назад +2

    send to lower shabeele so they can clean al shabab from those area if somalia got this army

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 2 года назад +1

    Kkkk may Allah shabaab ka Saran Dalka. Kudhuu did. Amisom Baa

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 2 года назад

    Guul guul iyo goba nimo waxaan allaah karajeyneynaa sanadka sanadkii in dalkoo dhan sidaan iyo sikasii weyn looga dabaal dego guulaysta geesiyaasha geeska afrika

  • @sabadshire9910
    @sabadshire9910 2 года назад +1

    Mnsha allh allow dalka nabad noga dhig allow wixii dhib wada naga qabo aloo duceeyo madax weynaheena jarmajo alle aku xifdiyo farmajo allow markale noo soo celi

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 года назад

    Maasha alaah

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir 2 года назад +3

    Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed
    Waa Astaan Wanaagsan
    & Sharaftii Wadanka Somaliya
    Hadana Waamid
    Qofkii Aan Soomaalinimo
    Rajakalahayn Aanu Mahadinayn
    Wanaagan Dharaarta Lasoo
    Bandhigay

  • @shabeele1968
    @shabeele1968 2 года назад

    Waa ku wii geeleyga dhacay barkadaheenii burburiyey

  • @qadiijomuse7479
    @qadiijomuse7479 2 года назад +2

    Waa ciidamada caburinta shacabka hal tuulo ma xoreyn

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 года назад

      Waxaan oo ciidan ah somaliya malahaa waayo xaaday xaaday ciidanka inta leeg joogo meelkasta way xoraatsanlahayen alshabaabna may arkeen

  • @nimcoabdi6344
    @nimcoabdi6344 2 года назад

    Alaha barakeeyo ciidankanaga

  • @osmanibrahim6770
    @osmanibrahim6770 2 года назад

    Maanshaa allah

  • @Wachumm
    @Wachumm 2 года назад +2

    Am proud of seeing somalia The Army Matching Rather seeing Ashabab matching,. Am Proud For #Kenya Roll bring peace to somalia.

    • @saadaq6479
      @saadaq6479 2 года назад +1

      Thanks

    • @nabibomohamedafrax2818
      @nabibomohamedafrax2818 2 года назад

      LOL you kill our People and steal our resources. Somalia is for somalis amisom needs to go home .you Are only here becouse of america and you are doing their jop . We will dragged you like we did to americs and 62 other countrys in 1993

  • @massmass8300
    @massmass8300 2 года назад

    wf wf wf way dhaqaaqday
    👍👍👍👍🌻🌻🌻🌻🌻🌻🌻

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 года назад +1

    Wariyaha qaylo mooyaane qof af somaliga ama sida wax loo xayaysiiyo caan ku ah maaha

  • @shiinexaashi421
    @shiinexaashi421 2 года назад

    Maanaan.arag.wax,ey,difaaceen

  • @kaahaaxmedtrsw34foryfxxzst53
    @kaahaaxmedtrsw34foryfxxzst53 2 года назад

    Iaahay inta diinta dalka iyo dadka daacada u ah markale noogu soo celi madax nimada aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 2 года назад

    maansha Allah Cadawgood hajabo

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 года назад +2

    looma baahna igu sawir shaqadoodu waa inay la dagaalamasn cadowga gafuur weynta ah ee ugandha brundi. kadibna al shabaab

  • @maxamedcumarsisaxmed8135
    @maxamedcumarsisaxmed8135 2 года назад +1

    waxan maxad USO qaden sow ma ogidin waxba ineysan dadka iyo dalkaba u qaban

  • @a.mm.6742
    @a.mm.6742 2 года назад

    Mashalah ciidankeena

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 2 года назад +3

    AL SHABAAB ISKA QABTA

  • @SaMo-ln8ih
    @SaMo-ln8ih 2 года назад +3

    Cudud iyo awood aan wax lagu qabanayn maxay taraysaa oo aan kuwa dhiiga umada Somaliyeed banaystay aanwaxba ka qabanayn maxay taraysaa waa ciidan qof u shaqeeya ee maahan ciidan qaran yaahuu!!!!

    • @cRzqcmR141
      @cRzqcmR141 2 года назад +1

      Sirdoon ka kenya iyo imradka iyo calooshod u shaqaystayaasha ay so dirsadeen way ka naxaan awooda cidankena sida ad adigu oga naxday hada ...
      *N&Nfahad&farmjo* ❤❤❤❤❤❤

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 2 года назад

      ✅✅✅

    • @nabibomohamedafrax2818
      @nabibomohamedafrax2818 2 года назад

      @@cRzqcmR141 sirdonka amisom ethiopia iyo qatar neh

  • @NuurtoMursal
    @NuurtoMursal 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @issaibrahim6617
    @issaibrahim6617 2 года назад

    Guuuuul somalia guuuul farmajo mashallah

  • @omararale7962
    @omararale7962 2 года назад

    Guul somaliya wax kasta hormarka difaca wadanka qaranka somaliyed. Guul Farmajo

  • @nastehaa.abdullahi3988
    @nastehaa.abdullahi3988 3 месяца назад

    Allahu Akbar cidamadan awaay manta wa hal bacaad lagu lisay 😢

  • @snm1981
    @snm1981 2 года назад

    Ha wa faqash fiican

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад

    MALEESHIYADII FARMAJO

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 2 года назад +1

    Oo hadii waxanooo ciidani joogan Somalia maxay Amison Ka qabanaysaaa dalka . Mnsha alaah guuul ciidan qaran

    • @abdirahmansahal8041
      @abdirahmansahal8041 2 года назад

      Waxan waa maleeshiyaad xaarmaajo samaytay doonayana inay kursiga ku hayaan

    • @nabibomohamedafrax2818
      @nabibomohamedafrax2818 2 года назад

      Farmaajo aya badhahayo amisom dhiig iyo waqti noo hurtay waxan waa iska dholotus gaartis wax weeyn maha qofkasto wuu gardinkara taas micneheda mahan iney cidanka awood leyahin . Cidamada ayaba kala maqan kuwan waa kuwi muqdisho bis kuwa puntland malahan jubland somalilnd cidamada hadey mideysneen waxbo matareyso

    • @abdirahmansahal8041
      @abdirahmansahal8041 2 года назад

      Xagaad noola kacday warka fahan waxan waa maleeshiyaad xaarmajo meesha ku ururusaday si ay hawiye u cadaadiyaan

  • @caruushsambo4848
    @caruushsambo4848 2 года назад

    الله اكبر waa farxad jiriiricaa iga haaday markaa arkay jaan qaadkooda

  • @kaltunmaxamed4597
    @kaltunmaxamed4597 Год назад

    Hambalyo waa ciodankayagii soomaaliyeed

  • @mohamednuriemuhumed1534
    @mohamednuriemuhumed1534 2 года назад

    Remembernce day

  • @libaaxlibaax7079
    @libaaxlibaax7079 2 года назад +1

    Ar maxaad been wadaan sow tan suuqa weyn ee bakaaro laga kala qaado 3 canshuur ah 1 dowlada 2 shabaab 3 daacish marka away awooda ciidanka soomaliyeed oo aad noo sheegeysaan

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 года назад

      Ciidanka inta leeg somaliya ma lahaa ee waa shisheeye waayo xaaday inta haystan cadow iso laalshabab midna may soo haleelayn

  • @haydar378
    @haydar378 2 года назад

    General Jaamac Galad halaga qariyo

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 месяцев назад

    LIVES

  • @kifaaxyusuf5935
    @kifaaxyusuf5935 2 года назад

    mansha allah allow midee oo xafid guul ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲♥️♥️

  • @abdirashidhaji3405
    @abdirashidhaji3405 2 года назад +1

    Oktoobareey oktoobareey oktoobarey shabaabka naga celiya gaardi uma baah in

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 года назад +1

    Eaxaad oo ciidan hadey joogaan maxaa al shaab cashuurta uga qaadaa xamar

    • @abdiabdilahi8331
      @abdiabdilahi8331 2 года назад

      Waa beentood wayo xaaday waxaan oo ciidana somaliya haysaato xiidna ima timadeen cadawgeena ma soo galeen

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 9 месяцев назад

    like

  • @danab8753
    @danab8753 2 года назад +1

    U Code farmajo hadad jecel tahay in somalia meel wacan la gaarsiyo
    Insha Alla somalia guul #somaliland
    Nabad ku waara.

    • @journalistemuqdisho7604
      @journalistemuqdisho7604 2 года назад

      Balayo ku aragtay ma farmajo dhisay ciidanka adeer kan umada alaha ha dhaafiyo weliba maxkamad aya sugeso

    • @lunionfaitlaforce4626
      @lunionfaitlaforce4626 2 года назад

      @@journalistemuqdisho7604 It is farmajo who built somalia army and made somalia better than before. It's not like it was the corrupt ministers who ruined our country and our identity who built our armies LONG LIVE FARMAJO!!! 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rooblegurey3416
    @rooblegurey3416 2 года назад

    M allah waxan xasuustay somaaliyadii hore

  • @khadarducaale1584
    @khadarducaale1584 2 года назад

    Ha jabo cadowgoodu

  • @cmaaligxasan6965
    @cmaaligxasan6965 2 года назад

    5 soomaaliyeed ha midowdo