MAXAAD SAMEYSAA MARKUU STRESS KUHAAYO -MARISH QURUX KU DHIIGLE IYO AMIIN CHALLENGE FUNNY AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 577

  • @kingjokar3147
    @kingjokar3147 3 года назад +730

    Qurux ku dhiigle iyo marish Inuu calafku isku DarO inta ila jecel is muujiya🤣

    • @hanadmeyma9172
      @hanadmeyma9172 3 года назад +2

      Zxp Horaaba loo yiri ♡calaf weeye guur ku ye Haku daalin caashaqa ♡ in aad fahantay waan maleyn___🤰

    • @kingjokar3147
      @kingjokar3147 3 года назад +1

      @@hanadmeyma9172 inaad ka Xuntahay waa macquul🤣

    • @AbshirgggAbshir
      @AbshirgggAbshir 3 года назад +3

      Marisha amin aaa jecel

    • @queennaima7796
      @queennaima7796 3 года назад

      Wara dadka ka leexda wah

    • @mohaoffacial1254
      @mohaoffacial1254 3 года назад

      Saaswaaye

  • @ikraanabdirizak3156
    @ikraanabdirizak3156 3 года назад +139

    Qurux kudhigle waa shaqsi qalbi wanagsan🥰😂😂

  • @hafsamahmoud5912
    @hafsamahmoud5912 3 года назад +151

    INTA ILA ARAGTE MARISH INE MASEERTE😂😂😂 waan qosle wlh

  • @walalismashashariif7667
    @walalismashashariif7667 3 года назад +43

    Qurux kudhiigle funny waaye wlhi.Ninkan waan jeclahy yaqey.Aminow keep going akhii

  • @nimcobashir314
    @nimcobashir314 3 года назад +36

    Waa idin taageeraa wallahi kaligeey aa iskaqoslaa 🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💔💔
    Idin keclahay marish suu amiin jack ♥ ❤ 😍 👌 💖 qofkii uku horeeyey ee comment sooqorqy

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 3 года назад +31

    Marish Ma Jecla Afka Jeack Inee ka Maqasho Naag kale Jaceel kaas hakaa Ahaado Nolada My future royal Family

  • @faatima_Qaali76
    @faatima_Qaali76 3 года назад +204

    Galm bay suu aaaway maxa asxabey utabi la'dihin
    Glam aaaway😥😥😥😥😥

    • @abdiz2730
      @abdiz2730 3 года назад +3

      Away glam by suu wa suaal iswaydiin mudan

    • @عبداللهحمد-و4ض
      @عبداللهحمد-و4ض 3 года назад +2

      Handhelds galm wan xisay away inte kabaxdey way xanunsaned goski

    • @gaaradoyusuf9319
      @gaaradoyusuf9319 3 года назад +4

      Haa aad oo wayn walhi wa ina ognaa waxi ku dhcay glmbysuu lanted farxd iyo qosol nooo 💔💔😢😢😢

    • @abdallailkacase9334
      @abdallailkacase9334 3 года назад

      Suuro badana mxa utabi la'dihin mkulahoo😂😂

    • @queennaima7796
      @queennaima7796 3 года назад +1

      Nairobi paygu jirta maxa utaweyna

  • @zeinabmohamed7965
    @zeinabmohamed7965 3 года назад +17

    Maarish laanteed manuureysiin🥰🤗💕...ayatha ayaa mesha qurxineysaaa🤗😘😍

  • @sadetravelvlogs
    @sadetravelvlogs 3 года назад +82

    3:52 inta ila aragtay inay marish masertay like ii saar

  • @ibnushyaasiinibnushyaasiin9893
    @ibnushyaasiinibnushyaasiin9893 3 года назад +26

    Galan bay suu aaway aszaabeey inteekabaxde😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @nimcoaadan9849
    @nimcoaadan9849 3 года назад +37

    Wllky aamiinow sucaad halke tagtay walhi waan u darsanay qof wada qosola oo wada kaftama ayey aheede

  • @inaseid3054
    @inaseid3054 3 года назад +12

    Quruxkudhiigle iyo mariya inta iladareensan liketa dhackusii😄

  • @user-ly8uy3hr1i
    @user-ly8uy3hr1i 3 года назад +42

    اهل الصومال اهل الشرف و الكرم اقسم بالله انا احبكم❣️

  • @hafsacdy60
    @hafsacdy60 3 года назад +10

    suuuu la aanted ma nureysiin inta ila tawday like next video lanaanted ma rabno dar ililahey iskaga jclhy gabdhahas iyo teamkina dhamantiin 🦋🥰🌹🌹🙏✌

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 года назад +148

    10 mints 1.3k ANOTHER LEVEL WALHI 😎❤👈

  • @farduuzmuuze4715
    @farduuzmuuze4715 3 года назад +18

    Wlhy quruh ku dhiigle😂ano La jogin bu aad iga qosliyey😂😂😂

  • @nawalahmed4182
    @nawalahmed4182 3 года назад +35

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣jecliya team kiin se sucaad qosol wanaag ha iga soo ilaabin

  • @abdinajibshibeelow2303
    @abdinajibshibeelow2303 3 года назад +10

    Walaahi Qurux ku dhiigle shagsi qalbi wanaagsan waaye Asxaabta oky

  • @yonkahajiali8361
    @yonkahajiali8361 3 года назад +9

    Qurux kudhigle sxpow tagerayasha farimahoda dhib ha u arkin wey iska kiin jecwlyihine ❤u gyz

  • @whoareyou6772
    @whoareyou6772 3 года назад +40

    3:28 maariisheey isdaji maxay tahay jack haduuba gabar sheego waad xanaaqeysaayee dar alle ku dag😂

  • @xaawoxaawo6668
    @xaawoxaawo6668 3 года назад +13

    Jack umadeena ma aha funny socda waaye wallah

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 года назад +15

    The best RUclips in Nairobi PIN II SAAR SAAR canow

  • @tilly7322
    @tilly7322 3 года назад +5

    Qurux Kudhigle nin talentiiga kugoja youtupe,...Amiiin legend waan kutaagera

  • @kobciyeofficial9517
    @kobciyeofficial9517 3 года назад +8

    War away Islanti dawesha lagucay jiray 🤣🤣🤣kaftan xalala

  • @ishwaqahmed3994
    @ishwaqahmed3994 3 года назад +6

    Qurux ku dhigle ii marish inuu calafku isku daro inta ila jecel like dhe🥰😂

  • @nastexojamac5540
    @nastexojamac5540 3 года назад +10

    Quruxow guurso walhi waad naxaysa kanaxay sxip 😁😁

  • @osmanbuhdirans500
    @osmanbuhdirans500 3 года назад +3

    J. Jabutii ayaan idin kaa soo Salamay dhamantiin somalie maxamed ....🇩🇯♡❣💕🇸🇴

  • @abdihakimmohamedabdullahig1905
    @abdihakimmohamedabdullahig1905 3 года назад +16

    Masha allah team aan ku xiranahay nollada four

  • @nashaadcabilahi5711
    @nashaadcabilahi5711 3 года назад +30

    Aamiin powe aawy suu xageey qabaty🤩🤩

  • @jigarbieber7041
    @jigarbieber7041 3 года назад +18

    JACK ADI MA JECLID WLALKYOW IN MRISH LGA XIGO

  • @mowlidmohamud8852
    @mowlidmohamud8852 3 года назад +13

    The best team
    Inta igu racsan like dhac ku seeya
    Peace an love

  • @awaleyare4893
    @awaleyare4893 3 года назад +6

    Legend qurux kudhigle waan ku slmy zxp mcn ✌️ keep going plz 🙏❣️

  • @ridwaanapdulahi7528
    @ridwaanapdulahi7528 3 года назад +26

    Vaar 3:40 inta ila aragta inay masayrtay marish 😂😂😂

  • @wizmahdi5264
    @wizmahdi5264 3 года назад +5

    Qurux ku dhiigle wan ku salaamay

  • @xamdish_xilojanoh4516
    @xamdish_xilojanoh4516 3 года назад +7

    Qosol kudhiigle maarishtyda cashaqa iyo aaminkeey waa iga qosliyeen wllhi lkn glam by suu aaway waan tabaynaaye

  • @safiyoxuseen2150
    @safiyoxuseen2150 3 года назад +60

    War suu meeday inanta kaliya aan jeclhy amiinow xagee aaday sucaad

  • @MustafaAli-ed3gi
    @MustafaAli-ed3gi 3 года назад +7

    Passport goormuu baasuuke noqday balo wax sheegtay😂🤣😅@marish beauty caadi matihid walaahi

  • @akramcabdi5686
    @akramcabdi5686 3 года назад +18

    Chanelkaad daawanaysaana
    Waa amiin iphone 😂😂😂

  • @mrfahmed9393
    @mrfahmed9393 3 года назад +9

    Amin do a video challenge for translating somali sentences into english. Both Marish and Qurux ku Dhiigle should take part in the challlenge. Lets see their level of english too hh. It be a funny video to watch.

    • @maryanruun4182
      @maryanruun4182 3 года назад

      Asc sethy wll xlk waxan ku weydihaa su aal marish maxaa lgu caayaa qurux kudhiigle adne lagugu caayin wlhi soomlida waxey shegan wey dhacaan xaqiiatan 🤣🤣🤣

    • @Supr93
      @Supr93 11 месяцев назад

      I’m your expert on this ❤😂

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 3 года назад +11

    Dhicisow iyo shahrukh Khan iyo marish beauty dhamantin hee wan idin arka 😂

  • @najmafeysal4396
    @najmafeysal4396 3 года назад +15

    Masha Allah dalxiis wacan lkni sucaad waba wada socoteene away wllshen glam by suu

  • @aynanmhdofficialchannel5749
    @aynanmhdofficialchannel5749 3 года назад +1

    amiin marku arkay qurux ku dhiigle la amanay inta illa aragtay amiin wuu maseeray

  • @salmomahamed9206
    @salmomahamed9206 3 года назад +20

    3:38 vaaar mariyo wajigeda sifcn ufiiri gabaraa waxay igu qabatay markoo leyahy qurux ku dhigle

  • @fadumoahmed9188
    @fadumoahmed9188 2 года назад +1

    Amiinoow saxiboow qalbigayga utudh iPhone markaan arko inaan istaaga kadhaco inyar ujiraa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Год назад +1

    Dad fani ah marish beauty iyo Jack iyo amiin walal isjecel alow inixafid🌹🥰❤

  • @armaanhussein4084
    @armaanhussein4084 3 года назад +10

    Waanijeclahay walalo qalbifuran atihin mashalah😍

  • @cabdullahicusmaan9514
    @cabdullahicusmaan9514 3 года назад +1

    Amiin waku salmy qrux kdhikle waxaathy qof kadhisan maadi io diini m.a soco kuwat iska ilaali kapiya wax diinka kahor imaanayo danbigaaga io danbiga walidkaaga allh dhaafo

  • @usaamebinabdi6988
    @usaamebinabdi6988 3 года назад +4

    Qurux ku dhigle
    Amin
    Marish wAa idin wataa

  • @microbest9874
    @microbest9874 3 года назад +3

    OOOPS? MARISH where s ur mother (role model) she s the best

  • @izkostudiopro8424
    @izkostudiopro8424 3 года назад +4

    4:03 vaar

  • @aishaollad6780
    @aishaollad6780 3 года назад +4

    Youtupeka dhan wxa uso galy chanaladina mid uun idinko wda joga ina vedio so galisen
    Anti boring😂😂😂😂big love asxpy

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec 3 года назад +6

    9:14 vaar var😂😂

  • @xawoluulxawoluul8709
    @xawoluulxawoluul8709 3 года назад +11

    Asxpey sucaad intee geyseen?

  • @SERGIO-hh2so
    @SERGIO-hh2so 3 года назад +10

    5:54 Intii fahantaa fahantay😅

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 3 года назад +8

    Ani video qurux kudhiigle ah daartaa ❤

  • @nastexojamac5540
    @nastexojamac5540 3 года назад +3

    Amiin wuu qurx badan yahy walhi Maria sido kale qurx xata walhi aad Idin jeclahy guys ❤💯❤💯❤💯❤💯💯❤

  • @ishwaqahmed3994
    @ishwaqahmed3994 3 года назад +2

    Qurux ku dhiigle waa qof qalbi wangsan

  • @captainpoi4728
    @captainpoi4728 2 года назад +1

    nabiga scw ku dayo wll marish

  • @fahadaqiil143
    @fahadaqiil143 3 года назад +1

    M.a wllahega an jclhy mar wlbana an ku xeranahay qurux ku dhigle tagera buuxda u ahay io marish jiro jooga weligin wllahe amiin horey usoco 😍😍

  • @libanmohamed59
    @libanmohamed59 3 года назад +5

    Vaaar 3:37 gabara waxey igu qabatay marku leyahay wajigeda wuba isbadalay ila firiya halmarey isbadashay sey uqosleysay 🤣🤣🤣

  • @adeshkaahussein6471
    @adeshkaahussein6471 3 года назад +5

    Mxa awaye glam by suuu nowerdayz Amiin wlx wanuhese ...

  • @ambasadorjnr1473
    @ambasadorjnr1473 3 года назад +2

    Waryah jack dabciga iyo talent kala Saar #what you said cannot be talent #love you guyz

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 3 года назад +11

    MEEL Amin, marizh iyo Jack joogaan murugo ku dareemi mayzid.

  • @roondo9124
    @roondo9124 3 года назад +1

    QURUX Ku dhigle GOBLKA raga FUNNY wlhi

  • @fadumanur3504
    @fadumanur3504 3 года назад +1

    Mashallh asxpta alle ha idin xifdiyo halka kasi wada wanaga iyo quruxda

  • @alustadabubakar8969
    @alustadabubakar8969 3 года назад +3

    Amiin jigaa xiir maxa kaaxeshaaaa iskadaaf bro mcn walahi waa eyaa Talaa any way keep going team jack waan idhiin salamay💘💝💯✌

  • @mohaainacumar2694
    @mohaainacumar2694 3 года назад +5

    jack amiin and mariish keep gion

  • @xikmadbilechannel2969
    @xikmadbilechannel2969 3 года назад +8

    vedio qurux kudhiigle ku jiro ayaan daartaaa siduu adinka idinkaga qosliyo kadaran ayuu iiga qosliyaaa

  • @hassanaligabeyre9805
    @hassanaligabeyre9805 3 года назад +2

    😅😅😅 Azxaabey kawarama qurux kudhiigle hadii aan u bixino Maxamed Dhamiijo maadaama uu Tarax u egyahay dhuuracasaduna kamurqa weyntahay muqleeyahuna ka feera buuranyahay😅😅
    Azxaabey intii igu raacsan in magacaas aan bixino like ta aan ka arko 👍👈( Maxamed Dhamiijo)

  • @abdihakimfarah2469
    @abdihakimfarah2469 2 года назад

    Allaha u naxaristo Ajakis videogan marka dawanayo wa mar u dhibtay o naga hooseeyo

  • @motivatingandrelaxingchann4044
    @motivatingandrelaxingchann4044 3 года назад +4

    I should obviously lough when I see Mohamed 😂😂

  • @ayubhassan8220
    @ayubhassan8220 3 года назад +3

    Wan idin jclahy wllahyga Rabbi ha idin Xafido ameen

  • @themoice6156
    @themoice6156 3 года назад +3

    Amiinow sxp wan ku tagera lk introga only music hit ah kaso dhigo hesahan jacel jecelka dumarka u badane

  • @princemasudagokendraa8030
    @princemasudagokendraa8030 3 года назад +3

    Inta ilaarkte Iman inu iphone natusayo like sara😂😂😂

  • @mustafkaraama3864
    @mustafkaraama3864 3 года назад +9

    Wlhi waa idin wataa aqyarta

  • @libandahir5507
    @libandahir5507 3 года назад +3

    Keep moving Aminkey io asxptisa

  • @abdifataxxassan7103
    @abdifataxxassan7103 3 года назад +12

    Dalxiiskii Maso dhamaday mariish wey soo catowdee wx masoo cumin miyaa mise dalxiiskii jaceel ayey kasoo qaday

  • @queensimran9197
    @queensimran9197 3 года назад +8

    Qurux ku dhiigle waad isla weyn tahay 😂😂 sorry🙏 quf wanagsan🥰 baa tahay ❤🖇

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 3 года назад +15

    Amiin saxiibkaa qurux ku dhigle u sheeg heesta whisp yuu ka soo bixin reaktion ck lagu tufayo maadama heesta qaniisnimo uu ku heesayao whisp madaxdaad hoos geyn lugahada kor u taagi soo kalaloobso maxaa dareentey waa qoomaluudnimo nin nin kale WAxa ugu haysato

  • @AdowMohamed-qn5wj
    @AdowMohamed-qn5wj Год назад

    Quruh kudiklee always like you yqi .... All vedos your must included your with you no smiling......am from whir

  • @Bushranoor27
    @Bushranoor27 3 года назад +7

    Wllhi cawa qosol iima harin🤣🤣

  • @qadarkhancade1289
    @qadarkhancade1289 3 года назад +16

    Qurux kudigle waa shaqsi qalbi wangsan wlhi sidhas tahy ha iska badalin lkni mid maka cudsani kara marish haadiyad sii plz

  • @shaaficimohamad8924
    @shaaficimohamad8924 3 года назад +1

    Inta ila aragty in uu qurux ku dhiigle zaid ugu dhaw yahay Maria lkn amiin Eysan igu dhagneen like dhac igu sii😄😄😄

  • @armaanhussein4084
    @armaanhussein4084 3 года назад +4

    Waxtihin walaalo qoroxbadan mashalah cadowginahajawo 1❤❤❤❤❤ waxamaqan soo wanijeclahay

  • @maahirofficiall3998
    @maahirofficiall3998 3 года назад +3

    Inta Argtay Amiin Iyo Qurux ku dhiigle In Aay Natusayaan Iphone 12 Prou Max Like Saara wan wataaa Teamkaan Taeam Farxsan Mashaaal Inta Ilaragtay Mariah In Lakawalay Like kawaala Kkkkk

  • @ÆBDIKARIM
    @ÆBDIKARIM 3 месяца назад +1

    Inta youtuber shaqsi @quruxkudhiigle kafurfuran man dawan❤

  • @derp_abdmoh1213
    @derp_abdmoh1213 Год назад

    maxaa waaye marish 90kii wee qiiroone marka wax la hadlaayo😂😂😂😂😂😂😂😂inne faraxsanaado wye marish😁😁😄😄🙂🙃

  • @saarasaid2147
    @saarasaid2147 2 года назад

    Wlhi quluubta iyo qalbigaan idinka jeclahy wllahy

  • @abdullahihassan984
    @abdullahihassan984 3 года назад +3

    Video aad soogaliseyn ima dhaafo💋 Dar Alle adin jeclahay

  • @nafisoibraahim4845
    @nafisoibraahim4845 3 года назад +6

    My team keep going 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪 Aminkey

  • @ahmednuur1181
    @ahmednuur1181 3 года назад +8

    Asc Team waa yaab waa idin salaamay. Aaway glam by suu uma jeedin biryahaan?
    Dalxiis Wanagsan Royal Team.

  • @salah9444
    @salah9444 3 года назад +1

    Amiin and qurux kudigle are Somalian boys role models 👑👑😇

  • @kossaidabdulahi665
    @kossaidabdulahi665 3 года назад +3

    Walhayi wan iska farxa markan arko marish iyo jake o wada joga magaranyo sababta yelo enolada yakhi susu medayi tolow kkkkk

  • @abdirisaaqansaari1612
    @abdirisaaqansaari1612 3 года назад +1

    Qurux ku dhiigle oo dhididay yaa ila arkay inta ila araktay like SAARA

  • @naafaccumar6161
    @naafaccumar6161 3 года назад +10

    Keep going sxb inta kaa xun gadaal🥰🥰🤐🥰

  • @mizkimohamud2069
    @mizkimohamud2069 3 года назад +5

    Ar sucaad dalqa dheer boos maad uwaydeen ma arkeee

  • @abdikadirali7978
    @abdikadirali7978 3 года назад +10

    Keep going 💙💯

  • @sumayahusseinsumayahussein8484
    @sumayahusseinsumayahussein8484 3 года назад +2

    Walhi amiin sidaa muqalka kubilawesid hordaca hestaa wan jecladay ❤️❤️❤️

  • @farxiyofaraxsan748
    @farxiyofaraxsan748 2 года назад

    Amiin waan ku jeclhy wallhi

  • @gaaradoyusuf9319
    @gaaradoyusuf9319 3 года назад +11

    Maa noo shegtan qofka idinka maqan sabata wo u qamnyhy miyana ahen dad qalbiyadina ku weyn oo qadarin mudan gushina iyo farxdina jacl suuu 😓😓